Heestaan waxay ii leedahay runtii xusuus gaara hibasho iyo dib u jaleecid waqti aan soo laabanayn. aduunyadu waa isaka xusuustaa iyo humaag aan la gaareyn
@salansacad3 жыл бұрын
Waa hees qaaliya oon aad ujecelahay alla haw naxariisto cabdinaasir macalin janatal fardawsa aclaa alla haka waraabiyo aamiin aamiin
@khabiirharnandez56644 жыл бұрын
Nafta waan u huri lahaa Waana kuu hibeyn lahaa Hadeer waan u dhiman lahaa Hogoshoo da'aysaan Anigoo haraad qaba Abaar waawgu hoyan lahaa Mase heli karaayee Iskay baan u harayaaye Ninka ay la haysoow Hagar li' ku raacdoow Adaan ku la hadlaayaa Haybada iyo quruxdaa Iyo hanaanka wacan Waa hibo aad lee dee Wuxu waa haweenoo Haweena waa caruuroo Markay hoyga kuu gasho Oo habeeno kuu dhaxdo Jini baa u heesee Abaal ii hambaysoo Nabad haygu joogtee Walaaloow ha ciilin Hodan hayga ciilin Wixii aan khalday waad sixi kartaan waxa ka dhimana waad ku dari kartaan
أسطوره فنيه صعب تتكرر في العصري الحالي .... رحمك الله رحمه واسعه عبدالناصرمعلم سعيد
@ladanxaaji66713 жыл бұрын
معاك حق فعلا لا يتكرر
@OmarAli-dv1is4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto c/naasir inaba fanaan aan caadi ahayn ayuu ahaa
@abdirasaksalah31722 жыл бұрын
Kabanka yaa garaacaya? This is extraordinary hands!
@sadaamsomaali42173 жыл бұрын
Nafta waan uhuri laha wana ku hibeyn laha hader waan u dhumanayaNa Sharaf ba lahugan jiray hadal yusan ka fagan hayigeyga man kalin 💔😥😥
@abdi70793 жыл бұрын
Originally waxaa lahaa cabdinaasir macallin saciid AUN baafoo ka dib ayuu qaaday
@hodanhassaniprahim21174 жыл бұрын
Nafta wan uhuri Laha ase wan udhiman laha Hogosho da aysa anigo haraad Qaba abaar wan u hoyan laha 👍❤
@yaskadhalintihore24624 жыл бұрын
Maheli karaayee keed paan u haraya Mise keey hagar la'i kuraacdaan lahadlayaa😘 Abdinasir mcln😥😥😥😥😥
@ramadanaxmed65202 жыл бұрын
Wuxu hinnaaso maahee waqtigaa iga hiilshee😢
@cabdullahidaqarre51584 жыл бұрын
Maanta oo ay taariikhdu tahay JIMCO MAALIN CIID CARAFO AH 31 JULY 2020 2:31PM iyo Qaahira Masar
@arimahabulshadachannel92313 жыл бұрын
Intaas oo aad sheegtay 2021ayaan daawanayaa
@umubahja15082 жыл бұрын
Heestan waxey isoo xasuusisey markan imid atlanta mareykan baa waxaa dhagaysan jirey wiil gabadh uu jeclaa laga guursadey
@itangishakabonavanture30624 жыл бұрын
Cajiiib cajiib Sugaanteenu waa hodan walhi bilihi Heestan caawaan arkay ama maqalay horey uma maqal 2\10\2020 Walhi waa aniga waxa had a aaan dareemayo Rag jab waa wada qabay ******
@abwaanato67925 жыл бұрын
Axla Waa Axla Nafta Waan U Huri Laaha
@mohamudomar48374 жыл бұрын
Nafta waan u huri lahaa waana usoo hibeyn lahaa heedhe waan u dhiman lahaa hogashoo da’eysaa anigoo haraad qaba abaar waan ugu hoyan lahaa Mise heli karaayee iskeey baan u harayaa ninka eey la heysoo hagarla i ay ku raacdoo adaan kula hadlaayaa Heybada iyo quruxdaa iyo hanaanka wacan waa hiba allee Wuxu waa haweenoo haweena waa caruuroo markeey hooyga kuu gashoo oo habeena kuu dhaxdoo jini baa u heesee Habaar ii hanbeeysoo nabad ha’iigu joogtee wallaaloow ha ciilin hodan ha iga ciilin Sharafbaa la huganyahe hadal yuusan kaa fakan hiyigeeyga maan galin Waxii ley horkenaa Heshiis waan u bahneen haa waa iska oran lahaa Wuxu hinaasa ma ahee waqtigeyga ii sheeg midka loo hanweenyoo dartii ley haligayoo adaan kula hadlaayaa
@abdihakinabdullahimuse77233 жыл бұрын
Gob ayad thy
@lilboss54526 жыл бұрын
nice song thanks for the upload
@HirsiHILDEDАй бұрын
Wuxu hinase maheee
@cabdullaahisalaadducaalehe23675 жыл бұрын
Wuxu waa haweenoo haweena waa caruuro
@kaalintawaddaniga5114 Жыл бұрын
Lovely somg
@Ahmed-le5km4 жыл бұрын
hogoshoo da aysaa anigoo harad qaba 😭😭😭😭😭
@ramadanaxmed65202 жыл бұрын
Erayada Yaa iska leh
@mohamedbashierosoble1132 жыл бұрын
Baafa iska leh erayada
@aamiiking32785 жыл бұрын
Nafta waan u hurilahaa
@aamiiking32785 жыл бұрын
Heestani waxay ixasuusisaa inan aan jeclaa oo nin dibada ka yimi uu guursadey
@ustaaddalxa5 жыл бұрын
kķkk
@sulthanoamanii21405 жыл бұрын
Misgiin😓
@abdimohamed22505 жыл бұрын
Ibro ha dhageysan heesaha Dire ninkas habar ayu ka gurtay bro ninkas maxad u dihi wayday inanta aniga jacala e hayga gursan hadu jacal wax ka yaqano wuku dafi laha marka
@nuurhassan46903 жыл бұрын
(Innan ) iyo (inan) faraq ayaa u dhexeeya
@AbdiSalah872 жыл бұрын
Kabankani wa ayo??
@abdulsadaam7006 Жыл бұрын
Kabanku Waa Asaga ❤❤❤
@aamiiking32785 жыл бұрын
Hogoshoo daysaa anigoo
@qadijomoha98855 жыл бұрын
Masha Allah
@cawilsiciid21674 жыл бұрын
⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘
@banadirchannel81874 жыл бұрын
Heestaan maxamed Barow iyo AUN mid ayaa asal lahaa labadooduna wey qaadaan inkastoon aan ku maqlay inuu asal leeyahay Maxamed Barow balse C/naasit wuu kusoo baxay AUN
@hajiahmedisse04754 жыл бұрын
AUN c/nasir ayaa asal qaaday fanka iskuma soo gaari waqtigii c/nasir dhintay ayuu fanka soo galay maxamed xasan barrow 1983
@mohamudartan41483 жыл бұрын
Ha
@hodanhassaniprahim21174 жыл бұрын
Nafta wan uhuri Laha ase wan udhiman laha Hogosho da aysa anigo haraad Qaba abaar wan u hoyan laha 👍❤