Aar Maanta - Dhadhami

  Рет қаралды 4,506,680

Aar Maanta

Aar Maanta

Күн бұрын

Пікірлер: 3 000
@MRKAHIE
@MRKAHIE 6 жыл бұрын
Somaliyeey yaa ila daawanaya 10sano kadib 2019 ar liketa saar timiye😁🤗
@iqraudgoon7457
@iqraudgoon7457 5 жыл бұрын
Aniga
@haninasir6015
@haninasir6015 5 жыл бұрын
10 years kadib
@nasruusmanoromo7687
@nasruusmanoromo7687 5 жыл бұрын
Caniga
@nimcocapdi9076
@nimcocapdi9076 5 жыл бұрын
انا تشاهد٩:٥٠
@muusevivo9461
@muusevivo9461 5 жыл бұрын
@@nasruusmanoromo7687 bax hoyada wase fuck oromo
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Great Artist AAR MAANTA 2020 AYAAN DAAWANAYAA
@warsamefarah7848
@warsamefarah7848 4 жыл бұрын
Abuukarow saaxiib ninka social media dhan ka qaylisiiyay adi miya kkkk Somali wax ay ka qayliyn sa u jeclahay!
@mukhtaradam7057
@mukhtaradam7057 4 жыл бұрын
@@warsamefarah7848 isaga weeye balada hhh
@warsamefarah7848
@warsamefarah7848 4 жыл бұрын
@@mukhtaradam7057 kkk war ka lexo wlhi hadda aragto qof lagu dhaganyahay wa qof dantiisa ka raacday soomaali iga qor tan ninkaan wlhi ma aqaan lkn waxa huba dantiis yaqaan inu yahay ani asi isku Family a galeynaa marka laga fiiriyo dantood yaqaanda 😂
@brownpeople2704
@brownpeople2704 4 жыл бұрын
War waa masiibadii umada Somali loosoodirey alla kuqabey Ma hadalbaa kiufuran waaba isla quman tahay
@cabdixakiincabdilaahi7232
@cabdixakiincabdilaahi7232 3 жыл бұрын
@Munira Omar 789
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Hees wali aad u macaan. Shaw waxaa ku jirta Bushaaro Baanday. Wakhtigii heestu soo baxday maan aqoon yarta. Inkastoo ku arkay Universal TV mar aan imid UK. Wakhtigaas tvyada Soomalidu May soo gaadhi jirin USA.
@fareiy222
@fareiy222 2 жыл бұрын
Wxaan dib Uso Booqday Caruurnimadeydii Adgan Arkayana Inad Ila Mid Tahy Rajeynaa *LEGENDARY*🥰🤟🏼
@BURCIID
@BURCIID 6 ай бұрын
WAN KULA MID BAN AHEY WALHI
@SumeyoHashim
@SumeyoHashim 3 ай бұрын
Sdkle😢
@fatimazulley7809
@fatimazulley7809 5 жыл бұрын
2020 like igu qapta ilmo aderyaal
@sadakcodey4978
@sadakcodey4978 5 жыл бұрын
like malagu qabana sxpey
@youngupdala3899
@youngupdala3899 5 жыл бұрын
Heheheh😂😂2020 ma zo xasuzty hezta
@fatimazulley7809
@fatimazulley7809 5 жыл бұрын
@@youngupdala3899 ahhhhhh haahey boowe
@Ow-ali
@Ow-ali 5 жыл бұрын
Kolkii ay so bax day dawan jiray Islii i never 4get
@alaxabussinescentre4096
@alaxabussinescentre4096 5 жыл бұрын
Walalkey kalmada igu qabta ayaaba lafajacay wana kuu yeelnay
@ismaip1
@ismaip1 Жыл бұрын
I can't stop listening 😍💥 Safar baan ku jira USA 🇺🇸 to Canada 5:30 galabnimo Heestan hadad so booqaty 2023 like dhac
@hooyojecel8213
@hooyojecel8213 Жыл бұрын
Halka anigna safar u ahy garawe to bosaaso
@Nasio2023
@Nasio2023 Жыл бұрын
Abwe canada igee😢😮
@sulekhamohamed-5564
@sulekhamohamed-5564 Жыл бұрын
Waxan heees wa dhafty ❤
@JimacaleYare
@JimacaleYare Жыл бұрын
Maxaa naga quaeeya aafarkaaga ilaa qaas waalate anigu xageen uafrey niyaad garankartaa.
@mustafemohamed3666
@mustafemohamed3666 Жыл бұрын
Hdan Comment Gaaga Akhriyay 13/1/2024🎉
@aarmaanta
@aarmaanta 11 жыл бұрын
Thank you all for the support, don't forget to Like the video and Subscribe for more exclusives...
@joemohammed4269
@joemohammed4269 5 жыл бұрын
waakutagera alfanan aar manta....
@khadiiraabdi3228
@khadiiraabdi3228 3 жыл бұрын
Nin tagay waa ku wataa adeer
@faaisocabdicasis99
@faaisocabdicasis99 3 жыл бұрын
2022
@abdifatahabdalla2909
@abdifatahabdalla2909 3 жыл бұрын
A true legend.
@khaalidshamaale871
@khaalidshamaale871 2 жыл бұрын
Qa
@Saradelrey_
@Saradelrey_ 2 жыл бұрын
Dhowar Sano ayaan doonayay heestan maantan si kadisa ku helay wallahy waan ilmeeyay waxan ku soo xasuustay waayo waayo walaalahay jaarkaygi saaxiibaday qaali , life is meaningless if it begins well but ends badly 💔
@MahadCabduqaadir
@MahadCabduqaadir Жыл бұрын
Sorry 😢
@Sahel.
@Sahel. Жыл бұрын
13 years later in 2023... And still listening to this timeless and masterpiece, can't get enough of this Song Wlhie.
@bushraibrahim4005
@bushraibrahim4005 Жыл бұрын
No no
@Sahel.
@Sahel. Жыл бұрын
@@bushraibrahim4005 hh why
@khaliilraadaalofficial5466
@khaliilraadaalofficial5466 3 жыл бұрын
intiina markay cusbayd heestani dhagaysigeeda ku cel ceshan jirtayeey liketa dhac iigu siiya ina soo booqda❤
@92spaceboy
@92spaceboy 12 жыл бұрын
Hi I am from Dublin in Ireland, I like this also. We have, in the last few years got to know Somalian neighbours a little. Wait till I tell them I have discovered this. Music; the glue of life.
@isaali9137
@isaali9137 7 жыл бұрын
92spaceboy gut
@qalbiSOMALI
@qalbiSOMALI 4 жыл бұрын
thanks bro or sister we love so many many Irish singers
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 жыл бұрын
😍
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 2 жыл бұрын
Hope you’ve a happy, good life. Here I’m listening to this masterpiece a decade later❤️
@crisaaqyuusuf7256
@crisaaqyuusuf7256 2 жыл бұрын
Are you somalia
@NaajiYre12
@NaajiYre12 Жыл бұрын
14 year's later 2024, who is listening?😊❤
@abdullahiqase3839
@abdullahiqase3839 10 ай бұрын
Me wlhi 😂
@xabashigb4340
@xabashigb4340 9 ай бұрын
Aniga 😂❤
@sharmaaarka9820
@sharmaaarka9820 9 ай бұрын
same 😂❤
@jayhoon2037
@jayhoon2037 4 ай бұрын
Meeeeeeh
@mohamedjamaabdullahi8984
@mohamedjamaabdullahi8984 4 жыл бұрын
Aar maanta axyaa fannaan wlhi🌍 heestan waagii ay soo baxday ban waxan ka daawan jiray Universal Tv markaas oo aan joogay degmada Galdogob 2010 hadda lkn muqdisho ban ku suganahy degmada Hawl-wadaag👑
@abdifitahfarah1144
@abdifitahfarah1144 3 жыл бұрын
Dagmada holwadag💯❤
@abdifitahfarah1144
@abdifitahfarah1144 3 жыл бұрын
@Aisha Ali 11sano ka hor aye so baxday
@abdifitahfarah1144
@abdifitahfarah1144 3 жыл бұрын
@Aisha Ali m.a♥️
@faadumoc.rizaaq1866
@faadumoc.rizaaq1866 3 жыл бұрын
2021 from galdogob to muqdisho
@EBYAN5
@EBYAN5 Жыл бұрын
Galdogob my 🏡 home uxiisay in badane
@creativitydisplay3059
@creativitydisplay3059 10 жыл бұрын
Siida sheikh cilmiga diga ayan ku dageysta.... What a beautiful song, love it.
@mreden5038
@mreden5038 9 жыл бұрын
Nice song aar manta
@aadanjokeofficial4711
@aadanjokeofficial4711 4 жыл бұрын
Waa fanaanka keliya ee aan food labixin
@areyousingl9133
@areyousingl9133 2 жыл бұрын
@@aadanjokeofficial4711 magacii
@AbdirisakMohamed-dd9mo
@AbdirisakMohamed-dd9mo 27 күн бұрын
Legend 10 sano kahor kabicisay comment heesta😮
@Quiz5456
@Quiz5456 10 ай бұрын
I remember wlhi 2014 I was class 4 in primary school and I used listen this song from ESTV from jigjiga it was my favourite song and I was 12ys old by that time and I'm listening again to night after 14 yrs down the line and I'm 21yrs old now 1st year in university. 2:05 at night 😢
@Somaliairdrop1
@Somaliairdrop1 Жыл бұрын
Bishaaro baandhe aya iiga muqata, heestan berigi aan dawan jirey bishaaro maan aqoon, xasus hore .
@105pips
@105pips 6 ай бұрын
Ma gabadhii ay somalilantu xirijirtay baa😂
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 жыл бұрын
Heestan caawa gaari dhaweeya oon saarnayn aniga iyo wlshy kasoo maqlay runtii aad ban uga helay waxana noteka ku qoranayey ereyada heesta si'aan hadhowdii youtupeka uga raadsho 🥰Fri,mar 4
@hassansomali6724
@hassansomali6724 10 ай бұрын
2024 ayaad daawanayaa ama fiirsanaya ❤
@SeinuCabdiwahaab
@SeinuCabdiwahaab 9 ай бұрын
Aniga❤❤
@mahadkadek205
@mahadkadek205 2 ай бұрын
2030😂
@abdalajamaal
@abdalajamaal 5 жыл бұрын
2019 ✋✋🙏
@iiddeeq3513
@iiddeeq3513 4 жыл бұрын
Jamaal cabdale laftii hore
@naimaabdikadir7938
@naimaabdikadir7938 4 жыл бұрын
Me now
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 4 жыл бұрын
Sxbkay cabdale jamaal ooo hadda caan noqday 🤘🤘
@cumaryare6196
@cumaryare6196 4 жыл бұрын
Waa hees aan marna kaxiiso dhicin runti ilaa caruurnimadeydii 2010 ilaa 2021
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 3 жыл бұрын
Abdalle Jamal walal sharafeed qiimo leh
@iqraabdullemohamud9343
@iqraabdullemohamud9343 2 жыл бұрын
Muuqaalka 10 years kahore laduubay iyo siduu fasiix uyhy perfect video+sound+action💯❤🙏 13/2/2022
@cfataxmohamed8517
@cfataxmohamed8517 2 жыл бұрын
mla ybty iyo mcntisa✌💯🥰
@iqraabdullemohamud9343
@iqraabdullemohamud9343 2 жыл бұрын
@@cfataxmohamed8517 haaheey
@hamsegaming5351
@hamsegaming5351 2 жыл бұрын
Caashaqa dhadhami iqray😂❤
@iqraabdullemohamud9343
@iqraabdullemohamud9343 2 жыл бұрын
@@hamsegaming5351 🤣caadhaqu intuu kaa maqanyhy buu micna leeyhy hamsow👋
@hamsegaming5351
@hamsegaming5351 2 жыл бұрын
@@iqraabdullemohamud9343 oh my garoor haye 😂😂
@farxaanmuse2226
@farxaanmuse2226 Жыл бұрын
Xasuus igu leedahay 2013 Gabadh aaan jeclaa ayaan waraaq ugu qorey❤😢
@abdikayse4847
@abdikayse4847 6 жыл бұрын
Still 2018 Yaa ila fiirsanaayo Dhadhami Heestan walee Wey Macantahee 😣😃😍😍😍😍😍😍
@mohamdi6193
@mohamdi6193 6 жыл бұрын
Maslax Boss Studio aniga kula dhageysanaya bro
@hanihiyam6379
@hanihiyam6379 6 жыл бұрын
Maslax Boss Studio yaba ka daaalo💗
@Sheikhana321
@Sheikhana321 6 жыл бұрын
Maslax Boss Studio ☝☝☝☝☝☝☝☝
@nafisamohammed2613
@nafisamohammed2613 6 жыл бұрын
Maslax Boss Studio me
@sacdiyocabdulle440
@sacdiyocabdulle440 6 жыл бұрын
Maslax Boss Studio aniga ayaa kula fiirsaday
@saidabdulahi8243
@saidabdulahi8243 2 жыл бұрын
Memories never dies 11 years later am watching today Aar maanta What a voice , what an album ✌
@miino__family__offical9731
@miino__family__offical9731 2 жыл бұрын
12 years
@sacadabuboker5825
@sacadabuboker5825 Жыл бұрын
Asc Sty macan iwaran mashalah huno
@ZadaamIsmaciil-bk2ht
@ZadaamIsmaciil-bk2ht Жыл бұрын
Afther 13 yeres old haben jimce ah muradna wan leyahay dhibatana way ihaysata ilahow ano nolol ku jira dhagaystaa heestaa idim alleh ❤❤❤❤❤
@maajid15
@maajid15 15 жыл бұрын
Aar Maanta Caleeek Yaaqeey walaahi I Love You Bro Midaan waanba ka Dhargi La ahay awalaan tii hore ee saaafi ka dhamaan waayeee ,,,,,,,,,, Meel walbo oo aad joogto mar isoo salaan malaa ekto hakusoo salanteeeeeeeeeeee,,,,,
@naimaabdinoor1536
@naimaabdinoor1536 5 жыл бұрын
Mohammad Zain 10yrs ago waye commentigan walal ma nioshahay
@moh4127
@moh4127 5 жыл бұрын
@@naimaabdinoor1536 😦😦😦walahi its looks so long i feel scary how my age is going
@user-vr6rj4ud6c
@user-vr6rj4ud6c 5 жыл бұрын
MOHAMED AYANLE adiga miyaa mohamed-kaa 10 years kahor soo qoray commentigaa🤗
@mahdicadde1504
@mahdicadde1504 4 жыл бұрын
Mohammad Zain it’s decade when you typed in this comment where are you now are you a live wish you kheeer
@maxamedqaaje1395
@maxamedqaaje1395 4 жыл бұрын
Mohammad zain. 10 years ago weye commentigi. Imisa jir ayad tahay macafimad qabtaa hadaadan nolayna alla yarxamuk
@qeysmohamett385
@qeysmohamett385 3 жыл бұрын
Remember 2013 Bosaaso Mobile Hooyadey memory La galin jirey baan Anoo yar ka dhagaysan jirey 😳🤎. Aar maanta ❤
@mawliidwaasuge5112
@mawliidwaasuge5112 8 ай бұрын
2024 heestaan waxa ku dhagaysanaynaa garowe studio aniga iyo zxbkay mohamed daahir guul iyo barwaaqo
@MohamedWarsame-yb1wi
@MohamedWarsame-yb1wi 8 ай бұрын
9 years A. A
@ShamsoCweli
@ShamsoCweli 7 ай бұрын
Ww isku casumd bn kunlnhy growe qano❤❤❤
@geyadamajerten6794
@geyadamajerten6794 7 ай бұрын
Same Garowe kugula dhagesanayh😂
@yaxyagedow
@yaxyagedow Жыл бұрын
Who is watching 2024🎉❤
@Muhanad8919
@Muhanad8919 Жыл бұрын
Me just 😂
@CidiLibaax
@CidiLibaax 9 ай бұрын
Me❤
@sgmedia3231
@sgmedia3231 9 ай бұрын
2024/04/12
@afnanidriss7978
@afnanidriss7978 9 ай бұрын
14/04/2024😅
@abdullahiabshirdhore8947
@abdullahiabshirdhore8947 9 ай бұрын
Same 😂😂​@@afnanidriss7978
@monahupdihrahmanali7555
@monahupdihrahmanali7555 2 жыл бұрын
After 12 yrs still I listing ♥️🥺
@Liban14398
@Liban14398 2 жыл бұрын
Me too how about adigan ku dondonaye dawaca dibka ka ilashee 😍😂
@khaalidibraahim
@khaalidibraahim 2 жыл бұрын
13 years
@clcasiisaxmed1495
@clcasiisaxmed1495 8 ай бұрын
14 years
@rudwaandayax9225
@rudwaandayax9225 Жыл бұрын
My childhood song 🎧 and still listening this golden song 🎵 2024❤
@suheib9714
@suheib9714 7 жыл бұрын
Aarmaant the one only legend oo somali haysato waa fananka kali ah ee aan hoos uga dagin qaranimo, kana fogaada u heesida maamul qabiilada iyo tuugada waa fanan isku kalsoon jecala markuu fan qabsanyo ama Show inuu dadka live ugu heeso ee aan afka u mar maroorin hory u soco bro
@aliabdi617
@aliabdi617 5 жыл бұрын
Yaa usoo xiisay heestan oo daawana 👀 2019 wixii kadan beeya like 👍
@munaofficial511
@munaofficial511 5 жыл бұрын
Aniga bllhi
@maxamedmuuse26
@maxamedmuuse26 5 жыл бұрын
Cali madoobe meel kasta ma fadhisaa
@shaaficishaaciyeciid4144
@shaaficishaaciyeciid4144 4 жыл бұрын
Ani 2010 yaan dawan jiray
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
2009 waxa jiry 6 sanoanta wa gabooby 😁 Heestan waxa ka maqliji hooyady😊❤
@usamehassanhamoud9130
@usamehassanhamoud9130 4 жыл бұрын
2021 remains 8 days still love this dhadhami who is watching 💭 🤔
@hafsasaid9407
@hafsasaid9407 3 жыл бұрын
Me
@mustafamahamud5580
@mustafamahamud5580 3 жыл бұрын
Me
@inasuleimanganes7696
@inasuleimanganes7696 3 жыл бұрын
Bishii sedexaad lgu jira
@XantaSomalia
@XantaSomalia 3 жыл бұрын
@@inasuleimanganes7696 ana kula dawanoyo
@amnyali8654
@amnyali8654 3 жыл бұрын
🙌🙋
@Suleiman98
@Suleiman98 5 жыл бұрын
2020 lasii marooya wali ma daawata heestan kala kacsan like dhac kusii far isku midaa nahaye
@amiinbabaa3854
@amiinbabaa3854 3 жыл бұрын
Haa
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 Жыл бұрын
WAXAN DHEGAYSANAYAA 4/3/2023 ANIGO JOGA JIIIDA HORE AY KU SUGANYIHIIN CIIDANKA SOMALILAND E BARAKAYSAN DIFAACNA WAA KU JIRAAA GUUUUL SOMALILAND INSHA ALLH❤💚💟🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@ahmedzaki6149
@ahmedzaki6149 Жыл бұрын
Manooshy lpx
@nimaoabdurrahman9571
@nimaoabdurrahman9571 Жыл бұрын
Guuleyso walal adiyo ciidanka qaranka abaalkina alle haka haka dhigo 🤲🏻🥰🥰🙏🏻
@OGSOOR
@OGSOOR Жыл бұрын
😂😂😂
@Amaaliidle
@Amaaliidle Жыл бұрын
😂dhimo
@yaayasooni7183
@yaayasooni7183 Жыл бұрын
Hoyadaa dhug dhugoobi jirtay nacalaa ku yaal😂😂😂
@osmanibraahim4517
@osmanibraahim4517 Ай бұрын
Universal TV 📺 inta ku daawatay saar like Xasuus wlhi Allow cimriga noo Barakeeey
@khalidfantastic
@khalidfantastic Ай бұрын
Wax badan
@afgooyebishe2236
@afgooyebishe2236 Жыл бұрын
2023 maalin jimaca ah ayaan soo booqday heestan oo ay igu danbeeysay 10sano ka hor inta iga danbeeysoow salaama
@djcatoosh8204
@djcatoosh8204 Жыл бұрын
Malinta Sunday , bisha 8 oct saacadu ay tahay 4 subaxnimo sanadka 2023 stil my fav song 🥺❤️🇸🇱
@xidig3833
@xidig3833 10 ай бұрын
❤❤
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Aar Maanta Fananimada waxa u dheer Akhlaaq,dagnaan & Af-gaabni😊Nolow Fanankenow aad ban u taageera Fankaaga since when i was 10yrs ❤
@xaanxaan7894
@xaanxaan7894 3 жыл бұрын
2021 inta dawatay liketa hyla dhaafin aan ogaade inaan kaaso horeeyey xaasidnimadana iska daa😂😂
@AmiinDaacad-yz2rx
@AmiinDaacad-yz2rx 8 ай бұрын
Fev song❤😊 habeen aad uqurux badan baan dhagaysanyaa waaa xili danbe saacaduna waa 2:35 taariilhduna waa Friday 10 may 2024 waxaan rajaynaya nolol quruxbadban
@kalidali593
@kalidali593 11 ай бұрын
2013 Caruurnimdi ila had intii dhagysanysy 2024❤🥺👋
@zahraabderzakzahraabderzak877
@zahraabderzakzahraabderzak877 7 ай бұрын
Anniga kulma mida❤
@safiyomohamed4044
@safiyomohamed4044 4 жыл бұрын
Am still watching2020 love this song❤❤❤❤
@mascudhassanhajiali6759
@mascudhassanhajiali6759 4 жыл бұрын
Hello pretty🤗
@safiyomohamed4044
@safiyomohamed4044 4 жыл бұрын
@@mascudhassanhajiali6759 🙏🙏 haa
@safiyomohamed4044
@safiyomohamed4044 4 жыл бұрын
@Munira Omar 💋💋❣ waa kuheesta cml malpo💖
@safiyomohamed4044
@safiyomohamed4044 4 жыл бұрын
@Munira Omar 🤣🤣 qalBi balbalarka heesaheda kuhesta fila🤣🤣🤣
@safiyomohamed4044
@safiyomohamed4044 4 жыл бұрын
@Munira Omar 🤣🤣🤣 queeN waan kuhesta dad youtbe kushekeysan labadeena kahor ma arkin alpo🤣
@Umalkair
@Umalkair 9 ай бұрын
Mata Oo aan waayey qofkan aduunka ugu jecelaa. Ayan heestan dhegeysanaya😢😢😢😢😢
@vibes8900
@vibes8900 4 жыл бұрын
Heestan 2020 hadii la soo dayn lahaa 5 million way gaari lahayd lkn waqti hore oo dadka ayna isticmaalin social mediaha ayaa la soo galiyay youtubeka xusuus bay igu leedahay heestan 😎
@MaxamedJacelow-d2q
@MaxamedJacelow-d2q Жыл бұрын
2024 is about 17days to go who is listening this masterpiece ❤
@Soloman2001
@Soloman2001 2 жыл бұрын
Hodan abdulahi mohamed 😍 Xusuua reebta xiliga zocda
@amirasultan4479
@amirasultan4479 2 жыл бұрын
Dhibtaan ka ilasha boqorkeyga 🤴❤️
@Soloman2001
@Soloman2001 2 жыл бұрын
@@amirasultan4479 wax dhantaala quruxdoo dhagtu diido hay oran🥰😍
@AmiiraCali-t5z
@AmiiraCali-t5z 4 ай бұрын
After 13years waxn xasusta wakhtigii carurnimdii wan jecla ilahdana 😓😪😪
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 жыл бұрын
I remember it was 2010 when I first heard of this masterpiece,We played the song at a wedding ceremony of one of my cousins.(Happened at baadio). I still know the lyrics since that day 😊 I was in primary school , class 5 and now undergraduate student, third year, at Pwani university in kenya 🇰🇪. Thanks Aar for this amazing song 🎧. Indeed ,You got a place in my life history 😍🥰
@djzafwan4331
@djzafwan4331 2 жыл бұрын
Anoo bilaa taleefan ah oo aad uyar taleefanka wllkay iga weeyn kugu dhageeysan jiray lakiin maanta taleefan aan leeyeey kugu dhageeysanayaa longtime old is Gold armaanta ❤🥰
@Abdikarim_baayo
@Abdikarim_baayo Жыл бұрын
Bushaaro banshee wali waa sideedi mashaAllah xata muuse bixi ba wax kabadali waye❤
@ZakariaOsman-z8x
@ZakariaOsman-z8x 2 ай бұрын
14 sano kadib yaaila daawanayo nov 07 2024 galab khamiis ah jimco soo galeyso iso xasuusiya wixi iga danbeyow🎉❤😊
@cosoble
@cosoble 2 ай бұрын
Anaa kula daawanaya, saameeyn weeyn ayeey igu leedahay ❤
@soraanmire3741
@soraanmire3741 2 жыл бұрын
12 years ago Sida sheekh cilmiga dhiga ayaan kuu dhagaysata ceelk
@user-mohamadsiciid
@user-mohamadsiciid 3 ай бұрын
4/10/2024 _ jimce 2:40 duhur nimo magalda hargaysa oo rooban Xasusihii dhalan nimo❤🎉
@AbdulRazakAbdulRazak-ij6ow
@AbdulRazakAbdulRazak-ij6ow Жыл бұрын
2024 1 1 hadada soo boqtey hayla dhafin like sisters and prothars
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe Жыл бұрын
Yariista oo xabaarsan yahay waqti xaadirkan waa 15 jir masha allah 😍
@RidwaanMaxamed-x8s
@RidwaanMaxamed-x8s Жыл бұрын
😂 wakhti wacnaaa waa wakhtigiii hore
@ahmedkc11
@ahmedkc11 Ай бұрын
Who's watching 2024🔥❤️
@khalidfantastic
@khalidfantastic Ай бұрын
I'm here bro😂
@najiibmohamed6498
@najiibmohamed6498 Жыл бұрын
13 october 2023 baan ku dawanoyaa weli taagero kuu ahay❤🫶🩸
@farhiamumtaz
@farhiamumtaz Жыл бұрын
3 Aug 2023 Miskiinta hada muuse iyo caruuurtisa ayay u xidhantay 2 bilod iyo dheraad xadhig xaq dara alle haka so furfurto cadawga inan gumedyo ayaa ku Heley wlshyey😢❤👸
@adnanabdi3236
@adnanabdi3236 Жыл бұрын
I remembered when I become angry my mother was singing this song and I was laughed ohh what was a days❤️ the one who is watching this song after me please like it to remember every time you like it❤️ Now I’m in Hargiesa I’m watching this song 03-02-23 at night 22:07 I wish all of you good luck in the future❤️
@samiaisse7070
@samiaisse7070 4 жыл бұрын
Anigoo yar oo waliba heesta macnaheeda fahansaneen baa maqli jiray heeskaan lkn hadda aya dib u daawaday cajiio Inta ila midka ah Sandkaan 2020🙏
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 3 жыл бұрын
2010kii ayaan bartay waana heestii iigu horaysay ee aan heesaha ka baetay.
@dayaxsane131
@dayaxsane131 Жыл бұрын
Waxan hubaa inadh soboqaneyso hesta miraa mcn hadadh igadambesa like isaar just watching from Pretoria on 28/5/2023❤
@XIDIG22
@XIDIG22 3 жыл бұрын
1/8/2021 who is still watching these amazing song dhadhami armaaanta👊🙏✅
@harrisofficial6111
@harrisofficial6111 5 жыл бұрын
2020 Ya firsanaYo. 😰
@sadaambollo8290
@sadaambollo8290 11 ай бұрын
Dheemantii jacaylkaay Sida sheekh cilmiga dhiga Ayaan kuu dhagaystaa Cajiib qof aad jeceshahay wacanaa dhagaysigiisu waan salaamay herta caashaqa
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 4 жыл бұрын
Damn this song reminds me of my middle school best friend😩 She died when we were in 7th grade! R.I.P bff 9-19-1997-9-28-2011 in San Diego ... love this song man ❤️ seriously we need more songs from him🥰 who’s here 2020
@mascudhassanhajiali6759
@mascudhassanhajiali6759 4 жыл бұрын
Hello lady?
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 4 жыл бұрын
King Hagi what’s up
@abdiaziz2968
@abdiaziz2968 4 жыл бұрын
@@booqortoyoogadenreercabdil7136 hi
@abdiaziz2968
@abdiaziz2968 4 жыл бұрын
@@booqortoyoogadenreercabdil7136 poqortooyo 💞
@siciidmaxamed9918
@siciidmaxamed9918 Жыл бұрын
Fariid. Isoo qabo wll.❤
@luziyankalyrics694
@luziyankalyrics694 11 ай бұрын
Wxan filaya iney lafihi hore oo dhani dib uso egen heestan 2024❤💯
@imarizayyy2321
@imarizayyy2321 Жыл бұрын
Ya Ila dhageysanoyo 2025😭❤️Xasuus
@aminasaalax9584
@aminasaalax9584 5 жыл бұрын
Yaa ila dawanaya 10 sano kadib 2019 like iisaar😊👍
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 5 жыл бұрын
Amina Saalax 😂😂🤣
@munaofficial511
@munaofficial511 5 жыл бұрын
Ani
@kalgaceylboy1174
@kalgaceylboy1174 8 ай бұрын
Walee hees waa heesahii hore hada waxan jognaa aduun socdaal iyo catoosh yare dhagesaneyno 2024 😂🥺
@amiinpunjabi5484
@amiinpunjabi5484 Ай бұрын
Habeenimo sabti sii baxeyso axadna sy soo galeyso 31 November 2024 waday ii tahay habeen taariikhi inta iga dambeysa salaan sare
@khalidfantastic
@khalidfantastic Ай бұрын
Slaan sare sxp
@hafsaaideed8721
@hafsaaideed8721 3 жыл бұрын
2021 and still my fav ❤️
@Zayitahmet
@Zayitahmet 3 жыл бұрын
✌❤😜
@SomaSouljah
@SomaSouljah 13 жыл бұрын
this guy is the reason why i began listening to somali songs lately, great talent walaal!
@khadarsniper2699
@khadarsniper2699 2 жыл бұрын
10years ago comment ......you legend tooo
@ahmed__qalbi5629
@ahmed__qalbi5629 2 жыл бұрын
@@khadarsniper2699 😂😂😂legend too
@safisafia7733
@safisafia7733 2 жыл бұрын
M.a bro
@safisafia7733
@safisafia7733 2 жыл бұрын
Pole sana bro
@queenayaanita
@queenayaanita Жыл бұрын
Xasuus 2013 ban dhagaystay anigo yar hada so xasustay😢❤
@Dhul_Qarneyn
@Dhul_Qarneyn 5 жыл бұрын
Anuunbaan dhalaan sidii ku doondoonayo Dhaawac halista gaadhiyo Dhibta kaa ilaashaa Iguna dhamaysaye Dharaar qudha ismaad odhan Dhiniciisa soo eeg Caashaqa dhadhami dhudiya Ruuxii dhab kuu jecel Dhibta looma quudhee Sida ubax dhalaal badan dhaayahaygu kuu jecel Wax dhantaala quruxdo dhagtu diido hay odhan Dheemanti jacaylkaay Sida sheekh cilmiga dhiga Ayaan kuu dhagaystaa.
@queenofqueens661
@queenofqueens661 5 жыл бұрын
Anuunba dhalaan sidii ku dhool dhoolinaye wyeh proH
@Dhul_Qarneyn
@Dhul_Qarneyn 5 жыл бұрын
@@queenofqueens661 lol thanks
@sanayairani2857
@sanayairani2857 4 жыл бұрын
Barteedaa dhigtey
@narsodahir2329
@narsodahir2329 4 жыл бұрын
Hi
@Dhul_Qarneyn
@Dhul_Qarneyn 4 жыл бұрын
@@narsodahir2329 Hi Yarta Sanaadka 😉
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi Жыл бұрын
11 sano ka hor 2012kii anoo yar Heestan laygu oran jiray hooydaa Loo qaady saan waaa ka xanaaqi jiray😢❤hooyday mcn Dhudi La dhahaaa ilahay ha iikaa xfido hooyo❤❤Hdana 31/7/2023 dib udhagaysan anoo 20 jir ah xasuus bay ii tahay wlahi❤
@awalemohamed4746
@awalemohamed4746 11 ай бұрын
Still waching 29/1/2024 go east or west dhadhami is the best❤
@yahyekaysemohamed1471
@yahyekaysemohamed1471 2 жыл бұрын
Best singer Aarmaantaa inta daawanaysa March 20222 farta ha taagti ❤ 😍
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 жыл бұрын
2022
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
2022 🥰
@ahmedaarka1276
@ahmedaarka1276 3 жыл бұрын
Still 8days from 2022 and enjoying it Dheemanti Jaceylka 👸🏻❤️🔐🌏💍🥺🥺🥺Ruuxi dhab kujecel Dhibta💉🩸 looma Quure😥
@apdleseid2574
@apdleseid2574 11 ай бұрын
Alla maxaan heestan war qad ugu qoray inan aan aad ujeclaaa❤
@shucebmumin9049
@shucebmumin9049 3 жыл бұрын
Ruxii dhab ku jecel dhibta looma quuree i was listening this song when i was young remembering time ✊✊🙏
@sahraibrahim05
@sahraibrahim05 2 жыл бұрын
Anoo yar ayaa aabahay ii daari jiray heestan, never gett old 🥺❤🥰
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 жыл бұрын
Xasuus❤waaba yar tahay😂
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 5 ай бұрын
Hadii ilaahay nafta iidaayo 2030 ayaan soo booqanayaa heestan isha Allaah 13/8/2024 baan daawanayaa heestan yaraantaydii baan ixusuusisaa😊🎉
@Kamadage6566
@Kamadage6566 2 жыл бұрын
Still watching 2023 🥺 aar maanta xusuus ❤️🥰Old is gold🥺 hadaa igasii danbeyso like haila dhaafin wll💙🇸🇴🥰
@xadayeduzayewalalki8355
@xadayeduzayewalalki8355 5 жыл бұрын
2020 Oo Cawa No BiLaBMi dona Inti Fiirsanysaay LiKe ILa GrB Istaaga I LOVE YOU SOMALI PEOPE❤ ILa grb GaLa wllyaL Like💙
@marwo854
@marwo854 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤💗💗
@HamseAhmed-h9o
@HamseAhmed-h9o 18 күн бұрын
Heestan xasuus 2012 Ruuxii dhab ku jecel dhibta looma quuree😢
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
15Sano kadib 2024 yaa dawanayo heestan cashaqa dhadhami ...❤️‍🩹🥹
@ramedjofficial
@ramedjofficial 10 ай бұрын
14 years later in 2024 😢
@awadadaweh9009
@awadadaweh9009 Жыл бұрын
I was listening this timeless song in 2013 when I was in Grade 8 in Djibouti. This song is registered in my life history therefore its signifiance. I use to play it when I want to review my past steps for memory.
@MunazerAbdullah
@MunazerAbdullah Жыл бұрын
Memories never dies after 13 years still listening 2024 ❤
@xidig3833
@xidig3833 10 ай бұрын
Haa
@adhrahbingohassan9451
@adhrahbingohassan9451 Жыл бұрын
After 13 good years today am listening to this song 6/6/2023 omg one of the best songs ever 😅😊😂
@saprin3379
@saprin3379 Жыл бұрын
31/8/2023❤❤
@JibrilibreinIbrahim
@JibrilibreinIbrahim 10 күн бұрын
I can't stop watching somali songs I'm on the way South Africa to New York 🇺🇸 At 11:45pm
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
These is the true legend in somali artists, Well Done AAR MAANTA👏❤, After A Decade Still Hit And My Fav SonG👊
@annamaalin8481
@annamaalin8481 2 жыл бұрын
4eva🤍
@jamelajey885
@jamelajey885 2 жыл бұрын
🥰🥺
@sakiyare844
@sakiyare844 3 жыл бұрын
2013 anoo kurey iska yar ah baan masege telephone qoslaaya uga qoray heeskaan .... qof aan markaa jeclaa asma la dhihi jiray about my love wqtigaas wn uxiisay 🙄🙄🙄💯
@cosoble
@cosoble 2 ай бұрын
Heestani waxeey saameeyn ku laheedahay barbaarkeeygii, asxaabtii aan lasoo koray iyo goobtii aan kusoo barbaaray, jaceeyl iyo wax la halmaala maanan garaneeyn lkn waxan layaabi jiray tuduc ku jira "sida sheekh cilmiga aayar kuu dhageeystaa" ❤ November 2024 ayaan daawanayaa 12 sano kedib si xusuus weeyn ah ❤ like iisaar wll ❤
@ruun14
@ruun14 4 жыл бұрын
Alla maxaan saqiir aha hadane maxa saqiiro i joogan🤣🤣🤣🤦‍♀️
@Notalt17
@Notalt17 3 жыл бұрын
😂ilahey haku desto
@jamaalabdi9319
@jamaalabdi9319 3 жыл бұрын
@@Notalt17 xaa tiri
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 3 жыл бұрын
Runtii😢 waayaha aduun baa badane khayr baan kuu rajaynaya 2021
@ruun14
@ruun14 3 жыл бұрын
@@zamiirdaacad...3474 mahad sanid wall🌹
@lindafilms345
@lindafilms345 3 жыл бұрын
AZ
@falastiinmursal11yuusuf84
@falastiinmursal11yuusuf84 4 жыл бұрын
Heestaan wxaa dhagysan jiray 2010 anoo markaas school dhigta allah ha unaxariisto wiil wallky ah ayaa mobile ka dawan jiray markii uuu xfda yimaado wll aan jclhy uu ahaa allah ayaa iga hormarshay wllky allah ha unaxariisto
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 4 жыл бұрын
aamiin🤲
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 6 ай бұрын
Aamiin ❤
@deakakiid7021
@deakakiid7021 7 ай бұрын
2024 May 19 7:17 Axad 🎉 Xasuus 2013ki ano yar Mopilka Wlaashay ka dawan jiray Inta jecel Isku darka Dambe Heesta 😂🎉 Like 😊
@nasruden1420
@nasruden1420 5 жыл бұрын
2020 after 11 years.. old is gold.
@dhayibfaarah5668
@dhayibfaarah5668 5 жыл бұрын
Xasuus gaar ah 2010 baan nagaysan jiray anoo aroos ah. Saaid baan ujeclaa maqan waxan kujeclday
@ahmedqadarmahad601
@ahmedqadarmahad601 4 жыл бұрын
Ani baa kamid ah
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
Aar Maanta - Saafi
4:06
Aar Maanta
Рет қаралды 2,5 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Mattaanaha
Рет қаралды 6 МЛН
Hudeidi - Uur Hooyo (Feat. Aar Maanta)
4:27
Aar Maanta
Рет қаралды 1,1 МЛН
Hees Cusub FARXAD Bye King Khalid ft Ikran Arale [Official Video]
5:19
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 10 МЛН
Haimanot Girma - Kezira
4:16
ahnd
Рет қаралды 9 МЛН
Amina Xasan & Maxamed Xasan Lafoole | Amar Alle
4:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 3 МЛН
Aar Maanta - Dhaayaha (Official 2015 Music Video)
5:56
Aar Maanta
Рет қаралды 2,1 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 596 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,6 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН