Abdi & Jawahir

  Рет қаралды 228,591

Jabuuti TV

Jabuuti TV

16 жыл бұрын

waa run ee u sheeg
jawaahir iyo cabdi nuur
les salines ( djibouti )

Пікірлер: 87
@ahmedegueh7734
@ahmedegueh7734 5 жыл бұрын
WAA RUNE U SHEEG Dunidaba rankii 
Hoos lo ridyoo 
Biiggaa ka roon 
Raanida xardhane 
Iyadoo ragragan 
Oo ramad u dhalay 
Naagtii rayada 
Lagu raaraybaa 
Waa roobe raac 
Daba roorayoo Isku kay ruxdee Raxligii ergada Bal an kugu raree Reenka i hayaa Waa rune u sheeg 
Raqba waa rageed Reer waa ninkii Isagaa rogroga 
Gesstii u roon
Waagii ratigu 
Heeryada ridee Layliga racwiya Lagu raray walxaha Ma rakaadanoo Ma ragragan xaquye Been loo riyaaq Doqon raysay oo Roob yari u da ‘ay Lama raadiyee 
Taariikhda raac Eel raagiyo 
Geelaba ragaad 
Raafka ugu jiray Wuu soo ridaa 
Rucub midha leh oo 
Ragax laan arkoo 
Ranso baan lahaa 
Ramaqiyo ristee 
Rookoobayoo 
Boodhkaan raftee 
Raxligii ergada 
Bal an kugu raree 
Reenka I hayaa Waa rune u sheeg 
Ruux quustayoo 
Da ‘i riiqdayba 
Raagaw midkale 
kuu raawistee Rayskiyo nimcada 
Kama roorinoo 
Anba waan rabaa 
Raaxada ifkiyo 
Ruga lagu nastoon 
Raarta u galee 
Soo riix warkoo 
Adigon rajada 
Hoos iiga ridin 
Ii sheeg runtiyo 
Wixa kaa rasmiya Ereeyadii Abwaan Xasan Cilmi Diriye Laxankii Abdiraxman Ali xirsi
@waayalemedia7713
@waayalemedia7713 3 жыл бұрын
waad ku mahad san tahay sxp sida fiicanee aad iigu saxday erayada heestan oo in badan iga qaldanaayeen ilaa yarantaydii waan jeclaa heestan
@gamaleh33
@gamaleh33 3 жыл бұрын
Thanks bro indeed ereyada heestan
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo Жыл бұрын
Aad Baad ugu mahadsan tahay Sida wacan eed noola wadaagtey
@josh4424
@josh4424 9 ай бұрын
MERCI FRERE
@barkadchine1171
@barkadchine1171 8 ай бұрын
Abdi nour iyo jawahir Masha Allah
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto waa ereyadii Abtigay Abwaan Xasan cilmi diiriye. Abwaankii Mucjisada ahaa. Dhaxalkii suugaanta Soomaaliyeed ee uu katagay ayey heestani kamid ahayd.
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
Ilaahayoow muxuu murti noo reebay Xasan Cilmi, AHUN.
@suugaanyahan2704
@suugaanyahan2704 4 жыл бұрын
Dadka music ga wax ka yaqaan ..heestan waa heesaha tumidooda iyo qaadidooduba aad u adag tahay .. waayo waa very hard tempo .. that's why abdinour aan u idhaa waa tempist waliba heesaha ku xaragooda..heestan qof music ga tuma ama wax ka yaqaan ayaa adaygeeda iyo qiimaheeda fahmi kara .. waa Ereyadii Abwaan Xasan Cilmi Warfaa..Laxanki Abdirahman Ali Xirsi
@nuur3272
@nuur3272 4 жыл бұрын
This is the reason why i think Abdinuur is one of the 5 top Male singers of all Somalis. This song is very hard tempo and he is hitting every single note in perfection. Not he's only amazing singer but he's also great human being. My favorite 3 Male singers are Abdinuur, Ahmed mooge and Yasin Ahmed Digfeer. Inta dhimatay ILAAHAY ha u naxariisto.
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 2 жыл бұрын
Old is gold! Wagi heesahu naf lahayeen! Soul in the song, or soul music. Bravo à tout nos artistes.
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 5 жыл бұрын
Indertay iyo inderkay mansha allah axyaa samarooniya 😍😍😍❤❤
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
My habar-yartay & my abtigay: Jawahir aden cashuur iyo Abdi nour Allaleh xirsi. Salaan gopeed my abtiyaashay
@sayidcilmi4976
@sayidcilmi4976 3 жыл бұрын
@@sultanhufane1051 ❤❤❤✌✌✌❤❤❤❤we love u abti nolow
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
@@sayidcilmi4976 Allah ya khaliik abti
@abdirahamandirir2057
@abdirahamandirir2057 4 жыл бұрын
This is one of my songs and love it. and all so it's the old Somalian music Which is make sense to listen.
@user-ve3uw5bs9o
@user-ve3uw5bs9o 7 ай бұрын
En ce temps,Alaale dominait la chanson djiboutienne d'expression somaali!
@user-ve3uw5bs9o
@user-ve3uw5bs9o 7 ай бұрын
En ce temps,Alaale dominait la chanson djiboutienne d'expression somaalienne!
@abdourahmanmohamed7415
@abdourahmanmohamed7415 10 жыл бұрын
Belle prestation avec une belle epoque et des artistes hors pair!! Machallah Abdi iyo Jawahir....
@josh4424
@josh4424 9 ай бұрын
beau vieux temps l'ancien djibouti MA PATRIE AVEC DES ARTISTES LEGENDAIRES
@ahmedabdiismail6900
@ahmedabdiismail6900 3 жыл бұрын
mid ka mid ah fanaaniinta somalidu heesahooda aadka u jeceshay, Abdinur allale
@gamaleh33
@gamaleh33 11 жыл бұрын
One of the greatest song ever and ever
@dekaaliaden3488
@dekaaliaden3488 8 ай бұрын
Beautiful songs
@ing4638
@ing4638 14 жыл бұрын
waxaan ini leeyahay idinkoo mahad san waa laga qurux badan yahay in halkan qabiil lagu qoro dad gob ah baynu nahay hadaan rer borama nahay qabyalad laynaguma aqoon waana halkii fanku ka bilaabay cabdisilimoo iyo qadiija balwo alaha u naxariistee waxaan leeyahay dadkan maskaxda yarle inaad ka daysaan caadifada fanka aad ku hoos qoraysaan intaasan iniga codsanayaa umada somaliyed ee kalane raali ka ahaada baan ini leeyahay wa bilaahi tawfiiq
@samoreeb5772
@samoreeb5772 10 жыл бұрын
cabdinur and jawahir wa layaabay fanku djbouti hobala jira iga dheh
@rhubesh
@rhubesh 9 жыл бұрын
wow wow ! dunidaba rankii hoos loo ridyoo biiga ka roon raanida xardhan. waayo waayo iyo kooxdii gacan macaan.
@omarhadji6495
@omarhadji6495 11 жыл бұрын
waooow l un de meilleur chanteur que djibouti a pu avoir ,MAHADSANIDE CABDI NUUR
@user-eo7xx2vg9r
@user-eo7xx2vg9r 7 ай бұрын
Currecty no 5 all somalia
@aminelmi
@aminelmi 16 жыл бұрын
This is an amazing song. Thanks a lot!!!
@AhmedHassan-ol8pk
@AhmedHassan-ol8pk 2 жыл бұрын
Waaw waa hees xussuus fog igu leh waayo waayo iyo wakhti
@afiarte8318
@afiarte8318 3 жыл бұрын
hees topp ah weeye cabdinuur iyo jawaahir cashuuur
@hah7064
@hah7064 4 жыл бұрын
Maanshallaah fanaanad aad u qurux badan, midabka originalka ah iyo sanqaroorkaa idilay... kkkkk. Allah ha xafido, talow ma nooshahay fanaanadan xagay ku danbeysay.
@abdirazakhoussein5385
@abdirazakhoussein5385 7 ай бұрын
❤❤❤👍👍👍
@housseinfana5065
@housseinfana5065 6 жыл бұрын
Doqoon reysteyo Rob yari udahay tarikhida rac
@MrJamhuuri
@MrJamhuuri 13 жыл бұрын
woow gabadhaan maba aqoon macnihi hada kahorma arkin lakini she true singer cod amazing ayaey leedahay
@XuseenBaarri
@XuseenBaarri 8 жыл бұрын
#Jawaahir_Aadan_Caashuur waxay ku nooshahay #Magaalada Boorama gobolka Awdal. wakhti hore ayay fanka iska daysay #Mahadsanidiin
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd 5 ай бұрын
Wa sax iniga mudan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
Hees xusid mudan
@somalilandpurre9662
@somalilandpurre9662 5 жыл бұрын
DOQON RAYSAYOO ROOBYARI UDA,AY LAMA,RAADIYEE TAARIIKHDA RAAC.....
@nasriashour6247
@nasriashour6247 6 жыл бұрын
well don inadero adigo lgu jecel yahay fanka kabaxday
@MegaHardo
@MegaHardo 13 жыл бұрын
I really love those kind of old djiboutians theatre in 80's
@nimanmaabdillahi2888
@nimanmaabdillahi2888 Жыл бұрын
Waouh quel souvenir ❤❤❤❤
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
Heesaha Taaba Galka Ah Ee Jabouti Cabdinuur allaale ayaa ubadan, Kuwa uu la qaado nimco, xabiibo balbalaaf aun, ina canshuur etc.. Waa fanaan weyn Cabdinuur allaale
@zhakireltire5939
@zhakireltire5939 6 жыл бұрын
Habaday macan wan ku salamay
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@saleemaanabdihirsi2821
@saleemaanabdihirsi2821 3 жыл бұрын
La chanteuse a une voix d'or1.je ne sais pas si elle vit encore ou partie!!
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd 5 ай бұрын
Cabdi nur allaleh wa fanan lagu xususto fanka somsliyed 6:22 waxanan aha dhalinti ku caqliyaystay fankisa 40sano kahor
@mohuseen4785
@mohuseen4785 7 жыл бұрын
wel done jawhara aadan cashuur
@roblehronniee86
@roblehronniee86 8 жыл бұрын
Merçi Abdo Nour et jawahir en vous oublié jamais
@nageeyedageeye6366
@nageeyedageeye6366 7 жыл бұрын
@Robleh Ayan, Abdi nuur garanay laakinse jawahir garan maayo ee waa tee.si fiican uu maa firsan gabadhan jawahir,waxaan u maleeyay inay ahayd Habiba
@omarxuseen9252
@omarxuseen9252 5 жыл бұрын
Waaw
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
Dunnidaba rankii Hoos loo ridyoo Biiggaa ka roon Raanida xardhanee Iyadoo rag-ragan Oo oo ramad u dhalay
@sagalmouse6710
@sagalmouse6710 8 жыл бұрын
Doqon raysay oo roob yari u da'ay lama raadiyee Taariikhda raac +hassan ahmed inta kale soo qor wllo Erayada waan fahmi waayee
@ismailabdiqani2731
@ismailabdiqani2731 8 жыл бұрын
hummmm
@Yassald
@Yassald Жыл бұрын
LE CHANTEUR EN OR DJIBOUTIEN
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 5 жыл бұрын
Wwwwwwwee
@omarjunior9290
@omarjunior9290 2 жыл бұрын
Midhaha heesta muusigeeda luuqda labada fanaan intaba waa 100💯 muusiga bal ila fiiriya 4:57
@awliyosiciid5163
@awliyosiciid5163 4 жыл бұрын
Hesihii hore jbuuti waxay ka marg ka cayaan fanka somliyeed inu jbuuti kaso un ka may
@ladyblue6595
@ladyblue6595 6 жыл бұрын
Les etoiles Adaliennes!
@sharaafbadaan4163
@sharaafbadaan4163 7 жыл бұрын
ruux kusaano dadii riqdayba ,raago midkaale ku rawisee kkkkk johara aden cahuur shés really fanny kkkk eyadu aad lojeclyahay faanka ka baxday
@nuur3272
@nuur3272 7 жыл бұрын
Sharaaf Badaan Ruux Quusanoo dadii riiqdaybaa, Raagoow mid kale kuu raawistee....not kuusanoo kkkk..you're killing the lyrics man...
@lifeparadise771
@lifeparadise771 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk wu khalday heesta cabdinuur bage ka labaad.yeega ka roon raanida xardhan marku yiri bu second time isasaxay .
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
He is acting the emotion of the worda. I can see hia face.
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 2 жыл бұрын
doqon raysayo rob yari u da'ay lama radiye tarikhda raac. wale ninki garan ban garan heestan
@baraaf
@baraaf 16 жыл бұрын
3baa iskuu fanteye c l un des theatres le plus top de djibouti
@abokarhaji
@abokarhaji 7 жыл бұрын
great song
@warsi2009
@warsi2009 7 жыл бұрын
un chef d'œuvre waa murtidii abwaankii Weynaa (ahun) Xasan Cilmi Dirieh
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
Midhaha heestan ayaa wax ka og halabuurkii curiyay ? Codsaarka ayaa ku ladhay ? Magan Allee, mahadsanidiin idaylkiin bulshoy.
@JabuutiTV
@JabuutiTV 5 жыл бұрын
Waxay ka mid ahayd riwaayadii Saddex baa isku faantay (Xasan Cilmi)
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
Ereyada Waxaa curiyay AUN abwaan xasan cilmi laxinkana Waxaa saaray AUN abwaan goor yare
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
amareh adaweh iyo Xasan mahadsanidiin walaalayaal
@ahmedegueh7734
@ahmedegueh7734 5 жыл бұрын
amareh adaweh anku saxoo walaal Sidaad shegtay heeskaan waxay ka mid tahay riwaayadii Saddex baa isku faanay murtidi Abwaanka Weyn Xasan Cilmi (AHUN) laxankana waxa saraay Abdiraxmaan Ali Xirsi
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
Ahmed Egueh mahadsanid jaalle.
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 5 жыл бұрын
Wwwwwwewwwwwwwwwwww
@abizam
@abizam 15 жыл бұрын
this girl wa samaron and abdi waow way is sku so baxen ...johara cood dahabley xalkey joogta hada
@fathiamohamedahmed472
@fathiamohamedahmed472 4 жыл бұрын
Borama
@cabdirashiidgeele3968
@cabdirashiidgeele3968 2 жыл бұрын
Fanaan Aad u cod xun
@dekaaliaden3488
@dekaaliaden3488 8 ай бұрын
Xicho wa fandango cood macaan
Abdi Nuur & Habiba - Gelbis
9:27
Jabuuti TV
Рет қаралды 244 М.
Djibouti: Abdi Nour iyo Habiba Abdillahi
12:41
Assajog Studio
Рет қаралды 125 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 33 МЛН
Cabdi Faarax Cabdi aun iyo Samsam Maxamed Qalinle aun
10:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 230 М.
Cabdi Nuur Alaale - heeso shidan kaban qaaci Live
44:04
Curubo Films HD
Рет қаралды 51 М.
yahya et samia
7:16
Namso Herogob
Рет қаралды 116 М.
Abdi Nour Allaleh Heestii Salmadhiga
6:41
Assajog Studio
Рет қаралды 112 М.
Al Fanan Abdi Nuur Vs Nimco Dj  Miguil
8:07
7Selel
Рет қаралды 120 М.
Maxay Dantu Ciishay Wiiloo  | lyrics | (Original)
7:37
ADDE JAMA
Рет қаралды 32 М.
Heestii Jamilla Nimco  Jamac iyo Abdo Qofane
10:40
7Selel
Рет қаралды 614 М.
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
0:58
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 5 МЛН
Gymrat CAT is a CHEATER?! 🙀 #kitten #cat #cute #aicat
0:45
Stunning Cat Stories
Рет қаралды 30 МЛН
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Walking Streets 워킹스트리트
Рет қаралды 41 МЛН
Фильм про побег от родителей
0:59
Holy Baam
Рет қаралды 1,7 МЛН
A young mother couldn't calm down her baby at the lesson #shorts
0:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 13 МЛН