Qosol || Hadu Carab kena Qalbigena Ahan Laha || Abdihaliim Ali

  Рет қаралды 966,100

Abdihaliim Ali

Abdihaliim Ali

3 жыл бұрын

Wixii Fariimo ah iigu Soodir Instagram kaan 👇 👉 / abdihaliim_. .
Page keeyga Facebook 👇 Iga lasoco sido kale
/ cabdixalimcali
My Tiktok👉 vm.tiktok.com/E3Ldbk/
Waa Anigoo Ah #Abdihaliim_Ali Kusoo Dhawaada KZbin keeyga Mahadsanidiin❤
#Like_plz

Пікірлер: 568
@amranali6867
@amranali6867 3 жыл бұрын
Muqaalka soomalida aad iiga qosliye wlhy 😂wan oghy inuu isi soo tuureen kulahaa 😂😂😄 hore u soco wll qali
@casmicumar410
@casmicumar410 Жыл бұрын
Aniga waye xaaskiisa 😀😀
@amranali6867
@amranali6867 7 ай бұрын
​@@casmicumar410😂😂
@nimcomaxmed536
@nimcomaxmed536 3 ай бұрын
Dkejeijsij😂jjnsins😂
@nimcomaxmed536
@nimcomaxmed536 3 ай бұрын
Dkejeijsij😂jjnsins😂
@nimcomaxmed536
@nimcomaxmed536 3 ай бұрын
Dkejeijsij😂jjnsins😂
@huseinmedia9744
@huseinmedia9744 3 жыл бұрын
FRIST COMMENT LIKE YAAN LEYGA BAQIILIN TEAM ABDI HALIM ALI 😂😂
@abdirahmanhassan9779
@abdirahmanhassan9779 3 жыл бұрын
Halqkap😘💑
@RI__CH
@RI__CH 3 жыл бұрын
HHH AJAANIBTA IYO SOOMALIDA FARQI WEYN AYAA UDHAXEEYO HHH 😂😂😂😂😂😄
@saamiyasaciid3889
@saamiyasaciid3889 3 жыл бұрын
Maxa waye farqigas
@happyqueen5158
@happyqueen5158 3 жыл бұрын
Hhhhh Somali manaxayaan yahh
@fawzicumar7113
@fawzicumar7113 3 жыл бұрын
Saa,id
@ayuushaayuusha2708
@ayuushaayuusha2708 3 жыл бұрын
😅😅😅🤣🤣soomaalida xaasidiin waaye istuur kulahaa
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
😂😂😂
@falhhad3900
@falhhad3900 Жыл бұрын
@@AbdihaliimAli qofkii qosol rabo haimado yotobka abdi xaliicali
@amranahmed6249
@amranahmed6249 3 жыл бұрын
😂😂muuqalka ajaanibta io somalida wlhi said ika qosliyay
@happyqueen5158
@happyqueen5158 3 жыл бұрын
Me to hhhhh hhhhh
@muniiramusdhaf1600
@muniiramusdhaf1600 3 жыл бұрын
Walaahi ana kaadaran
@sumayaabdirahmanali9156
@sumayaabdirahmanali9156 3 жыл бұрын
FwtsvzxahaiagscsauiashsdxbzlwiwlzjshsisshsjxsljfrwqtwowshsBLazhzbsjanZbxbxbxcnccxjzhakakkzxbcbbckShdhfosoaksjfvfklakdxjcvjvkblblln ln jxjxnjcnvb BB jvk DV kckz sjdjjfkc
@farmamediagroup5860
@farmamediagroup5860 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣Qeybta waxaa I cajibisey Somali matalayo hhh oo lo SAC a tumayo isa sootur cml 🤣🤣🤣🤣🤣pro keeg going
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
😂👉😂💯
@aslimpio9344
@aslimpio9344 3 жыл бұрын
Please like isaar hadaad ka heshay video gaan
@caamircaaqil1710
@caamircaaqil1710 3 жыл бұрын
Vedio yadi hore haku soo darin Plz Abdihaliim Ali 🥰🥰🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Dadka cusub ugu talagalay
@sultanamohammed3095
@sultanamohammed3095 3 жыл бұрын
@@AbdihaliimAli lkn wll wey dhibsa
@apdiwahaabmxaabzey5885
@apdiwahaabmxaabzey5885 3 жыл бұрын
Hhhhh so badi zxp wan taagera ragan wlhi 😂😂
@nuurtomaxamuud9084
@nuurtomaxamuud9084 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 abdihaliim keep going my brother ❤
@tt__d__c8045
@tt__d__c8045 3 жыл бұрын
Abdihalimoow Waa idiN TaaGeeRa 🙏❤👑
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
👌💯
@kifaxsiyad1649
@kifaxsiyad1649 Жыл бұрын
Si aad ayaa kuu raaye wraa😊❤️
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Alle Ha Ku Sharfe Walaal qLli 1k Igaadhsii
@wizzcali6044
@wizzcali6044 3 жыл бұрын
100 like awid maagaarin manta igaarsiiya
@saabiriinahmed1773
@saabiriinahmed1773 3 жыл бұрын
Xaaskaygaa iinjabtay kite iyadana kulahaa aniwaaye xaaskiisa yaahhu Soomaali beer adeeg udaa🤣😂
@mohamedjama9875
@mohamedjama9875 3 жыл бұрын
Ar soomlidu xaasid sanaa waaluguu sacibniyaa inaad isoo tuurto dhib jecelaa wuxu ilaa how soomaali hanoo waayin
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
😂😂😂
@naciimacaydaruus4309
@naciimacaydaruus4309 3 жыл бұрын
Fadlan Kuwan Hore u Daawanay Haku Soo Cel Celin Ee Wax Cusub Noo Soo Geli👏
@sadiaaliummuaalaa6338
@sadiaaliummuaalaa6338 3 жыл бұрын
😂😂😂Wlhi clipyadaada waanba jeclahay ilaahey amarkiis
@Heeganmedia
@Heeganmedia 3 жыл бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato xaasinimada mafiicno walaal ama abaayo
@muscabcali7747
@muscabcali7747 3 жыл бұрын
Wlhi ninkaan Gacan utaagay😃😃😃❤❤
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Walaalaha somaliyed oo qoraalkayga aqrin doono waxaan si sharaf ku jirto kaga codsan lahaay inay subscribe igu saacidaan Allah ha idin barakeeyo wax ku farxad geliyane Allah haku siiyo idin ilaahey
@gameofthemobile9809
@gameofthemobile9809 Жыл бұрын
Hahaha waa runtaa
@guledadan6923
@guledadan6923 3 жыл бұрын
Waxyaabaha Agtaada yaala jajabi🤣🤣🤣🤣🤣
@huthazhiine2954
@huthazhiine2954 3 жыл бұрын
Wlhi qosol Iguma Harin Kulahaa Jajapi Alaapta Agtada Taal 🤣🤣
@salmabintuyusuf5688
@salmabintuyusuf5688 3 жыл бұрын
First one
@juliemalik1940
@juliemalik1940 3 жыл бұрын
5miunt 730view 55coment masha Allah wllkey keep going
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
👉💯👍👍👍
@maxamedsalimcumar9873
@maxamedsalimcumar9873 3 жыл бұрын
Maxamed salim farxaan maxamed
@maxamedsalimcumar9873
@maxamedsalimcumar9873 3 жыл бұрын
Maxamed salim farxaan
@Saka-nw5nu
@Saka-nw5nu 2 жыл бұрын
Qosal badana
@halimahassan1548
@halimahassan1548 3 жыл бұрын
Masha Allah abdihalim qosol naga dhar jisay hhhh
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Jimco kasto Qosol lasuu xeysan 👉😂😂
@imthequeen5888
@imthequeen5888 3 жыл бұрын
Abdihalimali , abdiaziz , ramla and djmajid tageero buxo idaan meeshina kasi wada keep going 🥰
@abdihamiidomar4943
@abdihamiidomar4943 3 жыл бұрын
Kkkk cabdixaliim dhabti waan kutagera alle haku daayo
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Amiin dhamaanteen walal
@cafaan_04ixi43
@cafaan_04ixi43 3 жыл бұрын
Jajabi wixii agtaada yaalo 🤣🤣🤣
@chitopaz252
@chitopaz252 3 жыл бұрын
Abdihaliim_ali sandkaan waxa ardayda rida adaa ka mid ah 🤣🤣
@abdullahihassantohow7743
@abdullahihassantohow7743 3 жыл бұрын
First view and First comment nasiib u yeeshay maanta
@kingccm1642
@kingccm1642 3 жыл бұрын
Waa ku qoslaa videos ka abdihaliim ali insha Allah waa gaari doonta 100ksubscribe ku rajayna
@maslaxmaxamed5915
@maslaxmaxamed5915 3 жыл бұрын
Qofka 3ad abdihalim nin an ku fano
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Hanbalyo bari 1noqo😂💯
@iqraabdimalik7528
@iqraabdimalik7528 2 жыл бұрын
Abdihalim fans kinda Ayaan ahay
@fawsiyogeedi5477
@fawsiyogeedi5477 3 жыл бұрын
Mashaa Allah wll abdixaliim Ali horey u soco ayaan ku leeyhy
@bawomohamed7081
@bawomohamed7081 2 жыл бұрын
Captain Majid markuu ooynayo foolxumaa😂😂😂😂😂
@abdirashiidisaak168
@abdirashiidisaak168 3 жыл бұрын
SIDA WAN CAYEELAY KU LHAA 😂😂😂😂😂
@yasinyare8048
@yasinyare8048 2 жыл бұрын
Dhuuni marka maqlay aniga isku maleyya 🤣🤣🤣🤣🤣
@safanuurmuse5600
@safanuurmuse5600 3 жыл бұрын
waw walahiy gacanan kutagay 100k wadgari ishalah 💗💚💞💞💙❣💛💜💓💖💏👌💋❤
@adanyuusuf5350
@adanyuusuf5350 3 жыл бұрын
I am Fast Bro 😂😂😂😂😂
@naciimaapdinour9260
@naciimaapdinour9260 3 жыл бұрын
😂ugu dnbyntii jimce wngsan💛
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Jimco lamid ah
@ayaanofficial815
@ayaanofficial815 3 жыл бұрын
Wallhi walalka suxitaanka iyo naxdinta anage nugu dhacda saas ayoo ahaay reaction kena😂😂😂😂😂
@secretstar8830
@secretstar8830 Жыл бұрын
Idinkaba musalsal kale ahee😂😂
@fardousnasah143
@fardousnasah143 3 жыл бұрын
Waan isdilaa keep gaing xitaa waan dhahnaa🤣🤣
@fardousnasah143
@fardousnasah143 3 жыл бұрын
Aduunka amarkaa lacag laga zhaqeyney dad bdn waxaay rapaan keyni lahaa jikada dharka alaapta io mazajka intaaz zhey walpo ku bixin lahaa🥰🤣🤣
@abdirahiinmohamed1771
@abdirahiinmohamed1771 3 жыл бұрын
Legend horey usoco Abdihaliim
@muqtaarahmed3327
@muqtaarahmed3327 3 жыл бұрын
Masha alaah walal qali ah Abdi haliim Ali ilahey haku barakeeeyo
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Amiin dhamaanteen walal
@shugrifarah7267
@shugrifarah7267 3 жыл бұрын
Waqtigan mahn waqti lasuuxo😂
@barawaaqagaraneadan8120
@barawaaqagaraneadan8120 3 жыл бұрын
Abdihalim my favorite KZbinr
@maxamedafyare416
@maxamedafyare416 3 жыл бұрын
First Comment
@ridwaangeellaaye
@ridwaangeellaaye 3 жыл бұрын
Waryaa Cabdixaliim Cali saaxiibow maad naga daysid Vedioyada hore aad u soo dhigtay ee aad nagu soo cel celinaysid.
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Walal dadka cusub aya kabadan dadka hore ayaga ugu talagalay
@simaninaabdullahi3689
@simaninaabdullahi3689 3 жыл бұрын
Masha allah 🇸🇴♥️♥️
@hodanabdirashiid9974
@hodanabdirashiid9974 3 жыл бұрын
Aboowe Abdihaliim ali wa kutagera akhii ilahey hakuxifdiyo adun iyo aqiraba 🥰❤❤❤❤❤❤❤🥺
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Amiin dhamaanteen walal
@rumanqorane17
@rumanqorane17 3 жыл бұрын
@@AbdihaliimAli mansha allh waxa thy qof wangsan
@shadiabashir7666
@shadiabashir7666 3 жыл бұрын
Hore u soco walaalky 😂😂😂😂 aad u qosley
@ahmedabdallebarre1860
@ahmedabdallebarre1860 3 жыл бұрын
Go Forward 🤗🤗🤠
@mukhtaarmaxamed6236
@mukhtaarmaxamed6236 3 жыл бұрын
ما شاء الله ما شاء الله يا حليم علي
@rakbah.c
@rakbah.c 3 жыл бұрын
Vidio Yadi horaa kusoodartay best view waa nagaheshay maanta lkn lagma yaabo. . Mardambe
@sihamsaam4321
@sihamsaam4321 3 жыл бұрын
Xanuun ahan laheda wllhi hda niyad lisku dhisa cml ku tagerah suldan kena
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
👍
@arwaabdirashid6589
@arwaabdirashid6589 Жыл бұрын
Walhi marka wax iku dhacaan waye iku farxaan iygaah 😢
@queenfariida1315
@queenfariida1315 3 жыл бұрын
Shukrn walal keep going
@abdirizakali6333
@abdirizakali6333 3 жыл бұрын
Jumco Mubarak
@saabiriinsiman2845
@saabiriinsiman2845 2 жыл бұрын
Wallaahay qosl iga dhamaaday😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😆😆😆😆
@fatushibrahimhalane1118
@fatushibrahimhalane1118 3 жыл бұрын
Walahi waiga qoso sishay hhhhhh🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@somali_engineering775
@somali_engineering775 3 жыл бұрын
Nio abdiasis sxb adbad iga qoslisa sxb
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
❤️👍
@salmaanabdirahman3930
@salmaanabdirahman3930 3 жыл бұрын
Abdi haliim ali horey u soco sxb
@MaaidaMaaida
@MaaidaMaaida 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh Abdihaliim Ali kaadi baa haysa
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
😂😂😂
@raxmacali1919
@raxmacali1919 3 жыл бұрын
Wow masha alaah
@nasromirad4411
@nasromirad4411 3 жыл бұрын
Waan sugayay.mhdsanid.wallo
@mahadabdi4884
@mahadabdi4884 3 жыл бұрын
Masha Allah
@qaxbeyztexx2987
@qaxbeyztexx2987 3 жыл бұрын
First one ayaan noqday manta yeezzzzz replay soo gal
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Kugu hanbalyeen
@Yarma_baashi
@Yarma_baashi 3 жыл бұрын
Mash Allah 💔💔💔👍👍👍❤️❤️😬😬🙏🙏🙏
@mohaalfa447
@mohaalfa447 3 жыл бұрын
Abdixaliim Ali wlhy wxaa ogaa adigoo 500 subscribe haysta keep going
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Mash allah waa ila so halgan tay mahadsanid walal qali 💯❤
@asmasiman2056
@asmasiman2056 3 жыл бұрын
Abowe wixii hore naga dhaaf kuwa cusub noogili tankis😇😇
@qaaliluula34
@qaaliluula34 3 жыл бұрын
Kkkk wn waa iga qosliseen keep goin wn wada jclhy
@giniabdi2209
@giniabdi2209 3 жыл бұрын
Wlh waa run 😀😀 AniGa Ayaa sidaas dad badan ku idhi is dil hadaad doonto
@amuunyusuf847
@amuunyusuf847 3 жыл бұрын
Sida dabada u luuxayo ayaan ku qoslay 😂
@hawosahal8306
@hawosahal8306 3 жыл бұрын
Hhhhh carur nimo halo noqdo abdihalim ali horay usoco
@nasrayuusuf1326
@nasrayuusuf1326 3 жыл бұрын
😁Ahey waxy inagu khasbayan inaan sida curuurnimadi kunoqono🤣
@AyaanCusman-vb4jj
@AyaanCusman-vb4jj 2 ай бұрын
Magaciisa Runta mia Ninkan Carabta Ah Sawiradiiza Rabay E❤🥺
@waxcusubfiirso8226
@waxcusubfiirso8226 3 жыл бұрын
First
@umunashaad3219
@umunashaad3219 3 жыл бұрын
Soomalida xaasidiin 😁😁😁😁😁😁😁
@abdisalanmohamout9725
@abdisalanmohamout9725 3 жыл бұрын
Abdihalim ali ku wadana walhi hore u soco
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
👍💯
@fowsiyolamafilaan5892
@fowsiyolamafilaan5892 3 жыл бұрын
M.a wll abdihalim aad iyo aad ayaan kuu taageeraa wllhi waxaa thy qofka kaliya ee hadalkiisa iga qosliya runtii waxan ku rajeynaya inaad nolosha Ka gaarto ilaa heerka aad jeceshahay iyo heerka ugu sareeyo nolosha m.a wll mcn allha Ku xafido
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Amiin dhamaanteen walal mahadsanid ne intii dad idin koo kale arkaayo waan idiin soo badin 👉💯❤
@sahraosman737
@sahraosman737 3 жыл бұрын
Facebook ankaa dawanjiray lkn hada waxan arkay ado dhahaya 90k 100k halegarsiyo Wana kusaray allh higaga kugarsiyo mardhaw InSha allh guleso walal
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
mahadsanjd walal
@abshiroahmed8041
@abshiroahmed8041 2 жыл бұрын
Wanfuray xabdixalim bes😂😂🤣🤣🤣
@hankagaming
@hankagaming 3 жыл бұрын
M.a run ahaanti waan idin wataa
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
👍💯
@suhaybsaajinarab318
@suhaybsaajinarab318 3 жыл бұрын
3:23 ilaa 3:30
@amd1365
@amd1365 3 жыл бұрын
First comment maanta reply
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Hanbalyo walal
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 3 жыл бұрын
Kuwaan ma aqoon laheen haduusan jiri leheen cabdihaliim cali Lkn walaalayaal magacooda xaqiiqda ah halay sheego
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Axmad dj abu ali kuwakale can ma ahan sida labadas
@ssalaxmaxamad9645
@ssalaxmaxamad9645 2 жыл бұрын
💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕 legend c Ali
@ramlomaxamed2644
@ramlomaxamed2644 3 жыл бұрын
😂😂😂😂dhuni dheh saxanka mala sheke sana kulaha
@caaliyacusman8500
@caaliyacusman8500 2 жыл бұрын
Jajapi wax yaalaha agtada yaalo😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
@daadahiye5927
@daadahiye5927 3 жыл бұрын
استاد عبد الحليم ابن علي حياك الله
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Amiin dhamaanteen walal
@fartuuun__ismaciil7195
@fartuuun__ismaciil7195 Жыл бұрын
Mashaalah
@Bashirmoh7
@Bashirmoh7 3 жыл бұрын
Abdihaliim xaaraanta iyo xalaasha waa kala aqaantaa Fadlan naga dhaaf VIDEO yaasha hore ilaahey ha kuu kala kiciyee
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Dadka cusub ugu tala galay
@nadakaltuun394
@nadakaltuun394 3 жыл бұрын
Abdihalim wll codsi muuqalada cusub soogali kuwa hore kareeb plz.
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Hagaag walal
@user-yj7yp7ib3v
@user-yj7yp7ib3v Жыл бұрын
Abdi haliimo soo badi Wlaal
@mohaanyare4647
@mohaanyare4647 3 жыл бұрын
I AM THE FRIST
@user-li3jz2yz1o
@user-li3jz2yz1o 3 жыл бұрын
Hhhhh waxaa ikuqusulbadneyt marga oo oodhahaaye abdaxaliiym maxaa inoo harsan
@walalmali8168
@walalmali8168 3 жыл бұрын
Qofki 2aad like asxabta
@salmaanibrahim8052
@salmaanibrahim8052 2 жыл бұрын
Abdi haliim Ali muuqaalada carabta soo badi
@imaandallel1604
@imaandallel1604 3 жыл бұрын
Haha that is funny videos I liked ❤❤❤❤💌💌💌💝💝
Qosol || Hadi Musharka Bilcagsi Ahan Laha || Abdihaliim Ali
8:07
Abdihaliim Ali
Рет қаралды 507 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 11 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 9 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 27 МЛН
Mursal iyo asxaabtiisa muqaalo qosol badan oo cusub
20:34
Dada Cade Official
Рет қаралды 46 М.
Qosol👉😂 || Shactirada Aduunka || Abdihaliim Ali
8:11
Abdihaliim Ali
Рет қаралды 797 М.
SOMALI HIGH SCHOOL!
22:36
FAM TV
Рет қаралды 1 МЛН
ila Qosol😂 || Hade Dadka Xanaqi lahen || Abdihaliim Ali
8:06
Abdihaliim Ali
Рет қаралды 537 М.
Qosol || imtixaan ka Dowlada || Abdihaliim Ali🤣
8:26
Abdihaliim Ali
Рет қаралды 623 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 11 МЛН