No video

Abdifitah yare oo prank qosol leh Ku sameeyay shaadiya sharaf

  Рет қаралды 375,715

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

4 жыл бұрын

Пікірлер: 840
@samiirasamiira3303
@samiirasamiira3303 4 жыл бұрын
Intii kowo la,aan daawaneyso love dhac ku siiya culeeys ka iska dhig 😂😂😂😂
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Samiira kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@maryanabdinaasir4779
@maryanabdinaasir4779 4 жыл бұрын
Hhhhhh 😂🤣🤣😂😂😂😂🤣
@user-so1vd9mx7b
@user-so1vd9mx7b 4 жыл бұрын
Kapo wn wtaa mana kuusarayo🤣🤣🤣🙄
@sihaamyariisey3779
@sihaamyariisey3779 4 жыл бұрын
Wlhi kawo la aan aan ahay waana kuu saaray 🤣🤣🤣
@luuldeegaan700
@luuldeegaan700 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@bishaaroburhaan9071
@bishaaroburhaan9071 4 жыл бұрын
Inta prank mrkee mqshy soo ordy like 😂wlh waan idin jclhy lamaanahyga❤❤❤👈
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Bishaaro kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@nimcomohamed8785
@nimcomohamed8785 3 жыл бұрын
Yy
@najahjama278
@najahjama278 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤🇸🇴
@cabdifatahmoha9675
@cabdifatahmoha9675 3 жыл бұрын
Diyaar
@mohalimohsamii5570
@mohalimohsamii5570 4 жыл бұрын
Shadiya miyad inacebtahah love😭 imasaartid asxabtuna like iara manta
@cabdiaadan9322
@cabdiaadan9322 4 жыл бұрын
Scw
@mohalimohsamii5570
@mohalimohsamii5570 4 жыл бұрын
@Keepchat wan kusaray wll
@qadromahamed5661
@qadromahamed5661 4 жыл бұрын
Shaadiyo abooyo haddad ijeheshahay like iisaar
@anfaccabdi9799
@anfaccabdi9799 4 жыл бұрын
@@cabdiaadan9322 tf
@samiraa3975
@samiraa3975 4 жыл бұрын
@shaaficimacaani6839
@shaaficimacaani6839 4 жыл бұрын
Abdifatah iyo shaadiyo jclkooda jcl wuu dhaafay wlhi iida wey ka naxday o weyka yaabtay asna wuu u naxariisty kuma sii soconin saas la rabaa waa idiin wataa ani
@farxiyoalijamac4945
@farxiyoalijamac4945 4 жыл бұрын
M..a
@fatxiyacarab5937
@fatxiyacarab5937 4 жыл бұрын
Team shaadiya liket isaara intii jecel nabi maxamed
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Fatxiya kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@cabdiaadan9322
@cabdiaadan9322 4 жыл бұрын
Shadiya wanku jeclhy
@cabdiaadan9322
@cabdiaadan9322 4 жыл бұрын
Love iisaar
@sacdiyoxassan4574
@sacdiyoxassan4574 4 жыл бұрын
Scw scw
@zakariaabdi2553
@zakariaabdi2553 4 жыл бұрын
Inta guurka #qaliladan kufaraxdey liketa daac kusii. 🙏
@qalanjoxasanbuurow7694
@qalanjoxasanbuurow7694 4 жыл бұрын
Shaadiyo lagama nixiyo ee waa laga farxiyaa
@ilhaamxasan4708
@ilhaamxasan4708 3 жыл бұрын
Qaali ladan arooskeda maxaa inta ka galay
@fartuunbirimo6779
@fartuunbirimo6779 4 жыл бұрын
Dil ama dooro nososamey shadiyo cdey waan kuxiiiseyny wlhi😘😘😘😍
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Fartuun kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@layloibraahin715
@layloibraahin715 4 жыл бұрын
Shaadiyo iyo asxabteeda dhamaan iso duceeya galabta beerka leyga hayaa inuu allaah ii caafiyo 😭😭😭
@asisaisse9043
@asisaisse9043 4 жыл бұрын
Facbok kusoo arkay masoo daawan intaan ka soo raadiye taageer nimo owgeed🥰🥰🥰
@mohamedabdirahmanhassan9594
@mohamedabdirahmanhassan9594 4 жыл бұрын
Kan waa prank lesla ogyahy inta ila aragtay like 🤣🤣🤣
@mariaali7413
@mariaali7413 4 жыл бұрын
Waa run taaa waayo telka wey aragtaaaa
@naslif_demha2289
@naslif_demha2289 4 жыл бұрын
Me✌🏻😂
@rihaanainacabdiraxmaan-rih9989
@rihaanainacabdiraxmaan-rih9989 4 жыл бұрын
haaaa wlhi runaa sheegray
@idiljama5107
@idiljama5107 3 жыл бұрын
Garba saar lee wadataa guriga dhexdiisa 😂😂
@saadaqnuune8457
@saadaqnuune8457 4 жыл бұрын
Shadiya wax ka qalbi fiican YouTubleeyda kuma arag mashallah
@shalaymanta6247
@shalaymanta6247 4 жыл бұрын
𝐒𝐡𝐚𝐝𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐧𝐞𝐞 𝐬𝐨 𝐚𝐫𝐭𝐨 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐫𝐚𝐛𝐭𝐨 𝐥𝐢𝐤𝐞 𝐢𝐢𝐬𝐚𝐫𝐚💘
@quenmaryamasaid6791
@quenmaryamasaid6791 4 жыл бұрын
masha Allaah lamanaha qarniga💚💖💖
@bajmaibrahim1442
@bajmaibrahim1442 2 жыл бұрын
AHAjATRBHIM
@munnaabukar521
@munnaabukar521 4 жыл бұрын
shaadiyo walaley qamar sugaani noo keen plz😭 inta igu raacsan like.
@kawzarcaydiid358
@kawzarcaydiid358 4 жыл бұрын
Noo keen wll
@faniabdi7401
@faniabdi7401 4 жыл бұрын
Ma xamar buu jogaa
@munnaabukar521
@munnaabukar521 4 жыл бұрын
@@faniabdi7401 haa
@faniabdi7401
@faniabdi7401 4 жыл бұрын
@@munnaabukar521 haaaaa gormuu yimid wwwwww qamar rer somaliland gacan wa ku dhigi la yhn mise waa fasaxeen dadkaas,cusiriyiintaa
@kawzarcaydiid358
@kawzarcaydiid358 4 жыл бұрын
@@faniabdi7401 way fasaxeen ayn umalaynay sababto Ah amAr lan xamar muu imadeene
@lindamoha2099
@lindamoha2099 4 жыл бұрын
Abdifatah: nolosheyda Shaadiyo: Abdifatah: mcnto Shaadiyo: Abdifatah: axmadeey Shaadiyo: heeee 😆😂😂
@lewandowski1210
@lewandowski1210 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@xamdaugascabdullahi7044
@xamdaugascabdullahi7044 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@cabdiraxmaanciyoow4622
@cabdiraxmaanciyoow4622 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@fardosahassan4917
@fardosahassan4917 4 жыл бұрын
😄😄😄😄😄😄
@samiirosiman6763
@samiirosiman6763 4 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣🤣😂😂😃😍😄😃
@najiibalta7030
@najiibalta7030 4 жыл бұрын
Shadiyo hadaan qosal udhinto waan kuu haystaa kkkkkkkkkkkkkkk
@najaadhazzan5193
@najaadhazzan5193 4 жыл бұрын
Abdifatax wa imtixaan ahmadey kulahaa🤣🤣 love you my family❤💯
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Najaad kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@qadronuur2991
@qadronuur2991 4 жыл бұрын
Abdi fitaax inuu baari yahay ow Shaadiyo kanaxaa iney naxdo inta ila aragtay like isaara♥️ allaha isku kin xifdiyo
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 4 жыл бұрын
Amiin yarabi
@abdirizakqoraneofficial3961
@abdirizakqoraneofficial3961 4 жыл бұрын
Qofta ka qeylisi nio malmahn wx madan ka qabane😂😂😂😂😂shadiyo quen👸
@quenmaryamasaid6791
@quenmaryamasaid6791 4 жыл бұрын
farxad ku waara
@prencesscaishosoodaan7063
@prencesscaishosoodaan7063 4 жыл бұрын
Prank marka maqashy inta soo cararty 😍🥰👍👍 3 daqiiqo ah 😂😂😂😂😂
@mazbaljam891
@mazbaljam891 4 жыл бұрын
Team abdifitah is muujiya lkn complete prank samey yaqy😂😂😂
@naimaali5595
@naimaali5595 4 жыл бұрын
Abdifatah and shadiyo in the house, keep rocking guys
@sahromohamed6883
@sahromohamed6883 2 жыл бұрын
NoolaadA
@fatoumahassan838
@fatoumahassan838 4 жыл бұрын
Shadiyo sharafa qamara suugaan so qabo abyo
@zahaanazuheenazuuzu8237
@zahaanazuheenazuuzu8237 4 жыл бұрын
AxmaDeY Hee kulaHaa🤣🤣🤣inTa ila aragTY😥🤣🤣
@natashaabbeh8430
@natashaabbeh8430 4 жыл бұрын
team shaadiyo farta soo taag👈
@mohameddaahirmohamed5696
@mohameddaahirmohamed5696 4 жыл бұрын
Prank intii jecel ismuujiYa😂😂
@saamicadey9971
@saamicadey9971 4 жыл бұрын
Masha allah walal qali😍😍😍😍🤩🤩🤩🤩🤩
@kiinahmed9847
@kiinahmed9847 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@abdijibaarbarre7193
@abdijibaarbarre7193 3 жыл бұрын
Inta ku qososhey cunugan gorayada camal u socda maad qabsatid like ii saar🤣🤣😂😂😂😅😀😃😃😀😅😂🤣
@boqoradaquruxdaquruxda5011
@boqoradaquruxdaquruxda5011 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharafey waa inaa aarsataa barangiga
@maandeeqibraahimmaxamed1390
@maandeeqibraahimmaxamed1390 4 жыл бұрын
PRANG WUXU YHY MA OGI Comments lee iska so qoroyaa yaa ila mid ah ✌
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Maandeeq kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@luulmohaa5731
@luulmohaa5731 3 жыл бұрын
Kkk
@Ducaqabto
@Ducaqabto 4 жыл бұрын
My Family Xamar Cadey Ii Jooga Allaha idin Barakeeyo Dar Allaah Idiin Jeclahay Qosol badan ee aan iga Imaan Dhowr Bil ayaa iga keentaan Nolosha Idinma Ciisho Wada Jira Ebid ee Nolol ku Waara
@hibobashiir7755
@hibobashiir7755 4 жыл бұрын
Abayo shadiyo adi io abdifitax allh isku keendayo qamarsugani nooken xxpti
@soodamuhamedyalxow9530
@soodamuhamedyalxow9530 4 жыл бұрын
Yeees ana uhoreeyo casir an tukaaye istaqfurulah inta an dhihin ayan video isodhacay keep going
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Sooda kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 4 жыл бұрын
Ninkaas najiib msh allah quruxlow weeye Team shadio iyo cabdifatax 😍😍
@xariiftuulolamaciilo7328
@xariiftuulolamaciilo7328 4 жыл бұрын
Ha igu wareegin nayaa iga mareyso
@ilhanofficial
@ilhanofficial 4 жыл бұрын
Inta qolka fadhiga ku dawaneyso like😂😂
@sacdiyawaberi3327
@sacdiyawaberi3327 4 жыл бұрын
AxmadeeY waji inta Love ku ah liketa isaara💉❤️
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Sacdiyo kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@zakariyaibrahim9493
@zakariyaibrahim9493 4 жыл бұрын
Shadiyo iyo updifitax wani jeclhy🌼👊
@nasiibthebosslady5477
@nasiibthebosslady5477 4 жыл бұрын
PRANK Abuu saddex daqiiqo ah😂😂harayeey Axmadey bud dhib badanaa🤣❤❤❤
@leyliita6769
@leyliita6769 4 жыл бұрын
Int arooska rage io qaali ladan ku farxsan like isaara
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 4 жыл бұрын
Mansh allh wan idin jclhay my family is beautifull 💞💞✨lkn wax sugayaa team shadiyo oo arsaday guul shadiyo wllo
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Xamdi kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@nimconeyruuschannel9169
@nimconeyruuschannel9169 4 жыл бұрын
Shaadiyo Ahmed day miyaa ladhahaa 😂😂😂
@sihamupdy8511
@sihamupdy8511 4 жыл бұрын
camirada miis caadiya saartay bee 😂shadiyo wxas me arki weene
@deqoaadenabdulqadir9636
@deqoaadenabdulqadir9636 4 жыл бұрын
Ma ila aragtay 😀😀😀
@deqoaadenabdulqadir9636
@deqoaadenabdulqadir9636 4 жыл бұрын
Prank somali awalba been luu ahaa
@mariajune2747
@mariajune2747 4 жыл бұрын
Telvan uu ku duupaa madax wynyal 😂
@roodamohamed2551
@roodamohamed2551 4 жыл бұрын
😂😂😂 ar sii usoo rooray leee prnak jaceel leee 😂😂
@Oudfarah
@Oudfarah 4 жыл бұрын
Shadiyo io Abdifitah wlhi iska jeclahy alle ha in xafiido
@munocabdi9515
@munocabdi9515 3 жыл бұрын
Mashallh illhey ha idinxafido 💖💖💖💖💖💖💖
@nastehaluul699
@nastehaluul699 4 жыл бұрын
Prank laisku ogyahe weye kanu abdifatah mid weyn laimow team shadia😅
@naslif_demha2289
@naslif_demha2289 4 жыл бұрын
Absolutely 😂😂
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 4 жыл бұрын
May leskuma ogeen safican u firi shaadiyo wey isdajisay
@nastehaluul699
@nastehaluul699 4 жыл бұрын
Wxad ku daremee shadia qof video iskuso diyaree cml eye
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 4 жыл бұрын
@@nastehaluul699 wa sax walal lakin vidoe ayey duubirabeen abaayo
@masautirzhaam2231
@masautirzhaam2231 4 жыл бұрын
Inta shadiyo jecel is muujiya 😆
@shukrihassan332
@shukrihassan332 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 dumashi maant waan naga gashatey Team shadiyo qurux my queen Allah idin xifdiyo
@mushtaaqkalqamar2741
@mushtaaqkalqamar2741 4 жыл бұрын
Shadiyo Najib waan jecelhye ilaah dartisa wlh igu salam xbbti
@maamoxaali4097
@maamoxaali4097 4 жыл бұрын
Hhh Shaadiya naanaysteeda ma Axmed deey baa la dhahaa-- VAR VAR
@amiirabulle5705
@amiirabulle5705 4 жыл бұрын
Anaa ugu horeyay shadiyo xappth love you❤️❤️❤️
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Amiira kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@anisaaddow2623
@anisaaddow2623 4 жыл бұрын
Illahey amarkis wanba idinku daqranahay Ahmadey family qalbiga dushisa wllhi🥰♥️💯
@sucaadosimanofficialchanne6130
@sucaadosimanofficialchanne6130 4 жыл бұрын
Frist one love pranks keep going family aan jeclahay one love❤❤❤❤
@sucaadosimanofficialchanne6130
@sucaadosimanofficialchanne6130 4 жыл бұрын
@Keepchat wan kusoo boqday
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
@@sucaadosimanofficialchanne6130 kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@sucaadosimanofficialchanne6130
@sucaadosimanofficialchanne6130 4 жыл бұрын
@@qaddafisomali5749 wllo subscriber wan ku saray
@quenbintucaref4708
@quenbintucaref4708 3 жыл бұрын
Qoys An Tagero❤
@sulub_boychennel2156
@sulub_boychennel2156 4 жыл бұрын
Inta sidayda cml coment aqriska uso gashay like dhac dhac dhac
@beelodagan7983
@beelodagan7983 4 жыл бұрын
lkn shaadiyo luqad mrkey naxdo ey kuhadasho qatr yaaila arkay dijaaj biyo kulul kudhacay cml kskskskskksk
@kawzarcaydiid358
@kawzarcaydiid358 4 жыл бұрын
Dada ba somaligi aya ku hadlaysa abaaayo
@faisaahmed2286
@faisaahmed2286 4 жыл бұрын
😩Shaadiyo wadnahaaga wuu yaryahay prank iskadhaaf anagana kumafiirsan karno adigoo oyneysid runti. Dadka kale lee iska baacbaacso 😅
@munasaid5297
@munasaid5297 4 жыл бұрын
Abowe markad brank sameneso waxa dirada shadiya ku samen prank idinka arki tona san u kalo iyo wax lamida waxad ku samenesid ha shekin marka hore ilasocda le iska so jar le hada wa noshektay hora nokadhacday wan ku ku qadanay hada 🙏 dakero buuxda shadiyo iyo adigaba 🙋🏼💯
@yoonkalove7807
@yoonkalove7807 4 жыл бұрын
Axmedeeey🤣🤣😂 Shaadiyo axmed deey
@aaishaofficial1661
@aaishaofficial1661 4 жыл бұрын
Mashallah famly qurux badan 😍💘
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Aaisha kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@aaishaofficial1661
@aaishaofficial1661 4 жыл бұрын
Waan idin saray
@UmuSuheybumusuheyn
@UmuSuheybumusuheyn 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarka Allah
@ustaadazab7733
@ustaadazab7733 4 жыл бұрын
Abdifatah umadeNa maahn xarifka prank samenoya o message mad u dirtit almina🤣🤣
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 4 жыл бұрын
Ilaah Baan Kugu Dhaarshe Ii Saar Subscribe Alle Dartii Maan Saamixin Walaahi Hadii aanad Ii Saarin
@abdinasirmohamedkheyre7764
@abdinasirmohamedkheyre7764 3 жыл бұрын
Masha Allah ii nolada
@aishaamohammed4638
@aishaamohammed4638 4 жыл бұрын
From qali ladan xppt keep going shaadiyo-sharaf
@deeqoabdullahi866
@deeqoabdullahi866 4 жыл бұрын
Ani iyo shacdiyo gabnida Ayan matano kunahay reer buud Ayan Isla nahay😄😄
@XulashadaWararka
@XulashadaWararka 4 жыл бұрын
Shaadiyo Mcne markii ay bilowday Najiib waa gooyey wlhi.
@nafizaalihassan2031
@nafizaalihassan2031 4 жыл бұрын
M.a famly farxadeed♥ Alle Ha Idiin Xafdo♥♥♥
@nimcojaamac9560
@nimcojaamac9560 4 жыл бұрын
Shadiyo fatah lamane qaali ah ii nolada oo isu noolada
@nahirainmahadcilmi2126
@nahirainmahadcilmi2126 4 жыл бұрын
Waa brnk ay isla ig yhin kamirada waxy saran thy miska ma qarsana wana lojida lakin like iska siya
@ifrahcali2190
@ifrahcali2190 4 жыл бұрын
C/fitax yare shaadiyo wey kaarsadontaa❤❤❤
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Ifrah kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@asiyoahmed3204
@asiyoahmed3204 4 жыл бұрын
Shaadia Dhago Adagaa🤣🤣Inta ila ArGysa like😂
@malmo4235
@malmo4235 3 жыл бұрын
Prank kulahaa naag ninkeeda guriga lajoogta oo hahoogan intee lagu arkU nio wax macquul ah Kreena pls markaad la idin aaminaaa
@queen-nb6uq
@queen-nb6uq 4 жыл бұрын
Ahmedey waji saaid ku jeceshy adiga sas laga raba wlhi wa nin wax garda ah abdi fitax xaadada marku arkay waka wareejinee illahye ha idin barakeyo nololshina ManshAllah beautiful couple ❣❣
@rahimamahmoud7481
@rahimamahmoud7481 4 жыл бұрын
Shaadiyo abdifitaah adaa u' qalma ilaahay qumayo kaama tuso 😅❤
@umucaynihenna3347
@umucaynihenna3347 4 жыл бұрын
Abayo iyo abwe hanti idinma waydiisanaayo😥waaxan idinka codsanayaa qif walba ee aqrita qoralka inuu isoo booqdo plse🙏🙏🙏🙏1k igaarsiiya allah dartiis
@idilmahad7247
@idilmahad7247 3 жыл бұрын
😋😋😋😋
@mankachannel7
@mankachannel7 4 жыл бұрын
san usoo cararay lee markan prank maqlay 🤣🤣
@sacdiyosiman1024
@sacdiyosiman1024 4 жыл бұрын
Cabdifitaax wlh waxa bilabadthy in lagato niman soo ma ogid mida kale waa run in eynaxdo xajiyada ninki asigoo jogo wadanki deg deg ku baxo waxad is ledahy ma waxa u diyarsan xajiyad kale 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Shadiyooy wan kula qabaa taas sharafeey salan sare dhamaantiin wan idin jclhy ❤❤❤❤❤
@nimconadarbeauty
@nimconadarbeauty 4 жыл бұрын
Asxabta iso boqda plz subscriber igu caawiya mahadsanidiin 🙏
@fiishhope8442
@fiishhope8442 4 жыл бұрын
Axmadey kulaha ar kuwan ferahe na tireen wlhi shadiyo love you guys ❤❤❤❤❤❤
@fathiaar2930
@fathiaar2930 4 жыл бұрын
shadiyo hadalkeda dhan waa qosol aad ayan u jeclahay ilahay ha ku ha kubarakeyo
@munasaid5297
@munasaid5297 4 жыл бұрын
Ahmed deey shadiyo heee diriya ma ahmed deey ayaa ladhaha magaca 2 bad miyaa 😂
@maankaabmedia2167
@maankaabmedia2167 4 жыл бұрын
Waar hooy hooy yaa joogaa qabta qabta 😂😂
@najmaosmanmohamud9262
@najmaosmanmohamud9262 4 жыл бұрын
😂😂😂😂🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️✊✊
@ibrahimshugri4247
@ibrahimshugri4247 3 жыл бұрын
Ma weelis walahi 😂😂😂😂😂
@XSTV10
@XSTV10 4 жыл бұрын
Keep going abdi fitax
@hawoluul3711
@hawoluul3711 4 жыл бұрын
Shaadiya ahmadey hee kulaha Mcnto iyo noloshaydi marki lagu dhaho waad aamuste 😍
@xamdayaziin2112
@xamdayaziin2112 4 жыл бұрын
Team ZhaDiya zhrF Like dHaC Ku ziii😋
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Xamda kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@maryammaxamed6365
@maryammaxamed6365 4 жыл бұрын
Wllh waalaka cabaadsiiye shaadiyo sharad waxbadan waajaftay c,fataax ❤❤❤❤
@princesssimaney3848
@princesssimaney3848 4 жыл бұрын
Shaadiyo mar illahey xaikatuso adi iyo Abdifatax dartin ayan somali Saudi I.a
@fardowsamohamed2336
@fardowsamohamed2336 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤🖤🖤🖤
@abdirahmanofficial5065
@abdirahmanofficial5065 3 жыл бұрын
shaadiya sharaf and abdi fitaah mashaa.allah alle ha idin xafido lamaano isku faraxsan ayaad tihiin mashaa allah asxaabta likte ha leega baqiilin bls🙏
@tusmogaas2889
@tusmogaas2889 4 жыл бұрын
Shadiya wllo dil ama dooro noo soo samee wan idin jecelnahay from jamuuriyada barakaysan 💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤
@tafsirabdulkadir8803
@tafsirabdulkadir8803 4 жыл бұрын
Masha Allah keep going❤❤
@asadmaxamedasadmaxamed7337
@asadmaxamedasadmaxamed7337 Жыл бұрын
Shadiyaay wll qliyey waxan ahy gabadh ku nool dalka soomalild magacaygu waa asad waxaan rabaa inaad moobil ii iibiso blz gabadh wlsha ahy shaadiyo waa iga codsi😥💋
@harisikarimi234
@harisikarimi234 4 жыл бұрын
Reer NAIROBI like !
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 4 жыл бұрын
Ahmadey kulaha ar abdifataha shaadiya ka daran kulaha musqushan dirin ag dhigan rabay kkkk wlh wan ka hela kaftankiina Keep going sis and bro
@miskimoha7525
@miskimoha7525 4 жыл бұрын
Score jabi Hlmar reply isoo gal shaadiyo😭😂
@shaadiyasharafofficial
@shaadiyasharafofficial 4 жыл бұрын
Wa ikanaa😂❤️
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@zuuzuuqali1284
@zuuzuuqali1284 4 жыл бұрын
Masha Allah🤣🤣
@anfachassan9462
@anfachassan9462 4 жыл бұрын
Shadiyo aad iyo aadbad u qurux badantahy naag kaa ficane mahelaayo abdifatax asna intan ka aragnay waa wiil fican Allaha isku kiiin daayo
@memocaddey6269
@memocaddey6269 4 жыл бұрын
Walaalyaalow aniga waxaan iska jclaan lahaay inaan hal qol ii baneysiin Walaahi casho iyo qado iyo quraac dhan ma rabi la eheen labadiina idin arkaayo Walahi aniga waan idin wataa Waligiina sidaaan iyo si kabadan igu farxanaada my family's 🥰🥰😍😍😘😘😘😍😍😍😍
@nacnacinayusufbarrenacnaci6192
@nacnacinayusufbarrenacnaci6192 4 жыл бұрын
Shadiyo abdifatah prank ku samey mohamed yare aya maqan walaxaday cml mel ku qari hhhhhh
@amaliinaabayo9689
@amaliinaabayo9689 4 жыл бұрын
Walaashey shaadiyo ninkaga allah ku xifdiyo cadowga allah niika haayo wlhy nin ku jecel ayaa heesata masha allah kun jeer masha allah 😘😘😘😘
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Amliina kzbin.info/www/bejne/sGSUZ6aegappobM
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 4 жыл бұрын
Ine isla ogyihin inta aragtay like lol guri maa garbasar lagujoga iyo shati lol
@miskiimuuse9459
@miskiimuuse9459 4 жыл бұрын
Intaa ilaa aragtaa in uuu yahay barak laysla ogyahaay like saraa
@maariyocali2816
@maariyocali2816 4 жыл бұрын
Team aan jeclhy tihiin❤❤❤
PRANK LAYAAB LEH OO ABDIFITAH YARE KU SAMEEYSAY SHAADIYA SHARAF🤔
12:26
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 435 М.
Abdifitah yare oo prank xun ku sameeyay iido jiifto Shaadiyo sharaf daawasho wacan
12:00
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 179 МЛН
小丑和奶奶被吓到了#小丑#家庭#搞笑
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 8 МЛН
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН
Abdifitaah yare oo prank aad oga xanaajiyay KU sameeyay shaadiya sharaf😡
11:49
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 322 М.
wow lamnaha qarniga king dayax iyo dumashi hani kajal
1:11
Maxamed Nur channell official
Рет қаралды 42 М.
ABDIFITAH YARE SIDAAN KAMA FILEYNIN WAA AAMINI LA AHAY😅🤣😅🤣
15:19
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 337 М.
Prank Qosol badan oo shaadiya markle ku sameeyay Abdifitah yare 😂
11:53
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 160 М.
Prank aay kaga naxsatay shaadiya sharaf abdifitah yare tahriib😳
12:36
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 287 М.
PRANK QOSOL BADAN OO ABDIFITAH YARE KU SAMEEYASYA SHAADIYA SHARAF 😂
14:28
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 706 М.