Heestan wiil an jeclhy ban udiray maalin anago kala caraysan😭❤️ Malin hore o an fudeyd iqaaday on xidhiidhka ujaray ban arkay heestan oon muddo kohor udiray Xasuus horlaa igusoo maaxaatay😭🫶🥹 Isla markiiba wan wacay raali galiyay isku oynay🤝😭❤️ heshiinay Waligey khalad an sameeyay kumasii madax adkaan❤ Ilhow wiilkas calaf iigudar😭🤝 “Agtaada bar aan ahyn Naftaan isku aamineen Hadaad ifka igu ladhneen Miyaan istareexaya Macaaan istareexayaa” Markaad kali oy tidhaah Maxaan la ilmeenaya Dhigi udun dhaafnayee Miyaa ul qudhaato nahy Qalbiga qabi kale aqoon Miyaad kadhex uuman tahy😭❤️🥹🫶
@hanatprado7194 Жыл бұрын
Hadii aad heestan soo raadisay oo aaf ku raaxaysanyso waad dookh wacan tahay❤❤❤
@ukumeeyshuceyb9 ай бұрын
Kusali nawiga scw hadii aad aragtay fariinteyda
@zerazmr85423 жыл бұрын
Tani Hees Wey dhaaftay Fanska Farxiya Aad ban idin salamay 💙💚
Hesta wax anka bexeyo ma aqan lakin was mid qalbiga kaso Goday❤️❤️👌 Farhan iyo fiska love from helsinki.
@Ina-cabdi224411 ай бұрын
Heestan markay soo baxday laba sano Ka hor waxa I baray wiil aanu ilmadeer nahay oo aanu dhawr jeer Safar wada galnay ayaa gaadhigiisa noo daaray heestan waa another level.....👍
@nuuramaxamuud58053 жыл бұрын
Agtaaada baran ahayn naftaan isku aaminayn hadaad ifka igu ladhnayn miyaan istareexayaaa woow hees way dhaaftay hore u soco legend farxaan yare 💯💪
@asmaasmaabdi47253 жыл бұрын
ko98
@asmaasmaabdi47253 жыл бұрын
kowzoy
@asmaasmaabdi47253 жыл бұрын
773345
@WardaRuwayda7 ай бұрын
2024 May /22 / malin khamisa cidii dhageysaneyso like😊
@MunaAdan-o7j7 ай бұрын
Sidokle😂
@Cawilaadan-yx3py7 ай бұрын
Sido kle zxp
@opdirahimhassan7 ай бұрын
2024/ 23 / May 😂❤
@hoodoilkacaz82287 ай бұрын
23/may /2024 💔😢
@liiasensio30477 ай бұрын
Nimcan hilaac kaso racay😂
@aziyaapdurahman40687 ай бұрын
ANOO JACYL DAREMAYA HEESTA SO RAADIYEY 22/MÀY/2024❤LOVE U CHACYL
@mahdimahamed10503 жыл бұрын
Axyaa yaa sowt farxiya fiska what a powerful voice 🎤👏👏farxaan yarena waa dadaalay runtii👏 inkastooy nagu baabiisag meesha 😂👌
@cabdimalikmaxamed66913 жыл бұрын
M.a
@ashkar41453 жыл бұрын
Farxiya fiska ilaa waligay waan jeclaa ee ha laygu sheego💥❤
Heestan anigo Addis Ababa jooga ayay so baxday laba sano ka hor waxaan ku xasuusta wakhti aad u qurux badnaa oo iso maray ilaa haddana aad ayaan u jecelahy😢😊❤
@xabiibcawil36017 ай бұрын
Farxaan Yare iyo Fiska. ❤️💯 Codad dahaba iyo hees qiimo leh. Markaad kali ooy tidhaa Maxaan la ilmaynayaa Dhig iyo udub dhaafnaye Miyaan ul qudhaata nahay Qalbigan qalbi kale aqoon Miyaad ku dhex uuman tahay 😮