M.a faadumo cod dahab alle hku xifdiyo wll wlhi sheekooyinkaaaga kaliyaan dhagaystaa hbeenkazta Wxna ka mid ahay team adkaaty wliba fans ka faadumo wxaana ksoo slaamayaa adi abdiqaadirba liibiya🇱🇾🇱🇾🥺meeshaad so mrtay 2016kii wliba wn dhagaystay sheekadaadii tahriibka wlhi io dhibkii aad soo mrty wll qli isoo ducee adi io team adkaatyba inuu alle iga soo saaro aniga io dhamaan wlaaalaha ila jooga anagoo caaafimaad qabna🙏🙏🙏💯🥰
Ale haka saaro wiil walalkay ah baa ku jira 2021 January ilaa hada wuuxuu joogaa libiya
@ruqiyoshariif261910 ай бұрын
Masha allha gadhanaa farxada la qebeysanaa hanbalyo abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fardowsamohamud970110 ай бұрын
Allaahuma barik.gabadha sheekadii hore ee mataanaha dhashay. Walahi Nin fiican oo gob ah ayaaa qaba. Siduu u caawiyay ee caruurteedii ugu xiray.. habeen kii Live ayay ku dhagaysanayay.. waan ku farxay siday ku dhamaatay❤