LIVE AYAAD ISKU DHEX QAAWISAY MA VIEWS AYEY KAA AHAYD MIDA KALE FANAN MA TIHID DAGAAL TOOS AH SOCDAA

  Рет қаралды 125,986

JAKAARTA7

JAKAARTA7

Күн бұрын

Пікірлер: 447
@Arafaatshushule
@Arafaatshushule 3 ай бұрын
Waaa qoslay flow iyo like waa saaray ee catooosh noo balami sxb
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 3 ай бұрын
Wan kula qaba😂 taas in la balamiyo ninkas
@deeqahappy740
@deeqahappy740 3 ай бұрын
Waakugu raacsanahy😂😂
@Faragotto
@Faragotto 3 ай бұрын
Kan ka ku xiga kadhig taliye 😂
@wall_shankar474
@wall_shankar474 3 ай бұрын
Xaas sxb
@farxaanbaashi7576
@farxaanbaashi7576 3 ай бұрын
Allaha iga cafiyo intan daawaday sida caadi ga ah
@YahyeFarah-kx7zx
@YahyeFarah-kx7zx 3 ай бұрын
Socdaal wa legend ❤ ninka ragga xaniya Ka fuq
@xidigtabari
@xidigtabari 3 ай бұрын
Jakaaarta wilka sidaaa ula hadleeso waaa qalad wll adba waad ka xumaan laheeed hadalada Aad kula hadashey sigaaara uraaali gali 🫡
@yahyeabdulaahi414
@yahyeabdulaahi414 3 ай бұрын
Sxb waaqaldantahay ninka raligali muqaalkiisa lacagaa kasameenosaa hadana waxaa naftiisa kala xishoonaayo weediisay please raaligali ninka
@mohamedAbdi-ll7sc
@mohamedAbdi-ll7sc 3 ай бұрын
Socdal legend 😢
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 3 ай бұрын
Jakarta video gaan qosol weye 😂😂😂😂😢
@Top10Family-jc1jb
@Top10Family-jc1jb 3 ай бұрын
Waa kan zxp Jakarta Caan waayey hada barta Cadowga wuxuu utagaa farta Ma cabsado geysiga garta KZbin 1 waayey manta
@hayaankanoloshapro1377
@hayaankanoloshapro1377 3 ай бұрын
kkkk wlhi waad naga qoslisay sxb barnaamijyadan inoo soo badi waxaan ku qoslay qataato
@daadehassan
@daadehassan 3 ай бұрын
Nin yahow Jakarta dhib badanidaa😂
@Sarta100
@Sarta100 3 ай бұрын
Jakata qofka sidaan looma bahdilo waa ceeb waa inaad raali geliso nikaan chanakaaga ku martiqaaday ummadana ku bahdisho wa nin dhalinyaro toosi oo sax fana masha wax qof kagu boqro waayo fanka maaha wax ajar laga helo dambi maahee waxay eheyd inaa tiraah fanka wax ka qeyr badan samee.
@abdikadirali9167
@abdikadirali9167 3 ай бұрын
28 dumar ah iyo sanaa war gabdha ha naga ceebaynin subxanallha
@Qaali786
@Qaali786 3 ай бұрын
Waa beentiis
@Mahamadkhadar-o6p
@Mahamadkhadar-o6p 3 ай бұрын
Uka fuq ninka dhalfadiisa hakudhakine waa nin rake nio
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 3 ай бұрын
Gabdho haduuna guursan ma adiguu ku guursan lahaa guur waa raganimo wuuna leeyahay
@Sarta100
@Sarta100 3 ай бұрын
Sicdaal waa fan komidiya ka fuq bariiskiisa haka careyn miskiinja.
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 3 ай бұрын
JAKAARTA7 sida aad u waraysatay socdaal waa si yasmo ku jirto followgina waan kaala laabtay wiilka raali gali nin fiican baan ku moodi jiray caawa waxii ka danbeeyo kuma fiirsan doono byeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
@abaawn_caqlisame
@abaawn_caqlisame 3 ай бұрын
Habla muqdisho ma sitaadba waxay kuwu socdaal bilaa meher ku qabay
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 3 ай бұрын
Anaga waan u ogol nahay Socdaal waa wiil somaaliyeed balse adiga waa ku walalahod Xabashiga raaliga uga ah milaa meher yahuu
@ahmeddholal8780
@ahmeddholal8780 3 ай бұрын
Socdaal legend kalsoonidii oo qofa 🎉
@MOHAGamer1234
@MOHAGamer1234 3 ай бұрын
Socdaal Inta aaminsan 1 love ❤️ 😂😂😂😂
@liibaanmustaf546
@liibaanmustaf546 3 ай бұрын
Walaahii Jakarta duulkhat badaanaaaaa
@qadra146
@qadra146 2 ай бұрын
ma aragtay horta 😢
@kadardahir301
@kadardahir301 3 ай бұрын
Walee socdaal rag bdn buu ka raganimo bdnyahay sidii king ojali baad damacday inaad bahdisho lkn wuu iska kaa dhiciyey sah❤❤❤❤ Next catosh noo balami
@SacdiyoCabdilaahi-b3w
@SacdiyoCabdilaahi-b3w 3 ай бұрын
Benlow cadeystay waye wallhi 😂😂😂😂😂😂😂28 naagaha in dhoolo miyaa 😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤😢😢😮😮😅😅😊😊
@DuranIbrahin
@DuranIbrahin 3 ай бұрын
War ninkan Legend Waaye haduuba show ku qabsaday Hoygi fanka Hargeysa, Garoowe, neyrobi, Sambiyo,iyo meele,kale oo badan
@Calicabdulaahibare
@Calicabdulaahibare 3 ай бұрын
Socdaal fani way wllahi
@Kowsarhussein-u3x
@Kowsarhussein-u3x 3 ай бұрын
Funny dheh😅😅😅
@aminbishar
@aminbishar 3 ай бұрын
14:32 14:34 14:34 14:34 14:35 14:35 14:37 14:37 14:37
@katrinahaji5620
@katrinahaji5620 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 jarkataa umadenaa mahan😂😂
@AbdiwiliAhmed
@AbdiwiliAhmed 3 ай бұрын
Jakarataa sxp waxan Walan wamax oo digalka wataa new film ooo qiso jcl nosodig dadkan cannka aahh iskadaf ay kudilin ee
@HodanAhmed-h1
@HodanAhmed-h1 3 ай бұрын
Ninkaan miskin waa iska daaya😢
@aishaAbdalla-w1y
@aishaAbdalla-w1y 3 ай бұрын
Waa ka weynahay fananinta kle kulahaa😂😂😂
@CaashoKiin-tl3qj
@CaashoKiin-tl3qj 3 ай бұрын
Waaa qalad in fananita lagu xad gudbo😂😂😂
@ZakariyedeeqXasan
@ZakariyedeeqXasan 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@AbdihakimHussein-rf9ol
@AbdihakimHussein-rf9ol 3 ай бұрын
Sxp jikarta yahya jacelkis sobadig plz codsi waa
@maxamedcabdiselan4707
@maxamedcabdiselan4707 3 ай бұрын
Kkkkkk markale so cali socdal waa fani😂😂😂❤
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 3 ай бұрын
Showga socdaal funny😂 ahaan baa loogu yeeraa
@AkiilaPoi
@AkiilaPoi 3 ай бұрын
Madaxa ka jawinaa ku lahaa jakartow cajir ka ayuu la yahay ha tawan waa ciyaal 😂😂😂😂😂😂😊
@SahruushAadan
@SahruushAadan 3 ай бұрын
Yaa allaah subxaanalaah
@zathamhaypeali9747
@zathamhaypeali9747 3 ай бұрын
Reer hargaysa beentu sheegayo day 50 kulaaa war bilaash ayaanan kusoo galeeb😅😅
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 3 ай бұрын
Lacag dhan lama bixin miyaa mise adiga inta melaha iska firisay aya so gashay mesha showga lagu qabanayey😂
@Marwa-f5x
@Marwa-f5x 3 ай бұрын
Yaa rabi
@aishaAbdalla-w1y
@aishaAbdalla-w1y 3 ай бұрын
Walle jakarta mid ma ahan 😂😂 malaka so walay kulahaa😂😂
@gaphaydejr4984
@gaphaydejr4984 3 ай бұрын
Ar jakaartaa😂😂dhibada naa😂😂
@Mr_lii_king
@Mr_lii_king 3 ай бұрын
Aduuun gees ka so dumaaayo ayaan joognaa 😂😂😂
@CabdiMaxamudMaxamed-ke9ns
@CabdiMaxamudMaxamed-ke9ns 3 ай бұрын
Walasha silked usher buu dhahay socdal afkisa fiiri
@AhmedCumar-ge9jd
@AhmedCumar-ge9jd 3 ай бұрын
Kkk sxb siwcn ba u gashy
@burhaanosmaan9204
@burhaanosmaan9204 3 ай бұрын
Socdaal waa ninka fanka soomaaliyeed badbaadiyay
@meysarcadechannel
@meysarcadechannel 3 ай бұрын
Dhagaha hanaga dambaajinin 😂 wlle
@faizam523
@faizam523 3 ай бұрын
Subxaab! Maxaad beenta ugu sheegeysaa miskiinka?
@CuriosityCorner-t4t
@CuriosityCorner-t4t 3 ай бұрын
Waa edab darantahay jakarta
@deeqahappy740
@deeqahappy740 3 ай бұрын
Wuu iska qoslayaa JIKARTA waana edeb daranyahy😂😂😂
@CabdiMajiid-m4n
@CabdiMajiid-m4n 3 ай бұрын
Waaiga,qoslisa,wllhi,jikarto❤❤❤❤❤❤❤❤
@hipoKeise
@hipoKeise 3 ай бұрын
Legend socdaal😂
@MohamedMugtar
@MohamedMugtar 3 ай бұрын
Guri aaN leeyahY familgaa dagaN sida caadiha sida caadiga 😅😅😅
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 3 ай бұрын
Waa Libaax socdal Ee jakartow ku adkeeska ka day taliye 😂😂😂😂
@AboubakerAliAdenAboubakerAliAd
@AboubakerAliAdenAboubakerAliAd 3 ай бұрын
28 aaa war nio. ninka sawka raaxaysty. Horay usoco walal taagero buuuxa
@abaawn_caqlisame
@abaawn_caqlisame 3 ай бұрын
Sidaad catosh u dhibsatan ana labadiinaba😅😅
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 3 ай бұрын
JAKARTA YOU ARE THE BEST
@camuuri21
@camuuri21 3 ай бұрын
Wajigaaga iyo macamuusteyda yaa fiican
@najmajamac-yx7id
@najmajamac-yx7id 3 ай бұрын
Ninkan jikartA wlhi wa dhib midhan😂😂
@AdenPuyol-o7e
@AdenPuyol-o7e 3 ай бұрын
3:37 socdaal is not easy 😂😂
@NuneBiyami1.A
@NuneBiyami1.A 3 ай бұрын
Niyow Ninka waad ka jidhay Boss
@sadamahmed5646
@sadamahmed5646 3 ай бұрын
Fanaan ahay kulahaa 😂😂😂
@kingmohaan6537
@kingmohaan6537 3 ай бұрын
Socdaal caadi ma ahan😂😂 wa legend
@FadumoAliahmed
@FadumoAliahmed 3 ай бұрын
Jakarta waa qaldan tahay wiilkan sidaa ula dhaqntay waa khalad teeda kale ciwanka wxa ka soo dhigty fiir xitaa magacisa waa ku soo qori ways dadaka kale qiira isku galin jirtay lkn nin kaan si lidato ual had laysy qofka marku joogo waa ina ixtirmta 😢
@Aminaabdulaĥimohamed
@Aminaabdulaĥimohamed 3 ай бұрын
Sax hadalkaga runtii waqaldanyahy Ani ahanteyda wankanaxay😢😢wlhi😊
@Football-fans327
@Football-fans327 3 ай бұрын
Aqoon wareesi malahan ninkaan
@DriqroDahir
@DriqroDahir 3 ай бұрын
😂😂😂 jakaarta wax baa helay
@amiirayuusuf5771
@amiirayuusuf5771 3 ай бұрын
Been badna kana dumarka xage ku xarees nayihim❤
@HasanEid-d4w
@HasanEid-d4w 3 ай бұрын
Kkkkk rooxantiibaa ka dhex hdlaysa malaha 😂😂
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 3 ай бұрын
Ninka ragaaa.lam.yaseee wal dhiiri galyaaaaa😢
@MohamedImaan-t1l
@MohamedImaan-t1l 3 ай бұрын
Alla betka😅😅😅
@mowlidadawe2150
@mowlidadawe2150 3 ай бұрын
Socdal of somalia is like stevo simple boy of Kenya 😂 , stay strong our upcoming fanan
@abdinoorhassan9619
@abdinoorhassan9619 3 ай бұрын
But Stevo is a simple and very calm guy😅😅😅
@qadra146
@qadra146 2 ай бұрын
Wllhi qosal😂 igu😂maharin😂😂😂
@Nada1998-lool
@Nada1998-lool 3 ай бұрын
Socdaal walaga walay fanan maha batatan😂😂😂
@ZayidShucayb
@ZayidShucayb 3 ай бұрын
Jakarta dhan dhan weye wlhi qof maskaxda kadhisan Maha waxan qof u akhrti kuso bixiYa Sidaas niYada uga xumay naYs. WaLasha kudar hadaba Akarta😂😂😂😂😂😂
@aishaAbdalla-w1y
@aishaAbdalla-w1y 3 ай бұрын
😂😂😂 fanka walagugu so qalday
@IsmacilXanshi
@IsmacilXanshi 3 ай бұрын
Lacagta Zambia àaa kufadithaa kulahaa 😅😅
@mohamedabdikarim9891
@mohamedabdikarim9891 3 ай бұрын
Sida caadiga ah miyow magac ka dhigan rabaa maantadhan sida caadiga ah ayaan ka maqlaaa maanta dhan
@HassanHafow-m8u
@HassanHafow-m8u 3 ай бұрын
Socdaal wanwataaa wllhi
@Zamzam_Grw1
@Zamzam_Grw1 3 ай бұрын
😂😂😂😂waa khaldanthy ader wa runtii intaa uyeerataa kuso kala qabanee fanaanka 😂😭🤦‍♀️
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 3 ай бұрын
Jakarta sualaha qabka daran kadaf wllkan somaliyed .tankale baaro qab hadalka wanagsan hadi si lo firiyo socdal aya ka aragti fican
@Jaaaama36
@Jaaaama36 3 ай бұрын
Wax uu ugu talagalay waaye Socdaal ugu Danleeyahay Wareysiyo bdn Qatar ah uu qaadey
@MariamHassanomar-ql8ho
@MariamHassanomar-ql8ho 3 ай бұрын
masha allh ❤❤❤❤❤ socdal
@jawhargurmad3825
@jawhargurmad3825 3 ай бұрын
Yaa allah meeshuu kani 29 ka guursaday maxaanu qabanaynay 😂😂😂😂
@YacinAli-x9n
@YacinAli-x9n 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk uu walanya
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 ай бұрын
War ninka daa. 😂😂😂
@exdeyzergamer
@exdeyzergamer 3 ай бұрын
oo cadaaa howartaa io dhalidii ku dhashay 😂😂😂
@IqraAden-v2e
@IqraAden-v2e 3 ай бұрын
ya Allah😂😂😂
@modrichamzuk86
@modrichamzuk86 3 ай бұрын
Waa niin walaan katoxsada 😅😅
@ZayidShucayb
@ZayidShucayb 3 ай бұрын
Wihi Jakarta dhan dhan weye qof Maskax ama xigmadi kudam bayso mahan😂😂😂
@ishowspeeed-c5u
@ishowspeeed-c5u 3 ай бұрын
Nio catoosh soo qawo Catoosh yare ma ahan midka Kenya joogo
@NasraMaxamuud-p7s
@NasraMaxamuud-p7s 3 ай бұрын
Alla jakaarta jecliyaa wuu ku bashale muuna aflagaden wuxu yahay bu shegay wuba karkaray😂🤣
@BashirDiyad
@BashirDiyad 3 ай бұрын
Jakarta qosalka nocan maxa waye saxib otherwise wanku wata big bro
@ShucaybCali-ug4pv
@ShucaybCali-ug4pv 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 hayeelin hayeelin hayeelin 😂😂😂😂😂😂😂
@mahamedmuhumed3936
@mahamedmuhumed3936 3 ай бұрын
28 aaaa acuudi billaah
@MustafeCabdi-g8o
@MustafeCabdi-g8o 3 ай бұрын
Kkkkk😂 social walanyahy ma fana
@FarhaanjecelowDulqad
@FarhaanjecelowDulqad 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 alla qosley uuuuuuuuu
@Cabdixuseyn-wf4ke
@Cabdixuseyn-wf4ke 3 ай бұрын
Next catoosh😂😂
@SuhuurAhmed-q9h
@SuhuurAhmed-q9h 3 ай бұрын
Zambia wuu inoo hoos galiyey😅😅
@shidujr7657
@shidujr7657 3 ай бұрын
Balaya dhaan fashilmaate manta😅😂😅
@kiHam_cadeDespecialone
@kiHam_cadeDespecialone 3 ай бұрын
Jakarta sxb kan iyo catishba isma daman wwyo kuwa lugu diya dista waye 😂😂😂😂😂
@Saalaharteeta
@Saalaharteeta 3 ай бұрын
Jakartow fananka wa Ku dhamatay😅
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 ай бұрын
WAA FARIIID SOCDAL WAA SUAAL CAAJIIBA MAXAD WAQTI IGU BIXISAY ADIGU ISAGA MA VIEW BAD KU DOONAYSAY SOW MAAD ARAG INUU FANAN YAHAY SOMALID ILKA CASE QAYS BA ISKA DHIGA FANAN ISAGOO ODAYWAN ASASAQAY CAYTAMAYA SHARMA BOY OO HADAL AYA ISKA DHIGA FANAN MAXAAD UGA XASIDAYSA SOCODAN WALAHAY WA RAGEEDI ISAGO INDHIHIIS KALA JEEDA AAN EEGIN AYUU HEESA WA KALSONIDI OO QOFA SOCODA GUULAYSO BAAN LEEHAY SOMALIDAN WALAN HA U JOOJIN INDHAHANA DHAQTAR TOOSIYA LOO GAYNAYA INSHA ALLAH WAY JIRAN ANA ARKAY DAD LO TOOSIYAY CADI NOQDAY SOCODAL GUULAYSO KAN CAS NACASKANA HA SIIN WARYSI HADANU KU IXTIRMAAYN WA MARANE
@hassanbashiirabdi5685
@hassanbashiirabdi5685 3 ай бұрын
28.29 ayaan soo guursaday xitaa inay 30 ka badan yihiin ayaan filayaa kulahaa😂😂
@Niimmoh4
@Niimmoh4 2 ай бұрын
Qof bila adan ah lama yaso si walbo hadda xiita wadan oo ka helin dhirigali Lkn hadal Niyad jab ah oo adigaba jaclan lahen iin lagu Dhaho ha dhahin 😢
@CataasJp
@CataasJp 3 ай бұрын
War socdaal faan badanaaa bisinkoo😂😂😂
@NagiibAlpha-b1q
@NagiibAlpha-b1q 3 ай бұрын
Socdaal haduu gabadh ahaan lahaa suduu u eekan lahaa tallow 😂😂😂
@cabdiwaliyare8885
@cabdiwaliyare8885 3 ай бұрын
Fikirkaaga catoosh iyo socdaal yaa fan ka ka saari laheed❤
@salmaanahmed7609
@salmaanahmed7609 3 ай бұрын
Wlhi socdaal waad yastay kan kala labta subscribe 😮
@HajjDiab
@HajjDiab 3 ай бұрын
Yaa illahii 😂😂😂😂😂😂😂
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
Todabadlaha Qamar Oo Ladilay Iyo yabka iskabulada Guri barwaaqo
19:33
70 JIR EEY DORTEEN 10 GABDHOOD|| KU DOQO QOFKA SII JEDKIISA
23:38
FALEEMBO OFFICIAL
Рет қаралды 44 М.
WAXA KASTA AN RABO ISAMEYAA NAFTA UKENAY QOSOLKA ADUNKA …..
17:04
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 52 М.
shekoyin xikmad leh Midnimada umadda  Wasiir Muxayadiin
26:46
Hanuun islamic TV
Рет қаралды 121 М.
ISRAFAADIS KII UGU QOSOL BADNAA WIILASHA OO SI XUN ISKU GALAY 🤣
25:55