Waaaw😢ragan maxaa no diday inay naxukuman😢jaw alow adaa cadil ah❤iska ilaali dalkoda plz haimaan kani dalkaga maha kaga jog alaha kuxafido❤❤❤❤❤❤keep going thank you so much royal fadumo 💐💐💐💐👑👑👑🌹🌹🌹❤️❤️🎉
@Hooyo309Ай бұрын
Ninku waa munaafaq gabdhuna waa ka caqli badisay.Jeelka ka saar laakiin furiin ka qaado. Walee wuu kaa aarsan ragu wax ma ilaawaan. Nin aad mar xidhay naftaada haku aaminin.😭😭😭😭