DHUUBO DHEXYAR ANIGA XIRIIRKAYGA…. ILAA IYO HADA WAA YAABANHAY…

  Рет қаралды 78,403

JAKAARTA7

JAKAARTA7

Күн бұрын

Пікірлер: 221
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 5 ай бұрын
Dhuubo dhaxyar sidaan ayaad mss somaliya ku tahay quruxdii oo qof ah masha allaah ❤❤❤
@KawsarAbdi-hn5li
@KawsarAbdi-hn5li 5 ай бұрын
❤❤
@GaradAbdi-bf4ce
@GaradAbdi-bf4ce 5 ай бұрын
@hodmanhonest
@hodmanhonest 5 ай бұрын
Dhuubo sida caadiga ah wllhi waxaa tahay gabdha soomaliya ugu shidan uguna qurux badan alle ha ku dhawr
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 5 ай бұрын
Illahay ha unaxristo qabriga alle ha u wasiciyo kutubkisana alle gacanta mudigta haka siyo janadi fardowso alle ha galiyo Aamiin amiin amiin yaa rabbi
@shalaychannel2201
@shalaychannel2201 5 ай бұрын
waa gabar fiican m.a laakin qoftaan qurux saa id ah ugama jeedo haka waalin wllhi ex taydaa ka qurxan
@yurubsalaad8883
@yurubsalaad8883 5 ай бұрын
😂😂😂😂 somali foodo leew
@mohamedabdimire1716
@mohamedabdimire1716 5 ай бұрын
Dhuubo dhexyar jacaylkeedu ma prank baa
@IqraCabdulahi-ic6yp
@IqraCabdulahi-ic6yp 5 ай бұрын
Hhhh haa qurux waali ah maaha
@Beerlulaay
@Beerlulaay 5 ай бұрын
Jaceyku waa kan Jakarta indhihiisa kamuuqda uunah adi kuuqabo wixii aragti sheer wuu fahmi karaa ❤😢
@Ustaadseydmuuse
@Ustaadseydmuuse 5 ай бұрын
Isagaa ka waalay wllhi qoftaan caadi ayaan u arkaa ani
@AbdiasisMohamedAhmed
@AbdiasisMohamedAhmed 5 ай бұрын
dhuubo is kaabulada ha ka xarooto adigane shaftada kadaa sxbkaa ayaa qabigeeda xirtee hakafurin. ragga naagaha ku waalan warcaadi iska dhiga de adduunka hadaad ku waysaan cuuralceytii aakhiro ayaad heleysaane ❤❤
@abdirisakdiqa927
@abdirisakdiqa927 5 ай бұрын
Asc wll jakaarta sethy waan ku taageera Masha Allah gabadha sido kale lkn lambarkeeda wey no fasaxdey waa na siin karta yaa sxp🎉🎉🎉 keep going my brother and sister
@AbdinasirSheikh-p7f
@AbdinasirSheikh-p7f 5 ай бұрын
Jikarta Dubo numberkedh isodir
@Abdikarimbadal
@Abdikarimbadal 5 ай бұрын
Jakaarto Nio waraysiga. Inaad aad ku ahayn bn dareemayaa. Dadka kawrgu adaaba kalagooynaya. Sheekada
@MxamedAdan
@MxamedAdan 5 ай бұрын
Jikarta dhuubo nabarkeeda isii waa gabadh qalbi waanagsan weeye wlalahi ilhy ha iskadaayo zxp ❤
@Fartuun-x8t
@Fartuun-x8t 5 ай бұрын
Lkn king alfa xiriir kale ayuu leyahay mise ana waalan gabar Malaysia joogto ayay wax ka dhexeeyaan see cml😂
@AbdiRhmAbdow
@AbdiRhmAbdow 5 ай бұрын
Sax waye king alfa qoftise mx waye ugbaad😢❤🎉
@Fartuun-x8t
@Fartuun-x8t 5 ай бұрын
@@AbdiRhmAbdow maxaa ka qaldan dadkaan hee
@AbdikirimMuxiyadin
@AbdikirimMuxiyadin 5 ай бұрын
Quruxey I lvoe you❤❤ dhuubo dhaxyar❤❤ masha Allah keep going abayo🥰🥰🥰🥰
@HassanMukhtarAbdirahman
@HassanMukhtarAbdirahman 5 ай бұрын
Jakaarta wll qiso ayaan hayaa ee isoo qabo dhowr jeer ayaan fariin kuu soo diree
@GuraySuufi
@GuraySuufi 5 ай бұрын
Lakin qiso been ah ha noosheegin😂😊
@HassanMukhtarAbdirahman
@HassanMukhtarAbdirahman 5 ай бұрын
@@GuraySuufi beentu waa xaaram wllo
@Mushtaaqmushtiish
@Mushtaaqmushtiish 4 ай бұрын
Wlhi wan wanaag badanahee wlbina waa gabadh wlhi ee isii wll 😢 wlhi dhuubo waan iska jeclahay ini goo gabdh ah wlhi😢 labarka wlll
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 5 ай бұрын
Look her fingers waa lagu wiswisayaa wllhi diirka ayay iskaqaaday hakawaalina inanta
@CabdinasirNuurCali
@CabdinasirNuurCali 5 ай бұрын
Jakarta Maka midyahay waxa kuusheegtay
@Ishaqabdimalik-fq4br
@Ishaqabdimalik-fq4br 5 ай бұрын
Jakarta taliye wankutageraa🙏
@ismacilNoor
@ismacilNoor Ай бұрын
Jakarta cajiclow batahay
@nomalice-b6g
@nomalice-b6g 5 ай бұрын
Sxp jecel majiro waxajiro dareen
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 5 ай бұрын
Mansha'allah queuxleey❤❤❤❤❤
@AyanAhmed-l4z
@AyanAhmed-l4z 5 ай бұрын
Allaha guur ay ku dagto ha siiyo waa gabar yar ee
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 5 ай бұрын
Alla aadamaha maseye badana awal maseyrka dumarka dhexdoda lagu oga hada adunki wa isbadalay rag dumar kamaseyraya wlh la arka hada gabdhan wey shidantahay wlh mashallah dabecad ,qurux isku darsatay wxa comentiga kadhex arka rag badan o ku qaraarsan iyo dumarka xt o dhamantod wada ceynaya inantan hora loshegay in wax laga shegaba hadad gaartay qof tagaya tahy qofan waxba aheyn cidina maxamato
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 5 ай бұрын
Nagaha ayaga isku cadow ah Waxa Fariin qaldan soo Qoraayo Waa Naago Wada Maseersan m.a Dhuubo wax lagu Caayo uma Jeedo ee Cuqdada iska Saarah
@OsmanGireTahir
@OsmanGireTahir 5 ай бұрын
WR nio jakarta isooo sheeg lambarkeed ama dhhuubo dhaxyar please
@ninmacaan5997
@ninmacaan5997 5 ай бұрын
ragaan daalan aaba qoftaan nagu soo dhiseen kalsooni waali aba ku jirto 😂😂😂
@deeqdhunkal5022
@deeqdhunkal5022 5 ай бұрын
Marba hadad saas isku cajabisay meel kasta wad ku dhacday waayo qofka haduuba asaga inta is fiursho uu dhaho waaw waxa tahay qofka ugu shidan somaliya taas waa siyaado lkn adiga ayeey kuu taalaa
@KhanYunis7
@KhanYunis7 5 ай бұрын
Xaqiiq WYKA waleen mskiinta hhh
@weheshoofficial5446
@weheshoofficial5446 5 ай бұрын
Somalina waa u tartamee tixsina wuu kugu dulmeresana masha allh
@rabiileMowuliid
@rabiileMowuliid 5 ай бұрын
Dhax yar dhuubo waan ku wataa wall
@aliqawrahofficial6554
@aliqawrahofficial6554 5 ай бұрын
Sxb waraysiga wax badan ayad khaldaysa horta qofka lagama dhexgalo hadalkiisa midakle marka sual waydiso haka dhex galin jwbta
@KhanYunis7
@KhanYunis7 5 ай бұрын
Wareysaba ninkanaa unacay wxisa wa sheko WAREYSI maha ayadaba dhaheysa sual imadan wydiin hadane ayado hadleysa ayu ka dhexgalaa wana wxyabaha xiisaha kaqaadaya mrka inay kaamiro shidan tahy wu ilawaa ayn filayaa mrkasuu sheeko cadi ah iskagalaa kkkk
@aliqawrahofficial6554
@aliqawrahofficial6554 5 ай бұрын
@@KhanYunis7 wallhi wanka yaabay hadalka is dhexyaala maha sifaha raga iyada wayku warerty sida uu wax uwaydinayo anigana dhadhanxumada kayabay thank bro yr reply iyo fkiradada
@kingayooze5031
@kingayooze5031 5 ай бұрын
wlh hadeybo inti tag ahyd alpha kala socoty we qasaartay hada inta lagu raaxesto laga taga wax kle m u imaanoyo ino ku bashalo into xamar joogane kumoodo
@HaalandMoha
@HaalandMoha 5 ай бұрын
Jaceyl cusub
@Mushtaaqmushtiish
@Mushtaaqmushtiish 4 ай бұрын
M.a keep going maryan hore usoco wan kutaa😂🎉😢
@abdlle-moha
@abdlle-moha 5 ай бұрын
Jakarta shiikh miyaa horta 😂😂
@duranabdul3452
@duranabdul3452 5 ай бұрын
Mnsha Allah keep going sister
@shukrimahad-b8c
@shukrimahad-b8c 5 ай бұрын
Keep going wllky
@AbdifataxSaid
@AbdifataxSaid 5 ай бұрын
100k Coming soon Sxip Jakarta
@AbdiwahabNoor-g5c
@AbdiwahabNoor-g5c 5 ай бұрын
Jakarta tatka sii fican uwareysooo haaa bar bobin plzz
@MohamedAhmed-gt7mj
@MohamedAhmed-gt7mj 5 ай бұрын
Asc sxib jikarto barasha wanaagsan maga cegu waa maxamed axmed niraani waxaan joga dalka jubuuti waxaan rabay inaan laqeb sado asxaabta dhibka igu dhacay xaga jecelka inad iso dhawen donto ayaan rajenaa
@Mohamed-yx8lf
@Mohamed-yx8lf 5 ай бұрын
Keep going 💪 my pro
@SiyaadAbdulle434
@SiyaadAbdulle434 4 ай бұрын
Niyow Jaceyl ma rabta dheh nio
@Cali-i7n
@Cali-i7n 5 ай бұрын
Runtii maryam dhubbo dhex yar wa qof Qurxon allaha haku xifdiyo🎉
@deeqomaxamedcabdi5187
@deeqomaxamedcabdi5187 4 ай бұрын
Dhoobo dhaxyar waxey u qalantaaba aniga hadaan firiyayy jikaarta
@MimiiraNuur
@MimiiraNuur 5 ай бұрын
Lkn Taxsiga zaaid afka ka gal galooyo mx qaldan 🤔🪰🪰🪰🪰🪰🪰🪰🪰🪰🪰🪰
@abdilatif7577
@abdilatif7577 5 ай бұрын
😀😀😀🤣
@HanadAbdullahi-uw8iu
@HanadAbdullahi-uw8iu 5 ай бұрын
1m coming soon
@mohaqaran
@mohaqaran 5 ай бұрын
😂😂😂wlhi tan we dhunsanthy Jakarta hasi luminin😂
@maryanhassan6241
@maryanhassan6241 5 ай бұрын
Jakartoo smideyda lmbrkeda isl sheeg plz bwe🙏
@GaaskaCabdi
@GaaskaCabdi Ай бұрын
Jakarta reply zhp
@HamseMahamud-i1u
@HamseMahamud-i1u 5 ай бұрын
Jikarta zxp lanbarka dhuubo dhex yar isoodir zxp ❤❤❤❤❤❤
@Abukaate
@Abukaate 5 ай бұрын
Hambalyo maryan masha allah riyadada allah haku rumeeyo❤
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm 5 ай бұрын
M.a quruxley waye maryan samidyda waye❤❤❤❤
@Naguibalpha
@Naguibalpha 5 ай бұрын
Wlhi love her❤
@SakariyeAbdiqaadir-ql5wf
@SakariyeAbdiqaadir-ql5wf 5 ай бұрын
100k jikaarta coming soon inchallah congratulations 🎊
@mohamedtecno5783
@mohamedtecno5783 5 ай бұрын
Jakarta Wuu ka walay gawadha
@MahadMohamud-me3kp
@MahadMohamud-me3kp 5 ай бұрын
M,a walashey qali ❤❤❤❤ love 💖💖💖💖💖 jakarte wan kusalami walakey qali
@CumeerCali
@CumeerCali 5 ай бұрын
M.a keep going maryan hore usoco wan ku wata ❤❤❤
@Funnyvideos7_p23
@Funnyvideos7_p23 5 ай бұрын
Dhuubobo wll kibirka ma fiicna
@liibaanalimohamed4338
@liibaanalimohamed4338 5 ай бұрын
Dhuubo gibirley waaye mid duni sidee rabtana ogu naganeysa ila ma.ahn aniga
@RaaxoNalka
@RaaxoNalka 5 ай бұрын
Ku salig nabiga scw ❤😢
@mariocabdirishid
@mariocabdirishid 5 ай бұрын
Isku macag lee nahay lee magacayga maryan aabo ibixiyey inanaystayda dhuubo dhexyar hooyo iyo wllo ibixiyey halkana ka salamaa qaali isku magaclee nahaye 😊
@AbdiAbdulahi-jr1wt
@AbdiAbdulahi-jr1wt 5 ай бұрын
Dhexyar dhuubo m.a wlhi qosol keeda ayan jeclahay
@khalidyare1502
@khalidyare1502 5 ай бұрын
Laba laba mesha kuhaysan ayatha lajclan kara ayatha jcl mashekato wll kun kaqurxon a jirto aniga koley qurux kama arko qof faneyso ina tahay an umaleyna
@AbdikirimMuxiyadin
@AbdikirimMuxiyadin 5 ай бұрын
dhuubo dhaxyar wan ku jeclahay walhi I lvoe you❤❤
@IdowSalaad
@IdowSalaad 5 ай бұрын
Gabartaan qiima eesan laheen ayaa rag siiyeen raga ayana ukala baxa nin qiimaha dumarka calal iyo kibir kudiyadiya kuwaas inee aragtaa umaleyhaa
@AbdiAbdulahi-jr1wt
@AbdiAbdulahi-jr1wt 5 ай бұрын
dhexyar dhuubo wlhi waxan jeclahay qosol keeda m.a
@Isaak.K
@Isaak.K 5 ай бұрын
Jakaarta hooskasii aaa lagugu wada ee adu jacayl qofta ma uso bandhigatay 😂
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 5 ай бұрын
adig alfa kuu joogeeee maxaaa raptaaaaa😂😂😂
@maxamedyoolax6655
@maxamedyoolax6655 5 ай бұрын
QoftAn Hanagu Soodhisan QOF ILA weynin Badan Oo Is Tustusbadan Wey DaalNthay Ilba Wey Kabuuxdaa😂
@bilecazaami253
@bilecazaami253 5 ай бұрын
Hada naag kaso harto xitaa jecel kuma sheegten ilee meel aan kaa qato malihid 😅
@ApdiraxmaanEyoow
@ApdiraxmaanEyoow Ай бұрын
War qaftaan wax Kaley iska dhihtay
@abdisalamyoussouf4090
@abdisalamyoussouf4090 5 ай бұрын
Jakartaa gadaa fangaa
@AboubakerMousa
@AboubakerMousa 5 ай бұрын
Abaayo maryan waxa tahay gabadh qalbi wangasan waliba
@ladanjama4222
@ladanjama4222 5 ай бұрын
Caamiro la'aan maa sheekatsataan
@HassanOsaman-kx5nl
@HassanOsaman-kx5nl 5 ай бұрын
waa qqurubadth dhubo waa qofalahekaro❤
@Mohaziano
@Mohaziano 5 ай бұрын
M.a king alpha iyo dhuubo dhexyar isku waaro
@Bishaarmohud
@Bishaarmohud 5 ай бұрын
Somaali hadaanu nahay podcast wan ku ciyaar nay 13.28 soconaayah intee lagu arkay😂
@Asad-mu1fv
@Asad-mu1fv 5 ай бұрын
Labarkeeda ii soodir
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 5 ай бұрын
Samidayda😢❤💋
@RuqiyoCabdulahi
@RuqiyoCabdulahi 5 ай бұрын
Kaliya waa qofta qisadeedu iga hoohisiisay igana qoslisay walaahi qoftan
@Fahmineymar
@Fahmineymar 4 ай бұрын
Dhuubo dhexyar ❤
@hoygawaxbarashada-fk4vk
@hoygawaxbarashada-fk4vk 5 ай бұрын
NUMBERKEEDA HORMUUD AA SOO WEDIINA MSS MA DHUUSTO
@SahalAden-c1p
@SahalAden-c1p 2 күн бұрын
❤❤dubo
@aaminamukhtaar7667
@aaminamukhtaar7667 5 ай бұрын
Ala waar Dee ka daa maaria halkeed ku ilowdy
@kingayooze5031
@kingayooze5031 5 ай бұрын
nagihi re maleysiya kacararan wlh naago badnidiisa io qiyaamadiisa nin naag walbo love ku eh waye jecel ino laraaxesto gadibne katago ee wlly hada talo iga qadeso is ilali
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 5 ай бұрын
Masha allah illahay haku siyadiyo
@Aligo-oh8vv
@Aligo-oh8vv 5 ай бұрын
Isodir Zxb walalkey
@Saqiir_sujiye
@Saqiir_sujiye 5 ай бұрын
Ani tan qisadeeda ma dawanin ee maxay ka sheegtay😂😂😂
@Marionunow12
@Marionunow12 5 ай бұрын
Benti oo qof ahh
@ismaciildheere3887
@ismaciildheere3887 5 ай бұрын
War yartaan yaa ka waalay
@haithahmedchannel401
@haithahmedchannel401 5 ай бұрын
Quruxdu wa diin ❤
@haithahmedchannel401
@haithahmedchannel401 5 ай бұрын
Qofta haka waalina sxp 😮
@MohamedAbdiladiif-su7zv
@MohamedAbdiladiif-su7zv 5 ай бұрын
Jakaarta sxp numberkaa isii please dan baa kaa leeyahy😊😮
@AbdinajiibAbdiaziiz
@AbdinajiibAbdiaziiz Күн бұрын
Hooyo
@YuusufCxakiin-y3v
@YuusufCxakiin-y3v 24 күн бұрын
Alpa maajecel
@MoktarAhmedHadi
@MoktarAhmedHadi 4 ай бұрын
Très belle dhuubo
@SaYidali-r1y
@SaYidali-r1y 5 ай бұрын
Wax qurux oo aan ku arkay
@mukhtaarseef4797
@mukhtaarseef4797 5 ай бұрын
Hayay war inadeer filmka nagadaaya qurux wlhy kaadheer3
@mahamedabdirahman8910
@mahamedabdirahman8910 5 ай бұрын
Laguma arko hee yrey
@AbdikirimMuxiyadin
@AbdikirimMuxiyadin 5 ай бұрын
dhuubo dhaxyar I lvoe you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdinajiibYare
@CabdinajiibYare 5 ай бұрын
Tan 24 / April /2024 aala dabsari raba halaga warhayo waa laso qarxin raba😂😂
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 5 ай бұрын
Walaashaa ilaasho😎😏
@hassannoorbuule3196
@hassannoorbuule3196 5 ай бұрын
Neef walasha dibsaar
@CumarIbraahim-qq9ot
@CumarIbraahim-qq9ot 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ dhuubo iga dheh ❤❤❤❤❤❤
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 43 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 33 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
DARTIISA AYAAN DOWLAD DEGAANKA OOGA IMID LAKIN ASAGA SI AAN ...
23:05
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
SOMALI vs TURKISH vs ARABIC | Language challenge
13:58
BadruTuber
Рет қаралды 102 М.
LAMANAHA CUSUB || XARIIRKA NAGA DHEXEYO ||XAQIIQDA JAKARTA IYO ANIGA
11:00
PART 2: TAHRIBKI DHEERA CK WADA GALNAY 1 SANO XIRNA & TARXILKAYGA
31:39
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 43 МЛН