Dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan waxey ku hadlaayaan dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan
@Injineerka83 жыл бұрын
Caawa isagii ayeey dileen oo qof walxaha qarxa isku soo xiray uu gaarigiisa isku qarxiyay (20/11/2021), Runtii si weyn ayaan u maqlay jugta qaraxa, Eebbe hakuu naxariisto, Geesi aan ganban ayuu ahaa, Taariikha ayaa ku xusi doonto, Qalbiyadeena ayaad baaqi ku ahaan doontaa....
Malinti u dhintay africa aya igu dambaysay gungar inan firsado😢😢
@bogganaseexadaislaamka86594 жыл бұрын
Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo
@Marwan-z173 жыл бұрын
Tir ba naga Baxy Tariq mudna 🥺😢 Ala yaraxma cabdi casiis Africa 😭
@abdiabdi79152 жыл бұрын
Dawlada waain cafinin wixii sheygto alshabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil
@hamdaabdi49702 жыл бұрын
Dadkan diin la aan ayaa haysa wllhi qof illahay garanaya iyo waxa umadan loo abuurey waxan ma sameyen ama dadkan maskax ahaan ayaney cadi ahayn ama waa la sixirka si waxa la rabo ay u sameyen qof iman leh oo caqligisu taam yhy waxan ma sameyen illahay saw naxariiso wariayaha asna ayaga diley ugu danbayn illahayow somaliya nabad ka dhig adiga wax walba awoode
@liibaanibrahim25074 жыл бұрын
50 dollar. Oo la mid ah kun shilling somali ah baad umada u leysay. Adinkana cadaab ku raaxeysta. Allow ha u naxariisan umada maskiinta ah bey laayeen😭😭😭
@turxanbixismedia65345 жыл бұрын
Allah aamarki ninkan codkisa ayyaan is ka jclhy wlhy cadowgaga zxp allah ha ka xifdiyo
@gorgorkiyaawe65585 жыл бұрын
G
@bundukiman19494 жыл бұрын
Aad iyo aad wallahi
@munoabdi67763 жыл бұрын
Hada wa dhintay😪😪😪
@khadriinamohamedibrahim47293 жыл бұрын
Manta aya la asay 21 .11.20 21😭😭😭😭😭🤲unaxariis
@ismailburco80272 жыл бұрын
Alle haw naxariisto abdicasis Africa
@Abdullahi7978 жыл бұрын
wadankeena hooyo Nabad allaha inooga dhigo eeelaaay lee ma ahane all cadowallaha naga qabto
@abdiabdi79152 жыл бұрын
Dawlada waain cafinin shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil wixii sheygto alshabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil
@cabaasiidle21882 жыл бұрын
Allah unaxariisto wllken Africa
@abdiabdi79152 жыл бұрын
Dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa talepoona da
@munajaamac30575 жыл бұрын
Yaab walahe qof ka isqarxinaya ayan la yaaba walahe waa yaaaab arintas aniga mafahmikaro
@alfaalfa31655 жыл бұрын
Waapa.sixranyihiin an is dhahay qufan kafilanayn aa ku arke aso kulugle qarax ama dil
@bilalcali20604 жыл бұрын
50$ ayuu isku qarxiyay. Marka hore meher xad buu ku dhashay ama waa wicill.
Masiibo Allah iniku rid waa dad dadkale u shaqeeya
@ismailburco80272 жыл бұрын
Anigu waxn ma fiirsan karo savatoo ah waqti xaadirkan aan anigu daawanayo weriyuhu ma noola oo kan uu waraysanayaa ma noola Somali ayadaa is cidhib tiraysa mid umadii qarixnaya hadana marka la qabto la dilayo wlhi wn Ku wareery anigu Ilaahay ayn Somali bogooda burcad haysu mariyo ha is jeclaysiiyo
@abdilaahijaamac66442 жыл бұрын
Libaax soomali weeyan ka dhimanaya ka qarxinaya intuba
@saidnur25555 жыл бұрын
Umad ku eg la iskama waardiyeyn karo illahey sharkooda hanaga qabto sharwadayaasha
@manaalmuse32474 жыл бұрын
Inaa lillahi wainaa ilaahay rajicuun 50 $
@abdiabdi79152 жыл бұрын
Dawlada waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon distaa dawlada waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankey oodan magaalada iyo tuulada baadiyaha in a wood leydahay wadankey oodan magaalada iyo tuulada baadiyaha
@abdiabdi79152 жыл бұрын
Dawlada waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon distaa dawlada waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankey oodan magaalada iyo tuulada baadiyaha in a wood leydahay wadankey oodan difaacankarto dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan waxey ku hadlaayaan dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa
Hassan Abdulaahi kkkkkkk aniga ayaa kuwaso car waakase qabiilkada iisheg.
@aminaali61333 жыл бұрын
Yaaahuu 5$ shacab udhameey walayab wlhi
@mahadow1 Жыл бұрын
Waxaas miyaa diin shuqul ku leh 😡😡😡
@ibnucatoosh55954 жыл бұрын
Km
@apdulaahicahil2755 жыл бұрын
IsmiidamiyaHa is qarxiYaY muxu aHa Wxuu isku qurxiYaY baydhabo meeL mehred aH oo ciyaR kasocotoy 😢 Southamtom vs watford 😂😂 war wuxu muxu aHaa mu sabtida muu uga dhigo maN united iyo liverpool baa dhicilahayd