1 MINUTE MAXAAD KU QAADAN KARTAA ?

  Рет қаралды 148,552

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Күн бұрын

Special thanks
Gob store 🛍️

Пікірлер: 409
@Bureeqo-c2r
@Bureeqo-c2r 9 ай бұрын
Ragganimada lagu sheegayaba wa adoo xasuusta naftaada horteed masuulka cida ka tahay khasatan gabdhahaaga. Masha Allah Tabarallah Qowdhan Rabbe Swt haku barakeeyo reerkaaga mana nasiib xumid xashalilah bravo👏
@sadoali8138
@sadoali8138 9 ай бұрын
Haa wlhii wan ku farxay
@munaabdirahmaan6214
@munaabdirahmaan6214 9 ай бұрын
Qoodhan ayaa ugu shidnaa xaaskiisa iyo gabdhiisa ayuu kabilaawey, waa Abo sharafleh 💗💗
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 9 ай бұрын
Mash'Allah qawdhan wuxu muujiyay aabonimadii iyo masuuliyadii reerkiisa oo dhan 😢
@MUBAARIGBULSHAAWI
@MUBAARIGBULSHAAWI 9 ай бұрын
ADNA WAAAN MUUJIYA😂
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 9 ай бұрын
Kasha ugu dhar qurxoon lkn Qawdhanbaa kawataa sababto Aabenimo iyo sawj wngsn oo kafekarayo reerkisa waaye Allaha kuxafido reerkada wll Qawdhan🤲🤲🤲
@luckyothman5630
@luckyothman5630 9 ай бұрын
Qawdhan waa fariid reerkiisi buu ka fikiryaaa aabo wanagsan ❤❤❤❤❤
@ibraahinibraahin-yl4lj
@ibraahinibraahin-yl4lj 9 ай бұрын
Wllhi waa run
@ismahansafiya
@ismahansafiya 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 9 ай бұрын
Wllhi qosolka iga dhamaaday😂😂4 legends qawdhan waa nin wanaagsan masha allah oo xaaskiisa iyo caruurtiisa ka fikiraya alle hakuu daayo❤
@maxamedcabdi580
@maxamedcabdi580 9 ай бұрын
@nastehoadan3147
@nastehoadan3147 9 ай бұрын
Ninrageedka lasheegaba waa qodhan oo kale masha alaah 👏👏
@Abdirizak_kaawiyada
@Abdirizak_kaawiyada 9 ай бұрын
Qowdhan wllhy waa legend ninkaasi ilaahay hakuu daayo reerkaga iyo ubadkaga libaax labo maaha legend legend hore usoco wllky kudadaal horumarkaga iskadaa vedioyada Maalaa yacniga ah yayna Kula dheeraan ❤❤
@fatmamohammed1436
@fatmamohammed1436 9 ай бұрын
Reerkan waxan ku jecelahay xaskoda iyo carurtoda waxa waliba wey ka horeysiyan alx aniga aya u dhaxay alx wa daad fican❤
@Madridista686
@Madridista686 9 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@zawzanhappy5892
@zawzanhappy5892 9 ай бұрын
Masha Allah qawdhan Allah ha ku xifdiyo reerkaga Allah ha iskukin sakhiro 😊
@AhmedGuedi-uw2is
@AhmedGuedi-uw2is 9 ай бұрын
Xadari ayaa maherad kiciiye dharkii barivla ibin lahaaye zxp ka soo ceeli
@HoodofaysalHoodo
@HoodofaysalHoodo 6 ай бұрын
Rabiyow isku kiin xafid mawliid iyo reerkisa naftaada waxa ka horeesa ta gabadhada iyo ubadkaaga❤❤❤❤
@Arawelomer
@Arawelomer 9 ай бұрын
Xulashada wa cabdilahi kashka Xadari laftarkiisu wax bu boobey😂 Lkn mowliid Qowdhan waa Aabo wngsn mashllah isaga ugu fiicna
@deeqacabdirahmaan6902
@deeqacabdirahmaan6902 9 ай бұрын
Amigu mawliid baan wadaa waayo waa aabe uun❤
@LathanOmer
@LathanOmer 9 ай бұрын
Xadaari geesi ayaa ugu orod fiicnaa❤❤
@radwayar9182
@radwayar9182 9 ай бұрын
Abtiyo cabdale jamaal cabdale ibraahim taagerahaaga kowbaad baan ahay muqaal markaad soo dhigto saan ugu jeclahay iguna farxo sharaf iyo karaamo kunolow abti come soon 6k
@nasrafaarah7876
@nasrafaarah7876 9 ай бұрын
mawliid baa ugu fiicn nin xaaskiisa iyo ilmihisa ka fikiraya
@Zayna-b8b
@Zayna-b8b 9 ай бұрын
Qawdhan baa ugu fcnaa nin ilmihisa iyo gabadhiisa ka fikiray weeye ilaahay ha u xifdiyeee
@moajaama5459
@moajaama5459 9 ай бұрын
Abdala Jamaal In the house always the legend ✊🏿
@jiingadboy
@jiingadboy 9 ай бұрын
Mowliid qowdhan waa lagend funny waayo😅
@Muztaphemuktar1
@Muztaphemuktar1 9 ай бұрын
Mawliid qowdhan wa funny wlhi😂😂❤
@safiyadheman4099
@safiyadheman4099 9 ай бұрын
Cabdala and qawdhan and kashka and xadaari keep going 600k comin soon inshallah
@xabiibalbi4836
@xabiibalbi4836 8 ай бұрын
Ilahow cid naga fikirta hano wayin walahi indhaha i lilmeeyey xoga markan arkay wiilkan xaskisa iyo ilmihisa ka fikiray wakhtiga koban e u haystay. MashaAllah ❤️❤️
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 ай бұрын
Xaskiisa iyo baby giisa ayuu u adeegay masha Allah. Wiilka kalana hooya macaan ma uusan iloobin. Xafidakumu Allah jamiican ❤️ 🙏
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 9 ай бұрын
Ma shaa Allah meesha mowlid Ayaan tageray siduu uga dadalaya gabadhii sa iyo xajiyada 🎉❤🏆mowli10/10 kaska 7/10 Xadaari 6/10
@hayutiomar722
@hayutiomar722 9 ай бұрын
Qawdhan waaa qosol socda❤
@neimaismail9334
@neimaismail9334 9 ай бұрын
Qowdhan one❤ Abdallah jamalow Qowdhan wa masuul from duriyada Djibouti
@hothen777
@hothen777 9 ай бұрын
Qawdhan yaan wata waa nin rerkisa ka fikiraya god job bro👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@HaalaMaxamed-nz4dc
@HaalaMaxamed-nz4dc 9 ай бұрын
Abdale Jamal 700k insha aalah
@IsraXiis-r4c
@IsraXiis-r4c 9 ай бұрын
Cabdala jamaal maleeday inan aad lashekesto taas IGA Soo jawaab 😢❤
@ifraaxcabdi8391
@ifraaxcabdi8391 9 ай бұрын
ALa Beerka😂 Qawdhan Dhaxamihi ba soo dhawady Kulha😅
@AbdifatahAbdullahi-ls7vv
@AbdifatahAbdullahi-ls7vv 9 ай бұрын
Legend apdale jamal keep going pro
@zultantube
@zultantube 9 ай бұрын
Walaahi Cabdallow Bro aniga Oo halkaas jooga ayuunbaan garan lahaa😂😂😂😂😂😂😂 One love
@MustaqiinDhawrsan-or8yu
@MustaqiinDhawrsan-or8yu 9 ай бұрын
Mzha allh qawdhan geesi aan la wada haysan reerkisa sidu uga firirayo wax la siista jirinba ❤
@RahmaahmedabdillahiRahmaahmed
@RahmaahmedabdillahiRahmaahmed 6 ай бұрын
Mashallah wallesheysha qaliga❤
@amiirabile2221
@amiirabile2221 9 ай бұрын
Cabdale jamal hore usoco wll wnku tagera video aad ledahay ima dhafo wlhi ❤🎉
@MomtasOmar
@MomtasOmar 9 ай бұрын
Talow tiii hodan may leegtahy tani waa gabadhiisi hodan wlhi qawdhan waa funny 😂😂😂😂😂
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 9 ай бұрын
😂
@badrasulieman8523
@badrasulieman8523 9 ай бұрын
Mnshalh qawdhan youtube ha furto wlhy meeshu jooga waa funny waa nin wangsn xaaskisa babyga so socda ayu ka fikaryey
@MUBAARIGBULSHAAWI
@MUBAARIGBULSHAAWI 9 ай бұрын
❤❤❤
@MohamedOmar-h5y
@MohamedOmar-h5y 9 ай бұрын
Abdale Jamaal Waan idin salaamayaa reer London ahay hargeisa joogaa inaan kula kulmo hecelay
@PRO_animations-z5l
@PRO_animations-z5l 9 ай бұрын
Xadaari xadaari weyi 😂 nice movement 👌 xadri
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 9 ай бұрын
Asc asxaapta frist one comment 😅youtubkyga isoo bookhda asxaapeey ❤
@iqroali7019
@iqroali7019 9 ай бұрын
Wll geeeeesi reer somaliland vijva viiva hargeysa❤
@IlyaasAxmad-qi7bk
@IlyaasAxmad-qi7bk 9 ай бұрын
legend abdle jamaal abdle imraahim waan wataa inkaas saalan sare ayaan kuleeyahay bro
@faadumomahamed9725
@faadumomahamed9725 9 ай бұрын
Mowlied qawdhn legend WLaHie funny aya udheer😂😂
@ismailmalin-y1b
@ismailmalin-y1b 9 ай бұрын
Walaalow nabar sida loo noqdo youtuber dhemestirn waxan aragnay qaysqaysa adigow kucazuuman youtubkiisa Nabar kabtan cabdala
@xaawoluul265
@xaawoluul265 9 ай бұрын
Qowdhan waa aabe wanaagsan wllhi nafsadiisa kamuu fekerin lkn caruurtuusa uu ka fekeray m.a
@AbasAqil411
@AbasAqil411 9 ай бұрын
Hargeysa ❤❤❤❤
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 9 ай бұрын
WAAR SIDANI WAA ARAD BAX CAADI AH WAAR IDINKU HEYSU SAMEYNINEE SHACABKA U SAMEEYE, DUNIDA KZbinRSKU SHACABKA AYEY USAMEYAN BARNAMIJYADAN OKLE,THNKS.
@deeqacali_23
@deeqacali_23 9 ай бұрын
Ala qosol badana 😂😂😂kuli waa doq fican yihiin lkn Mawliid kahela family kisu kafakara❤🎉
@hassanali-jm7if
@hassanali-jm7if 9 ай бұрын
I AM FORM DJIBOUTI I LOVE ABDALA JAMAAL IS LEGEND❤❤
@Hibaaqibrahim23
@Hibaaqibrahim23 9 ай бұрын
Apti lasoo dhakhso barnaamijyadan xiisaha pdn oo apdate noqo dee❤😂
@XARiiRBOY
@XARiiRBOY 9 ай бұрын
Mnsha Allah keep going the Legend of Legend abdala Jamaal
@FaatushAlii-ih8vl
@FaatushAlii-ih8vl 9 ай бұрын
Miwliid Qowdhan rerkisu u adegy illhy ha barakeyo🎉
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 9 ай бұрын
Mshaa alhaa tabarakalhaa intu gurigi said ka fakarayey ayuu is ilaawy Mshaa alhaa ilhy ha ku daayo rerkaaga❤❤🎉🎉🎉🎉
@anwarshacali76
@anwarshacali76 9 ай бұрын
Ku sali nabi maxmed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CcasiisMaxamed-z3h
@CcasiisMaxamed-z3h 9 ай бұрын
Masha allah wllo cabdala James ❤❤❤❤❤
@sucaadacabdi
@sucaadacabdi 9 ай бұрын
Masha.alaah.kashka
@noloshaislaamka
@noloshaislaamka 9 ай бұрын
man of the match waa xadaari❤😂
@mubaarigcaydiid6393
@mubaarigcaydiid6393 9 ай бұрын
You tuber ayaan noqonaya insha allh❤
@nimcohodan2251
@nimcohodan2251 9 ай бұрын
Xadari isn't easy ❤
@NajaxMaxamudJamac
@NajaxMaxamudJamac 9 ай бұрын
Man shallh .hore. usoco wllo
@MunaAhmed-y6e
@MunaAhmed-y6e 9 ай бұрын
Masha.alah.qowdhan.❤
@MuwaahibCabdirisaaq_ds9ye
@MuwaahibCabdirisaaq_ds9ye 9 ай бұрын
Wllhi waan idin jeclahay nolaada ❤
@hanadali6155
@hanadali6155 6 ай бұрын
Walhi qowdhan waa nin rag ah. Abdalow sxb. Hal maalin shopping fiican ugu samee caruurta qowdhan. Inta igu raacsan liketa saara si loogu gado
@Hiponura-v4w
@Hiponura-v4w 9 ай бұрын
Wlo cabdale jamaal horta marka hore wan ku salamayaa waxan ku waydiinayaa nikii caydaruus meeya paLiis iga soo jawaab wlo mcn wan ku tageeraa ee magacaa io muuqaa hajiro nolasha wx kudhiba alle ku masuso farxa ku noolwo ❤🥰💯
@wahib64
@wahib64 9 ай бұрын
Abdala Jamal wallah wa legendary ❤
@Ezradiiriye7127
@Ezradiiriye7127 9 ай бұрын
Xadaari ❤😂
@khadijamaxamed5420
@khadijamaxamed5420 9 ай бұрын
Qawdhan xadaari kashaka wlhi waa fani😂😂😂
@Nagadabdi-rs4hy
@Nagadabdi-rs4hy 9 ай бұрын
Cabdale pelease noo so sameeee qaybti hablaha waxaana ka soo dhigtaaaa :asma mLApo io muuna io najma yaah game ka dambe
@Ayeshahasan315
@Ayeshahasan315 9 ай бұрын
Aniga ugu horeya yes 🎉🎉🎉 reply please
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 9 ай бұрын
😊
@AyubIbrahim-c6u
@AyubIbrahim-c6u 9 ай бұрын
​@@shayma-yarofficial3571❤❤❤❤😂
@najmiita143
@najmiita143 9 ай бұрын
Cabdalla jamal zxp horey usoco ❤
@Khaliiid212
@Khaliiid212 9 ай бұрын
Another banger from Abdala jamal🤝
@LovelyAutoRace-qx3qx
@LovelyAutoRace-qx3qx 6 ай бұрын
Wllhy marka runta ilAAHAY CABDULAAHI KASHKA SAX MAAHOO
@cabdrahman
@cabdrahman 9 ай бұрын
Abdala jamaal abdala ibraahim nolow wlll🎉
@NimcoAli-wn7os
@NimcoAli-wn7os 9 ай бұрын
Ma sugikaraabaa😂😂😂 anoo sadexdii ugu qosolka badanaa arkaya kashka iyo qowdhan iyi maami❤❤❤❤
@aaminamuuse3646
@aaminamuuse3646 9 ай бұрын
Meheradaba waan raran lahaa wllhi😂😂😂
@MssSuuro-hr8cd
@MssSuuro-hr8cd 9 ай бұрын
Abdala jamaal wllo wan ku jeclhy 😢❤
@hodanabdirizak53
@hodanabdirizak53 9 ай бұрын
Abadalla jamaal 🫡
@Inaineciyaaroge
@Inaineciyaaroge 9 ай бұрын
Ani wxn dhihi laha qawdhan sababto eh rerkisu kafikiry😊
@Monazri
@Monazri 9 ай бұрын
Qowdhan is namber one broh xadaari huudhaydh gee isaga sxb xagaa ayuu ka dhargayaa kuwii ka waawaynaa ha soo qateee😂
@NajaadNaasiba
@NajaadNaasiba 9 ай бұрын
Kashkaa ugu dookh fiican kumuu saqajaaminba meesha in qurux badana wuu qaatay😂
@ilwadmahamoudismail
@ilwadmahamoudismail 9 ай бұрын
Qawdhan is not easy keep going😂👏
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 8 ай бұрын
Qawudhan Manshllh aabo wanagsan❤❤❤❤❤❤❤
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq 9 ай бұрын
Cabdalle jamal hore usoco prather ❤
@foozia426
@foozia426 9 ай бұрын
Maasha allaah hargeysa hadhwanaag ❤
@ugbadcabdi5174
@ugbadcabdi5174 9 ай бұрын
Abadla alle haku sharfo
@Firdaus-f8q
@Firdaus-f8q 9 ай бұрын
Masha Allah
@ApdirizakMohamed-xp9ez
@ApdirizakMohamed-xp9ez 9 ай бұрын
Qawdhan iyo xadaari
@Amiinadam10
@Amiinadam10 9 ай бұрын
Sidan waxa ka fiicanan lahyd aragtidayda inuu dadka masaakiinta ee magalada jooga inuu ku caawin laha dhar ama wixii u faido u leh wayo dharkan qarash ahaan marka laysku dar daro way badan tahy balse masakin badan way ka farxin lahyd 😢
@Prettyxanna44
@Prettyxanna44 9 ай бұрын
Mashalah qawdhan🎉
@Zuhayp_____lionS
@Zuhayp_____lionS 8 ай бұрын
xadaari geesi ugu dhar fiicn wax yar yar jag jaagiig so qatay
@XamdaCiise-kv7zn
@XamdaCiise-kv7zn 9 ай бұрын
Xadaari 🎉
@abdicade7691
@abdicade7691 9 ай бұрын
Xadaari waa qolama wuu ceebeeyay reerkoda dabo ka warwar ayuu qabaa alla waxay arad la'aan haysay
@NimcoFarax-un5jg
@NimcoFarax-un5jg 9 ай бұрын
Cabdulahi kashaka ❤
@Borsalino_538
@Borsalino_538 9 ай бұрын
Hayaay weligeey maan arag qof abdigiisa nigis ku cabirayaa😂😂😂😂
@DiasChoukri
@DiasChoukri 5 ай бұрын
wan ku tagera hadan reer jabuti ahay abdallahhh
@FaraxAhmed420
@FaraxAhmed420 9 ай бұрын
Cabdulahi aya ugo duuqa fcn
@nimcaanaxmed5059
@nimcaanaxmed5059 9 ай бұрын
Cabdale jamaal cabdilaahi cabdale🤍🤴🙌
@fihiimacabdi6980
@fihiimacabdi6980 6 ай бұрын
Wllhi ninka qosal darteede calooshu ii xanuuntati waa qawdhan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@DeeqaYaasiin-e6u
@DeeqaYaasiin-e6u 9 ай бұрын
Xadaaari is not easy 😂😂😂😂 oradka saxiibki dabadhuub baa bray
SCHOOLKA ABDIKARIIN ALI SHAAH HEES OO HEL ABAL MARIN
15:55
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 20 М.
ABDULAHI KASHKA VS QAWDHAN CHALLAGE ADAG
13:58
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 117 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 39 МЛН
WALIGAA MA SAMAYSAY ? YES OR NO
16:33
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 116 М.
Kaalay || STREET FOOD IN HARGEISA
14:27
MR ALI 84
Рет қаралды 12 М.
CHALLENGE ADAG TAABO OO SHEEG KU GUULAYSO 100$
17:23
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 426 М.
Abdale Jamal Kaftan iyo Su’aal Adag
13:57
Ardaa Media
Рет қаралды 59 М.
TAABO OO SHEEG CHALLENG ADAG IYO XUJO
17:41
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 195 М.