No video

FAARAX MURTIILE Live GOORMAYNU DARISNAA - XUDAYDI ACHIEVEMENT CONCERTS

  Рет қаралды 365,876

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

Күн бұрын

SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
You Can Contact us for all Your inquiries.
Email: Abdirahmansomali@hotmail.com
More info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.co...
/ reallysomali
Copyright Protected @ Somali production
#Subscribe #Somaliproduction

Пікірлер: 66
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Maandeeq ilahayow cimriga u dheere xudaydina ilaahow naxariis rabbi ka waraabi amiin
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 3 жыл бұрын
Faraax Murtiile waa fannaanka kali ah ee keenay codkii bacsanaa ee Muuse Ismail Qalinle🕺
@calianshaxofficial3281
@calianshaxofficial3281 4 жыл бұрын
Plz ilahay Janada inagu kulmiye like ta haiaga Ilabin
@fathiaaguled1125
@fathiaaguled1125 2 жыл бұрын
💕 💕FAARAX MURTIILE 💕 💕 WOW What an "AMAZING" Voice . GOORMAYNU DARISNAA 👍👍👍
@himiloofficial5718
@himiloofficial5718 4 жыл бұрын
Abwaan Faarax murtiile waa ninka kaliyee codkii qalinle soo dhawayn kara yaa igu raacsan
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Hhhh mixed buu ku heesaa .kolay wa jiraan somaali dad cod fiican
@hamdim4948
@hamdim4948 4 жыл бұрын
Soomaaliye waa yaabay ma naag soomaali oo maandeeq iyo saado ka qurux badan baa jirta maandeeq oo90 jirta dhexda garaaraha dhererka bal day siday isuxoodayso Wali 50 maan gaarin waase u dhawahay kkkk man isu xoodi karo ama is god godi karo masha alahaa eddo maandeeq qurux labo maahan
@nomadic-lady6192
@nomadic-lady6192 4 жыл бұрын
Hablihii waa beri waxa ugu qurux badnaa saado, maandeeq iyo qalanjo. Dumarkii hore natural qurux iyo style bay lahaayeen.
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Walahi 33 jir Ayan ahay 4 dhal ah hadana maasha allah maandeeq ayaa iga dhex yar
@qaaqchannelofficial7390
@qaaqchannelofficial7390 4 жыл бұрын
aragsan bariiska saliida badan pastada iyo hilib ariga yaree exercise everyday special morning iyo biyo kulul liin dhanaan ku af bilow xeerta wey kaa gurnee trust me sis
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
@@nomadic-lady6192 maryan mursal iyo seynab cige iyo kinsi xaaji ku dar
@exqalbitagay7334
@exqalbitagay7334 4 жыл бұрын
Abwaan faarax murtiile woow xanun san yhy cafimad deg deg ah Allah siiyo
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 3 жыл бұрын
Somaliland ayhu udhashay ayaad ku caayi reer mii sugaan waa somaliland
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
Farah awil jama proud to be a habar jeclo man,😎😎 I really interested this song
@abdibilleh1231
@abdibilleh1231 4 жыл бұрын
He is HY
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
@@abdibilleh1231 kkkkkkkkkk are you crazy he is HJ man and also he is Omar jibriil
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
@@saadaatmuuse111 fanaanka kadaa local ka
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 3 жыл бұрын
@@yassinawil5158 raali iga ahaada murqaanka qabyaaladaa ila yara talax tagtee
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
@@saadaatmuuse111 hhhhh aan kula yara kaftamee hadii xagaa laga eegana fanku waa great garxajis
@xasanxilhaye2647
@xasanxilhaye2647 4 жыл бұрын
maash allaa faarax murtiile
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 4 жыл бұрын
Xusuus AHU fannaankii weynaa ee Muuse ismaciil Qalinle iyo codkiisii macaanaa ee jiil Ilaa jiil lagu raaxeysanayo.
@sharifadan5683
@sharifadan5683 4 жыл бұрын
this grand ma need ayatul kursi
@abdiosman8648
@abdiosman8648 4 жыл бұрын
Am the first today❤🥰🙏
@adnayusuf9053
@adnayusuf9053 4 жыл бұрын
Wlhy maamo mandeeq gabadh la qurixi maysan jirin iyadoo cimriga aasa baa dhexdu taako tahay
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 4 жыл бұрын
Wlhi haa no one maanta dhexdeeda lehi hhhhh hablaa 2020 😂😂😂 ice cream say liqayeen Air force one nnoqdeeen
@yaxyeburuunoyaxyecqadir8648
@yaxyeburuunoyaxyecqadir8648 4 жыл бұрын
Waxan jeclay inanta carurna dhalin
@sayd5301
@sayd5301 4 жыл бұрын
habluhu in ay shaaaha cadayska ah yaraystaaan ba fican si dhexdu miiiid u noqoto" ma ila socota drs adna"
@halasports6007
@halasports6007 4 жыл бұрын
Farax murtiile abwan jilaa fanaan waa ninka keliya somali isku wato kuwa kle wey iska ciyaryaan
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 4 жыл бұрын
Kaa asaasaqa ah yaa ka fadhiisa ee meesha kharibay we cabdi good
@hodonjacaly624
@hodonjacaly624 4 жыл бұрын
Dadkii hore bal eg say isku jecel yihin asal fananintena
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Maryo badnida soomaalida
@sahra___2220
@sahra___2220 4 жыл бұрын
Thank you
@aminaabdullahihusein5754
@aminaabdullahihusein5754 4 жыл бұрын
Caleeg yaaa farax murtile 🌷🌷🌷🌷🌷
@abdiazizsoobe6609
@abdiazizsoobe6609 4 жыл бұрын
Axsan waaa fanaaaan buuxa faarax murtiiiiiiile viva
@dahabomahmud3646
@dahabomahmud3646 4 жыл бұрын
Waaaaw 💕 💕
@ismailawil3230
@ismailawil3230 4 жыл бұрын
Farax. Murtiile waa fanaan qaliya waxu kamida yahay faniinta igu qaliga
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*xasuustii QALINLE IYO SAHRA AHMED JAMA (AHU)* 😭
@aminaabdullahihusein5754
@aminaabdullahihusein5754 4 жыл бұрын
Called yaa farax 🌷🌷🌷🌷🌷
@ahmadxbrahimi7154
@ahmadxbrahimi7154 3 жыл бұрын
What's the name of the this song????? I love it? Love from 🇲🇦
@fathiaaguled1125
@fathiaaguled1125 2 жыл бұрын
@Ahmad Xbrahimi The Name of the this song Is GOORMAYNU DARISNAA ( WHEN WE BE NEIGHBOR )
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Yaanan la illaawin waa *Xasuustii Muuse ismaaciil qalinle* Meesha xudaydi iyo maandeeq iyo qalanjo ayaa ugu mug wayn
@calianshaxofficial3281
@calianshaxofficial3281 4 жыл бұрын
Hore usoco
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 жыл бұрын
Sida damal barwaqa wabi dacalka kaga yaalan 😢😢😢 waayo iyo dad aan jecla ku xasuustay wakhtiga iyo waayaha dadka kala fogeeya 😢😯
@farduusahmed6171
@farduusahmed6171 4 жыл бұрын
Aad buu u soo dhoweeyey murtiile codka qalinle
@alonewolf4883
@alonewolf4883 4 жыл бұрын
Nimco dareen iyo cabdi good wxay ciyaarayan salamadhlayn 😂😂😂😂😂😂😂
@fafasara2936
@fafasara2936 4 жыл бұрын
Maandeeq qurux
@fathiaaguled1125
@fathiaaguled1125 2 жыл бұрын
@Fafa Sara Indeed Maandeeq Waa qurux Mashallah still got voice too 😍😍😍
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Farah cawil jamac👍waxaad tahay wadan
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 жыл бұрын
Aryaadhaha 2 nin cadaaanka ah nux nux badanaa yee jafooyan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 жыл бұрын
Soomaaliya Shacabyahow Diida Qabiilka
@mohametizmail3966
@mohametizmail3966 4 жыл бұрын
first
@mohamedabdiali5105
@mohamedabdiali5105 4 жыл бұрын
Odaygu miyuu iska cibaadaysto waxba matarayaan muusigu,waa qof aad u weyn
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Markaynu is argno😍👐🤝✍😋🤣
@abdohassan498
@abdohassan498 2 жыл бұрын
Aad baan codkaaga u jeclahay
@hamsamohamed7335
@hamsamohamed7335 4 жыл бұрын
Faaraxoow Muuse Ismaacil Qalinle Codkiisa Cidi Keeni Karimayse Maad Heesihiisa Calaaliska Ka Daysid Liibaane. Qof Aad Codkiisa Keeni Karto Ayaa La Isu Qaawiyaa Balse QALINLE Oo Kale La Iskuma Ceebeeyo
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 4 жыл бұрын
Ar faaraxow away saaxiibtaa faadumiina ayadaa taqaan hadalka
@siciidahmed4206
@siciidahmed4206 4 жыл бұрын
Ff
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 4 жыл бұрын
Waa xge halkaasi
@alxamcabdi6125
@alxamcabdi6125 4 жыл бұрын
wwwwwwwwwwww farxmutele wntageraag heesihisa wwwwwwwwwwww
@xaredxashi1034
@xaredxashi1034 4 жыл бұрын
Waymaandeeq ayaa iisoo da yareeya naagahaayarayr eey ayay unoqonayso Way Ka dhexyartahy wlhi iyo jalQsanida gacmaha waayadan oodhanba waantagayaa inaan mar uun maandee arko codmacaanaa wy wy
@yassinadam418
@yassinadam418 4 жыл бұрын
DANBIBUU KU QORAY AAD U WAYN LAKIIN ISAGA LA WACAN. HEESU WA XARAAAN
@muuseyusyfroble-pi7mn
@muuseyusyfroble-pi7mn Жыл бұрын
Jaahil jug iyo jaanteenii ayaa dhaantay
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
Live maaha
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 12 МЛН
HIBAAQ GOBAAD | HEESTA HEEGO | HCTV 2018
5:20
Horn Cable Tv
Рет қаралды 247 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 23 МЛН
NASTEEXO INDHO  Live HANOQON HEERYADIISA CUNE
6:42
Abdirahman Somali
Рет қаралды 8 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
KHADRA SILIMO IYO WARAYSI XIISO BADAN
26:38
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 227 М.
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
FARXIYA FISKA & FARAH MURTIILE HEESTII DADNIMADA AQOONSO 2018
8:09
Faiza Amir
Рет қаралды 4,7 МЛН
HEESTII  DAALLO  FAARXA  MURTIILE AND HODAN QURUXSAN
12:45
Damashad Media
Рет қаралды 873 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН