Barashada af carabiga | تعليم اللغة العربية

  Рет қаралды 28,809

Cabdimaalik muse coldoon

Cabdimaalik muse coldoon

Күн бұрын

Пікірлер: 182
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 ай бұрын
Luqadda Carabiga waa Luqadda Qur'aanka Kariimka ah. Qofka Luqadda Carabiga Jecel waa Muslim ☪️ dhab ah oo jecel Diinta ☪️ 🕋 Islaamka ah. Qofka Luqadda Carabiga neceb Islaamnimaddiisa dib ha ugu noqdo, Subxaanallaah.
@abrahman129
@abrahman129 2 ай бұрын
REALLY 🫡
@NIMAMUHUMED
@NIMAMUHUMED 2 ай бұрын
Waa xaqiiqo tasi
@mohamuudahmed4898
@mohamuudahmed4898 2 ай бұрын
Aad iyo aad ❤❤❤ masha allaah
@Really2025
@Really2025 2 ай бұрын
Cabdimaalik, Dadkeenu way kuu baahanyihiin/wayku jecelyihiin. JazaakaLaahu Khayr.
@shuuriyecali8176
@shuuriyecali8176 2 ай бұрын
Alle haku barakeeyo WALAALKEEN CABDI MAALIK LUUQADAN WAA LUUQAD AAD IYO AAD MUHIIM UGU AH DADKA SOMALIYEED RUNTII WAXAAN IS LEEYAHAY INAAD WAX BADAN KA BADILI DOONTO AQOON DARRADA DAD KEENA KA HEYSta LUQADA CARABIGA OO AH LUQAD qur,aanka
@shabunuh8876
@shabunuh8876 2 ай бұрын
شكرا لك يا شيخنا الحبيب السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة
@aminamohammedibrahim9396
@aminamohammedibrahim9396 2 ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد🎉🎉🎉❤❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdishukriabdullahi3218
@abdishukriabdullahi3218 2 ай бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@najaxxirs1627
@najaxxirs1627 2 ай бұрын
ماشاء من مذيع الى معلم العربية
@mustafmohamedfarasle1665
@mustafmohamedfarasle1665 2 ай бұрын
Barashada Afka somalia 🇸🇴 waan u bahanahy luuqadeena wa hodan sido kale carabiga wa luqad Aad u heer sareyso Lkn somali luqada wan inan barana
@trendingfails
@trendingfails 2 ай бұрын
SOmali hadii labarto maxaa laga faaidaa oo aan ehen inaad ku hadasho
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 2 ай бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@kullesheikhmahamed2147
@kullesheikhmahamed2147 2 ай бұрын
اللهم صل علي محمد واله وسلم
@MUNADHIBYAR
@MUNADHIBYAR 2 ай бұрын
Mansha Allah ustaad allahuma baarik😢
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@CabdicasiisMaxamed-x2o
@CabdicasiisMaxamed-x2o 2 ай бұрын
Masha allaah sheekh cabdimaalik alle ku xafido
@BisharBuraleAwmagan
@BisharBuraleAwmagan 2 ай бұрын
Mash Allah Tabarakallah wllken coldoon
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 2 ай бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah walakey cabdi malik Allah hku xafidiyo amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@ridwaanahmad1217
@ridwaanahmad1217 2 ай бұрын
Waa ubahanahy wll
@AdanDahir-li3th
@AdanDahir-li3th 2 ай бұрын
ما شاء الله خير الجزاء وبارك الله فيك
@salimshabanfarah3651
@salimshabanfarah3651 2 ай бұрын
Ma Sha Allah, Diyaar baanu unahay waxbarashadda
@hanadmaxamuud3
@hanadmaxamuud3 2 ай бұрын
Masha Allah macallin ilaahey haku xafido 🤲
@HYSA-u8o
@HYSA-u8o 2 ай бұрын
MashaAllah Sacaada la so gelayo inshaAllah ino so sheeg ...
@hawakiin6929
@hawakiin6929 2 ай бұрын
Mansha Allah waa ubahanahay
@M45_0
@M45_0 2 ай бұрын
mansha allah walal cabdi allah ku barakeyo.
@hajjigalleydhofficial3290
@hajjigalleydhofficial3290 2 ай бұрын
allaha ku barakeeyo walaalkeen
@miskifarah4859
@miskifarah4859 2 ай бұрын
Maashaa Allaah wlaal aan JECLAHAY ILAAHEEY DARTII CABDI MAALIK COLDOON JZKHEYR
@farahahmedabdi8586
@farahahmedabdi8586 2 ай бұрын
Mnsha Allaha wll waxaan ubaahanahay in aan barto luqada carabiga goormee bilaabanee
@abdiweliabdullahi2032
@abdiweliabdullahi2032 2 ай бұрын
Masha Allaah tabaarakallaah❤❤❤
@Asheley_Queen
@Asheley_Queen 2 ай бұрын
Walaalo ii tilmaama halkee leydka qorayaa
@baramabaro4590
@baramabaro4590 2 ай бұрын
Macalin guuleyso
@عبدالباصدعبدالسلام
@عبدالباصدعبدالسلام 2 ай бұрын
الحمدلله تعلمت اللغه العربيه جيد جدا، واخي ان شاءالله أتمنى لكم بنجاح كل التلاميذ
@quruxaden
@quruxaden 2 ай бұрын
Walale aniga mad ibartid😢
@abul-fadli
@abul-fadli 2 ай бұрын
Barashada Alshabaabnimo
@allayaqaan9101
@allayaqaan9101 2 ай бұрын
Maa shaa Allaah, Alle ha ku dhawro
@isseabdi316
@isseabdi316 2 ай бұрын
Shukran ustaad
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 ай бұрын
Mnsha Allah Wlo Aad iyo u jecelhy brshadda Luuqada carabiga Halkeeen ka barnkrao Online ma jiraa Qabekee
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 2 ай бұрын
Ma Sha Allaah. Waan rabaa In Sha Allaah C/ Malig. Aniga waa II bilaaban yahay vyacni mammo Weeyn baan ahatyvhigh school waan soo dhigtay.
@ayanosmanali2509
@ayanosmanali2509 2 ай бұрын
Waa ubahanahay xage ka helaa wll isdiiwaangalinta
@MaxamedShire-f6d
@MaxamedShire-f6d 2 ай бұрын
Masha allah walalken samafale cabdi maalik muuse coldoon
@mohamedaadan8894
@mohamedaadan8894 2 ай бұрын
Waa mahadsantahay ustaad samafale
@abdiqaniahmed9440
@abdiqaniahmed9440 2 ай бұрын
Alla wllkay cabdimalikow ilaahay hakaa jazaa'i siiyo.
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 2 ай бұрын
maashaa Allaah
@rujaalbashiir4441
@rujaalbashiir4441 2 ай бұрын
Xagee ka helayaa❤
@najmanur4270
@najmanur4270 2 ай бұрын
❤❤❤
@LMI-cs5qw
@LMI-cs5qw 2 ай бұрын
Luuqada Somaaliga ku dadaala Haku daaalina Luuqad Carbeed Oo Af qaalad Ah dadki Carabta ahaa baa luuqada kle Barta Diinta Islamka waalaga Guuray waa khuraafad Carbeed Somaliyey ilma Adeeryaal Caqliga isticmala
@Keysek
@Keysek 2 ай бұрын
Masha allah.
@ninja_khalif3183
@ninja_khalif3183 2 ай бұрын
Mashaa Allah
@HamdihassanBh
@HamdihassanBh 2 ай бұрын
Man sha allah walaal wan rabaa ikusoodar
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt 2 ай бұрын
Xageen kala xiriiraaa Ustad malik
@mahamedofficialchannel
@mahamedofficialchannel 2 ай бұрын
ManshAllah. Kismayo ayaan online kasoo gali oon uga dhigani inshaAllah tacaala
@Xaliyeefootball
@Xaliyeefootball 2 ай бұрын
Masha Allah tabarakalah
@muscabismail1173
@muscabismail1173 2 ай бұрын
Manshaa Allah
@CabdicazizIbràhim
@CabdicazizIbràhim 2 ай бұрын
(i,m, o, h, k,) mahadsanid!
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 2 ай бұрын
Aduunka ujeclhy inaan luuqada carabiga barto wlh ilahaay ha ii kaso
@mohamudahmed577
@mohamudahmed577 2 ай бұрын
Ascw waxan filayaa inaad burco joogtid marka anigu dibada ayaan jogaa wanan xiiseynayaa inaan ku soo biiro ardayda xageen kaga soo biirayaa?
@Neima.Hassan
@Neima.Hassan 2 ай бұрын
ماشاء الله لغة الضاد
@MuxyadinMacalin
@MuxyadinMacalin 2 ай бұрын
Online ayaan ubaahanahay inaad noogudhigto
@muktaromer5529
@muktaromer5529 2 ай бұрын
Sidee lagu helayaa, Online miyaa mise waa wax class uun ku kooban
@GalolPro
@GalolPro 2 ай бұрын
Mashallah Sheekh...
2 ай бұрын
Diyaar baan u ahay illaahay Ajar hakaa siiyo nala wadaag. Waxaan kaala socon doonaa Kismaayo
@Seed2494
@Seed2494 2 ай бұрын
waa 4 Juz ee maaha Sadex mid ayaad ilowday shiikh.
@yamaaniabshir9222
@yamaaniabshir9222 2 ай бұрын
Cabdi maaligoow ciwaanka aad saaratay ee carabiga meesha aad TACLIIM qortay hadaad kala jeedo BARID waa sax lkn hadaad kala jeedo BARASHO sida aad soomaaligaba ku cadaysay waa TACALLUM.
@aminamohammedibrahim9396
@aminamohammedibrahim9396 2 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله عبد المالك موسى غلطان حفظكم الله
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 2 ай бұрын
ASC Waan ku soobirey ee maxa talah?
@pesgamerrambo1065
@pesgamerrambo1065 2 ай бұрын
M.a cabdimaalig❤❤
@socaddechanel182
@socaddechanel182 2 ай бұрын
asc ustaad halkee haala soo xiriiri karaa adoo raaliya
@haajir13chennel5
@haajir13chennel5 2 ай бұрын
Halkeee kala xariiraa waan ubaahanahy
@hamdiali7190
@hamdiali7190 2 ай бұрын
Anigu bilow baan ahay inaan carabiga bartaan rabaa waliba iyo wiil yaroo kale marke xagee kasoo dalnanaa
@SulekhaYusuf-y1h
@SulekhaYusuf-y1h 2 ай бұрын
Wll sidaan ugusoo biraa
@mrfanax-d1b
@mrfanax-d1b 2 ай бұрын
Ustaad aniga sannadkaan ayaan ahay form four Marka waxaan rabaa in aan soo gato kutaabka 1 2 iyo 3 miyaa ku qoran
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 2 ай бұрын
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz 2 ай бұрын
ALLAHA KHAYR HAKAA SIIYO.
@felisabdi3794
@felisabdi3794 2 ай бұрын
Xagee ka dhigan karaa, waxan rabaa inaan idinla bilaabo, waan heystaa kutubtan sadexdaba
@SalaadDaahirMaxamed
@SalaadDaahirMaxamed 2 ай бұрын
Asc intee iska diwaangaliyaa walal
@mama2210_
@mama2210_ 2 ай бұрын
Asc aniga maanta ayuu isoo gaaray waana Axad pls igu dara itee isku qoraa
@khadarmohamed-s1t
@khadarmohamed-s1t 2 ай бұрын
lacag miyaa mise waa free?
@cabdisahal3477
@cabdisahal3477 2 ай бұрын
Goormaa la bilaabi
@SaadmohamedJibril
@SaadmohamedJibril 2 ай бұрын
Masha Aallah Xage Kalla so Xiriira ?
@farhanmoge-sq8nk
@farhanmoge-sq8nk 2 ай бұрын
Gormaa labilawaa
@AbdullahiAli-w9w
@AbdullahiAli-w9w 2 ай бұрын
Waa muuhiim barashada carabiga
@ramatgan1
@ramatgan1 2 ай бұрын
Maxay Islaamiyiintan si joogto ah isugu dayayaan inay nagu soo riixaan imbaraaliyadda Carabta?
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 2 ай бұрын
Af carabiga in labarto wax xun miyaa ??
@NasraGulaid
@NasraGulaid 2 ай бұрын
Maxaa ka wadaa islaamiyiintan??????
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 2 ай бұрын
Soo dhig dee telka shaashada
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt 2 ай бұрын
Luuqaddan carabiga
@Mary-wf7cu
@Mary-wf7cu 2 ай бұрын
Asc walal, how can I join the class.
@ciisemaxamuud9849
@ciisemaxamuud9849 2 ай бұрын
Cabdimalik coldon
@yuusufbaaruud
@yuusufbaaruud 2 ай бұрын
Mashlaah sh
@mohamedabdikadir5252
@mohamedabdikadir5252 2 ай бұрын
Sheikhow inan barano o is diwangalina diyar unahay blse numberda shegtay mana la qabanyo fariin xita lagama so jawabayo
@IMRAOsman
@IMRAOsman 2 ай бұрын
M.a
@abdirazaqadow5584
@abdirazaqadow5584 2 ай бұрын
Asc,sheig wankusalami athika iyo walalaha kala,,. Arabiga wanraba lambarka ankanoki ee sidhen kulaxarira
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 2 ай бұрын
Ok sideen islu diwaan galiyaa please aad iyo aadbaan u doonayaaye
@faadumomaxamed6904
@faadumomaxamed6904 2 ай бұрын
Xagee layska diiwaan gelinayaa cabdimalik
@abuyasir4924
@abuyasir4924 2 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@AbdirashedAli
@AbdirashedAli 2 ай бұрын
Asc ustaad coldoon
@kinsiaden8246
@kinsiaden8246 2 ай бұрын
Asc waxan raba inaan digtora
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt 2 ай бұрын
Waan u bahnahy
@NaasirCabdi-p7g
@NaasirCabdi-p7g 2 ай бұрын
Mashallah
@MaryanMaxamud-q8r
@MaryanMaxamud-q8r 2 ай бұрын
Xageen iskadiwaangalinaa
@HiboNoura-yi1og
@HiboNoura-yi1og 2 ай бұрын
Diyaar ayan u ahay e walal online inoga dhiga
@maymuunmohamed4846
@maymuunmohamed4846 2 ай бұрын
Asc cabdimaalik meeyey ceelkii aad qodayseen
@Asheley_Queen
@Asheley_Queen 2 ай бұрын
Asc walaalo sidee loogu soo biirayaa anaa rabee
@mohamedfaarah6767
@mohamedfaarah6767 2 ай бұрын
Qiimaha bishii waa imisa
@MrBizaaro-055
@MrBizaaro-055 2 ай бұрын
Kursigii habar yoonis waa diyaar
@NasraGulaid
@NasraGulaid 2 ай бұрын
Qabyaalad maya
ПРЯМОЙ ЭФИР. Золотой мяч France Football 2024
4:41:06
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 50 МЛН
SAME OO SIDEED KUN GAADHSIIYEY NINKII WAJIGIISA QARIYEY.
13:07
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 2,7 М.
Baro af carabiga casharka 2aad
3:59
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 150 М.
SHEIKH SOOMAALIYED OO DHACDO CAJIIB AH LA KULMAY
20:11
Kow Somali Media
Рет қаралды 23 М.
Madaxweyne yeynu u doorannaa?
16:46
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 3,2 М.
Musharax Cirro Oo xogo badan ku iftiimyay Waraysiga Bbcdu la yeelatay
19:14
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 15 М.
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 138 М.
ПРЯМОЙ ЭФИР. Золотой мяч France Football 2024
4:41:06