No video

QAMAR SUGAANI IYO MUQDISHO

  Рет қаралды 193,129

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

3 жыл бұрын

la soco muqaalo badan inta aanu joogno muqdisho and plz don forget to subscribe🚨 , like and share thanks 😊 ✈️

Пікірлер: 741
@maheddeeq8319
@maheddeeq8319 3 жыл бұрын
From hargeisa love you reer muqdisho🥰❤
@hassankafi2252
@hassankafi2252 3 жыл бұрын
We love u too wll
@saabiriinyusufmoha4290
@saabiriinyusufmoha4290 3 жыл бұрын
Sdo kle wll
@fowsiyoabdisamad4393
@fowsiyoabdisamad4393 3 жыл бұрын
Xabsi hanogu yeerinina wllyal idinku welcome muqdishu
@amiin_ac5281
@amiin_ac5281 3 жыл бұрын
Reer muqdisho one love from hargeisa 😍
@munasheikh7214
@munasheikh7214 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saabiriinyusufmoha4290
@saabiriinyusufmoha4290 3 жыл бұрын
Sdo kle wll
@Somaliboy516
@Somaliboy516 3 жыл бұрын
Sido kale walal guleyso I am just greeting you from Mogadishu
@DarwiishvlogTV.
@DarwiishvlogTV. 3 жыл бұрын
Best video wlhi abdale muwadin Somali odhan kadhexmuqda bathy kusodhawow casimadadi wllky
@haadabcan9794
@haadabcan9794 3 жыл бұрын
Wll darwiish maxa ku dhahay KZbinkaaga
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 3 жыл бұрын
Casmadisi maxa ka dhigey
@khadijaaxmed2277
@khadijaaxmed2277 3 жыл бұрын
Waa fiicaantahay moqdisho bilse musebiixi yalaceelinaya
@nimoabdikarem8719
@nimoabdikarem8719 3 жыл бұрын
Masha alllah Muqdisho waa dhul aad uqurxbadan ilaahay nabad ha uga dhigo wlalaheen reer Somalia. Ducadaydu wey idin la socotaaa alle cadowga hydinka qabtooo
@saabiriinyusufmoha4290
@saabiriinyusufmoha4290 3 жыл бұрын
Mhdsanid byo ilhey hnoo aqbalo
@abdirashiidali866
@abdirashiidali866 3 жыл бұрын
Aamiin wll qaaliya allah nabad nooga dhigo
@najmaabdi3849
@najmaabdi3849 3 жыл бұрын
Aamiin Abayo shugran
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal idinka barwaaqo iyo horumar baa idin rajeyneeynay
@hamzeahmed1152
@hamzeahmed1152 3 жыл бұрын
Muqdisho wan ubohol yoobay wllhi ✌️🌎♥️my city muqdisho
@afgooyeproductionafgoibile9065
@afgooyeproductionafgoibile9065 3 жыл бұрын
Walaalkey isooboqo adigoo mahadsan
@hamzeahmed1152
@hamzeahmed1152 3 жыл бұрын
@@afgooyeproductionafgoibile9065 wn kusaray wll🙏
@hamzeahmed1152
@hamzeahmed1152 3 жыл бұрын
@SHAFI TV SHOWS wan kuusaray wll Keep going 🙏
@soomaaliwayn9356
@soomaaliwayn9356 3 жыл бұрын
Anigaa kugu casuumaya walal waa ballan hadaad raali ka tahay insha Allah.
@hamzeahmed1152
@hamzeahmed1152 3 жыл бұрын
@@soomaaliwayn9356 Insha Allah wll Qli 🙏💯
@anwarjaahuur7373
@anwarjaahuur7373 3 жыл бұрын
Nabadu macanaa ilahayoow meel ey joogto Somali u siyaadi nabada oo ku soo dabaal xadiloon Wa anigoo from #jigjiga qalbiga innaga jcl
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Muqdisho iyo dadkeedaba waan jecelahay wlhi Gob iyo nasab... Meesha kaliya ee iidhiman...
@ashadahir8281
@ashadahir8281 3 жыл бұрын
Naga soo gaaar heee
@abdirahmaanantos1378
@abdirahmaanantos1378 3 жыл бұрын
khaliif mahamoutt ❶ weliga si kal iyo laab ah
@nimcocabdirashiid2736
@nimcocabdirashiid2736 3 жыл бұрын
Muqdisho wan meel a an jecelhy wlhi masha allh ilahy nabd haka dhigo mar ayunbaa iman doonaaa insha allh muqdisho wa meel shidan wn ku fanaa from hargeisa wllhy weye reer muqdisho
@rashiidomar8604
@rashiidomar8604 3 жыл бұрын
Sodhawaw wll sidokale hargaysa wakuhamiya ina imaado
@suhism
@suhism 3 жыл бұрын
This is so beautiful to see, something the media doesn’t show in western countries
@dhugashoofficial4514
@dhugashoofficial4514 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bYfGnYCPZZl6pNE ' canug yar oo naftiisa baxar galiyay ila DAAWO sida uu ku badbaaday..
@mahadmohamedelmi7738
@mahadmohamedelmi7738 3 жыл бұрын
Western media always show the black sheep in the herd
@nema2647
@nema2647 3 жыл бұрын
Yeah😭😭😭😭
@ahmedumuur1854
@ahmedumuur1854 3 жыл бұрын
suism it’s true sister
@maankaabe38
@maankaabe38 3 жыл бұрын
This is somalia
@mohamedofficial9
@mohamedofficial9 3 жыл бұрын
Mansha alh Mogadisho Horey usoco allh Nabad hakaa yeelo marwalba ❤️♥️💯❤️from jijiga
@shiva-1019
@shiva-1019 3 жыл бұрын
Habeen walba waan ku seexda muqdisho tag walhi xiiso wuu dhaafey alle hasharfo reer muqdisho from Switzerland beforena from hargeisa
@nasteexonalka6565
@nasteexonalka6565 3 жыл бұрын
Sodhawow wll
@xamsecisman439
@xamsecisman439 3 жыл бұрын
Ano muqdisho jeclaa ayaad isii jeclaysiiseen Alle haydin dhawroh wllhy rer muqdisho
@saabiriinyusufmoha4290
@saabiriinyusufmoha4290 3 жыл бұрын
Adna ilhey hku jeclado wll
@mohamedkader9895
@mohamedkader9895 3 жыл бұрын
Reer Muqdisho wanu salamayna from hargeisa♥️👐
@AbdullahiMarketer3110
@AbdullahiMarketer3110 3 жыл бұрын
Waan kaa qaad nay from muqdishu
@anfacluck442
@anfacluck442 3 жыл бұрын
Love you qamar Suugani
@anfacluck442
@anfacluck442 3 жыл бұрын
@@AbdullahiMarketer3110 F
@AbdullahiMarketer3110
@AbdullahiMarketer3110 3 жыл бұрын
@@anfacluck442 S
@mahadhassan1348
@mahadhassan1348 3 жыл бұрын
Wnka qadnay walalo ❤️
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 3 жыл бұрын
mazhallaH dayniiley inay xafad tahy jeclhy Anigoo burco joogh halks iga so jiidatay mazhallaH Ilhow anigo muqdisho tagin ha idilin 🙏💯
@asalsomali7745
@asalsomali7745 3 жыл бұрын
Abduzalam Yazin, maya walal wa dagmo lkin xafado naleh meel dalxiisne leh iyo hotello
@MunaNuur2425
@MunaNuur2425 3 жыл бұрын
Waaa degma dayniile wll
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 3 жыл бұрын
@@asalsomali7745 zx
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 3 жыл бұрын
Markasta farxad ku noolow hadaad burca joogtid iyo hadaad noo timaadid🙏♥️
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 3 жыл бұрын
@@zamiitaaxaseyn2978 tnx wl qlih
@cabaascismaan1701
@cabaascismaan1701 3 жыл бұрын
Muqdisho waa hooyada umada soomaaliyeed cid kasta waxay siinaysaa nolol farxadleh Shacabka ku noolna waa kuwo Aad u qalbi wanaagsn i ❤❤ my home muqdisho cdy
@quuenramliita338
@quuenramliita338 3 жыл бұрын
Muqdisho❤👏
@abdihakimhusen9784
@abdihakimhusen9784 3 жыл бұрын
Aad iyo aad wll qli tasa beenta aheyn long live from bosaso ayan kaso salamaya
@cabaascismaan1701
@cabaascismaan1701 3 жыл бұрын
@@abdihakimhusen9784 sido kale pro
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Isaar anku sare
@dahabo319
@dahabo319 3 жыл бұрын
Reer muqdisho wlhy wn iska jecly dad ay farxado agtoda taalo weeyi 😍❤
@someditmedia395
@someditmedia395 3 жыл бұрын
Gabar Somaliland ah baan radinayay hhhh
@saabiriinyusufmoha4290
@saabiriinyusufmoha4290 3 жыл бұрын
Gob io nasab
@dilaasuujino
@dilaasuujino 3 жыл бұрын
Sidokale Adinkane Waan idinjecelnahay Viva Hargeysa
@SaidAhmed-bd5bs
@SaidAhmed-bd5bs 3 жыл бұрын
Woooow qurux badna muqalka i love mugadhishu qurux bila, har wacan, jawi bila,dad ku nool wada farxaniyiin 🤩❤🌴 malin un waa iman from galkacyo puntland somalia
@zerqeyz4185
@zerqeyz4185 3 жыл бұрын
FROM HARGEISA LIKE DADKEYGIYOW🙏
@hipomahad2002
@hipomahad2002 3 жыл бұрын
Suldankayega wakusugayna qli sodhowow,
@dhirigaliyeofficial1290
@dhirigaliyeofficial1290 3 жыл бұрын
Wax jira wllky❤❤❤❤❤ hargaysa
@Hibaky
@Hibaky 3 жыл бұрын
Muqdisho sidaan ujeclahy iyo sidaanan u arag ❤️🙏🏻😭 insha alalh waan imanaya marun
@AbdullahiMarketer3110
@AbdullahiMarketer3110 3 жыл бұрын
Insha allah waan ku soo dhaweendoo naa aabe haku keeno
@abdikaafixasan9319
@abdikaafixasan9319 3 жыл бұрын
Insha allah come soon
@naimanur743
@naimanur743 3 жыл бұрын
Abaayo wlhi aniguba wan kula qaba😭😭💔💔😰
@AbdullahiMarketer3110
@AbdullahiMarketer3110 3 жыл бұрын
@@naimanur743 Eebe ha idin keeno adin koo nabada
@naimanur743
@naimanur743 3 жыл бұрын
@@AbdullahiMarketer3110 Amiin wllky🤲riyooyinkayga ayay kamid thy wll ilaahay mar uun inu iirumeeyo rajaynaya inzhallah 😰
@abdullahimohamedkhalif8700
@abdullahimohamedkhalif8700 3 жыл бұрын
Barxadii Dayniile Qurux badna M.a Ilaahow dalka nabd nooga dhig❤️😢🌸
@najmaabdi3849
@najmaabdi3849 3 жыл бұрын
Aamiin
@mahmuodali8164
@mahmuodali8164 3 жыл бұрын
Muqdisho way qurux badantahay ilahayoow nabad waarta sii amiin
@hasanmataan8073
@hasanmataan8073 3 жыл бұрын
Bbbbbbbbbbbbb hogiii fanka ayay ka yimaadee hargaysa mar uu ban tagi💙💙💙💙💙
@faizafilsan8387
@faizafilsan8387 3 жыл бұрын
Hargeysa inta jogta wxy ku hamiyaan in ay yimaadaan moqdisha kuwa muqdisho oon kamid ahy hrgeya waan ku haminaa tagitaankeeda🥰🥰🥰 Lkn wxn kaxumhy inaad dagmadeyda timaadan lkn ku idin arkin we love you
@zaedqoti2043
@zaedqoti2043 3 жыл бұрын
qli sodhoow gabad tahay
@sardevichuwalie9811
@sardevichuwalie9811 3 жыл бұрын
naa ma jeclin inaan tagno meshaas dadka lagu cunaayo yaahuu adi kaligaa lee jecel inaa tagto hargesya waqoyi galbeed
@faizafilsan8387
@faizafilsan8387 3 жыл бұрын
@@sardevichuwalie9811 🤮🤮🤮🤮🤮
@sardevichuwalie9811
@sardevichuwalie9811 3 жыл бұрын
@@faizafilsan8387 🖕🖕
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
Nagataga meel qarxeysa ma jecli inan tago
@sayidii
@sayidii 3 жыл бұрын
Abdalla jamal waan xiseya muqalada quruxda badan aad soo bandhigtid
@ciiseismacil7687
@ciiseismacil7687 3 жыл бұрын
Masha alh reer muqdisho waa dad qalbi wanagsan wlahi
@zakariaibaar6172
@zakariaibaar6172 3 жыл бұрын
Reer Muqdisho Waa Umada iska Qalbi Furan 😍😍allow Nabda iyo Barwaqad Uu Siiyadi 🙏🏼
@AbdullahiMarketer3110
@AbdullahiMarketer3110 3 жыл бұрын
Aamiiin aamiiin aamiiiin Thanks wll
@saabiriinyusufmoha4290
@saabiriinyusufmoha4290 3 жыл бұрын
Ameen wll
@esmahan143
@esmahan143 3 жыл бұрын
My city Mogadishu allow barakeey❤❤
@Xamsekobra
@Xamsekobra 3 жыл бұрын
Woow Muqdisho magaalo soomaliyed waan u soo socda insha allha
@mokhtarmohamed304
@mokhtarmohamed304 3 жыл бұрын
8:20 yaa ila arkay odayga qoslaya ee faraxsan mashllh mashllh Viva Somalia 👏🏽✌ somalinimada aya nagu filan dhamanten😔 from hargaysa🙋‍♂️
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 3 жыл бұрын
Abti hana shegan hargeisu somalia mahee halked casimad noga dhigtey muqdisho hargeisa inaga badan
@saabiriinyusufmoha4290
@saabiriinyusufmoha4290 3 жыл бұрын
Tnks wll duriyadi barakeysned
@mokhtarmohamed304
@mokhtarmohamed304 3 жыл бұрын
@@upsidesalam2870 😂👏🏽😏👍wll anigu siyasada kama hadal lkn somalinimada ayaa wax walba ka horeysy somaliland, Somalia,Djibouti iyo kuwa kalaba somalinimada aya ka horeysy Mhdsnid zxp
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 3 жыл бұрын
@@upsidesalam2870 yaaan layna kala dilin wll somaali bynu wda nhye
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 3 жыл бұрын
@@mokhtarmohamed304 caqli hawaayin wll❤❤❤
@hanadaxmed7138
@hanadaxmed7138 3 жыл бұрын
Muqdisho wlhi waa dad somalinimadu ay daacad ka tahy abti farxa oo nooladi iyo fanaankii qarniga qamar sugaani mucjisada fanka love ku hayaa pro adiyo zxpkay abdale jamaal hore u socda❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 3 жыл бұрын
Qoraalka Afsomaliga iska hagaaji
@hanadaxmed7138
@hanadaxmed7138 3 жыл бұрын
@@kamalgiftin1448 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@apdirisaakx7742
@apdirisaakx7742 3 жыл бұрын
😂WaN iska Garanayey inaD koLaYba volog soo duubi doontO😂😂comentiGa hal qof ba iga horEeya
@sahrahussein3660
@sahrahussein3660 3 жыл бұрын
Qamar sugani, wa wilka qura ee fanaaninta maanta ugu qalpi wnagsan.✌✌
@hafsayuusuf7210
@hafsayuusuf7210 3 жыл бұрын
Muqdisho vlog sidu mid tik tok jooga uga duubayay😂😂waan kala bartay anuu
@ayannna5473
@ayannna5473 3 жыл бұрын
😅😅😅
@noloshuwaamaalmakoban4396
@noloshuwaamaalmakoban4396 3 жыл бұрын
😂😂😂hargysa qof vlog kasoo duuba mala waayey😂
@hafsayuusuf7210
@hafsayuusuf7210 3 жыл бұрын
@@noloshuwaamaalmakoban4396 😂apdalle sawka isaguba ka duuba walley ma daawan miyaa
@abdiyarechanel2638
@abdiyarechanel2638 3 жыл бұрын
Haa wali ana sidaasaa ahay tik tok baan Kukala bartay😂
@commentdevil4016
@commentdevil4016 3 жыл бұрын
@@hafsayuusuf7210 ma tiktok 😂
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 3 жыл бұрын
ano ku hadlaya afka dhalinta rer somaliland cidna ma nebcin somalo midowdana wanu jeclnahy lkn dalka odayal ba ku ciyaraya iyo calooshoda u shaqysta yaaal one day somalia will be one nation
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
Ma matashid dhalinyarada reer somaliland lkin kaliya waxad kahashay shaqsiyadaada😁😁 taana kumedee hadeed kumidayn karaso mida labaad aan waxkuusheegee somali waxa kalpo dhan wayka midaysan tahay waxa layskuhayaa kaliya waa dawlad nimada taasina waligayo hadeenu reer somaliland kubiiri mayno reer koonfur waato horaanu ugu khaldanay kaliya waxan haananaa laba dal oo somaliyed
@sacadmuuse103
@sacadmuuse103 3 жыл бұрын
Waar baalayo kula midowdee xaggeed iskaga dhilloobaysaa cidiba siyaasad kama hadlaysee!
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 3 жыл бұрын
Mahamed aliyi caqligagad ka hadashy layap ma lihid sodon sanad ku xidhantahay mel o ad ku aqooon seegtay o gajo kugu dishay sidi ben lagugu shekynayay e mar ba diyar yaro xun lagu tusayay malin kasta boqolal ba ku dhinta muqdisho o hadana ay ka nool yhn dhip
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 3 жыл бұрын
Sacad Muuse sac sac muusow adigu fekerkga qorlkaga ka dhipo abo
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
@@khadarfaalo9234 hhhhhhhh zhp aduunka qof walba qoys walba reer walba umad walba waxay leedahay hami iyo meel at tiigsanayaan markaa inaguna xitaa haday 100 sano qaadnaso waan halgamanaa lkin adiga fikirkaaga kuguma haystee hadii 30.kii sano kugu bateen oos samri kariwayday orod muqdishoda aad sheegaso iska tag lkin hakuhadlin afka dhalinyarada somaliland adigoon matalin
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
The legends abdala jamal and qamar zugaani wan idin zal amay brothers
@sharmarkeirn6118
@sharmarkeirn6118 3 жыл бұрын
ALA MXN KU HAMIYAY INAAN MUQDISHO IMAADO 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 CAASIMADDAYDA
@princessgacal3678
@princessgacal3678 3 жыл бұрын
Dagmadi an ku dhashe deyniile❣❣❣ Barake Allow Xamar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@muusecumar2990
@muusecumar2990 3 жыл бұрын
Cabdallow zhp muqdisho cady inn argno xisan uhaynaye noso badi muqaalada
@nesma5648
@nesma5648 3 жыл бұрын
Qurux iyo nabad ku noolaada dadkaygiyoow Alloow nabada inoo siyaadi meel ay Somali degtaba one big love 🇸🇴❤️❤️❤️ imikuun bay xadhkihii jahligiyo qabyaaladu inagu xidhxidhay furfurmayaane.
@sali3492
@sali3492 3 жыл бұрын
Somalilanders, welcome to Mogadishu or any other city in the South. All Somali cities belongs to Somalis such as Jigjiga, Djibouti, Hargeisa, Bosaso, Mogadisho, Kismayo and Garisa
@adanmhmou9451
@adanmhmou9451 3 жыл бұрын
Legend I somalillander______❤🌼💚
@mubarikzamriyeflp9293
@mubarikzamriyeflp9293 3 жыл бұрын
KZbinr vlog marka aad tahy shaqadaadu waa inay tanoo kale ahaata sidana aad u qapataa wlipa keep going bro abdalle jamal abdalle
@mubarikzamriyeflp9293
@mubarikzamriyeflp9293 3 жыл бұрын
Sayidka barakaysan Legend of somaliland
@aminaguleid4543
@aminaguleid4543 3 жыл бұрын
Sax abdalle iyo mukhtar nur are best KZbinrs
@hodanomar7072
@hodanomar7072 3 жыл бұрын
Masha Allah Abdala Jamaal walal qiimo badan🥰❤
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
Casimada Somaliland ba iga badan🤗 re somalia hanbalyo quruxda muqdisho
@masim107
@masim107 3 жыл бұрын
Zxp calamkaa dhan adoo yeelankar maxaa hargeisa oo kaliya aad ugu koobaan tagmeeshadadoonto qol ha isku soo xidhi we love hargeisa kolay waa casimadeenii laakin adoo legend heer calami noqo kar adigu ah is yarsan legend ciyaal xafadeed ha noqo
@amareali3936
@amareali3936 3 жыл бұрын
Runta iyada naga badan anaga somaliland 🤩
@mariamufs2023
@mariamufs2023 3 жыл бұрын
Sayidka Barakaysan qof qaraar hayo hadalkisa wad ledahay maskin 😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sacdiyomohamedcabdi3664
@sacdiyomohamedcabdi3664 3 жыл бұрын
@Sayidka Barakaysan Reer muqdisha ismuujiya zayidka Unsubscribe hala dhaho qofkasto caasimada diidan ana waan diidanaha 😂
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
@@sacdiyomohamedcabdi3664 maxaad kaqaadi kartaa sayidka xoolo ayaad tahay
@arch_joof6604
@arch_joof6604 3 жыл бұрын
Muqdisho half London bay noqoty yaa salaam
@Girlboss1.
@Girlboss1. 3 жыл бұрын
Muqdisho KZbinrs way buxaan waliba Way tiro dhaafen hadana Wali mid sida Abdalle Wax ugaso duuba Oo muqaalo Quruxbadan Oo ka turjumaya Magalada iyo meleheega Quruxda badan Wali man Arag waxay Ka shaqeeyan KZbinrs keegu malayacni dad bilamicno ah oolasoo caan bixiyo waxa Tusaale kugu filan hasan top War Abdalle wax kabarta Ragow😂 Anu malayacnigiina wax kama fahme hadana Rag iyo dumar saasunbad ufadhidaan youtube ka hadana Magaladiina wali Inyarna Nagamaydaan tusin
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
wllo saas ha dhihin waadan arag baa laga yaaba kuwa badan baa jooga nasra abtidoon iyo ismahaan Daahir gacmo dahab vlog Bozz iyo marka hadaan waxba la socon waxba ha iska soo qorin
@Girlboss1.
@Girlboss1. 3 жыл бұрын
mansha allh Mohamed wanlasocda Walal KZbin ka Ee runtuunban Shegay wax Micnoleh ama Vlog Quruxbadan Maso galiyan Taasaana Dhaba Nasra abtidoon badanka wa cunto marmar ay suuq Joogto iyo vlog yo noocasaa unbay so duubta
@Girlboss1.
@Girlboss1. 3 жыл бұрын
msa flims So muqdisho majoogode Hasan top ma hargeysu joga hada Takale ma runtad ka xanaqeysa Car Muqdisho wa magalo weyn meelo Qurux badanah leh hal nino uhagarbaxay oo vlogs Quruxbadan Kaduubo itilmaam nacnac iyo malayacni bad KZbin lawada fadhidan
@sulubcabdi1579
@sulubcabdi1579 3 жыл бұрын
Baal tuubuu ahaa yuuna ku qaldin
@jablibaax
@jablibaax 3 жыл бұрын
Inaad la dagaalamayso bay ku modayane si degan wax ugu sheeg rer muqdisho
@hodandaahir4255
@hodandaahir4255 3 жыл бұрын
Masha allaah reer muqdisho hore u socda insha allaah barwaaqo iyo basha basha ku noolaada allaah ha idiin barakeeyo❤❤🌾🥀🌴
@leymunabdi5655
@leymunabdi5655 3 жыл бұрын
Mashallah Reer Muqdisho waa Gob Dalad ah ☺️❤️ Reer Hargaisa io Dadka Kale ee U imado siwacan bay uso daweeyan Miss my Homeland 😭❤️❤️❤️❤️ mar un waan kuso noqon inashallah Qamar Sugani my fvrt Fanan waye Allah Kudowro wll qaaali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
@sadaamxussein8440
@sadaamxussein8440 3 жыл бұрын
oyayaày qamar wan ladhacay muqaalada qurxoon Halkaa k azii wad
@umalqueen1247
@umalqueen1247 3 жыл бұрын
Caasimadayadii miyan idhaahda anoo og inay hargysi caasimadayadii tahay Iam somalilander hadanah walahi dhiiga idhaqaaaqayh mrkan video gan daawanayo oowan ku dhaygagaybah dhulkeenh quruxdiisa masha allah Iam so rich walahi because this is my land Alx alx alx
@faysadegan2607
@faysadegan2607 3 жыл бұрын
M.A Alah muqdisho qurux bdna oo dad wngsana illahay nabad haka dhiigo meel an jeclahy in aan ku dalxiiso❤❤❤
@Loml-chi
@Loml-chi 3 жыл бұрын
Qaahiro a wey kaquruxbadantay illaahow nabada noo xajiyaarabi masha allaah
@mohayare9174
@mohayare9174 3 жыл бұрын
ani muqdisho ku dhashay 17sano anoo jiro kasoo tagay waligey matagin deynile halmar lee gaari kumaray 😍🥰
@nimchoodo5649
@nimchoodo5649 3 жыл бұрын
Cabdale jamaal iyo caydaruus asanto wllo qaaliya noolada😍😍😍
@b-heroofficial
@b-heroofficial 2 жыл бұрын
Somali waa mid Halkan ayy ka muuqataa Allow barakee xamar
@mohamedmahamud202
@mohamedmahamud202 3 жыл бұрын
Qamar sugaani iyo abdala jamal Welcome Welcome muqdisho 😍
@hujuumlastking1390
@hujuumlastking1390 3 жыл бұрын
Wooow Its amazing to see our singer in xamar cadey if we are ree xamar we really love you 😍
@izackabdiaziz5474
@izackabdiaziz5474 3 жыл бұрын
Abdalla Jamal Big Legendary ♥️🥰🤴
@engkhadarcc9745
@engkhadarcc9745 3 жыл бұрын
meesha waxa iiga muuqata in Qamar Suugaani samaynayo Calaamadii Maasuuniyada, Subxanallah
@MrAbshir98
@MrAbshir98 3 жыл бұрын
Maasha Allah Mr. Qamar Suugaani. Welcome to Mogadishu. Balse waxaan kaaga baqanayaa in Xarig Jeel ah iyo ciqaab mudatid markaad Somaliland ku laabatid ood Hargeisa ka dagtid. Ogow mar walba Fanaan Soomaaliyeed baad noo tahey aan qiimeyno. Muuse Biixiyoow fanaanka yaan la maagin oo hala magangeliyo dhulkiisa HOOYO buu ka yimid ee. Viva MUQDISHO 👍✌️✌️
@abokorabdirahman3653
@abokorabdirahman3653 3 жыл бұрын
Lama maagayo anaa taas ka markaahtiya
@dr.abubakarmawlid1293
@dr.abubakarmawlid1293 3 жыл бұрын
From hargeisa casimada somaliland To muqdisho casimada somaliya So baashaala jaalayaal
@ahmedumuur1854
@ahmedumuur1854 3 жыл бұрын
Masha Allaha Allaha wadankeen nabad inoo dhigo Midnimo Iyo wadajir dhibka oga bixi karnaa Dhalinyaradda soomaaliyeed ayaga is bedelka keeni kara
@NoName-uq3vh
@NoName-uq3vh 3 жыл бұрын
From axmed dhagax live in baligubadle liketa dhac ku siih 😊😉
@yonezcrown
@yonezcrown 3 жыл бұрын
Saxibaday Qamar Iyo abdale Waadna shideen Kal IyooLaab AJ Editing Kaga waxba Lagama qaba Karo Kal Iyo Lab Muqdisho Na nagu Salaama❤
@sacduuabdulahi6861
@sacduuabdulahi6861 3 жыл бұрын
Ma mogdisho joogtan wllo welcome mogdisho cdy♥️🙏🙏
@aimanjio8003
@aimanjio8003 3 жыл бұрын
Qamarka FANKA MAAANTA iyo Moqdisho Wanku amaanay From your city Hargaisa
@mohamedadem4154
@mohamedadem4154 3 жыл бұрын
Reer muqdisho aad baan idiin salaamay from Laascanod
@queen-zt2lx
@queen-zt2lx 3 жыл бұрын
Gob gob dhashay reer Muqdisho marti soorka waa lagu yaqaan
@Kaysecali
@Kaysecali 3 жыл бұрын
War inta cayto u xiistay e tabtay like 👍
@lom0valoges354
@lom0valoges354 3 жыл бұрын
Walalada geeska Qamarka iyo abdale Caydaruus mee neo Lipaxas mahaye ❤
@mohamedabdulahiali3485
@mohamedabdulahiali3485 3 жыл бұрын
Muuqaal qurux badan Abdala Jamal Soo badi video Sidan oo kale Runti Taagero 100% Ayaan ku ahay inba caadi ma aha dhulka xeebta soo duub inta aad Muqdisho joogto from danmark
@mohametbeeldeeq8174
@mohametbeeldeeq8174 3 жыл бұрын
Qamarka iyo abdale jamal waan idin wataa zhpyaal reer muqdisho waan idin zalamay 🙏
@waligaawanaagsanow1875
@waligaawanaagsanow1875 3 жыл бұрын
Abadala jamal quruxda muqdsho siduu usoo duubo youtuber usoo duba malahan Walaal magacaa hajiro😘
@theonedirir
@theonedirir 3 жыл бұрын
QAMARKA MUQDISHO ❤❤|🇸🇴🇸🇴
@mohamedyussuf1443
@mohamedyussuf1443 3 жыл бұрын
War Adurus kamaqan meshan ankale aankaa m.A muqaal quruxbadan ilaa an download aan dhahday Mogadishu wan imanaa I.A
@jamiilajanno6204
@jamiilajanno6204 3 жыл бұрын
Alla abdalow adi iyo qamar wad shiideen muqdishee sonoqda idiinko nabada brothers from hargeysa 💓👍
@somalimusictotheworld9032
@somalimusictotheworld9032 3 жыл бұрын
Wow walhi Wxaan jogaa hargeysa anootagin muqdisho
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 3 жыл бұрын
Maansha Allah casimadii Muqdisho Allow Nimcada iyo barwaaqada u siyaadi
@queencalwiyah135
@queencalwiyah135 3 жыл бұрын
Muqdishu muuq wanag🥰🥰🥰🥰🇸🇴
@Diyaa88y
@Diyaa88y 3 жыл бұрын
Allow inoo barakee🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙
@cadawjabiye7839
@cadawjabiye7839 3 жыл бұрын
Qamar suugaani xidiga kakiya een hargaysi haysato ❤️
@abshiribrahim6793
@abshiribrahim6793 3 жыл бұрын
Masha Allah qamar wa nin nadif ah runti o qalbi furan
@ahmedjibriladan1402
@ahmedjibriladan1402 3 жыл бұрын
M.a wll horey usaco dalkena wan uxisay wlhi...ilove Somali weyn.❤❤❤❤
@miggimazim6440
@miggimazim6440 3 жыл бұрын
Mcha allah dhulkaygoow dushaadu wa barwaaqe dhulkaygoow meel aan kugu doorsanaayo miyay dunidaba ku taala dhulkaygoow good job guy's abdala and qamar all the team 🔥🔥🔥 ninkii cayto inaad soo kaxaysay ahayd
@hassana8712
@hassana8712 3 жыл бұрын
Absolutely beautiful City i love guys USA 🇱🇷
@nafisodhaladgobaad7425
@nafisodhaladgobaad7425 3 жыл бұрын
Muqadisho muuq wanag❤🙏
@hujuumlastking1390
@hujuumlastking1390 3 жыл бұрын
Abdalla jamal big legend plz soo badi fanaanka wlhi anoo taageero u ahaa aa wlhi dar ilaah iskaaga jeclaaday 😍
@shuebmohamed3982
@shuebmohamed3982 3 жыл бұрын
Aan kala aakale caydaruus xamar noo ugu imow waan kugu soo dhaweyn libaax
@hoodoabdi2845
@hoodoabdi2845 3 жыл бұрын
Somali Nimo wlhi mruun baam iman dona muqdisho
@sadiowarsame
@sadiowarsame 3 жыл бұрын
Mash allah qamar sudaani ciyaarda walasaqo baalo dheelay👏👏👏👏👏👏👏👏👏big bro walasoqo laguuma dheelin ha kugu taagnaato
@nuuraaxmed5451
@nuuraaxmed5451 3 жыл бұрын
Woow muqdisho masaaso dhan bay u quruxbadanthy insha allah wxn rajaynaya inan maruntago inkasto xamar aanka cabsado reer muqdisho wad salamtihiin wxn idinka so salamaya Hargeisa hadh macan🥰
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
mansha allh allh ha barakeeyo xamar wacan caasimada geeska iyo dadkeeda waan jeclahay
@suldaanofficial1927
@suldaanofficial1927 3 жыл бұрын
WEE WEE ABDALA JAMAL AND IDIRS IYO QAMAR WAA LA YAABAY ADEER WAXAAD SAMAYSEEN
@abdiyarechanel2638
@abdiyarechanel2638 3 жыл бұрын
I like muqdisho❤🇸🇴
@anwarkhalid6236
@anwarkhalid6236 3 жыл бұрын
anaa ugu horeeya ee dar illahey like isiiya hadad subscribe ta igu dartana balayo alle idinma tuso
@anwarkhalid6236
@anwarkhalid6236 3 жыл бұрын
🙏🏾
@anwarahmed862
@anwarahmed862 3 жыл бұрын
Mesha baryada Ka daa waryaa qiiq Baad tahaye 😁😂
@apdirizakyaziin8265
@apdirizakyaziin8265 3 жыл бұрын
Wwwww muqdisho caadi mahee illahow dhibta ka saaR
@bellaskitchen9392
@bellaskitchen9392 3 жыл бұрын
Waaaw ma Sha Allah💙🇸🇴big love to my country and my people.
@faisalmohamedomar8037
@faisalmohamedomar8037 3 жыл бұрын
Maşallah beautiful city and beautiful people qamar abdalla jamaal🥰🥰🥰
@somalighosht999
@somalighosht999 3 жыл бұрын
Rer muqdisho xuma garan bilaa numbar bay udhibeen
@quluud_storyquluud6449
@quluud_storyquluud6449 3 жыл бұрын
Abdalla fanskaga ahay wan jeclaa inan kugu arko muqdisho se masuragalin hore usocod wanagsan bowe inti jogto wala is arki
KHADRA SILIMO IYO WARAYSI XIISO BADAN
26:38
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 108 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 53 МЛН
Harley Quinn's desire to win!!!#Harley Quinn #joker
00:24
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 6 МЛН
PUBLIC PRANK IN MUQDISHO
10:53
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 138 М.
MUQDISHO DARSALAM IYO BEER QURUX BADAN
8:38
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 318 М.
QAMAR SUUGAANI KALGACEYL DHAB AH AROOSKII SAKARIYE KOBCIYE IYO HANI ARAB
4:14
QAMAR SUGAANI COD BILAA MUSIC AH IYO KAFTAN
20:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 304 М.
DJ ADAM IYO KAFTAN
18:23
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 174 М.
QAMAR SUUGAANI DHAWACAAGA HADAAN DHAYI WAAYO LIVE ON STAGE
2:34
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 119 М.
QAMAR SUUGAANI | JASIIRADA DHEEMAN LUULA | HEES CUSUB 2021
4:18
Karan Yassin Official
Рет қаралды 4,4 МЛН
PRANK AANAN FILANAYN AYUU AHAA 😭
9:17
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 235 М.
CHALLENGE LAHJAD : SHAADIYA SHARAF IYO MADAR OO ISFAHMI WAAYEY & LAMA FILAANKA DHACAY
19:17
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН