WIIL AAD KALA TAGTEEN 5 SANO MASUGI KARTAA ..HADA WIIL YAR MA RABO DUQ AYAAN RABAA SABABTA MAXAY TAH

  Рет қаралды 16,772

JAKAARTA7

JAKAARTA7

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯
@AboubakerDabarsaid
@AboubakerDabarsaid 3 ай бұрын
team Mohamed qadar one like❤❤
@suleimanmohamed6603
@suleimanmohamed6603 3 ай бұрын
Masha allah gabadhaan wa tii uga aqli badneed gabdhihii waraysi oo kaqaado jakartaa
@IbrahimAden-jj6xm
@IbrahimAden-jj6xm 3 ай бұрын
👍👍👍
@axmedkofi3085
@axmedkofi3085 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@AbdirahmanTuur
@AbdirahmanTuur 3 ай бұрын
Jaceyl oo dhan wuxuu yimadaa guurka kadib. Wixii intaas ka horeeeya waa bashaal iyo fareyn fareyn.
@maryanluul
@maryanluul 3 ай бұрын
Team maxammed qadar ibraahim daahir commets isku muujiya❤
@AbdulahiHadafow
@AbdulahiHadafow 3 ай бұрын
Haa
@maryanluul
@maryanluul 3 ай бұрын
@@AbdulahiHadafow thanks brother
@Aniza-h4g
@Aniza-h4g 3 ай бұрын
Wiil ban 4 sano xirir wadaag nahyy waxa dhacday sandki 2023 jmcada i dhamaty swrdii qalanjabinta gbr family nahyy iso dhigty waxa i arkay nin ayy hooyo qarabo ahayen habryar buu laso hadlay gbdhas ban idinka rabaa ana la ila wan diideyy week mrkii la joogy buu iso doontay asago adoyaaL rer abtigy ah wato ani waxn iri ma rabo hben iyo malin😢abaheyy oo aan dalka joogin la iweydiyey gbdhaydu hdday ku qancsanthy waa diyr buu yiri ani ma rBo dhahy coz wil ban is jecelnhy oky la i dhahy ninkii rerkiza naga raali noqda la dhahy😢wilkan wada socony mrkaa jmcad buu waday wax shaqo ma hayn ilaa imminka 5 sano ku socda xirirkygu wxn dhahay waqti lumis ma rabee intan ka badn rerka u imow ama iska key fasax waxba ma haayo intam shaqysanayo isug 1 SAno ama 2 mrka dhaho intaas kuma sugi kro wuxu dhihi wan ku jeclahyy wax la'an la iskuma nacee nabsi ha iga gelin waxn sameyo garan la 'ahy😢
@SucdiCumar-wc1bi
@SucdiCumar-wc1bi 3 ай бұрын
Walaaleey waa run walhi lacagtuh waxmatarto walshey ee jaceylka waxwalbah kaqaalisan iyo isfahanka hpptih
@zuhurismail4408
@zuhurismail4408 3 ай бұрын
Abyo muhimada waa farxad lkn lacagta iyo inu qofka shaqesto naa waa muhim why✅ biri marka ilmo dhashit ilmaah koris bey uu bahanyihin iyo nolol marka waa inu shaqesta oo uu shaqo radsada oo uu dadala
@ahmedhasanali3600
@ahmedhasanali3600 3 ай бұрын
Wlashey ani waxaan ku dhihi lahaa wiilkaas ilama qaldana hadii ku dhahay wan shaqaysanayaa ha shaqeysto Degdega mafiicno Waan ku dareemi karaa dhanka familka inuu culeys kaa saaran yhy lkn iska simir Guushu wey imaaneysaa. Aniga hada kula hadlaaya gabadh baan 3 year is jecelnahay familkeeda markasta Wexey dhahaan waan kuu guurineynaa Ayadana wey diiidaa sbbto ah balamaha Na dhexyaal awgeeda Aniga waxan ahay wiil farsama ku shaqeysta markii an dhaho ayada Lacagtu haba yaraatee waan ku so doonanayaa wxey ileedahay familkeyga Ukeen waxa ayaga ay ku qan cayaan Micnaha lacag bdn si ay ayaga u farxaan Iiguna duceeyaan Mararka qaar ciladu familka maha ee waa dhankeena simirku aya wax lagu gaaraa Iska simir wll🙏
@AnisaMoha-c1k
@AnisaMoha-c1k 3 ай бұрын
Abyo Alle talo saaro iskana raac wiilkaa ku jecel😢❤
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 ай бұрын
Give him one more year 🎉🎉
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk 3 ай бұрын
masha allaah amaani is not esay quraxey thanks xabiibti mahad sanid ❤❤❤❤
@HassanMohamed-de2jt
@HassanMohamed-de2jt 3 ай бұрын
Amani wlaahi dooqeda 😂waa I cajibiyey😢
@OsmanAbdulkadir-j4k
@OsmanAbdulkadir-j4k 3 ай бұрын
Amani is my type😊
@DaahirXasan-l7b
@DaahirXasan-l7b 3 ай бұрын
Qofka jeceshahy itaad Doonta Sugi Kartaa❤
@AnasMohamed-d1b
@AnasMohamed-d1b Ай бұрын
Thanks❤
@MaxamadsaynShariif
@MaxamadsaynShariif 3 ай бұрын
Naag jirta weeye tani deganaa oo qurxoonaaa oo caqli badanaaa Gabadhan xageen ka helaa
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 ай бұрын
Xamar
@MaxamadsaynShariif
@MaxamadsaynShariif 3 ай бұрын
@@TheReal_Man qoftan waan ubogaye iisoo raadsha
@axmedkofi3085
@axmedkofi3085 2 ай бұрын
@@TheReal_Man❤❤❤
@amaanimohamed143
@amaanimohamed143 Ай бұрын
Waa ikanaa😂😂😂
@amaanimohamed143
@amaanimohamed143 Ай бұрын
​@@MaxamadsaynShariif😂😂😂😂 maxaa irasinee😂
@sabnaamuxudiin1566
@sabnaamuxudiin1566 2 ай бұрын
Asc jakaarta❤❤❤❤❤❤❤❤
@User-m5i2z
@User-m5i2z 2 ай бұрын
Bghhhhhtghhh❤❤❤❤❤
@Akaficabdulahi
@Akaficabdulahi 3 ай бұрын
Amni❤
@Muhudiin-ew8wj
@Muhudiin-ew8wj 3 ай бұрын
Rajadu waa Waxa Kaliya👨‍💻 Ee Nafta lagu Sasabi Karo✍
@OsmanAbdulkadir-j4k
@OsmanAbdulkadir-j4k 3 ай бұрын
Amani❤
@IbrahimAbdirahman-r1q
@IbrahimAbdirahman-r1q 3 ай бұрын
Guurka kadib ayuu yimada jacelka
@MuuseXassan-dz1pu
@MuuseXassan-dz1pu 3 ай бұрын
Sheko sheko Ahaa 😂😂😂😂😂 ben
@deeqomohamed5895
@deeqomohamed5895 2 ай бұрын
Ala tan been badana 😂😂😂qofka ku aqoon usheke
@hanadabdi5024
@hanadabdi5024 3 ай бұрын
Wadan Sinibaal ladhahaayo maajiro ee Africa kiyaalo😮?
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 ma jirto lakin waxay ka wadaa Zanzibar oo ah Tanzania hadda
@wllaadamow4912
@wllaadamow4912 3 ай бұрын
Jikaarte midaaan numberkeeda isii zxp
@AbdirahmanTuur
@AbdirahmanTuur 3 ай бұрын
Kkkkk inaad Ku qaxdo maad rabtaa lok
@HassanMohamed-de2jt
@HassanMohamed-de2jt 3 ай бұрын
Jikarta 😂video ma soo degaayo
@ilkacase0000
@ilkacase0000 3 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉
@ShiikhMaan
@ShiikhMaan 3 ай бұрын
Hormawacan jagaarta
@QanacXayi
@QanacXayi 2 ай бұрын
Diyar aniga kuso donan
@User-m5i2z
@User-m5i2z Ай бұрын
Hhhhh❤❤❤❤❤
@kingpower7529
@kingpower7529 3 ай бұрын
𝑤𝑎𝑎 𝑤𝑎𝑗𝑖 𝑏𝑎𝑑𝑎𝑛𝑎ℎ𝑦 ℎ𝑑𝑎 𝑓𝑎𝑟𝑎𝑥𝑦𝑎𝑎𝑎𝑙 𝑛ℎ𝑦 😂😂
@somalilifechannel8830
@somalilifechannel8830 3 ай бұрын
Downloadka fur
@mohammedmohamud7433
@mohammedmohamud7433 3 ай бұрын
Jigjiga, Somalia🫡
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula 3 ай бұрын
Comment qurux badan❤ Ilaahow rumeey
@IqaroBashir
@IqaroBashir 3 ай бұрын
😊😮
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
LABAX LAMANE KUGU SOO BAXAYO GABDHAHA DOOQODO ISKU KHILAFAY
26:20
Ridhwan Issack
Рет қаралды 100 М.
3WIIL IYO 7 GABDHOOD KALA BAX DOOQAAGA
11:26
FALEEMBO OFFICIAL
Рет қаралды 78 М.
WEY I AFDUUBEEN, WEYNA I KUFSADEEN ! - SAAFI CUMAR
1:07:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 1 МЛН
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН