Inalilah waa ina ilahay rajicuun Walahi wan gariray waligay qiso kaa xanun badan man dawan
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
Ilaahey naxariistii Janno haka waraabiyo.
@balqeisahmeth1037 Жыл бұрын
Dadka wanwanagsan aduuna looma daayo kueii janotu firdaza aclaa ku midooba ilahay hadinka dhigo amiin amiin
@dumarkaabachannel161 Жыл бұрын
Alla hooooooooogay wlhi qisadan calosha ayay i xanunisay yaaaaaaaa allah 🥺😭 qofka qof uu jecelyhy ka dhinto aya daremi karaa yaaaaaaaa allah qalbiga i xanunay xasus ayan galay allow u naxariso ninkaas iyo ninkayga iyo dhamn musliminta 😭😭😭😭😭
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@najma4222 Жыл бұрын
😢😢😢😢 inaa lilaahi wa inaa ilhayhi Rajicuun alle ha u naxaristo qalbiga alle ha kuu qabowjiyo walashay macaan walahi saa u oyay waligay uma oyin
@XasanCagaar Жыл бұрын
Allah ha u naxariist adna walaal samir iyo imaan allaha kaa siiyo
@ifkaabukar Жыл бұрын
Oohinta wey IGA dhamatay manta Allah unaxariisto gabadha qalbiga Allah uqawoojiya naf walba wixii uqoron baa kudhacaya😭😭😭😭😭janada Allah kukulmiya
Alle qalbiga hakuuqaboohiyo wll Samir iyoiimaan allahakaasiiyo wll
@AminaFarax-c8p Жыл бұрын
Inalilahu wa inaa ilahayhi rajacuun ya allah unaxariisto yaa rabi hakala dheerayn labo qof kasta isjecel 😭😭😭😭😢😢😢
@deqamohamoud8916 Жыл бұрын
Ilaahay naxariistii jano haka warabiyo aamiin yaa allah jacaylka dhabta ah waa dhif dhif iyo nadir hooyaday macan ayaan so xasuustay intay xanuusanaysay kaligayba hayay malinkay dhimatayna dadku meel ay kala istagan ayaa la wayay waa dabeecad aad uxun ilaahay inantasi qalbiga how qabojiyo aamiin qalbiga xanuunka laga dareemo waliga ma ilawaysid waad mahadsantiin dhamantiinba
@itsqurantimekids410 Жыл бұрын
Qalbiga alaaha ku adekeyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Hodanita-tt8qf Жыл бұрын
Ilahahay ha unaxaristo ale waxan uga baryaya inu janada ka warabiyo 😭😭wll mcn adna ale Samir iyo Iman haka siiyo 😭😭
@abdirahmansadaq Жыл бұрын
Very sad story😢😢wallahi dadra sidaa iskujecel imma calfadan xata jecelku waa imtixaan noolasha dhan ba imtixana😢
@sawdaabdirihmanali8941 Жыл бұрын
Abayo macan qof an kygu tilmamo maqan waligay maan arag qof kaa qalisan kaa naxaris badan ehlu Jana tahay abayo ilahay sawjkagi ha unaxaristo lkn wanagi iyo janada shaqaysatay o jaaskagu yahay Jano cadaab haku badalin oo is dilid haku fakarin wll wa jecla Hal cunug ad hoosta gashato markad cidloto Ina dhasho lkn madama balan qaday inadan guursan wll farxadisi kunolow o dardarankisi ahaa naftada ilaali ufuli o is ilaali I love u abayo
Wlhi intana qiso dhagesanaye mid tan ka murugo bdn ma arag allah unaxaristo qabriga allah u wasiciyo labadina janada allah nisku kiin kulmiyo abaayo qali qalbiga allah ku qabojiyo 😭😭😭🤲
@sacdiyahassan6498 Жыл бұрын
Abaayo qalbiga Allaha kuu qaboojiyo kuguna irsaaqo Samir iyo imaan janadana ha idinku kulmiyo
@deqamohamoud8916 Жыл бұрын
Ilaahay murugada haka dul qado walashen ilaahay how dambi dhaafo janada ilaahay haku kulmiyo aamiin yaa allah
@fathihasan9523 Жыл бұрын
Please wllo gabadha cid caawisa la xidhiidhiya sido kale usheega inay bad sato dhagaysiga quraan ka kariimka Please caawiya
Waligay man arag qiso igaga xanuun badan walalo alle qalbiga hakuu Qaboojiyo murugtana ha kasaaro janadana ha idin Ku kulmoyo amiiiin
@nimojama5086 Жыл бұрын
My sister Alla now's the time not human being
@nimojama5086 Жыл бұрын
Is trut6
@kulmiyehassanmumin4611 Жыл бұрын
Ilahay haw naxaristo lakin gabdhsi ilahay haka cabsto oo yaysan isdilin ilahay wuxu yiri gerida ha jeclanina ilahay ba laha lana tagay ninkas ee Adi ha danbabin
Gabdhan waxaan la ooyay in aanan weligay Binu Aadam la ooyin waayo waa runteeda Dadka iyo garabka waxaad u baahantahay marka uu culaysku ku haysto lkn mar culayskiiba kaa degay waxba ugama baahnid waxana dareemi kara qofka ay tan oo kale soo martay mar labaad waxan aad usii Ooyay markay balanka usii qaaday sheekadana halkaa ayaan kaga tegay masii dawaan karo I'm very sorry
@cumardiriye9207 Жыл бұрын
Fadumo masha alah waa gabar gacanteda ku arsato🎉🎉🎉🎉
@najmabdiorrrcv8610 Жыл бұрын
Miskiin this is really sad story 😢😢 illahow unaxariisto 😢
@manka7914 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@SawdaAbdilahi Жыл бұрын
Allaahu akbar
@tash7356 Жыл бұрын
Ninka inta o hanti ah katagay ka xaji walal cimra wa suna xajka wa waajib qofki ilaahay siyey hanti teda kale imaan laantu wa diin laan wan isdili rabay iyo samir laanta iyo wa xaraam
@hooyomacan67824 ай бұрын
Ax xanuun badanaa wan la ilmeeyey sorry illaahay janada haydinku kulmiyo wllo qalbigana hakuu qaboojiyo 😭😭😭😭😭😭
@SawdaAbdilahi Жыл бұрын
Alle janadda ha idinku kulmiyo wllo
@hoodaaxmed257 Жыл бұрын
Waxan ilahay ku waydiy wll in aad janada kuwarto isagan allah u naxariisto
@nimojama5086 Жыл бұрын
Inshallah Allah
@ifkaabukar Жыл бұрын
Yarabi xanuun badana nolosha,💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@deeqoadan7439 Жыл бұрын
Abayo hadad isdishiid cadab ayya kudanbeyah oogow ninkagi arkimaysid lakin hadad samirto waad arkin samir danahagana raco allah aburtay baa ka jecladay
@jamilajamila-h8v Жыл бұрын
Waa somali iyo caadadeeda qofka intuu noolayahay ma caawiyaa laakii markuu dhinto aya xoola qalaan oo wanagiisan sheega subxaanala
@waissaada2595 Жыл бұрын
Sorry ma chérie k'Allah abaisse ton coeur et k'allah l'acceuil au paradis
@XamdaJaamac-vl9li Жыл бұрын
Allahu akbar
@hudahashim6478 Жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله وحده الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله الصبر والسلوان وانت كوني من حميدين
Ma wanaagsano saas iska samir aduunka waa balaaran yahey
@hodanabdi9999 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢 Allah ha uu naxaristooo Allah ha ku qalbi dhayoo Walalo.wan ku ducanayaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ftxiyaomar1524 Жыл бұрын
🙏🙏🙏😭😭❤️❤️❤️😭
@habonahmed1453 Жыл бұрын
Qu’ALLAH te réunir au paradis
@sacdiyahassan6498 Жыл бұрын
Sabar iyo iimaan
@DahaboMacalinfaarax Жыл бұрын
أنا لله وانا اليه راجعون البقاء لله اللهم ارحمه واغفر له ووسع قبره وجعله روضة من رياض الجنه يارب يا رحمن 😢😢😢😢😢😢😢
@sacadcali3234 Жыл бұрын
Walaasheen waxay u baahantahay badbaado aynu badaabdino inta itaalkeena very sorry
@xaliimosacdiyo9837 Жыл бұрын
Allaha idin ku kulmiyo janada balse waxaan ku dhihi lahaa Samir oo laabta usii daa si uu asagana useexdo quraan isasaar culumada kala tasho arintaan aad ku jirto in ay tahey wuxuu Allah raali ka yahey oo ay diinteena qayimka ah kuu baneyneyso qalbada Allaha kuu qaboojiyo janadiisana Allaha idin ku kulmiyo
@saladaawed9104 Жыл бұрын
Asc Ilaahay walaal Samir iyo iimaan ha ku siiyo.u ducee ilaahay ilaah ka dhigo.oo u ducee naftaada ha cadaabin insha Allaah janada fardowsal al aclaa wada gala oo islu arka
@kawsaribrahim5785 Жыл бұрын
whi waan ilmeeyey😢
@nimcohasan5363 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto wll Alle qabiya hakuuqabojoyo
@yusracumar6806 Жыл бұрын
allaha unaxriisto abayo mcn samar waa aduunyo 😭😭😭😭😭
@asiamohamed496 Жыл бұрын
Guuleysta ❤❤❤
@hotnachanel7558 Жыл бұрын
Axyy😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@maandeeqcali3019 Жыл бұрын
Sorry abaayo allh unaxariisto lkn adig illah ku xirnow salda badi qalbiga allh kuu qabojiyo😢😢😢
@SawdaAbdilahi Жыл бұрын
Subxaaanalaah😢
@gacalhaashi4241 Жыл бұрын
Baari nogadi please
@nimcocilmi991711 ай бұрын
❤❤❤
@zalmazharav7410 Жыл бұрын
Ma aqaano wxn ku dhoho lkn wxn dareemaya sidi ay aniga igu dhacdey ilmadayda wn celin waayey😭😭😭dambi dhaaf alle hakaga dhigo hno xanuunka ad martey😭😭😭😭
@idilsacid1487 Жыл бұрын
Walahi markan dhagest maan seexan ilaiyo 2:30
@kawsaribrahim5785 Жыл бұрын
whi waa qiso xanuun badan😢
@CandyWORLD46788 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@BaxnaanHassan-of2rr Жыл бұрын
Ok
@tash7356 Жыл бұрын
Calaacalka diinta islamka wey mamnuucday waxa lagu qaatay ama wacneyd in malinki ogu horeysay o ey kugu dehen away ehelkaagi neefta ayan ka jareyna aad ku dahdid ehel waxa ii ah kan dunida iskaleh isagana abuuray neeftana isaga u haya ilaah inta bas