No video

QISO NAXDIN ,OOHIN & QIIRA KUDHALISAY WIIL KATIRSAN ARDEYDA SOMALIDA EE DALKA TURKIGA

  Рет қаралды 311,215

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

VIDEOGA NOLOSHA
SOMALIDA MAANTA
WAXBADAN KABADALI DOONO!
..............................................................
WAA ARDEY SOMALIYEED
OO KATIRSAN DHALLINYRTA
WAX KABARATA DALKA
TURKIGA , QISO CAJIIB OO ISAGA
UU GOOB JOOG UHAA
AYUU KAWARAMAYAA.
MARKAAD DAAWATAAN
UNBAAD FAHMI KARTAAN
WAXA UU KAHADLAYO.
WAA WADANI DHAB AH
OO SOMALIDA MAANTA
IN LAGA HELO AAY ADAGTAHAY,
NUXURKA WAXAA WEEYAAN
FIKIRKEENNA IYO MAAMULKA
DHABTA AH OO SOMALIYA
KAJIRA WAA KAAF
IYO KALA DHEERI.
WADANIG DHABTA
ALLOW DHOWR....
........................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
ollow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaskarimedia

Пікірлер: 219
@zeynabshekhzeynabshekh4924
@zeynabshekhzeynabshekh4924 8 жыл бұрын
maasha allaah waxa tahay haalyey somali ah oo aye ku dhanbeyso qiro iyo dhamir oo xalaal mirad ah allaaah haku barakeyo alle na hanasiyo kuwa badan oo adiga oo kale wadanimo iyo dacad nimo aye ku dhanbeyso amin alle
@saeedq2349
@saeedq2349 7 жыл бұрын
Damiir nool iyo dareen dadnimo oo hadlaya haddii aanad arag, waa kan oo kale.
@aminagelle1317
@aminagelle1317 8 жыл бұрын
Wlhi wa oyey wa wiil wadaniya ilahow xafid midkan wa xalal xalalu dhashay ilahow Somali isku keen rabiyow adiga awodale inta Iran's cafi
@jamaalhasan2892
@jamaalhasan2892 8 жыл бұрын
sxb somali dhabaad tahay waan wada daawan Kari waayay wallahi qalbigaa iga xanuunay
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 7 жыл бұрын
maaaaaashllh waa inan dhalin yar oo dareen qiiro leh kujiro waana dib udhiska mustaqbal somlida ee lusan alle habarkeeeyo
@mohamedabdullahimohamed5161
@mohamedabdullahimohamed5161 9 жыл бұрын
Allah ku xafido bro madexweyna alla ka baqa oo daacad ah allah na siiyo wad iga ooysisay masha allah
@ahmednrnr
@ahmednrnr 10 жыл бұрын
A truly brilliant bright and empathetic person.
@foosmohamed6630
@foosmohamed6630 9 жыл бұрын
SubhAnallah
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 4 жыл бұрын
Wlhi wa qof damiir damaada Leh Ilin aya igu so istagtay wlhi Waana wax laga naxo qof noloshiisa marxalad xun taaganthy in la dhho Qarax kle Oo dhaco ayan kula sugeena😭😭 Alle Umadeenna dhibta haka saaro Kuwa is Ogolna haka yeelo🤲
@lulabdala6462
@lulabdala6462 9 жыл бұрын
Ruunti wa wax laga naxo wiilka ad ayu u qalbi ficanyahy
@maayaxuseen3255
@maayaxuseen3255 9 жыл бұрын
Wlhi waan oyay somalia dad adoo kale hadee lahan laheet wee tosi laheet wilkas allah cafiyon insha allah ilahey qerka hana wafajiyo amiin yarabi
@Najma-n1
@Najma-n1 8 жыл бұрын
لا اله الا الله محمد رسول الله. واستعينوا بالصبر و الصلاة ان الله مع الصابرين.
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 жыл бұрын
Dad Badan ayaa Isoo Waydiiyay Cinwaanka #Facebook Ee Najiib Cabdullahi oo ah wiilka Qiirada Kamuuqata oo kasheekaynaya Qissada Xanuunka badan, Halkan ayaad kala xidhiidhi kartaa ... His Facebook page ... facebook.com/njeepl OUR FACEBOOK PAGE ...facebook.com/ABDIASKARITUBE.. ................ MAHADSANIDIIN .....
@zaedhuriye543
@zaedhuriye543 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE
@zaedhuriye543
@zaedhuriye543 6 жыл бұрын
God
@faja7550
@faja7550 6 жыл бұрын
Yaarabi macaan aadnaa wadanka amaanba kama jiree dawlada hadeey masuuliyada dhaqaatiirta balan qaadi laheeyd xitaa free waa loogu shaqeeyn lahaa dalka
@alinahaji6379
@alinahaji6379 8 жыл бұрын
wllo allah ku xafido manta wa hl iyo dhif wax san U firkir masha allh allh ku dhowro huno mcm
@sahraahmed2894
@sahraahmed2894 3 жыл бұрын
Subxaanallaah waa waan la ooyey wiilka damiirkiisa nool
@saidkalce8149
@saidkalce8149 9 жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan hubaaahi danbigaasi oo dhana waxaa aakhiro lagala xisaabtabi doona waa madaxweynaha wadanka Illhay madaxda haynoo hagaajiyo aamin
@aanaan6027
@aanaan6027 9 жыл бұрын
Alla wax laga xumado wlhi dowlad mesha kama jirto mesha waa tuugo is baheysatay brother allaha ku xafido adigane
@gagagattaa
@gagagattaa 9 жыл бұрын
walaaahay wa nin rageed wuu iga oysiiyay zxb alle ayaa caafin yarkaa insha alaah adigoo kalena alle hanoo badiyo
@hodotani9935
@hodotani9935 9 жыл бұрын
walaahi wiilkan dhalinyarta ah waxa uu ka hadlayaa waa wax dhaba lagan murugoodo.
@dayibmaaruf1
@dayibmaaruf1 9 жыл бұрын
xaqiiqdii ma xasuusto markii ii gu dambaysay ee aan sidaan u ooyo walaalkeen aad ayuu u mahadsanyahay
@JAY.4040
@JAY.4040 7 жыл бұрын
WLH waa wiil somaliyeed waxaa lahelaya kumanaan asigoo kale ah muwaadaniin dad iyo dall jecel waxaan ka mid ahay dhalinyarada Njeep asaagiisa ah waxaan jeclaan lahaa in aan gacmaha is qabsano hadeey noqon laheeyd awood hadeey noqon laheed cilmi iyo caqli intaba inaan bulshadeena dhibaatoon la hor istaagno wlh maanta weey noo baahanyihiin dadkii iyo dalkii intaba ABDI ASKARI you are different than all the other media i like your channel because wax been ah masoo galisid keeb going sxb
@faysaldhiblawe8343
@faysaldhiblawe8343 9 жыл бұрын
Soomqliya wiilkan oo kale ayey rabtaa wlo ilahay xaqa hayna garan siiyo aamiin aamiiin
@kunkaroon530
@kunkaroon530 8 жыл бұрын
😢😢 goor horaan kadaawaday wlh xili saqbadh ah waan la ooyay wll dalka adiga cml buu ubaahanyahy wax sop baro dhalin yarooy wax hala barto hooyadi wiillan dhashay kumay qasaarin waxaad arkaysa kuwa dalla debada oga baxaan oo loo so diray wax barasho ayay xaflado iyo bandhig naaga faniin ah waqtigoda kuliminaaya markaasay video intay iskasoo duiban snap FB iyo meelwalba intay soo galiyaan leeyihiin intay kashidantahay bilaaa calayk saan simaha dka haloo kaco
@hawaahmed4210
@hawaahmed4210 9 жыл бұрын
subxanalah wlhi waa qisa aad loga naxo qisanan bal firi wiilkan yar sida uu oynayo maxa damirka ka qaday dolada iyo shacabka ku nool dalka kudihisa wlhi aad ayan u oyay markan dagestay qisadan ilahay haga dhigo unada somaliyed qalbigoda sida wiilkano kale aamin aamin aamin ilahay haku xafido adiganeh abowe
@rajazaheer122
@rajazaheer122 6 жыл бұрын
waxan rjanya in aan ku naqduh wankayg soomaliy Alh haduirahdo. walyaal wax inyaal wadan qurbo ah majirto mark aynu mustqbal yelano
@rajazaheer122
@rajazaheer122 6 жыл бұрын
wad mhadsantaha walal waan runtaa. A lh hakaabal mariya walal caqlig hukusaidiyo. mshalah
@panina583
@panina583 9 жыл бұрын
Wadankena nabd alaha noga dhigo amin
@akramburhan4909
@akramburhan4909 8 жыл бұрын
najiip wadani sxb wn ku fana inad reer glkio thy isku meelna ku so korney pro cadowgaga hooos 💖
@hafsaomar1781
@hafsaomar1781 8 жыл бұрын
Wey ka buuxaan kaas iyo kuwa kale ba lakin awood la'aan unba ciishay sabra insha Allah guushu weysoo dhaw dahay Somaliayana cadowgeeda Allah jabiyo
@mohamedabdirizackmohamed2562
@mohamedabdirizackmohamed2562 5 жыл бұрын
Wlhi kani waa xalaal xarig xalaal ah ayuu ku dhashay Allahayoow dambigiisa iyo danbigii waalidkiisaba dhaaf Nooloow sxb
@hindawarsame9634
@hindawarsame9634 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭I cannot stop crying shit yaa qabiilka noo keenay qof walba Abihiis oo hooydiis mu ku ekado qabiil muxuu yahay waxa jira ma ah waa kaas wiilashenii silica ku fhimaanay qaarana Qaraacanja la oyayaan
@sheymanabdi3836
@sheymanabdi3836 9 жыл бұрын
ialaahoow wiilkan xafid oo kuwo asagoo kale ahne nasii dadkii dmiirkii ayaa ku yaraaday waan wa ooyay
@ubaxmaxamed2116
@ubaxmaxamed2116 9 жыл бұрын
waan ka xumahay dadkeena bilaa macni ayee ku dhamanayaan wax u dhaqaaqayo ma jiraan saado cali marshale iyo kuwo badan aa la qayaasi karin madaxweynaha afka lee oo ka hadlaa madaxweyne somalia wax u qabtay waa aabo siyaad bare alle hau naxariistee waxa kadambeeyay aabo siyaad uma aqaaaan madaxweyne kenyaan san waa weyn ayaa heysto wadankeena muu wax ka qabto haduu madaxweyna yahay sheikh shariif aaawa dhaamo kan alle ayaa u maqan wadankeena wiilkaan oo kle ayaa ku haboon madaxweynimo oo u dan qanaayo uma somaliyeed
@mohamedshuke6049
@mohamedshuke6049 6 жыл бұрын
Masha Allah wadani illahey haku dayo wll nolow
@saciidcali6184
@saciidcali6184 9 жыл бұрын
Waa wadani noolow ilahay haku daayo tolo Wiilkan madaxwayne ma laga dhigo noolow gees iga
@madxuka2mohamud937
@madxuka2mohamud937 6 жыл бұрын
Wahi walaal waan qiirooday allow cadaalad
@fartuuncadey7040
@fartuuncadey7040 8 жыл бұрын
mnsha Allah wlh wad ika ohisay wll
@brownmo7977
@brownmo7977 7 жыл бұрын
Somaila 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 peace ✌ one day inshallah
@jaamacshowtuyub6156
@jaamacshowtuyub6156 5 жыл бұрын
Wakaa damiirka nool somalinimo 🇸🇴🇸🇴❤️
@abdiosman335
@abdiosman335 3 жыл бұрын
Raali noqo walal waa mahadsan tahay sida qiirada leh ee aad u damqarey
@umumustafamohamed6004
@umumustafamohamed6004 10 жыл бұрын
alla caloosho iga huriyay wiilkaan ardayga ah wadaniga dhabta alloow dhoor. bulshada somaliyeed alloow u gar gaar. inta xun na alloow so hanuuni . aamiin yaa allaah
@sadiyamohamed2465
@sadiyamohamed2465 7 жыл бұрын
walalkey waan ooyey runtii waaxa aad la oysay waa xanuuka somalinimada iyo iimanka alle mar dhow wan ka baxeynaa inshll
@MaskaxdiiDunid
@MaskaxdiiDunid 9 жыл бұрын
Masha allah.
@abdilahiabdi1254
@abdilahiabdi1254 9 жыл бұрын
Alla ilahay haku dharw wlhi waad iga ilmaysiisey wlalkey
@mprincehanad
@mprincehanad 9 жыл бұрын
waan u qiiroday wlh wiilkan waana qof ku dayasho mudan masha allah May God bless you mudane
@ridwaansaxardiid9507
@ridwaansaxardiid9507 8 жыл бұрын
iga dheh nin laysma caasiyee walee waa muwaadin
@mohammedinaugas431
@mohammedinaugas431 8 жыл бұрын
c 😦😉😉👛 &' @
@drshariifdc2925
@drshariifdc2925 9 жыл бұрын
thnks bro Wadaninimadu waa iimaan ee Allah kuusiyaado
@mohamudsharif7362
@mohamudsharif7362 9 жыл бұрын
wlh saan si mahan Allah ayaa umaqan islamka
@djbuubshe6408
@djbuubshe6408 8 жыл бұрын
aniga bari hore ayaan oohinta naga dhamaatay ima qof oo madfac jarjaray aan bakada soo sarnay somali dad umaqan malaha shacabkeeda askari aad ka hadleysa oo madaxweyne dantiisa kaliye fiirsanaya staf u ahaa horta waan ka xumahay ma jaceli muwadan somali in been been lagu dilo ama micna dara udhinto lkin waxaan la soo kulmey cid la soo kulantay malahan
@GuledHA
@GuledHA 8 жыл бұрын
Subaxana Allah walahy wll wax aad loga xumado lkin insha allah isbadal Allan ka baryaynaa
@nasm914
@nasm914 8 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏 mansha Allah
@nasranuur3862
@nasranuur3862 9 жыл бұрын
allaha ku daayo waa wiil aqli badan soomaalinimaduna ku weeyntahay
@mrgasgas48
@mrgasgas48 9 жыл бұрын
masha allah cabdinajib ilahey haku xafida sxbkey
@suleqaabdulle4945
@suleqaabdulle4945 9 жыл бұрын
Walalkey wiilkan hadaa taqanid plz Facebook ayaan donaya
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 9 жыл бұрын
Suleikha Ahmed .. Mahadsanid Huuno , waxaan rajanyaa inaad Adiga Kaaga soo Qortid deetana anigaa kusoo diraye ... halkan kusoo dir ama like dheh pageka ...insha,Allah ... facebook.com/ABDIASKARITUBE?ref=hl
@wadanisomaliyd714
@wadanisomaliyd714 8 жыл бұрын
Wadani Mashaalaah allahaku xafido
@samarmoha3624
@samarmoha3624 6 жыл бұрын
Walaahi woo iga ooyiyay add buu iitaabtay hadaladiisa😥😥😥
@somaliasomalia6869
@somaliasomalia6869 8 жыл бұрын
ilahay haku xafido wllo cadawga haka qabto somali ilahay ha mideyo
@anoirbrabra3073
@anoirbrabra3073 8 жыл бұрын
Wadaniga dhabta ah waa adiga sxb Hambalyo ayana ku leeyahay bro. #Najiib
@yumnamohammad5701
@yumnamohammad5701 9 жыл бұрын
Alla!! Ciil badana.. Somaali wey dhibatesantahay Illahey halagabaqo hala iscaawiyo.. Madax Wayne maqabno
@philokader8888
@philokader8888 6 жыл бұрын
Wlahi Way I Taabatay wana Runtii Anaga Qurba jogta ayaan u Nacam laynaa
@hanadialimohamed5886
@hanadialimohamed5886 9 жыл бұрын
Axaxa walahi wan ilmeeyey ilahay ha ku xafiido wll ilahaw soomali oo gargar
@salmasaid4669
@salmasaid4669 7 жыл бұрын
fiidiiyowgaan farmaajoo haloo geeyo asa dareemii karo liiibaax nolaaaw wiilkano kalee alagoo fanii karaa😭😭
@ahmedceyni9344
@ahmedceyni9344 7 жыл бұрын
Videogan side kuso download gareeya sxpw Abdi Askari
@sofiaadenbarre6431
@sofiaadenbarre6431 7 жыл бұрын
Wlhi adban uu oyay ilahayow Somali saan udaan ila gorme San kujireyna aloow nogargar Ameeeen
@maqanemedia3988
@maqanemedia3988 7 жыл бұрын
*Mashallh Allow ku barakay wlh wax laga damqado way thay*
@fadumoshaxshaxFaduma
@fadumoshaxshaxFaduma 9 жыл бұрын
ax ax ax wlha dirqi Ayaan Ku dawadey qof damiirleh waa Ku xanuunsanayaa mayee maba awoodi karro inuu indhaha udhameystiro allahow kuxifdi damiirkisa ayaa nool
@farxancade1241
@farxancade1241 6 жыл бұрын
Saxib wlhi xada aya ii dhaqaday sxb qali wadani sidada cml ah hdi lahelo wadanka wuu cafimada
@SANBUS1
@SANBUS1 9 жыл бұрын
SubxaaNa LaaH WalaaHi WaaN OOYAY.
@abdifitah8694
@abdifitah8694 8 жыл бұрын
mashaa allaah najiib allah haku xifdiyo kani madax weyne lama yirahdo ee wxash waxush kalajiran waye
@ummaxamedumsaraa3716
@ummaxamedumsaraa3716 7 жыл бұрын
wiil somali aa thy oo run ah wlhi
@ramlamowlid1542
@ramlamowlid1542 9 жыл бұрын
asc aqyaareey aniga waxaan doonayaa wiilkaan telfkiisa fadlan ii sooqora
@ibrhimmhmdd7856
@ibrhimmhmdd7856 7 жыл бұрын
waa
@nawalmuqtaar4949
@nawalmuqtaar4949 8 жыл бұрын
mansha allah dadka somaliyed hadey san cml ahaan lahayen mar hore ey somaliya wax qabsanlahed
@salancabdilahi9197
@salancabdilahi9197 8 жыл бұрын
zxp waxadtahay qof bulshada wax ka bedelkara insha Allah dalkaag hoyo qofna logma bahan inu dalkiisa ka maqnaado xiligan ookale
@hanadali3596
@hanadali3596 7 жыл бұрын
wlhi videogaan markaan dawaadaday waan ilimeyay wiilkaan waa wiil soomaliyeet wuxuuna kadamqaday wiilka soomaaliyeet oo dhawaca ah allow soomali isku keen
@saidmussa6461
@saidmussa6461 7 жыл бұрын
Najiib c/llahi waa wiil habargidir ah oo Cayr ah garabna ku tagey Turkiga sida lawada cadeeyey allow somalia ka samata bixi moorynta ku habsatey
@nadarabdi620
@nadarabdi620 9 жыл бұрын
walhi waaa murugo wayn Aallow usahal wilkaas iyo intii lamid ka ah
@katrasaleban63
@katrasaleban63 7 жыл бұрын
masha Allah
@caashoboolimog9099
@caashoboolimog9099 8 жыл бұрын
Aad baan uga xumahay alle ha ku xifdiyo wll madax waxweynah securitygisa khaaskaa wax u qaban waayey somaliyey wax haka suginin e iskiin wax u qabsada
@solomonhaben9868
@solomonhaben9868 8 жыл бұрын
mash allah waa Will wanagsan Somalia ilahow nawad noga dig
@wadani3m84
@wadani3m84 8 жыл бұрын
wlhi wa sax qurbajogta mahan in wadanka wax ka dontaan e waa inee wadanka wax geeyan maatida wax u qabtaan is garab tagaan dadkooda
@qadanbisle6925
@qadanbisle6925 8 жыл бұрын
najiib yare walahay waad naga oohisay wllo qaali waxad tahay wadani dhaba oo ilaahay nagabeeray
@ihatekenyailovesomalia6
@ihatekenyailovesomalia6 7 жыл бұрын
wlh wu iga ohiyey
@sunnyrose6601
@sunnyrose6601 7 жыл бұрын
Naxariistu waa deeq , wuu iga oohiyey wiilkani. Raboow u naxariiso
@ubaxmaxamed2116
@ubaxmaxamed2116 9 жыл бұрын
Adoo kle ayuu dalkeena u baahan yahay madax weynaha calooshiisa ayuu u shaqeysanayaa
@hamseduale8917
@hamseduale8917 7 жыл бұрын
wllo walhi waa ka damqaday ilaahay ayaaa noo maqan insha Allah ilaahay ayaaanu sugayna
@abdibaari7780
@abdibaari7780 8 жыл бұрын
Masha alah
@mohamedmire145
@mohamedmire145 9 жыл бұрын
waxaan aaminsanahay dawlad cadaalada Waligeed laheli maayo ee shacab wacan oo somaliya waa lahelayaa
@djbuubshe6408
@djbuubshe6408 8 жыл бұрын
waxaan xasuusta dad wada xamaalata ahaa oo meel kuwa dhinteen qofkii ugu horeeyay oo kor istaagan aha ugu yaraan 15 qof kor way udhafeyeen waa markii sharif cambaareynaayay qarxii kampala shacabka cid ka xumaatay ma arkin shacabka reer uganda ayuu ka doorbaday away dowladnimada lasheegaya war NGO waaye qof walbo jiibkiis ayuu fiirsanaya ee somali allaha umaqan
@abucumarabucumar4074
@abucumarabucumar4074 8 жыл бұрын
ha oynin walalo waba naxay wlhi amow suxa an is dhahay sorry sorry
@ChristinaWilliams-ik8fn
@ChristinaWilliams-ik8fn 7 жыл бұрын
wa kalimad taariiqi ah (dalka wa inad wax geysan ee ma ahan inad wax u doonatan)
@ayaanliban3914
@ayaanliban3914 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 plz amus apowe 😭😭😭
@shamsthanks7508
@shamsthanks7508 9 жыл бұрын
walal macne ilahey adigo kale habadiyo
@rumanmc2782
@rumanmc2782 6 жыл бұрын
😰😰😰😰😰😰 allow umadaaada ugar gaar aaad bn u ilmeeeyay
@maahiribraahim1988
@maahiribraahim1988 9 жыл бұрын
wlhi qof damirle waa uuka naxay lkn dadka qar dhayal ay aay uu malayanay waana xaqiiq
@abdihodaan
@abdihodaan 9 жыл бұрын
Ilmada waxa ka sii daran points uu ku qàtimey, dadka qurbaha aan wax ka qabsan oo Soomaliya Siyaasada u aadey taas aaba xanuun kale ah oo Qabyaalad eel loogu dhiibo xitaa ma u maleynayo in Shahaadooyin sax ah wataan dadka Alla ka cabsiga ka tageen.
@sahalhareddubad2579
@sahalhareddubad2579 3 жыл бұрын
Shekh mustafe
@nadasuleiman9853
@nadasuleiman9853 7 жыл бұрын
wadani dhab ah wadani dareen leeh naxariis ku jirto wllhi wye somaliya waa dadka ay ubhnthy
@qumanxasan6971
@qumanxasan6971 6 жыл бұрын
Walhi adban uga naxay somali dhibta haysato oo dadkedii an isku naxarisanay alaha Somali ha isku kenoh
@thetruthx235
@thetruthx235 9 жыл бұрын
dhalinta 5 daqiiqo intaad qiirootaan sidii hore ha iska ahaan ee markaad daawatid waxaad ku fakaraysid sameeye fadlan
@cabdulejamac4277
@cabdulejamac4277 9 жыл бұрын
allaha kuxafido aboowe waa arin laka qiirodo
@alimahamed3589
@alimahamed3589 6 жыл бұрын
Haaa waaa saah walahi 😢walhi wan oyay
@hibocabdulaahi6581
@hibocabdulaahi6581 8 жыл бұрын
yaarabi abowe sabar insha Allah walaga bixi donaa
@iqranuur5630
@iqranuur5630 7 жыл бұрын
wlhi wa run
@yusraburuj7233
@yusraburuj7233 8 жыл бұрын
mushkilada ugu wayn oo nahysata waxan aminsanahay waa qurbajoogta intay soo yacan bay shaqo soo radsadan the minute ay wax kasi noqdam wag noqdan waxa mooda wadnkay ay ka imadeen inu wadonkoodi yahy somaliyana ay qurbo u tahy lagu danesanyo only
@Farashaash
@Farashaash 9 жыл бұрын
Waa iga ilmeysiiyay wiilkan.....
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 974 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
LIVE: President Biden touts "Investing in America" agenda in Michigan
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 115
Fahmo ilays | Heesta ''MADAXYAWAYNTA MAREEXAAN'' |  Official Music Video
3:36