No video

ABDIFATAH YARE IYO SHAADIYO SHARAF | BEST ROMANTIC SONG | DHAAYAHA INDHAHAYGA | 2020 OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 4,945,041

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

4 жыл бұрын

DHARKAY I QARINAAYA
ADA U DHIGMAYAA
DHAYAHA INDHAHAYGA
DHABTI LA MASALAAH
…………………………….
NEW SOMALI MUSIC VIDEO
SHAAIDYO SHARAF & SEYGEEDA CABDIFITAAX YARE
HEES KAL IYO LAB AH …
BEST EID PARTY MOGADISHO SOMALIA
ELITE HOTEL -
…………………….
EREYADA: ABWAAN MISGALAY
LAXANKA: CABDI ABIIB
MUSIC: ABDI ABIIB
DETECTED BY GOODAX MEDIA
EDITED BY ABDIASKARITUBE
................................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 100
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 4 жыл бұрын
Jacaylku ma dhuunto Dadkana dhurankooda Dhaaxdeennu ma qaaddo...
@aziiliyeeey__ozliya2650
@aziiliyeeey__ozliya2650 4 жыл бұрын
walal pls no so daa
@aziiliyeeey__ozliya2650
@aziiliyeeey__ozliya2650 4 жыл бұрын
waan dalany sidan u sugayne
@sagalhassanarab9995
@sagalhassanarab9995 4 жыл бұрын
Mshadsanid Abdi askari inkasto heesta naga soo dahisay mudo an sugaye
@aminacabdixasan1494
@aminacabdixasan1494 4 жыл бұрын
Wllkay abdi askari hambalyo hambalyo hambalyo guul insha alaah horo usoco
@laylaabdulaahi437
@laylaabdulaahi437 4 жыл бұрын
Abdi azkari mahadsanis lkn waad nagu raajisay
@muwahipsabrina694
@muwahipsabrina694 3 жыл бұрын
Allahu akbar music wax nimatarayo malin uun waa dhimanesin 😪🤒 ilahey ka cabsada
@nimcosayid958
@nimcosayid958 3 жыл бұрын
Waru iska daya musica
@samaandhalad9515
@samaandhalad9515 3 жыл бұрын
Wa runta😰 lknse🤔adigu wllo maxad ka so dontay halkan maxadsa u dhageysaneysa musica🤨 mise istinka ka tusay🤣😂😏
@badboyforever8894
@badboyforever8894 3 жыл бұрын
@@samaandhalad9515 😂
@awoqali4151
@awoqali4151 2 жыл бұрын
@@samaandhalad9515 😅😅😅😅😅
@nashaadinacabdi869
@nashaadinacabdi869 2 жыл бұрын
@@samaandhalad9515 waad kusugtay wlhi😂😂
@najmociise5887
@najmociise5887 Жыл бұрын
Allaha u naxaristo abwaan geesey ayan arkaa 🥲😭🤲🙏
@xamdashugri2810
@xamdashugri2810 Жыл бұрын
Iyo waliba gabadha muna xidigta😪😭Alle haunaxariisto labadoodaba
@masterburcoofficial
@masterburcoofficial 2 жыл бұрын
Intanoo qof ah hadaadiga dhax aragtay indhaha allah daayo❤️🙏
@queenesra5409
@queenesra5409 4 жыл бұрын
Shadiyo iyo abditax... way buulaleene Aloow bararii Shadiyo iyo abdifatax... Cadowgoda Aloow cagta hoosteda gali Aloow carab Adanee kaa.yaaah Aloow Aay isku duqobaan oo uushaa isku qabtan Aloow Ubax baay haystan ubaxyo bay sugayane libiinta gaarsii Aloow ku dayasheey mudaan yihiine Aloow darta ku daaa Aloow deeqsi baa tahayee Lamanahaa isku daaa. Waan iniii jecel nahay hooray uu socda insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xabsojafe5619
@xabsojafe5619 4 жыл бұрын
Amiin abayo ♥️
@rudwaangoodofficialchanel9084
@rudwaangoodofficialchanel9084 4 жыл бұрын
Masha allah duco waad dhamaysay wll Qali Alle ha u aqbalo iyaga iyo intii isjecelba isha allah
@boqoradaofficials5830
@boqoradaofficials5830 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin🥰🥰🥰
@hibonuura4948
@hibonuura4948 4 жыл бұрын
Amiiin mansha Allah walhi wa qoys faraxsan isha allah kahayo
@kaafisoyarey8844
@kaafisoyarey8844 4 жыл бұрын
Aaaaameeen yaarabi
@sadaqxashi7801
@sadaqxashi7801 3 жыл бұрын
Heestaan ilaa markey soo baxdey ilaa maanta isku si baan u dhageystaa best couples❤🙏
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 4 жыл бұрын
Lamane qurux badan👌❤ inta is jecel hada ku farxsntahy liketa dhag ku sii 😜❤✌
@faysamaxamuud672
@faysamaxamuud672 4 жыл бұрын
wetuyvciouyv😶🙂
@fartuunqaali8290
@fartuunqaali8290 4 жыл бұрын
Allaha isku daysto m.a waaa lama qurux badan ❤❤❤❤
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 4 жыл бұрын
Intaan aygaoo is qabo aan. Isjecleen Allow is jecleysii 🤲💕 inta is jecel h guuleystaan
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 4 жыл бұрын
Masha alh barakoba wiqin wada jira lamanaha qarniga ❤🙏
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 4 жыл бұрын
@@duniyzamzamgelle2249 amin wlashy❤👏
@Legnshidane
@Legnshidane 4 жыл бұрын
Styleka 100% Codka 100% Erayda 100% Laxnka 100% Music 100% Waayaha A/Fitah & shadiyo waay Nafarxad galinayaan
@suhaybxasan5096
@suhaybxasan5096 4 жыл бұрын
Thanks
@ugbaadahmed8837
@ugbaadahmed8837 4 жыл бұрын
Mansha Allah shadiyaa iyo abdi faxh isku wara ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@shaaficimacallinxasan4907
@shaaficimacallinxasan4907 4 жыл бұрын
💖💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤❤❤
@honey-wp6ji
@honey-wp6ji 4 жыл бұрын
been maaha
@lailasalat2188
@lailasalat2188 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣hees ma dhaqeyso lkn kuwa qaar ayagaa ku soo jiidanaaya sidi tan cml 👈👌👌🙏🙏😝😝😝
@InaMohamed24
@InaMohamed24 4 жыл бұрын
Dad Is Jecel Sida U Dawanayay Macbuuudka Qalpiga Jaceyl Jaceyl Ka Dareemooya Mana Aqaano Qofan Jeclahay💔💗Singelnimo Alloow Naga Bixi Oo Qof Reeer Macaan Ah Aaan Ku Xaragoono Nagu Lamaneeey🙏👍💓❤️
@sagalaxmad5981
@sagalaxmad5981 3 жыл бұрын
Amin
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 2 жыл бұрын
Aamiin
@munasarbishar2581
@munasarbishar2581 2 жыл бұрын
Don't worry you're not the only one listening to this masterpiece alone😭2022
@iqraabdullahi2904
@iqraabdullahi2904 2 жыл бұрын
😇26/2/2022
@seyrukhahmed1122
@seyrukhahmed1122 2 жыл бұрын
Bro it isn't a masterpiece
@seyrukhahmed1122
@seyrukhahmed1122 2 жыл бұрын
Lmao I didn't ask bozo go find someone who asked smh
@samiir254
@samiir254 2 жыл бұрын
8/3/2022
@haaji7098
@haaji7098 2 жыл бұрын
3/5/2022
@queenesra5409
@queenesra5409 4 жыл бұрын
Shadiyo iyo abdifataax way hadleen hadii aad dhagoo ledihiiin waax dhab ah oo jira ayeyna kaa hadleen eee somaliyey familka quruxda badan halaga dhamadoo.🌺❤ Allahanaa iskukiin dayo mcney shadiyo cadowguu waa badan yahayeee cagta hoosteedaaa insha allah ❤❤❤💋💋❤❤❤
@badarahmedali4161
@badarahmedali4161 4 жыл бұрын
Mnshah jecel hawaro
@zhsk9
@zhsk9 11 ай бұрын
Dhayduu ka cadyee Jacaylku ma dhuunto Dadkana dhurankooda Dhexdeenu ma qaado what a song 😍
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 4 жыл бұрын
Leesma xaqiree waa lamaanaha 2020 e gayiga soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹
@laarahaniofficial1237
@laarahaniofficial1237 3 жыл бұрын
Sheekaa haysaa anaka maa na aragtay markaa leeday waa lamanaha qarniga kkkk
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 3 жыл бұрын
official kkkkkkk koleey waxan arkay iunbaa kahadli karaa soomahan
@amun5155
@amun5155 4 жыл бұрын
Wallee Muqdisho caasimadnimadeeda Sisi's yar bey u soo noqoneysaa Allow sidaa ugu wad AAMIIN YAA RABI
@mariahassan5125
@mariahassan5125 4 жыл бұрын
Jaceyl dhaxal gala wax dhama lawa❤❤❤❤ Reer muqdisho cadawgu waxba naga qadi waay wllhi I love my people ❤❤❤❤❤❤
@hafsayuusuf7210
@hafsayuusuf7210 3 жыл бұрын
Yaa idinku cadaw is daji sister cadaw ma jiree
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 3 жыл бұрын
Love u to🇸🇴💙
@noraadam98
@noraadam98 2 жыл бұрын
Waa runta wale iney yara iftiinta xita dadbey dhibeysaa ilaahow cadowga shartoda naga qabo
@nasiibthebosslady5477
@nasiibthebosslady5477 4 жыл бұрын
Meeshaanoo kale Reero jaceyl lee looga bahanyahay❤Ani Camal☝️❤ reer isqalajis ciriirsiga dhaafa😂😂😂😂
@khaledjr7661
@khaledjr7661 4 жыл бұрын
So bandhig hade burhaantada waxba hano booten dulufey😂
@nasiibthebosslady5477
@nasiibthebosslady5477 4 жыл бұрын
@@khaledjr7661 😂😂😂 igu haley impow
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Dulufey meelkasta waan jognaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nasiibthebosslady5477
@nasiibthebosslady5477 4 жыл бұрын
@@basra.93mohamed86 Dhuuso matihin😂ciriri jeclidina😁😁😂
@mohamedabdiqani6760
@mohamedabdiqani6760 4 жыл бұрын
Runti waa iga qoslisen
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 4 жыл бұрын
Heeestan san u sugayay wan dalay abdi askari thanks 🙏 inkasto xoga ad inagu ad keysay 😂 ina aderkey C/ fitax iyo dumashidey marna walashey shadiyo sharaf wada jire nabad gala isha adamaha allaha idinka khabto🥰❤️👫💍❤️❤️😘🌹❣️❤️💉 dhaman xidigaha xamar music shinata kamira manyada ❤️❤️ 😂😂😂axmadey bud iyo tima silig idin jecliya ❤️❤️❤️❤️
@iskufilansidiihoyadead3451
@iskufilansidiihoyadead3451 4 жыл бұрын
wlhi kula mid 😂
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 4 жыл бұрын
Jecliyaa inaa ogaado abdiftx iyo shaadiyo inaan ogaado ciday soomali ka yihiin
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 4 жыл бұрын
Bilada Quruxda 😂😂😂 ma ogid miya
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 4 жыл бұрын
@@hamdaabdule71ma ogi lakin waan jeclahay familyga alle ha barakeeye inaa ogaado bes baan rabaa🤣🤣🤣
@awiljamac4379
@awiljamac4379 4 жыл бұрын
@@quruxdiihablaha1234 shadiyo waa asharaf c/fataxna waa abgal litacarafu lewaye halesbarto xuman maha
@hodoahmed7681
@hodoahmed7681 3 жыл бұрын
This is authentic, treasure, expensive Somali heritage song. The fact it is sang by a couple makes it even better.
@hodancabdi3018
@hodancabdi3018 4 жыл бұрын
Ku saliya nabi maxmed Csw
@iftinabdi9334
@iftinabdi9334 4 жыл бұрын
Scw
@sacdiafarah857
@sacdiafarah857 4 жыл бұрын
Scw
@dajiyaofficial4618
@dajiyaofficial4618 4 жыл бұрын
Zcw
@maryanadow2374
@maryanadow2374 4 жыл бұрын
Scw
@zakicabdi8886
@zakicabdi8886 4 жыл бұрын
Scw
@ayaantahir1288
@ayaantahir1288 4 жыл бұрын
Woow dharkay iiqarinaya adaa u dhigmaya dhayaaha indhahayga dhabtii la masaala mansha Allaah c/fatax iyo shahdiya sharaf omg dadkuna dhurunkooda dhexdeena ma qaado one love lamaanaha qarniga cod labis edeb jacayl🌹🌹👑👑❤️❤️👍
@haniaxmed6893
@haniaxmed6893 4 жыл бұрын
Meeqa sugayey heestaa love familka qurux badan 💝💝💝💞
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 жыл бұрын
DHARKEY I QARINAAYA ADAA U DHIGMAYAA Masha Allah isku waara Abid ❤
@chhan4839
@chhan4839 4 жыл бұрын
Heestii uga horeysay icajawiso shaatiya iyo xajigeyda horey usocda
@hodan8669
@hodan8669 4 жыл бұрын
Isku waraa xidigaha reer muqdishu wan idinku fanaa
@nazreinmuuse3295
@nazreinmuuse3295 4 жыл бұрын
_After one week yaa ila dawaday😁💪👍👑🌹♥️_
@samiirverma1630
@samiirverma1630 4 жыл бұрын
Heestan dib waxa loogu dhigay inay macantahy aya la ogaa hees qiima leh wlhi
@balaayodoon9708
@balaayodoon9708 3 жыл бұрын
Asc
@balaayodoon9708
@balaayodoon9708 3 жыл бұрын
Walakay quurux wakutagera OK
@lailasalat2188
@lailasalat2188 3 жыл бұрын
👌👌👌👌Wey macanthy
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 3 жыл бұрын
Heestan waxay ku jirta heesaha aan ugu jeclahay heesaha shadiya iyo abdifatah kamaba xiiso dhaco
@samawade5304
@samawade5304 Жыл бұрын
Abwaan geesiya u jeeda ilhy ha unaxristo 😢😢😢😢😢😢
@sadikhassan8917
@sadikhassan8917 3 жыл бұрын
2021 yaaa ila socdo♥️♥️♥️ Love song ♥️♥️♥️💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@faizaalphi6826
@faizaalphi6826 4 жыл бұрын
Wow 🤩 mashallah wil xaaskisa Saas ugu faanayo waa lama huraan 🥰👏 nolada waligena❤️🥰
@abuuqueenmariashubby3917
@abuuqueenmariashubby3917 4 жыл бұрын
Hees qatar eh iga dheh....xaskeyga oo an jeclahy ayn u diray oo an u hibeeyay❤❤❤❤
@ruungacalboqoradiabuu3330
@ruungacalboqoradiabuu3330 4 жыл бұрын
Hadan dhagaheyga Abuu ku.maqlanin wadnaha dhaqdhaqa dhan bu gabi lahaa ❤️❤️❤️❤️💯my xaaji
@queennn4901
@queennn4901 4 жыл бұрын
Mashallah cade nin adoo kle ah waa dhif iyo naadir abowee quruxow boos makaa bananyahay ilaso xariir
@nimcocali1371
@nimcocali1371 4 жыл бұрын
boqortoyo shadiyo sharaf abdi fatax 💋❤allow isku kiin daaa si qalbi ah ban idin jclhy isku wara kuwii ubadka wada korsada allaha idinka dhigo amiiin yarabi❤💋💋💋💋💋💋
@ubahquresh3523
@ubahquresh3523 4 жыл бұрын
U
@shucayb939
@shucayb939 4 жыл бұрын
*Shaadiyo sharaf iyo cabdifataax yare lamaanaha Qarniga💝*
@farhiamumtaz
@farhiamumtaz 4 жыл бұрын
Macaan Hadaan dhagahaygu dhamow ku maqlaynin wadnaha dhaqdhaqaaqa dhanbuu gabi laa dhe ❤💯💋👑
@ashahenna9390
@ashahenna9390 4 жыл бұрын
Sii liskuuku nuurooyo isha Baxarka Biyaha Maanyada Isku Waaraa Abid❤️
@najiibcadceed3652
@najiibcadceed3652 4 жыл бұрын
Lamaanaha qarniiga weeye somalia mashqulka kadaaya iisha foosha xuun.💟💟
@nimcomohamedegaalmohamedeg3525
@nimcomohamedegaalmohamedeg3525 4 жыл бұрын
Wlhi wey iga gadanataahy hestan ilahay nima kale qado abid😍😰❤❤❤❤❤❤❤👑💋🙈
@wasiiraessa9404
@wasiiraessa9404 3 жыл бұрын
Dharka iqarinaya adaa udhigmaaya Dhaayaha 👀indhahayga Dhabtii La masaalan ♥️🥰 Hawaaro Jacaylku Abdifatax Io shaadiya sharaf ♥️
@abshirhaji9636
@abshirhaji9636 4 жыл бұрын
Wiilkii abgaal iyo gabadhii asharaaf abdifitaax iyo shaadiyo abgaal waa dad jaceylka wax ka yaqaana
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 2 жыл бұрын
Dumarka somaliyeed ragood jacel 😍
@hidan268
@hidan268 9 ай бұрын
Raga somaliyed dumarkod mafahman ❌️mana jeclo ilaa inyar mooye wad kailmeysiisan
@naruurab1114
@naruurab1114 3 жыл бұрын
Heestaan inaba caadi ma aha💕 9 jeer baan ku soo ceshtey💕💕
@shukrimahadmohamed5798
@shukrimahadmohamed5798 4 жыл бұрын
Alla heestan wn sugayay ya ilamida🌹🥀☝️
@giiigianagiigianalozy2622
@giiigianagiigianalozy2622 4 жыл бұрын
Walee 2dan qof waa Cajaaaib maasha allaaah waa 2qofoood oo ilahey cod ugu deeqay O Hadana Aaad isku jecel zaaxibo ah an lalabo aqoon iyo 24 hours faan waa dad Wada Kaftama waa Dad qsla wa Dad is Foorjeeyo wxy ka duwanyihin lamanayasha hda jira e fanis waxa ahyn aqoon Nolosha idinma ciisho dadkana dhurunkoda dhexdiinu ma qaado yaq😣🤗🤗🤗😣😣
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Haaaaa waxan kujeclanay waa kaftanka forjada noloshoda wey kufaraxsan yihin shactirada wlh muqaladoda kuma cajiso isha bini adamka allha kaqabto shaadiyo sharaf Abdifitaax ❤❤
@giiigianagiigianalozy2622
@giiigianagiigianalozy2622 4 жыл бұрын
@@amiiraamran867 aado weyn abayo
@amounkeize4202
@amounkeize4202 3 жыл бұрын
Dharkay iqarinayaa adaa udhigmaya❤ Lba sanno kasowaregty heeskn hdana kma daalo ilaa hda
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Hadan dhagahygu dhamow ku maqlynin wadnaha dhaqdhaqaqa dhanbu gabi la dheh👸❤🤴🏻
@tayasanqafal4286
@tayasanqafal4286 4 жыл бұрын
Dhaxdiinu ma qado🌍 sadexeye allaha idinka haayo
@najaxqaalinajaxqaali6720
@najaxqaalinajaxqaali6720 4 жыл бұрын
Inta sueysi ani cml😍😍😍☝️
@abdiwaliceeblaawe8603
@abdiwaliceeblaawe8603 8 ай бұрын
Dhisaay eregaada Ma dhaafsado koonka Dhabbaay noloshayda Adaa rag iyo dhaafshay ❤️
@queen-nb6uq
@queen-nb6uq 4 жыл бұрын
Ka bax 🤤😘 Allow jecel dhan dhan leh dhankena iso dir 😄 ameen dhahada iskabulo
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Lamaana quruxbadan shaadiya iyo abdifitaah jaceylku ha waaro ❤️🥰❤️🥰❤️🥰😘😍
@haawoali3733
@haawoali3733 4 жыл бұрын
Shadia iyo abdifatax waa shidan yahay baryahan sida aniyo xaajigeyga mustaqbalka aan ushidnaandona Allah ha igu simo
@herropoi7017
@herropoi7017 Ай бұрын
Lamanahan hesaha isla qadan tan ugu fican🔥
@munahmed24
@munahmed24 4 жыл бұрын
Waaw wa heestii couples ee sannadadah Soo socda , wa qarax wllhi . Go ahead my couple.
@simanqurux5852
@simanqurux5852 4 жыл бұрын
Inta ila aragtay heestii uu horay ula qaaday abdifatah yare Yurub geenyo oo xaaskiisii hore ahayd inuu laxanka uga Soo xaday 👍
@nimcocookingfaraxsan1432
@nimcocookingfaraxsan1432 4 жыл бұрын
Oo muqawi jiray wll 😂😂
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 3 жыл бұрын
Laxanka kaliya maaHa MacaL music heestu waapa heestii
@simanqurux5852
@simanqurux5852 3 жыл бұрын
nimco cooking faraxsan 143 Haa walal wu qabi jiray
@abdirazakmohamedibrahim2281
@abdirazakmohamedibrahim2281 Жыл бұрын
perfectly said song.
@mohamedtracking2136
@mohamedtracking2136 4 жыл бұрын
Heestan laxankeeda waxaa lahayd hees hore oo cabdifatah uu laqaaday xaaskiisii hore YURUB GEENYO
@nimcoahmed7821
@nimcoahmed7821 4 жыл бұрын
Wa runta wllo😂
@quenquen884
@quenquen884 4 жыл бұрын
kuwa dhaxdeena maqaado la leeyhay waa waa idinkoo kale 😃
@fartuungeedi37
@fartuungeedi37 4 жыл бұрын
Kkk afkeeyga kala baxday wlahi
@queenhodan2608
@queenhodan2608 4 жыл бұрын
✍️Haaa wad xazuuzata wallee 😆😆
@mohamedtracking2136
@mohamedtracking2136 4 жыл бұрын
@@queenhodan2608 yaabay anigu
@dheemansheikh4219
@dheemansheikh4219 4 жыл бұрын
Ma Sha llha ❤️ lamaanha anjecly isku waar Abida ✌️✌️😊❤️💋💖💖🔥🔥😍😍
@suleimanabdullahi397
@suleimanabdullahi397 3 жыл бұрын
Lamaane is jecel ma shaa Allah Allaha idhin dhowro
@nadiiroahmed4424
@nadiiroahmed4424 4 жыл бұрын
Masha allaah lamanaha qarniga Cabdifataax yare Shaadiy sharaf hees iyo bar ❤❤💕
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 4 жыл бұрын
Kaftanku wa furan yahaye rer muqdisho boodhkay iska jafeen o lebiski bay barten ManshAllah.
@hamda_awil
@hamda_awil 4 жыл бұрын
Waan dalnay san usugayay heestaan ♥️♥️
@ilwaadqurux9887
@ilwaadqurux9887 4 жыл бұрын
Ha wlhi
@hodoayan8403
@hodoayan8403 3 жыл бұрын
Raabiyow kaa Foge indhaah xaasidkaa dhabtii dar ilaahay idin jeclahay raabi iskukiin daayo anu Idin garanen ayn idin jeclhay from Boraama😘😘❤
@dunyaali7412
@dunyaali7412 3 жыл бұрын
Waa hees aad u macaan ee naaghan ayaa ka qalday geesi Marxa wada koreen dadkii heesayey lama arko
@rasminuurrasminuur3630
@rasminuurrasminuur3630 4 жыл бұрын
wlhi heestaan waxbadan wan sugay thnks askari😘
@farhiaadey369
@farhiaadey369 4 жыл бұрын
Dhayduu kacadaaye Jaceylku madhuunto Dadkana dhurankooda Dhexdeenu maqaado
@abdulkadirali7600
@abdulkadirali7600 3 жыл бұрын
Axya heee s mcn ppe
@faadumoelmi1801
@faadumoelmi1801 4 жыл бұрын
Heesta sanadkan lamaana weeeye 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@anisayubafnan.squadultimat1716
@anisayubafnan.squadultimat1716 4 жыл бұрын
saas wayay jacayl jacayl an daremaya heestan markan dhamestay❤️❤️❤️❤️❤️ shadiyo sharaf iyo cabdifitax yare isku wara👏🏻
@cabdiraxmaanclaahi4401
@cabdiraxmaanclaahi4401 4 жыл бұрын
ana ku lamid baan ahy sidaa san jaceyl udareemay markan dawaday heestaan
@cawoyasin1037
@cawoyasin1037 4 жыл бұрын
Mshallaha ilahayow isu daa❤️❤️
@mohamedabdiali9410
@mohamedabdiali9410 4 жыл бұрын
Msh.allh wxan ahay mohamed yare ader kis ah waligey wlh gooni idiima tagey rin lkn markad midow den ayan tagere adin noqday waxan tihiin runti dad dad ka tusale u noqdo wlh farxadina wa teda wxna alle idiin baryaa inaad farxadina warto msh.allh Hees tane wlh wan ku raxesta marki galigey ahay alha idin xafido adun iyo anqiroba amiin
@mohakaldeeq4790
@mohakaldeeq4790 4 жыл бұрын
Msha allh lamanaha qarniga allha ha isu kiin dhowro oo wax idin dhipa ha arkinina
@zabriinamohamed4269
@zabriinamohamed4269 4 жыл бұрын
ilaahey ha isku waariyo abdi fitaah iyo shadiya sharaf
@saidiadahir5862
@saidiadahir5862 3 жыл бұрын
Lamaanaha qarniga amaanta iyo jecelkoda waa mid dareenkoda tilmaamayo love 💘 ♥ 💖 ❤ 💕 farxad kuwaara
@hoodoidiris6149
@hoodoidiris6149 4 жыл бұрын
Allah ha isku kiin barakeeyo maansha Allah
@siradm
@siradm 4 жыл бұрын
Waaw fannaaniinti Astaan baa midaysay, Shaadiyo qofka marka aad la hadlaysid waa la eegaa
@mudhialqardhawi9697
@mudhialqardhawi9697 4 жыл бұрын
waxy isku laxan yihin heestii abdiqahar ilkacase iyo nimco lina halbowlaha qaado🙏🥰🥰❤❤
@drayuumi973
@drayuumi973 4 жыл бұрын
Dhaxdenu maqaado dhayaha indha hayga adaa u dhigmayo❤❤❤❤❤
@saxarlasaxarla9314
@saxarlasaxarla9314 4 жыл бұрын
Jacaylku ha waaro❤❤❤❤isku waara lamaanahaygii❤❤❤❤
@leilaabdihakim9839
@leilaabdihakim9839 3 жыл бұрын
Shadiyo love you waledhey mcn
@aniya378
@aniya378 4 жыл бұрын
Waan xasuusta heestaan ayaantan jeclaaday saan oo kale abdifatax iyo yurub geenyo .walaahi wadan kalaa joogay xasuus ban galay. .hadana shadiya iyo abdufatax barakalah
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
abwaaanka baa iga muuqda alla yaa raxmeee😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sahrasalad461
@sahrasalad461 4 жыл бұрын
Waaaaassw. ❤️❤️❤️AX YA HEES🙏🙏🔥🔥❣️❣️🌷🌷🌺🌺👍👏🏼👏🏼👏🏼
@xaraggoelmi4417
@xaraggoelmi4417 4 жыл бұрын
Isku waarra lamaanahyga aan aad u jeclhy illah idinma kalawado 👍🏼🙏🏼❤️
@saharaahmed1875
@saharaahmed1875 4 жыл бұрын
Hees igadex .. jecliyaa
@aaminasalah806
@aaminasalah806 4 жыл бұрын
Congratulations Abdi askari tube👏👏👏👏👏
@bilankainan7272
@bilankainan7272 4 жыл бұрын
Waaaw😍😍🥰❤👍 best song ever 💯❤
@nasiimyusuf31
@nasiimyusuf31 4 жыл бұрын
Dadkan dhurmaaaya dhexdan ma Qaaado 👌❤
@nasriinahmed2715
@nasriinahmed2715 4 жыл бұрын
Waaw mataanaha jacaylka waan idiin tageera Alle haysu kiin daayo
@mumtaazmuhumed7686
@mumtaazmuhumed7686 4 жыл бұрын
Lamanaha qarniga my bro abdifatah iyo duma shadiyo idinma waayo keep going 😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘👈
@saidiadahir5862
@saidiadahir5862 4 жыл бұрын
Love it when every I listen 🎶 ❤ 😍 💕 💙 thanks guys 👦
@Fahma
@Fahma 4 жыл бұрын
heeskan caadi maha❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍
@abdirahmansaidbaafo5719
@abdirahmansaidbaafo5719 2 жыл бұрын
Dadkuna dhurunkooda dhexdeenu ma qaado🥰
@adnanmohamed6093
@adnanmohamed6093 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf iyo Abdifatah yare brada Cadawgiina unoolaada 💪💪
@yummyyummy8263
@yummyyummy8263 4 жыл бұрын
Dhal hargayseed ö jacaylkıına ku dıırsanaysa allow ısku daa♥️👑
@muchtaoontira9116
@muchtaoontira9116 4 жыл бұрын
Lamanihii qarniga isu wara💑🖤🌍
@sainabcllhi7350
@sainabcllhi7350 4 жыл бұрын
Hankii dhololaaaaye Dharaaro ku raadshay Libtuu dhursugaayay muddaa u dhabawdey Axya jcyl lamanahaygii alle hysku kin daYo❤😥
@nasrinmu9366
@nasrinmu9366 4 жыл бұрын
Woow lamanaha qarniha alh ha isku kiin daayo isku waara abid
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 4 жыл бұрын
Wax kale👌🏾✌🏾
@faadumoelmi1801
@faadumoelmi1801 4 жыл бұрын
Ala maxaan sugayay heesabadanban dartood kudawaday ❤️
@sacdayasiin9980
@sacdayasiin9980 4 жыл бұрын
Inteen sugayay heestan lamaanaha qarniga alle inama kala qaado from hargeisa❤
@musemuse6648
@musemuse6648 4 жыл бұрын
Meesha Abdifitah yare ugu labis qurxoon
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 28 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 27 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 32 МЛН
Safwan Halac ft Ayanna | IIGAAR AHAW | 2019
6:32
Haataf Abdi
Рет қаралды 22 МЛН
KHADAR KEEYOW FT. QAMAR SUUGAANI | SAAXIIB | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:33
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 28 МЛН