Maareynta Fasalka Qaybta- 2aad

  Рет қаралды 29,402

Abdirizak Mohamed Hashi

Abdirizak Mohamed Hashi

Күн бұрын

Maareynta Fasalka(Class Management)

Пікірлер: 42
@a.m.x747
@a.m.x747 Жыл бұрын
Alaha kubarakey prof cilmiga iyo caqligana kuu ziyaadiyo Waxaan mulaxadayey waxaa kamid ah Raga iyo hawaynka is dhex fadhiyo aqlaaq qofka muslimka kamid ma,ahan
@maxamedismaaciil4681
@maxamedismaaciil4681 3 жыл бұрын
Walaahi Waa wax ilaahay lagu mahadiyo In Macalin sidan u fikir wanaagsan oo u tababaran inaga dhashay ilaahay Cimriga hakuu barakeeyo Prof Cabdirasaaq Maxamuud Xaashi abaalkaagana janno haka dhigo .
@abdirizakmohamedhashi932
@abdirizakmohamedhashi932 3 жыл бұрын
ASC..Rabbi ha na dhowro idilkeen..Mahadsanid
@mustafecabdi5102
@mustafecabdi5102 2 ай бұрын
Mansha allah alle haku barakeeyo ustaad wax badan baan kaa faa iiday runtii
@abdinasir2426
@abdinasir2426 Жыл бұрын
Maansha allah ustaadka alle ha barakeeyo
@apdulaahisiciid2972
@apdulaahisiciid2972 24 күн бұрын
Thanks ustad❤️🌍 it really helped me
@nimohussein5418
@nimohussein5418 3 жыл бұрын
الله يبارك فيك Buug in laga qoraa haboon shukran waa nidaam baahi aan uqabno kalimadaada جزاك الله خيراً
@mohamedhajji340
@mohamedhajji340 4 жыл бұрын
Walahay Macalin dhaqankan leh aad ayuu somali ugu yaryahay hadii uu jiro prof allahaa ku xifdiyo
@mahamednoor2876
@mahamednoor2876 3 жыл бұрын
Mashaallah wlhi wa cashar runti aan ubahnaa . kheir Allah hakusiyo Prof Abdirizack M Hashi
@robleali1271
@robleali1271 Жыл бұрын
M.a, professor-e mahadsanid.🥰
@hassanhussein9602
@hassanhussein9602 4 жыл бұрын
Mashallah Ustadh, illahay hakubarakeyo Very inspiring and motivating.
@abdirizakmohamedhashi932
@abdirizakmohamedhashi932 4 жыл бұрын
Rabbi ha ku darajeeyo
@abdulcaziizmahmud6502
@abdulcaziizmahmud6502 3 жыл бұрын
Mashaa allah ustaadi waad ku mhd santahay jazaakalaahu kheyr
@nugaaltv5270
@nugaaltv5270 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah macalim waan iska daynayaa
@zahuurmohamed3214
@zahuurmohamed3214 4 жыл бұрын
Mashaa allah ustad abdirizak Allaah haku xafido wax badan ayaan kaa faaiday jazakallahu kheyr
@aliiyow2806
@aliiyow2806 4 жыл бұрын
mashaa allaah Abdirizak M Hashi
@saadaqguure758
@saadaqguure758 3 жыл бұрын
Masha Allah ustaad Allah haku barakeeyo
@abdikarimmohamedaden3610
@abdikarimmohamedaden3610 4 жыл бұрын
Masha allah ostaad mahadsanid waxaa tahay aabo iyo macalin wanagsan allaha ku sharfo aamin ostaad noo soo gudbi qeybihiisa kale fadlan part 4 illaaa intaa awoodo waa sugi la ahay casharadaas
@dannanemedia6445
@dannanemedia6445 3 жыл бұрын
Masha allh tababare qaali ah runtii guulayso..
@abdorahmanahmed2416
@abdorahmanahmed2416 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha ku barakeeyo
@SomaliTv.
@SomaliTv. 4 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Jazaakalah ustaad
@jaamacjuhdi2587
@jaamacjuhdi2587 4 жыл бұрын
Macalinku in uu soo saaro maaaha tigtaatoori Faa ido aan ka dhaxlay masha allah
@dahabadagan3513
@dahabadagan3513 2 жыл бұрын
masha alh ustaad allaha ku xafido
@ibnu-nadiradenhussien710
@ibnu-nadiradenhussien710 4 жыл бұрын
Masha allah ustaad ilahy haku barakeyo wxad tahay barbaariye wngzn horey usoco
@abdirizakmohamedhashi932
@abdirizakmohamedhashi932 4 жыл бұрын
Rabbi ha ku darajeeyo
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 4 жыл бұрын
Ustad aadbaan usugaa utubkaaga inuu isoogaaro ee baaraka laah.
@engr-lafoole8491
@engr-lafoole8491 Жыл бұрын
Teacher training is secret dear teacher
@munaahmed5841
@munaahmed5841 4 жыл бұрын
Mashaallaahaa qaybtii 3aad away
@hasandaadshe23
@hasandaadshe23 3 жыл бұрын
Waa arin macalin ubaahanyahay
@ustaadcawaale7575
@ustaadcawaale7575 3 жыл бұрын
Maashaa Allah
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 4 жыл бұрын
Mansh.allah alle kagu dowro
@kaamil2991
@kaamil2991 2 жыл бұрын
Alle hakaa abaalmariyo aqoontaa aad nasiisay
@abdirahmanibrahimahmed9621
@abdirahmanibrahimahmed9621 4 жыл бұрын
ustaad shukran
@mubaariknaasir8867
@mubaariknaasir8867 2 жыл бұрын
Mashallah.
@ayuubciyoon8359
@ayuubciyoon8359 4 жыл бұрын
masha allah eebe haku karameyo, misanka xanadkana hakugu daro wnaaga iyo samo farida aad nala wadagtid had iyo goor.
@deeqyareyare613
@deeqyareyare613 4 жыл бұрын
Ustaad yaasiin casharkaan inuu ka faa'iidysto hala gaarsiiyo
@faaidoofficialchanel3975
@faaidoofficialchanel3975 3 жыл бұрын
Masha allaH
@abdihakiimgorse3437
@abdihakiimgorse3437 4 жыл бұрын
Masha.allah ustad
@dahabadagan3513
@dahabadagan3513 2 жыл бұрын
wax badan noo faa iideysay
@ibnu-nadiradenhussien710
@ibnu-nadiradenhussien710 4 жыл бұрын
Runtii markaan KZbin so galo wxkale ma fiiriyo
@mahadbaashe4727
@mahadbaashe4727 2 жыл бұрын
kkkkkk adba garo
@Allasheikh.
@Allasheikh. 4 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad umahadsantahay waxaad tahay bare qiimo badan
Maareynta Fasalka  Qaybta: 3aad
14:53
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 20 М.
Astaamaha hogaamiyaha wanaagsan
18:10
F-P Show
Рет қаралды 23 М.
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 39 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Maareynta fasalka PROF C/rizaaq Maxamed xaashi
9:36
ANSAN MEDIA
Рет қаралды 9 М.
Maareynta Fasalka  Qaybta: 1aad
13:52
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 39 М.
Maareynta Fasalka (Classroom Management)
10:13
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 9 М.
8-Habka Waxbarista
14:34
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 10 М.
Guusha 99% waa dhidid iyo dadaal Pro: Abdirizak M Hashi
6:01
Abdirahman Tahlil
Рет қаралды 23 М.
Macalinka iyo Qaabka wax barista Ardayda Prof Abdirizak M Hashi.
13:37
Qalam Education Platform
Рет қаралды 29 М.
USTAAD MUXIYADIIN CABDI | HADALO DHAXAL-GAL AH | 2024
25:23
Wariye Jamarti Yahye
Рет қаралды 28 М.
Tababarka Maamulka Waxbarashada - Q: 1aad
10:49
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 10 М.
Mas'uuliyadda Ardayga- Qaybta 3aad
11:54
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 8 М.
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 39 МЛН