MUQDISHO SEA FOOD ( AAR GOOSATO )

  Рет қаралды 302,355

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Күн бұрын

Пікірлер: 383
@siciidali4034
@siciidali4034 10 ай бұрын
Wiilashaa yar yar ee reer somaliland ayaa cid walba ka fiican oo quruxda dhulka hooyo soo saaraya 5 tii somali inta qaar aan ogahayna ku waasheen xassan sheekh caydiisa iyo wax ka sheegiisa noolaada indr dhamaan waxaad tihiin hormoodkii ummada somali viva reer Hargaysa ❤❤❤
@Minha1.2
@Minha1.2 10 ай бұрын
Qof walbo inu vlogger noqdo mjeclo
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 10 ай бұрын
Runtaa wllo waa naloogaa horeeyaa xayeysiintaa
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 10 ай бұрын
@@apdicazaanyo1333qaraaar baa ku haayo waa ka xunthy hormarkaa hawiye
@ruqiyomuqtarcali7170
@ruqiyomuqtarcali7170 10 ай бұрын
​@@apdicazaanyo1333 😂😂😂 oo ma futo cadayhy xarood
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 10 ай бұрын
​@@apdicazaanyo1333 hhhhhh idinkana cudur hawiya la yiraah baa idinku dhacay alle uun baana wax idin qaban kara ee alle ha idin caafiyo wll
@nuurkuulow2974
@nuurkuulow2974 9 ай бұрын
Abdalla jamal wlhi dadka argosata wax kama yaqanan yurub wlhi qaali bey ka tahay o wlhi an anba yurub ku cunay somali kuman cuni jirin waliba anigo rer Muqdisho ah Lagend is dhaxgal bulusho ayaad wada keep going libaax
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 10 ай бұрын
Wewe Wadanka Raaxo way taala qofkii Fahma wlhi ❤️❤️ee fikrad la imaada kal & laab ayu u raaxaysanaya cunto fresh ah dad wada faraxsan hawo fresh ah Woow it’s really amazing qurbaha allow naga soo gaadh 😂🤒 Raaxaysta guy’s Thank you Abdale Jamaal 🫡
@AbdirahmanNuur-g8z
@AbdirahmanNuur-g8z 10 ай бұрын
Abdale Jamal best KZbinr role model itahay sp ❤
@Adamshow2665
@Adamshow2665 10 ай бұрын
The best comedian qawdhan 😂❤
@Libaaxa.Africa
@Libaaxa.Africa 10 ай бұрын
Waa muuqaal quruxbadan kolay waxa noo dhiman 20 second 😊
@DrsfardowsoAli
@DrsfardowsoAli 10 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💚❤🩵🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Asia-z2f
@Asia-z2f 9 ай бұрын
waa kuu taaganaahay eeboow. Mahadsanid inaad barto umada nimcada taal wadankeena
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 ай бұрын
intTa dawaneyso Muqalkan AYAKOO CAAFIMAAD QABAAN WAAN IDIN SALAAMAY 👋 INTA KA HESHAY video gaan❤️☺️ Habeen wngsan ❤ Team Qalbi is NO EASY ‼️😁❤️
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 10 ай бұрын
Walaal soodhawaada magaalamadaxdii soomaalya muqdisho. Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow xamar aamiin 🎉🎉
@nadiiracismaan-u2x
@nadiiracismaan-u2x 9 ай бұрын
Cabdale jamal is not easy ❤❤❤
@abdiweliibrahim4390
@abdiweliibrahim4390 10 ай бұрын
Waa fududahay hapy maxaa nin ajanabi ka afka wax ugugalin
@suhanabea124
@suhanabea124 10 ай бұрын
Abdala Jamaal 1m kurajena❤
@cubaydhusen4669
@cubaydhusen4669 10 ай бұрын
Hadaa nahay reer moqdisho wuu uqalma abdala wana garasinayna🫡💪
@sm.5191
@sm.5191 9 ай бұрын
waa taan ugu qalisan wadanka aa jogo wlhi argosto😂 magac waa taliani😂aa la dhaha argoosto Mahane waa na madalisen thanks❤❤❤horay usocodah
@ifraaxcabdi8391
@ifraaxcabdi8391 10 ай бұрын
Xeebto liido Mar uun wan tagi inshallh . Abdalle Jamal abdalla in the Building ♥️.keep going. Indeeeer
@quenazuu6580
@quenazuu6580 10 ай бұрын
I love my country Somalia 🇸🇴
@dheereyechannel
@dheereyechannel 10 ай бұрын
Two legends always abdale Jamal and qawdhan another's levels best sea food's 😍👍💯⌛❤😊
@mowliidmayle6968
@mowliidmayle6968 10 ай бұрын
Sxn kan kalena magaciis
@hibaqhasan
@hibaqhasan 10 ай бұрын
Masha allah beautiful Muqdisho❤💐🌺
@susumohamed7293
@susumohamed7293 10 ай бұрын
Happy she's good person ❤❤
@Inaineciyaaroge
@Inaineciyaaroge 10 ай бұрын
Wow waraa qofki uhoreyay ee muqalka sogadho gabadh reer hargeisa 😅
@yuusufmacalin8666
@yuusufmacalin8666 10 ай бұрын
Wooow hampalyo 😂 waxa ku guuleysatay 1 aargoosato ah From muqdisho cadey ❤
@siadabdulahi2822
@siadabdulahi2822 10 ай бұрын
Reer hargeisa meel kastooy hogaan wa another level dad ilahay afsoomli kumanaystay
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 10 ай бұрын
600k only 45k ayaa ka hadhay ula dhaqsada asxbta ka badan buu u qalmaa runtii 😊🎉❤
@fartuungeedi37
@fartuungeedi37 10 ай бұрын
Abdall keep going waa loo baahan yahay bulsho is dhex gasha, we all bro and sis. Enjoy the kaluun ka cijiyaha leh 😂😂😂
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 9 ай бұрын
Weligey niyadeyda kuma so dhicin aar goosata la cunaa lkn ugu deunbey. Waan ogadey 😂
@GraceCohen304
@GraceCohen304 9 ай бұрын
Loved this vlog ❤️
@munamooge6506
@munamooge6506 6 ай бұрын
Ciyaal gobal see wax yesheen😅
@MunaAhmed-y6e
@MunaAhmed-y6e 10 ай бұрын
Video.yada.noocana.noosobadi.❤❤wll.cjc🎉.vedio.dhaliyarada.wraysigooda.ukhaasa.noosodub.wllo.ado.mahsan.magacyadadoda.waxarabe😂😂
@filsanfouad4803
@filsanfouad4803 10 ай бұрын
Yab badana reer mugdisho. Magacan sidan wali man maqlin .from 🇩🇯
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 5 ай бұрын
Laqabso😅😂😂😂
@cawoludfa8962
@cawoludfa8962 10 ай бұрын
I wish I was there yum yum 😊
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 10 ай бұрын
One million come soon
@mohamedabdullahishire7660
@mohamedabdullahishire7660 10 ай бұрын
Hada ko hor 2018 ayaan tagey Hargeysa waxan xirnaa hal maalin Waxa leygu xirane wa waan ka shakinay muhiimadu wa walalehen rer waqooyi markan dhulkooda tagno wa Xiraan ama wey nasoo tarxiilan halka anagu aan madaxa saarano
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 10 ай бұрын
Women
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 10 ай бұрын
Waa aargoosato xayawaanada oo shaarubo leh😂😂😂😂😂😂qowdhan umadeena maaha ❤😂😂😂😂😂😂😂
@esraaa2238
@esraaa2238 10 ай бұрын
Qowdhan ninkas wan tagera funny wye😂😂😂😂
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss 7 ай бұрын
Masha Allah ❣️🙏
@Modocumentation
@Modocumentation 9 ай бұрын
Everything is going well and I hope you had best time in liido Beach 🏖. Shout out from kampala bro 10:20
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 10 ай бұрын
War rer gobolyahow raaxestaa casimadii dalkaa jogtaanee❤❤
@CabdiCabdicasiis-rq4ot
@CabdiCabdicasiis-rq4ot 10 ай бұрын
Kk😂reer magaalnimada qado
@Sarito5
@Sarito5 10 ай бұрын
Aduunyo wataa reer hargysi markey reer gobol noqdeen marka la idhaa weyi aduun aabihii wasey beynu joognaa😅
@Arawelomer
@Arawelomer 9 ай бұрын
Marka hargeisa gobol noqoto yaa casimada Naa nagala mermer naacnimda niyow
@ahmedkafi9864
@ahmedkafi9864 9 ай бұрын
Lobster miyeey tuureen 🥲🥲🥲
@MohamedIsmail-ro6ok
@MohamedIsmail-ro6ok 10 ай бұрын
Waa laga qurxbanahaya in inani rag dhexdii ka dhex qososho
@casrifarhan2637
@casrifarhan2637 10 ай бұрын
Salax sanaag soo qabo please abowe
@alcamuudishow6050
@alcamuudishow6050 10 ай бұрын
Cabdalee jamaaloow sxb waanu ku taageernaa Burco oo guuraysa weeye niyaw Qawdhan ka daa Muuqaalada Wuu sheeko Xunyahag walaahah qaylo, Qof aan waligii safrin , ciyaale ,sheeko xun intaasba wuu koobsaday
@ShamheerCabdisiyaad
@ShamheerCabdisiyaad 10 ай бұрын
Abdala jamaal legend ❤
@shugriabdi7525
@shugriabdi7525 10 ай бұрын
Abadle jamal tageero wayn bro one love ❤😊 gulyso
@IsmahanIbra
@IsmahanIbra 10 ай бұрын
The best person qowdhan❤
@riyaksharif2520
@riyaksharif2520 9 ай бұрын
Mash allha ❤❤️
@DrAnisa-y5u
@DrAnisa-y5u 10 ай бұрын
😂😂😂 legendkaan reer xamar ka wa iga qosliyay
@NaimaAbubakar-c5d
@NaimaAbubakar-c5d 9 ай бұрын
Wle mnta igu horeyse you tupe kaga wana ku sare ❤️
@halimahussein2000
@halimahussein2000 9 ай бұрын
maansha alaah muqdisho beautiful city ❤❤❤
@FardowsaYusuf-e7e
@FardowsaYusuf-e7e 10 ай бұрын
Keep going abowe welcome to mogdisho
@zariza897
@zariza897 10 ай бұрын
Reer muqdisho wa imtixaan yaryar
@NimcoSaleebaan-mv1bz
@NimcoSaleebaan-mv1bz 10 ай бұрын
Waa nuuxiisnay fidhyowdaa wllo❤❤❤❤
@AbdifataxYare1140
@AbdifataxYare1140 10 ай бұрын
Naaa iga daaa ilahaaaga hadaaa taqaano kulaha maame 😂😂😂😂😂
@naseebabdalle4631
@naseebabdalle4631 9 ай бұрын
Dalkaygow❤❤ so emotional
@Inasaid56336
@Inasaid56336 10 ай бұрын
Somali wali waaa dad reer badie Ah
@luxurylifStyl3
@luxurylifStyl3 10 ай бұрын
HADAAN NAHAY DHALINTA #SOMALILAND Waxba Nagama Galin Mashruucyada Siyaasiyiintu Isku Hayaan Anagu Waxaanu Jecelnahay Inaan Aragno Dhalinta Muqdisho Oo Faraxsan Magaaladooduna Amni Tahay
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 10 ай бұрын
Abdala jamaal abdala Nin an taageero runtii guulayso sxp qali🎉🎉😊😊❤❤
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 10 ай бұрын
tan yari awel so dhulbante may ahayn Goodmayes reer xamarooday yaab from burco
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi 10 ай бұрын
hanaga watan maba rabneee from xamar😅🤣🤣🤣
@faadumomaxamed8087
@faadumomaxamed8087 10 ай бұрын
Qofku meshuu ku dhashay tiriyaa
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi 10 ай бұрын
@@faadumomaxamed8087 kuma dhalane wee imate lee
@sofiaomar3202
@sofiaomar3202 10 ай бұрын
shariiryo😂😂😂😂😂😂asal somallilads❤
@Na_M75
@Na_M75 9 ай бұрын
Xaliimo mijo baasto ayaan arkaya VAR😂😂😂😂😂😂😂
@RahmaXabiib-dp3xo
@RahmaXabiib-dp3xo 10 ай бұрын
Abdalaha 1m coming soon ❤
@ApdikhadarMohamed212
@ApdikhadarMohamed212 10 ай бұрын
Abadale jamal nin wayn hore usoco
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 9 ай бұрын
First yutuber aan taageero ❤coming son 600
@kawsarcabdi4068
@kawsarcabdi4068 10 ай бұрын
Iduceeya walalayal muraban Lahayay🤲🏽😰
@anz3685
@anz3685 10 ай бұрын
Cabdala jamaal cilaalkaas muuqaal ka soo samee plz 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Sara7-d1z
@Sara7-d1z 10 ай бұрын
Abdala Jamal Abdala you like to my City Somalia. I born to Somalia. I come from Somaliland. My bro I like you. Now I like to U.S.A. in the Nashville Tennessee. Have a nice day. Insha Allah I visite to Somaliland. I hope to see you. INSHAALLAH AMIIN ALLAH AMIIN AMIIN YAA RAB BYE.
@somalimaxamed3874
@somalimaxamed3874 9 ай бұрын
Qawdhan waa balaayo wllHi waa snake shaaribo leh kulahaa😂😂😂
@axmedaxmedmaxamuud
@axmedaxmedmaxamuud 10 ай бұрын
Cabdale jamal wan kusalmaya kalaiyo laba❤
@Suhaybyare631
@Suhaybyare631 9 ай бұрын
Abdala jamal iyo qawdhan adban usalamaya❤❤❤❤
@thedanishparkourmarstersl3721
@thedanishparkourmarstersl3721 9 ай бұрын
kuwan intet ku nolayen cunto xata ma yaqanin isdilo iyo iney cayan umad
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 10 ай бұрын
Abdalla Jamaal in the building one of the best KZbinrs in Somalia coming soon 600K wllky 🏢 🥰🥰
@AhmethMouze
@AhmethMouze 10 ай бұрын
Soomali ayuu KZbinr u yahaye lkn somalia umaha kala saar dal io dad 😂
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 10 ай бұрын
Waw abdalla jamaal ilen youtube kiisa 500 kor udhaafay wlh ma umaleyneynin kwrn war ninka wu.tagay😂😂😂😂
@naruurab1114
@naruurab1114 10 ай бұрын
Somaliyee xeebta Africa ugu dheer ayaan leenahay iyo Sea food waa BAHAL sidee isku qabataan 😮
@Nkpunk-w8x
@Nkpunk-w8x 10 ай бұрын
We have been waiting you so long to post a video abdala finally it's here ❤ but we ask you to post at least 4 video per week if you can please
@amiiramohamed165
@amiiramohamed165 9 ай бұрын
Cabdalle way ka waaleen magacyo qararaca
@zahradahir2811
@zahradahir2811 10 ай бұрын
Abdale waan ku salamay
@abdurazaktahir4172
@abdurazaktahir4172 10 ай бұрын
KKKKK qawdhan waleee waa qosol .....Ma walaahibaa ayay kaga dhagtay kkk walaal hadaad isaniftay anaa halkaa iska tuurayee iga daa wll ...kulahaa kkkkk
@MoDhaqane
@MoDhaqane 10 ай бұрын
Hadad Meelaha qaar aad joogilaheyden 3bilood oo xariga cunadaas waa qaali ascaabey
@alihanash9829
@alihanash9829 10 ай бұрын
Aargosato,laangus ama lobster somaliya waa hore iigu dambaysay
@milgosare3448
@milgosare3448 10 ай бұрын
Abdalla Jamaal 👏👏💯Kusoo dhawow Caasimadii Dalka Hooyo Mogdisho Waxaad kawanaagsan tahay Rag Uu Kamid yahay Qays Qayser oo aan Mogdisho Cag Sodhigin
@murtimaalmedia4115
@murtimaalmedia4115 10 ай бұрын
Wuu tagay zxp Qayz qaysar moqdisho sanad ka hor
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 10 ай бұрын
Qaays wu tagay muqdisho wakan 😅😅kzbin.info/www/bejne/hIGwcoNnd92lkLssi=droRnuRazU5J778c
@XamdaCiise-kv7zn
@XamdaCiise-kv7zn 10 ай бұрын
Maame wizwizkii oo qofa😂😂
@najmanayruus1942
@najmanayruus1942 9 ай бұрын
😂wlhi wiilkan yarka waku qoslay ku isdaba dhiigay hhhhhh
@OmaDeka-g1u
@OmaDeka-g1u 10 ай бұрын
Kkkkk waxan qucunin bawalcuna Huino👍❤️❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯
@IfrahOmar-gu9ec
@IfrahOmar-gu9ec 10 ай бұрын
Sobadi muqalka inaba cdi mhn wlhi ❤❤❤❤
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 10 ай бұрын
Hawiye land muqdisho so beautiful mashallah
@caaliyoabdikadir4366
@caaliyoabdikadir4366 10 ай бұрын
Qowdhan Kaxda Keena plz😁❤️
@Hooyo98
@Hooyo98 10 ай бұрын
Welcome caasimada. Owlaatul caasimah.
@Nkpunk-w8x
@Nkpunk-w8x 10 ай бұрын
Bcz we like your videos alot ❤❤
@varthuzali7998
@varthuzali7998 10 ай бұрын
Legend❤😊
@Young34barista
@Young34barista 10 ай бұрын
Sea food is The best food 😊
@nocapnobs7845
@nocapnobs7845 10 ай бұрын
I haven't seen Somalia since I was 8 years old.
@Sucdi-ng2fd
@Sucdi-ng2fd 8 ай бұрын
Aar goosato shaarba leh😂😂
@alimahamed2663
@alimahamed2663 10 ай бұрын
Waaaw wan uxiisay
@abdiazizosman7884
@abdiazizosman7884 10 ай бұрын
cabdalow muqdisho waad ku waalan doontaa saxiib
@FartuunBashiir-k3y
@FartuunBashiir-k3y 9 ай бұрын
M.A quruxda io Nimcada waddankeena aan ku faano
@JamalharunJamalharun
@JamalharunJamalharun 10 ай бұрын
Aar gosatadu waa kacsi miidhan iska ilaliya
@Shidaneeglan
@Shidaneeglan 10 ай бұрын
Alow dhulkena nobarakey ❤
@Aniisa-o2i
@Aniisa-o2i 10 ай бұрын
Wallhi qawdhan hadalkiisa ku qoslaa😂😂😂
@ubahsiyad6810
@ubahsiyad6810 9 ай бұрын
Rer muqdisho aan ahay waxan mogahay 10 sano hada kenya aan imaday Muqdisho’ tag waa leygu kari wayay wan kacabsana
@akrampubg2987
@akrampubg2987 9 ай бұрын
YANYURTA MAXAA WAAYE😂
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 10 ай бұрын
Ma sha alla abdala jamaal iyo asxabta ta ba iyo happy ahmed ❤❤❤👍
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 9 ай бұрын
magacaa fiican ayabu leeye maxa culeysiyey
MUQDISHO STREET FOOD
12:56
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 236 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY ?
13:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 183 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,9 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 78 МЛН
MUQDISHO NIGHT LIFE AND MUUFO MACAAN
11:56
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 237 М.
GURIGA UGU RAQIISAN || MALAYSIA || THE CHEAPEST HOUSE IN MALAYSIA 
15:06
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
DEEQSI MAN
Рет қаралды 202 М.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 193 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY…..? QOSOLKI ADUUNKA
19:47
Munir Obsiye
Рет қаралды 291 М.
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 258 М.
10$ MAXAY MUQDISHO KAAGA JARAYSA IYO CUNTOOYINKA WADADA  ( STREET FOOD )
9:10
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 270 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY ?
19:31
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 420 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН