This made me emotional, fanaanka aan ugu jeclahay fanaaninta somaliyeed ayaa dhalay, Masha Allah ❤️
@MohamedAhmed-mu3cw3 жыл бұрын
C raxmaan Somali Mahadsanid bro. Sida Aad muuqaalada Qurxoon.oo fanka u soo gudbiso. Shaqo.Adag.Ayaad bulshada.u haysaa. Camuu caafimaad noogu.nooloow.
@axmed_deeq7 ай бұрын
Ilmaa iga timid waxaan xasuustay Ahun Cumar Dhuulw Cali, nin ehlu salaaduu ahaa oo furfuran, kaftan badnaa. Waxaan xasuustaa isagoo TV gii Soomaaliya heeso ay 3diisa gabdhood kadaba jiibinayaan. Dhalan fanaan iyaguna cod macaan bay wada leeyihiin. Mahadsaniid Faiza Amir🎉
@AminaLuckyOfficial3 жыл бұрын
ilmo cumar dhuule waa dad aad u ixtiraam badan sidi aabahood Alle ha u naxariste amiiin
@faizam5233 жыл бұрын
Amiin
@ahmedhayan89213 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto Omer dhuule Ali ,he was a regent iyana waan salaamayaa.
@KAYDKA-HAG3 жыл бұрын
Aan u wada ducayno hoobalkeena Abwaan Fanaan Mulaxan Kabaniiste iyo Faylasuufkeenij Cumar Dhuulle Allaw kuu naxariiso
@sahraabdi15893 жыл бұрын
Hodan aaba heed bay aad ugu eg tahay teeda kale farxad baa ka muuqata iyo xishood badan soo dhowoow hodan meel walba oo soomaali joogto way ku jecel yihiin waxayna ku leeyihiin welcome
@cabdirisaaqmogdisho64833 жыл бұрын
Masha allah fananiin qiimo weyn naguleh farxadina wa farxada somaliya oo idil
@kamalkhaldoun59493 жыл бұрын
M.A.HODAN ALLE YAARAXMA FANAANDII WAABARI WALAL SAFAR SALAAMA .HALKAN WAAN IDIN SALLAAMAYA .GAAR AHAAN GABARTAAN ABTIGA U AHAY HANI SHARIIF.UK.🙏
Somalida maxay ayagoo dad waaweyn ah sidii caruurtii ugu dhamaan?? Dadkan waa wada over age hadana sidii caruurtii ayeey u dhaqmayan
@raagejaamac72063 жыл бұрын
Asc maxay caruur ugu dhaqmeen Iska hadloow ina igare ma wanaagsana in wax walba la dhaliilo gabar sharaf leh oo ay waalid u yihiin ayeey Casho sharaf u sameeyeen oo ku dagoontiyeen si qurux badan teeda a kale inaad Iska hadasho waa laga quruxbadanyahay ee adiga oo caytamin dadka si fiican wax ugu sheeg AMA is ka aamus ws