garta dhaqanka iyo xeerarka soomaalida

  Рет қаралды 25,728

Cabdimaalik muse coldoon

Cabdimaalik muse coldoon

3 жыл бұрын

Xidhiidhka Coldoon waa:
Instagram: cabdimaalik_coldoon
twitter: abdilmaalik
Skype:abdilmaalik
WhatsApp:
+252634431955

Пікірлер: 73
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
My family is a way from somaliland for about 120 years, such programs teachers me and the my family a lot. Thank you both of you.
@aboubakerabdiyonis691
@aboubakerabdiyonis691 2 жыл бұрын
Cisse waa qalbi kaa kaliya ee Somali oo dhan marki lays kugeyo hal xeer ley, hal ogaas ley & hal dagmo ley. Waxas aya kuu dayasho mudane. Viva Ciise Xeeryaqan, Ciise Malab & Ciise Wayne.
@ahmedkhayre9686
@ahmedkhayre9686 3 жыл бұрын
mar walba oo aan xasuusto abtiyo cabdisalaan waa abtigey hodeydey la dhashey ale naxariisto jonooyinka ugu wanaagsan ale ha geeyo
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Alle how naxariisto abti waa geesi inaga wada dhintay samir iyo iimaan alle haynaga siiyo
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 3 жыл бұрын
hagarbi
@salebanyusuf1169
@salebanyusuf1169 3 жыл бұрын
Macalinkaygii afsomaliga dugsiga sare dayaxa alle naxariistii jano hakawaraabi
@thegunner971
@thegunner971 2 жыл бұрын
Wll bookgi uu qoroy ee garta muxu aha magaca ku qoran
@aamiindiiriye8085
@aamiindiiriye8085 6 ай бұрын
Buugisa magacii zxp
@ahmedmohamedmohamoud415
@ahmedmohamedmohamoud415 Жыл бұрын
Ustaad Abdisalaam Mohamed Xirsi caaradhuub Alle naxariistii janno haka waraabiyo Macalim abwaan sugaanyahan qaaliya buu ahaa 🙏🏻
@abdirahmanomarhawaas4710
@abdirahmanomarhawaas4710 3 жыл бұрын
Maasha allah dhaqankeenu diinta meela badan ayay isaga imanayeen
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Aqoon Uma lahayn lkn inuu dhintay qaybta fariimaha ayaan ku arkay Ilaahay ayaan janooyinkisa uga tuugayna inuu ka waraabiyo 😍
@KhadarOsman-iy7pc
@KhadarOsman-iy7pc 10 ай бұрын
Alle hakuunaxariisto jannadiisa hakugeeyo Ina caaradhuub udhintey xanuun calosha ka asiibey waa reer burco dhanka bariga waanaa macallin sugaanta ah
@jibriiljuba4693
@jibriiljuba4693 3 жыл бұрын
Macalimkaygii soomaliga Allah haku naxariisto ustaad cabdisalam caaradhuub
@NaasirOsman-lx3uq
@NaasirOsman-lx3uq 3 ай бұрын
Alle ha naxariisto
@omarabokar1314
@omarabokar1314 6 ай бұрын
allaha ha u naxariisto
@mahadow
@mahadow 3 жыл бұрын
Mashaa Allah wl Coldoon farxad ayaad wajigiisa ku abuurtay wiilkaas isagana Allaha nabad ku gaarsiiyo hooyadiis
@hasandaahir309
@hasandaahir309 3 жыл бұрын
Looma baahna xeer oday iyo tastuur diinta islam ka oo kaliya ha lagu dhaqmo hana lagu kalo baxo .
@AbdirahmanYaasin-gz3hl
@AbdirahmanYaasin-gz3hl 3 ай бұрын
Alle ha raxmado Awoowe cabdisalaan Caaradhuub
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 3 жыл бұрын
All hawnaxaristo abdisalan aaad baaan u aqaaney janatul fardusa alle hageeyo amiin amiin amiin amiin amin yaa rabi
@osmanismail21
@osmanismail21 3 жыл бұрын
Walaal coldoon legend Welcome to somaliland walaal coldoon barnamijkii sualaha soo celiya wlahay dadkoo dhan way xiisan nayaan ee soo daya barnamijkii sualaha mashalah coldoon ku dhawow somaliland dalkaga❤
@cajabfiqi
@cajabfiqi 3 жыл бұрын
Coldoon waa nin Somaliyee maxaad qabiil yar iyo SNM ugu tolaysaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nouhmohamet
@nouhmohamet 2 жыл бұрын
Ilahay naxariisti jano hakawaraabiyo macalin cabdisalan 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@user-kb8fk3rl6w
@user-kb8fk3rl6w 8 ай бұрын
Alle ha u naxariisto 2018 buu dhintay ayaan filayaa
@nasmoha6760
@nasmoha6760 3 жыл бұрын
Xeer iyo oday iyo dhaqan somali hadaan laiska deyn. Oo kitaabka Allah iyo sunada Rasuulka SCW laisku xukumin dhibaatada inaheysata waligeen kabixi meyno. Wabillahi towfiiq..
@omarhussein4101
@omarhussein4101 3 жыл бұрын
Dhaqanka somalida maba taqaanid
@nasmoha6760
@nasmoha6760 3 жыл бұрын
@@omarhussein4101 sax ma aqaano umana baahni barashadiisa...Shareecada diinta ISLAAMKA ayaa ideeqda. wabillahi towfiiq .
@omarhussein4101
@omarhussein4101 3 жыл бұрын
Waa KU daremi karaa ciyaalka 90s dhashaa tahay oday bahaloobaa aragtay iyo somali dhaqan rogmatay laakiin dhaqanki hore islaaamku KU jaan go. naay ALLAH KA cabsi xidid u ahaay
@nasmoha6760
@nasmoha6760 3 жыл бұрын
@@omarhussein4101 wallhi ruuxii Allah kabaqa oo aakharadiisa ubaqa isagey ufiicantahay..MAN CAMILA SAALIXAN FALI NAFSIHI WANAN ASAA'A FACALEYHAA buu yir ALLAH SWT.. aniga oday soomaali warkiisa xiiso umaqabo.
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Ай бұрын
Garnacsi cali dhuux aadan goroyo cali dhuux ayaa ugu qarnacsi wanaagsana xaga babayga
@maxamedcabdale3107
@maxamedcabdale3107 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto adeerkay cabdi salaan maxamed xirsi ina caaradhuub wali ma ilaawin geeridiisii wuxuu geeriyooday 2017 bishii 7aad
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 жыл бұрын
Cabdimalik coldoon Allaha kubarakeeyo masuul sare Waa barnamij quruxbadan runtii
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 4 ай бұрын
Iisaaqa iiyo reer shii.kh.isxaqaa meexee suuyiihiin..Dir iisaaqa. Maxaakadhee xeeyaa .iidoor.madiir.baa miiseemaha oowa caarab .oosiida daarood beeyiimaadeen . .iina saaweenee Diir buu ahaa
@ugbadm6075
@ugbadm6075 3 жыл бұрын
Nice topic, thank you👍 Can you do a topic about dhir daawadka dulka Somalida laga helo. I'm sure there are lot us young people don't know about.
@yussufbishar7662
@yussufbishar7662 3 жыл бұрын
Allah haunaxaristo Abwaanka
@hassanagaras4513
@hassanagaras4513 3 жыл бұрын
Ilaahay naxariiistii jano hakawaraabi Abwaan
@sadiowarsame
@sadiowarsame 3 жыл бұрын
Mash allah wadanka nabad ha naga dhigo 👏👏👏👏
@cqaniahmed4831
@cqaniahmed4831 2 жыл бұрын
Ilaahay,ha,u,naxariisto,macalinkaygii soomaaliga
@abdimajiid5351
@abdimajiid5351 3 жыл бұрын
Ilaahay ha,u naxariisto isagiyo islaamki dhintayba
@qadhaqadha9085
@qadhaqadha9085 3 жыл бұрын
Allah haw danbi dhaafo naxariisti jana fardowsana haka waraabiyo
@fahadibrahim9435
@fahadibrahim9435 2 жыл бұрын
Illahay naxariisto ha ka waraabiyo.
@aminabdirahman6731
@aminabdirahman6731 3 жыл бұрын
Eebbe ha u naxariisto ina Caaradhuub
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Ай бұрын
Xeer waa wixii labada qof 2 qolo 2 dawladod U yaalay
@ismailzanwayne3290
@ismailzanwayne3290 3 жыл бұрын
Allow u naxariiso qabrigana u nuuri
@qadhaqadha9085
@qadhaqadha9085 3 жыл бұрын
Amiin aamiin
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Ай бұрын
Gar eexo gar cadaawe
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@augaaso
@augaaso 3 жыл бұрын
Coldoon 👍🏿
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 3 жыл бұрын
Abwaan ina caara dhuub Alle hawnaxariisto 😥
@deeqomohamed8125
@deeqomohamed8125 3 жыл бұрын
Masha allah
@camelcamel6495
@camelcamel6495 2 жыл бұрын
Allah haw naxariisto.
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
Very interesting topic, but your microphone their is interference by air,well come back Cabdimaalik.
@yallofilmkooban
@yallofilmkooban 3 жыл бұрын
Coldoon codka maxaa ku dhacayna
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Ай бұрын
Horta xeerbeegti waa maxakanadayn
@ciirosaleeban4056
@ciirosaleeban4056 3 жыл бұрын
Alla hawnaxaristo qoraga dembigiisana ,allah hawdhafo janatul fardowsa alla hageeyo Buuga uu qoray magaciisa Maxaa ladhahaa wll cabdimalik?
@cabdirisaaqmaxamed2719
@cabdirisaaqmaxamed2719 3 жыл бұрын
garta dhaqanka iyo xeerka intasaa u ciwaan ah buugisa waanu soo baxay beri hore
@ahmednour5377
@ahmednour5377 3 жыл бұрын
wallhi commmetiga ayan ka ogaaday inuu dhintay alla haw naxariisto macalinkaygii somaliga ayuu ahaa waxa jira sheekooyin badan oo xikmad leh oo uu nooga sheekeeyey
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 3 жыл бұрын
Wcs wrx WB Muuqaal kaan Intaas Halkee Ku Douglas?
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 3 жыл бұрын
doonyo qaad
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 3 жыл бұрын
qabno qadaf doon
@abdulfatahsomali1525
@abdulfatahsomali1525 3 жыл бұрын
Qabno Qadaf Qoon
@Aqoonkororsi
@Aqoonkororsi 3 жыл бұрын
*Asc walaal ku baro online yar iyo waynba, (Qur'aanka iyo tajwiidka sidoo kale Higaad Qaacida nuuraaniyah iyo ducooyinka) nagala soo xiriir 00254720384766*
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Ай бұрын
3hal OO wada gab ah geela igu siiya nin ay gabadhi keentay ayaan Haye Gela igu siiya abtirsiinteena is gashaye gala igusiiya goblamooyinoow maydun dhicin idinku goodwiile tuug kugu gabranaya ayakuula Soo galaya inaga geerideen yaytancine Gela igu siiya
@MuxamedgaandaaCabdulaahi
@MuxamedgaandaaCabdulaahi 17 күн бұрын
Garwaaxaysi
@saamiyaisxaaq2930
@saamiyaisxaaq2930 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto
Halganku wuu sii holcayaa
9:34
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 2,3 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 11 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 26 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 4,7 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
GARTA DHAQANKA SOOMAALIDA| QAYBTA 1AAD
32:09
Gacanlibaax Channel
Рет қаралды 28 М.
Garsoorka Iyo Garnaqa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
31:15
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 148 М.
100-ka qodob ee Xeerka Ciisaha
23:08
Hereri Media
Рет қаралды 46 М.
Abwaan Gaariye suugaanta iyo dhaqanka soomaalida.
45:27
Aqoonta Media
Рет қаралды 20 М.
Taariikhda Saldanadihii Somalida ee Ifat iyo Adal | Raadka Runta |
9:02
Gabay Xayir Ka Iyo Sheekooyinka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
1:00:04
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 186 М.
Shirka (Culimada soomaaliyeed) ee Muqdisho  eray ku saabsan.
2:35
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 9 М.
ВСЕ ОБИЖАЮТ ОСКАРА 😢
1:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Вырезанная Сцена Кавказская Пленница #shorts
0:46
Интересненько
Рет қаралды 2,7 МЛН
Midnight Zombie Stop Surprise 🍂🧀😂
0:19
Cheesy Adventures Co.
Рет қаралды 4,4 МЛН