Abdulaziz Xildhiban iyo dhiibistii QALBI DHAGAX

  Рет қаралды 29,858

Sola Portal

Sola Portal

Күн бұрын

Пікірлер: 151
@FA-on6qw
@FA-on6qw 6 жыл бұрын
Sola Portal watched Georch Galloway too much...kkkk But I like the hard interview. It shows his valiant professionality of digging for concrete answers by maintaining and managing the interview process. Good for you, Sola Portal.
@abdulkadirjama9396
@abdulkadirjama9396 6 жыл бұрын
Qofka Somaliga ah oo siyaasiga waa kaas meel u socdo iyo wax u rabo mayaqaan. Solo buug aan qoraayo ayaan waxaan oo kale kaga hadlayaa. thanks Zolo
@mohamedabukar3528
@mohamedabukar3528 6 жыл бұрын
#ustaad sola waqtiga wareysigaan uu qaaday waqti fog bay ahayd Si kulul buuna ugu qaaday waliba si saxan oo saliim ah buu ku qaaday waliba asigoo u hiilinaayo qalbi dhagax thanks ustaad Hore u soco wanaagaagana ku taagnooow
@fardowsadhagafiin4602
@fardowsadhagafiin4602 6 жыл бұрын
Mohamed Abukar now I kiyt
@fahmaabdi290
@fahmaabdi290 Жыл бұрын
Allaaahu akbar vidio gaan maalin kowaad ayaan daawaday 2maalin kahor inta soo xusuustay anoo rabo inaa ku ceshto waan waaye nikaas na magaciisaa ilaaway maanta waad ba duceeysantahy hadaa faceboog noo so dhigtay shukran markale
@Muadexperience
@Muadexperience 5 жыл бұрын
Ilaahow naga qabo kan iyo kuwii la mid ah subxanallah
@ayuparpe1580
@ayuparpe1580 6 жыл бұрын
*xildhibaal wa nin halyey ah . waana ku raacsanahy fikirka ah in ethiopia aysan ahay cadow waqti xaadirkan*
@BareMacalin
@BareMacalin 6 жыл бұрын
Waaa luguu yaQaanaaa ninka Qalbi dhagax
@HashimSabriye
@HashimSabriye 6 жыл бұрын
Salam aleygum,xildhiban ka waxaa u malesaa in u kalexanayo suasha xildhibankan markisa hore waxuu u hadlaye si dacad ah intii an laga dhigin xildhiban, walee qofka walba intii u san helin xil dowlidnimo waxuu iska dhigaa dacad.
@tradehome6811
@tradehome6811 6 жыл бұрын
waa muhiim in la ogaado yaa wax uyeedhiya Somalia yaanay ka amar qaadataa
@hajiabdulah5946
@hajiabdulah5946 5 жыл бұрын
Qalbi dhagax dadka reer ugaadeeniya waxay dhaheen Qalbi dhagax waa nin itoobiyaan Soomaali ma quseyso
@BareMacalin
@BareMacalin 6 жыл бұрын
Washeensi weeye ninkaan wana fahan sanahay meesha uu jawaabta uwadee iska dhaaf asaga ayaa ka danbeeyey dhiibitaabkii cabdi sheikh muuse Qalbi dhagax
@ak.0-010
@ak.0-010 4 жыл бұрын
keenya soomaliya kamid ah itoobiyana kamid ah aduunkana kaaga horeyo madaxnimadana uhalgama hadana soomali iyaga bes iney xukuman isheekadi kana siin kana saar intaan kale marootibaa maxaa elataree kudaray itoobiya markii jagada ugusareyso qabsaten maajilo koobe daango
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 6 жыл бұрын
Solo ninkan waa ku khaldamay ka maskaxbadan ka muwaadinsan ka cilmi badan kana daacadsan ManshaAllah
@faaraxali2666
@faaraxali2666 6 жыл бұрын
Xilkii dhammaa saanna waa u hadlee muxuu maanta lasoo istaagi doonaa xildhimaan tolow? Cajiib waji timo maleh
@zahramaow2052
@zahramaow2052 6 жыл бұрын
War haku mushquulina ninbaa ladhiibey iyo yaa kadanbeyey eeku mushquula yaa qarxiya muqdisho iyo yaa kadanbeyey.
@abdifatahmohamed9704
@abdifatahmohamed9704 6 жыл бұрын
Zahra Maow Wllo muqdisho somali ayaa qarxisa shabaab waa somali iyagaa ayaa qarxiya wadamada shisheeye waxba inama yeeli karaan lkn somali iyadaa is gubaysa oo is qarxinaysa
@zahramaow2052
@zahramaow2052 6 жыл бұрын
ABDIFATAH MOHAMED walal waxa mudan in laga hadlo sidii xal loogu heli laha qaraxyada mooyane halnin maxa laga buunbuunina iyadoo boqolal markasto qarax kudhimayan.
@tahliilissa
@tahliilissa 6 жыл бұрын
Zahra Maow Hadan ogalano shaqsi Somali ah in Cadaw gacanta loogaliyo wa damiir xumo. Sida sxbkey CABDIFATAX sheegay cida wax qarxineysa wa Somali Cida muwadininta Somaliyed cadaw shishiiye gacanta ugalineysana wa Somali cida kutaageereysana Wa Somali adigo kale kufaraxsan dhalasho iyo nolol dhul shisheeye. Dowlada wan tageersanahay Farmaajo lkn hadunoqdo shaqsi kulugleh #DHIIBISTII QALBE DHAGAX asaga, kuwa waxqarxiyo iyo adigaba waxaad tihiin argagixiso iskumid ah lkn qaababkaladuwan u howgala.
@zahramaow2052
@zahramaow2052 6 жыл бұрын
Muhammad Ali war ninka aad sheegeyso waa nin somali Ethiopian wadankisa aya xirey wadankisana soo daayey somali dhagalaayey tiisa daryeela tukale kudaro.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 6 жыл бұрын
Zahra Maow maxa naga galay anaga qalbi dhagax aya ino daran
@abdisalansharif26
@abdisalansharif26 6 жыл бұрын
Waziirka saxsan very intelligent mashallah
@moji6625
@moji6625 4 жыл бұрын
Itobia maxa oga reebtay kulaha. Nacalaa dabadhilifkuyaal. Odayaasha qaar waa finish waa in la wada xirxira iyo lalaaya. Solar waa libaax, wadani, geesi Somali dhab ah. Inshallah one day you will lead somalia or hold a important role. ❤️💯🙏🏾🇸🇴
@mohahasan4017
@mohahasan4017 27 күн бұрын
Ustaad soola video fecbook soo gali❤
@Zurich527
@Zurich527 6 жыл бұрын
Maanta muxuu dowladda mucaarad ugu noqde c/casiis xildhibaan lacaglee miyaa
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 6 жыл бұрын
Mashallah Xildhibaaan waa Geesi wadani Lakiin Moryaantii Damjadiid ( Mahad Salaad & Odowaa) mishinkii ay axmaaro kula soo heshiyeen in Jwxo ay dhaheen ( Ubo) taasbaa ka dhalatay in ay Halgaama Qalbi Xab xab ay ka soo qabteyn baraxley ka dibna u dhiibeyn axmaaro. shalay jigjiga bay ku dhateeyeen Matana Waxay iska dhigaan wadani iyagoo igu sawir wada
@Dabayl
@Dabayl 6 жыл бұрын
Daarood, Yahuudi.. Walee been ma daynaysaaa. CAYDIID Ilaaaahaw ku naxariiso..
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 6 жыл бұрын
Caydiid waa geysi wadaniya Lakiin danley waa qaran dumis lef lefoo raba oo ku cunay amaa ku cideeyay waaye . no more danley lef lefow,
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 6 жыл бұрын
Marba si dadka ugu sheekeya Itoobiya waa cadowgeen hadana waa walalaheen dadka caaligood waa weel marba sida doontan ugu shubta. Allah kariim.
@shantasomaliais1971
@shantasomaliais1971 6 жыл бұрын
Ar waa cabdicasiis reer bakaaro iskolka damiin uu ahaa classka ku dhex hurdi jirey markuu soo jrrdana macalimiinta qoslaaye ay ku dhihi jireen hadana waa xildhibaan, sheekh cadinaasir suqa bakaaraha agtiisa
@samiraduus8963
@samiraduus8963 6 жыл бұрын
Solo kan mid caqlibadan maahan. Wallah. Dowlada Somaliyeed iyo meeshii laga soo qabtay dadkii daganaaye ayaa dhiibay.
@abdiyounis2389
@abdiyounis2389 6 жыл бұрын
This is on the record.
@keysaadam8707
@keysaadam8707 6 жыл бұрын
Noolow sola cidi yeen Kaa dhaadhicin waxaan waxba ka jirin 💯🇸🇴
@duranabdi4105
@duranabdi4105 4 жыл бұрын
Ka waran manta haddi laweydiyo maxu leyahy
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 6 жыл бұрын
Asalaam Caleykum waraxmatullahi wabarakaatuh *ETHOPIA & SOMALIA* Waxaad fiirisaan/akhristaan waxaa hoos kuqoran si aad taariikhda wadankiina ulasoctaan (Taarikyada kale ee Soomaalidna raadiya oo sifiican ulasocda oo akhriista) *CUBA vs SOMALIA* (video) *Cuptured Cuban POW near Harar during the Somalia-Ethopia War 1977* (video) Wikipedia: *Ogaden War* Wikipedia: *Ethopians-Somali conflict* Voa News: *Fedel Castro Left Mark on Somalia, Horn of Africa* (By: Harun Maruf) African News: *Ethopians celebrate Castro, Somalis fume at him over 1977 Ogaden war* *Waa in Soomaalida akhriyaan taariikhdooda* oo aydhafaan qabiileysiga/dagaalada iyo dibudhac ee wadanka Soomaaliya/Soomaaliland. Waayo waxaa hadda Soomaaliya kasocda maanta ma bilaabin, ee waa wax Wadamada kale kutalajireen iney Soomaaliya dib dhigaan ilaa laga bilaabey *(Qarnigii/7th century to 1940-2018)* *Dad badan ee Soomaaliyeed ee geesiyaal ah oo Xornimada dhulka Soomaaliya udagaalameen (including Dhulka Ogadeeniya/NFD)* ayaa maanta aduunka nalajoogin,(ALLAAH Yarxamuhu, kuligood abaalka ay wadankeena ugaleen dartiis) laakiin nasiibdarose aytahay in Taariikhdooda la iloobey (wax yar mooyaan). Soomaalida waa Iney iscafiyaan oo ay midnoqdaan oo qabiileysiga meel dhigaan, haddiikale *Haddiikale intii anaga iskumaqan, ayaa Wadamada kale noogumaqan, qaar xita aan Muslin ahayn ayaa maanta Soomaaliya u hunguri kagaleen* Sidaa darteed Soomaaliya iyo Soomaalida meelkastaba ha joogaan waa Iney hurdada ka kacaan and smell the Coffee. Haddii kale wadanka/dhul kasta ee Soomaalida leh IYO dadkiisa waa udhamaatey (Mark my Words-Soomaaliweeyn- 50 to100 yrs-from Now) Dhulka Soomaaliya IYO dadkiisa waa looyabaa oo gacanteena way kabaxaysaa and it will be 2late, for the New Somali Generation-ka. *DHALIYARADA SOOMAALIYEED QABIILKA MEELDHIGA OO WADANKA IYO DHULKA SOOMAALIYA INTII KAHARSAN WAA INAAD KUDADAASHAAN SI AYSAN GACANTIINA UGABIXIN WAAYO XAALKA SOOMAALIYA ILAA 30 yrs, MEEL FIICAN UMASOCDO DHANKASTA MARKA LOOEEGO-MARKASTA WAXAA XILWEEYN SAARAN WAA HADBA GENERATION-KA MAANTA JIRA OO UDHIBAAN AMA UGUDBIYAAN GENERATIONKA KALE EE SOOSOCDA. *Aduunkaan ileen mid lagu waaridoonaa ma ahan-ee MUSTAQBALKA WANAAGSAN AAN UREEBNO KUWII SOOSOCDA SI AY IYAGANA UREEBAAN MUSTAQBAL FIICAN (Pass On) to WIXII IMAANAYAA. Fadlan Qabiil Qabiil IYO cayda halajoojiyo oo horumarka dhulkeena kudadaalno intii nool. (Cafis, Ismaqalka, Kaladambeen IYO ducada wanaagsan ee dhexdeena aynu kudadaalno) *SOOMAALI IYO DHULKASTA EE SOOMAALIYA KATIRSAN WAA MID IYO MIDNIMADA SOOMAALIYA IYO SOOMAALIDA* Shugran. 👍🇸🇴👍
@umuyaasir6768
@umuyaasir6768 6 жыл бұрын
maasha allaaah cabd nasir cadawga ala ka qabto afka shacabka aya tahy laya cisag walal
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 6 жыл бұрын
WAA JARIIMAD WALAALKAA MAGACYO lAGUUGU YEELO WAR SHALAY UMUUNA DHAAWACMIN QARANKII SOOMAALIYA MILLITARIGEENII MAANTA MIYUU NOQDAY SHISHEEYE
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 6 жыл бұрын
Xaywaan xildhiban Duli duf kubax
@bashirmahamud9468
@bashirmahamud9468 6 жыл бұрын
Soola ninkan itopia cadow uma arko dhahayo iyo qalbi dhagax somalia ma ahan walee alle ayaa umaqan umada somaliyed lacag ayaa madashay allow soo celi kan iyo wixii lamida
@TheSubayr
@TheSubayr 6 жыл бұрын
ustaad caadifada iyo aragtida kala du iyadoo lakala ra yi duwan yahy ayaa hadana wax laysla meel dhigi karaa muhiimada dood wadaagu na in wax lays fahansiiyo uun weeye ee bal angry manegment 1 month yara qaado
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 6 жыл бұрын
Xildhibaan ma xumid lkn shaarib iska jar
@BareMacalin
@BareMacalin 6 жыл бұрын
Nin nugul kheyr maleh kan oo kale in uu umada soo hor fariisto ceeb ayey nugu tahay na dhaafi
@Fatima-jm3nn
@Fatima-jm3nn 6 жыл бұрын
Masha'allah cabdicasiis waad sheegtay, jawaabta. HASHA IYADAA WAX CUNTEY, IYADAANA CABAADEYSAY.
@duranabdi4105
@duranabdi4105 4 жыл бұрын
Alla manta ya weydiye adduno kursiga dhibkasu leyahy.
@mohamedadanmohamed9279
@mohamedadanmohamed9279 6 жыл бұрын
Abdiaziz proud of you
@neecaawm8583
@neecaawm8583 6 жыл бұрын
QALBIDHAGAX DANBIGA OO GALAY WAA LA OGYAHAY WAA JABHAD LAYAY SHACAB SOOMAALI ISAGA ISKA DAA EE WAA IN LA DHIIBO CIDKASTA OO DANBI KA SOO GALA CALAMKA
@mosman12
@mosman12 6 жыл бұрын
Hard talk..
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 6 жыл бұрын
Wareysigan maxey usoo celiyeen maamulo goboleed yada mid aan laga dhibin waa yar yahay qof onlf maxaa ninkan kugaara galmudug weydiiya iyagaa qabtey oo dhiibey
@Dabayl
@Dabayl 6 жыл бұрын
Aabaha qabyaalada qabyaalada ka was.. Lacanad baa kugu taalaa.. Gal Mudug waydiyaa. ?Waxaad diidan tahay in laga hadlo FARMAAJO.. War waxan maxay ahaayeen?
@alihm472
@alihm472 6 жыл бұрын
Tuug baadtahay adiga iyo farmaajo. Intaad qabyalad ku difacayso miyaadan ogayn in somalida kale ka badantahay qabilkaga oo nacayan madaxwayna hadi aad indha iska rido.
@duranabdi4105
@duranabdi4105 4 жыл бұрын
Kk kkk.
@zainabosman6991
@zainabosman6991 6 жыл бұрын
Ninkaan Solo wariye ma noqonkara because of his behaviour why he doesn't let him to talk
@yacquubycf396
@yacquubycf396 6 жыл бұрын
Jaajuus cadow ah xillb kusheeg
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 6 жыл бұрын
Waad kumahadsantihiin A/Nasr Solo, Laakiin soo kamafiicna in aad toos uwareysid Mudane Qalbidhagax ileen maanta waa nin xor ah ? 🤔 (qof nool loomahadlo). Waxaan hubaa in Mudane Qalbidhagax inuu sifiican kuugu jawaabi lahaa. Waa wareesi muran leh. Cabdicasiiiiis, cabdicasiiiis, cabdicasiiiiiis, kkkkkkkkkkk Shugran
@burhaanudiinmaxamed3086
@burhaanudiinmaxamed3086 6 жыл бұрын
habar gidir baa dhiibtay ban ka fahmay hadalkisa galmudug bu ku celceliyay.
@truecomment3650
@truecomment3650 6 жыл бұрын
Wareesiga waxaad u bedesheen dood. Waxaan filayey inaad sidaan aad ka ilbaxsantihiin.Waana dhagaysan waayey.
@HassanMohamed-ue6io
@HassanMohamed-ue6io 6 жыл бұрын
Uff wasaq
@wiilkashantasoomali9762
@wiilkashantasoomali9762 6 жыл бұрын
war ninka bal fiiriya suaal ayaa laweydiiye cumal albashiir iyo germany iyo England iyo kenya mx ugeeyey
@omarabdisamad2129
@omarabdisamad2129 6 жыл бұрын
Cabdinaasir ninkan waa xagjir waxaa usiidheer kartiyari xaga hadalka ah weliba waxaa iiga muuqata xoogaa nacasnima ah
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 6 жыл бұрын
Nacasnimadiisa weeye waxa looga eryey shaqadiisa dabadhilif meel xun buu ku dhintaa
@wadanisomali4455
@wadanisomali4455 6 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴GUUL🇸🇴🇸🇴🇸🇴DOWLADA🇸🇴🇸🇴🇸🇴SOOMAALIYEED🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohamedAli-tc2lw
@MohamedAli-tc2lw 6 жыл бұрын
Waxaa waa wax horay yaasoceliyay
@somaliaguuliyomidnimo2064
@somaliaguuliyomidnimo2064 6 жыл бұрын
War heeedhe waxa lagu yiri kajawaab shaaruba shaydan hanoogu waregaysan tarikho kale
@jebreila95
@jebreila95 6 жыл бұрын
Sollo fadlan weydii - Qalbi Dhagax waxaa Ethiopia la geeyey iyadoo uunan Saxiixin Farmajo
@ashaabdi1686
@ashaabdi1686 6 жыл бұрын
Waan ka xumahay in aad waqti iskaga dhumisid nin Kaan
@aminahasan1394
@aminahasan1394 6 жыл бұрын
soomali siyaasadeeda waan ku wareeray wanan nacay walahi haday jirto in dhalashada labadali karana waan badali lahaa maxaa yeelay soomali waa duli dawlad nimo iyo sharaf marabaan dalkoodii qabyalad iyo cuqubay udumiyeen wana ehelunaar badan kood cado qade cadaw ushaqeeya maxaa loo wad wada halshaqsi oo laxiray imisaa amaxaro loodhiibay imisa wili amxaro daday laysay la layahay kii yimada ma eed caay burburis uun baan naqana maxaa samaantii naga qariyay yaa alaah dawlad xun dawlad la aan way dhaantaa maryooleey ilhay xaqa haydin tuso ma awliyaa ninkaan laxiray hadiise lasoo dayay waa alxamdulilaah ee maad naga yaraysaan daba socodka wax lasoo dhaafayoo ilaahay qoray inay dhacaan
@hayamulum6662
@hayamulum6662 6 жыл бұрын
Geesi macalin sola
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
waagaas Sola muxuu sidaas ugu kululaa war shaqooyin badan ayaa loo baahanyahey ee nin kaliya yaan lagu mashquulin
@falastiin1000
@falastiin1000 6 жыл бұрын
su aasha toos u abaar ee iska daa galgaladka
@jimcalejj8989
@jimcalejj8989 6 жыл бұрын
Sola maxa ku so begay waresigan mar hore aad qaday ina hada so dhigto Aniga waxan ku shakiyay inad xiliban ku af xireso madama u hada xil u hayan dawalada farmajo una si fcn uga hadlo arinta qalbi dhagax Soola adne ma lagu gatay
@bzbsbshshsjsjjssjsbsjzjzkk1857
@bzbsbshshsjsjjssjsbsjzjzkk1857 6 жыл бұрын
Somaaliya somaali baa leh
@abdiwahabmursal3283
@abdiwahabmursal3283 6 жыл бұрын
Ninkan jawab mahayee iskada ninyow
@zamzamismail2587
@zamzamismail2587 6 жыл бұрын
Ma ahan argagixiso waana cadahay kow tanxigto su asha waad aragtaa in aad ka jawabi kartid maxad u gees mareysaa
@aminahasan1394
@aminahasan1394 6 жыл бұрын
dadka soomaliya kadagiladay waa halqabiil wanakuwa uu cabdiqaasin diiday inuu wax xukumo farmajana diidan qalbidhagaxna gacan galiyay run halaysu sheego ilhaybaan kacabsanaa ani waxaad rabtaan sameeya dee
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 4 жыл бұрын
war ninkani waa nin xanuunsan
@alihm472
@alihm472 6 жыл бұрын
Waarkani xitaa qof caadi ah uma muuqdo sidii farmaayo ayuu shaarubo waswaas labaxay.
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 6 жыл бұрын
Doqonkan oo kale ha ka wanaysan
@abdiqaninur8425
@abdiqaninur8425 6 жыл бұрын
Kan wuxuusan jawaab u ahayn ayaa la waydiinayaa
@ahmedhmuunin5858
@ahmedhmuunin5858 6 жыл бұрын
Waxey ila tahay in wareysigu xoga xildhibanka Ku cadadineysid su alo an sidas u burnen
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 6 жыл бұрын
Hadu heshiis dhaqameed ahaa maxay odayaal dheqmeedka galmudug u saxiixi waayeen maxay labo wasiir o laba dowladood u saxiixeen. Waxas wax cagli gal ah maahan inaad naga dhaadhicisan waa waa heshiis dhaqameed. War khalad khalad laguma saxo halayska qirto heshiis khaldan buu ah kuwii saxeexay iyo kuwii dhiibay.
@abdihananhajjihussein8198
@abdihananhajjihussein8198 6 жыл бұрын
Sidaan kuma banana wariye inuu waxyeelo . Lkin waa ku caleboobeen dhiibista qalbidhagax lkin wixuu ku badbaaday inqilaabkii aan dhiig ku qaadan ee maraykan ka samayso aduunka . Ka baxa taas. Boqolaal issue baa taal oo xlin iyo ka hadl u bahan. Any way wariyayaasha somaliada iyi soyaasiyiintuba isna dhaaman
@beckyyzbeez4887
@beckyyzbeez4887 6 жыл бұрын
Solo maxad kaga socelisay waraysigan ma waxad qalbidhagax wan uhiliyay marku sobaxay qalbidhagax ayad waji karadsanaysa wan kushegaya markad waraysigab qadaysay wad qumanayd lakin marki farmajo lacag ku siyay ayad isbadashay sqslbidhagax ayad kaben shegtay waxd tidhi askari somalia kama sonoqoni wadankan masodifaci ben bad kashegtay umadi somaliyed way ku baratay sharfti ay kuhayen way dhimatay solo waxba waraysi ad qaday wagi ad qumanayd hasocalin
@deeqoowdalnuurshe843
@deeqoowdalnuurshe843 6 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀
@ciisesheikh4128
@ciisesheikh4128 6 жыл бұрын
Wareysigaan waa markey dowlada jirtay 6 bilood
@jebreila95
@jebreila95 6 жыл бұрын
shit - derbiyada ha xog xogan ee su aasha ka jawaab. Yaa u dhiibey Qalbi Dhagax Ethopia?
@asazkaayasad6463
@asazkaayasad6463 6 жыл бұрын
naag itopian ayu qabaa
@umuyaasir6768
@umuyaasir6768 6 жыл бұрын
waxas oo kalay ayaa ayaaa raba in aay mamulan daal iyo daad wale somal wey huruda
@faaraxali2666
@faaraxali2666 6 жыл бұрын
😜😜😜😜😜😜😜
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 6 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/kKjCi2OLeLeeY7s Waa nasiib daro hadalka uu ku bilaabay cabdicasiis xildhibaan Ethiopia uma aqaan cadow somaliyeed in uu yidhaa, waxa ka turjumaysaa in waalidkiis ama dawladii somaliyeed waxay ay soo bareen been ahaayeen, hadaba waxan ku odhan lahaa diinta islamka oo lagu soo bareyna waxad tidhaa been weeye oo ma aaminsani ilaa qarnigii 14aad ayaa somali dalka somaliyeed ka ilaalin jirtey in ay diin gaalo soo gasho, Ethiopia christianity waxa uu gaadhay 8 sano dhalashadii nabi ciise, ilaa maanta dhulka somaliyed lagama ogola axmaaro, markaa aqoondaro weyn baa ku haysata, waa nasiib daro in aad waxa ku hadasho 1994 ayaad UK timid waxad ahayd qof streatham muufo ku cuna wan ku aqaan dhalintii kacaanka.
@nasirnuur3362
@nasirnuur3362 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@naknaknarok
@naknaknarok 6 жыл бұрын
Taarikhda kuqor sola walaal
@Maryam-bu2xp
@Maryam-bu2xp 6 жыл бұрын
Brother is lie or does one question ❓...
@yacquubycf396
@yacquubycf396 6 жыл бұрын
Xaaran cun
@BareMacalin
@BareMacalin 6 жыл бұрын
war hedheh ninkan xanunsan iska dhaaf
@Dabayl
@Dabayl 6 жыл бұрын
Fucking discusting ! Waxan baa Soomaali mas'uul ka ah . Xataa ma yaqaano waxyaabahaa asaasiga ah ee bani aadanimada. " Due process " la mariyo qofka dambiga loo haystoo.
@asazkaayasad6463
@asazkaayasad6463 6 жыл бұрын
war hal sual ayaa lawaydiyay imisa meel ayu galay waqtiga ayu igu dhameyay duli maxan udawaday waxan 😠😠😠
@BareMacalin
@BareMacalin 6 жыл бұрын
daba dhilif weyn weeye ninkaan cadaw weeye tuuk ah
@deqalulaahmed3269
@deqalulaahmed3269 6 жыл бұрын
Maxaa sii celeyey warkan ninkaniyo sola oo dhinaca oo raran,
@abdisamadabdullah2505
@abdisamadabdullah2505 6 жыл бұрын
Sola mucarad nimadada wa cadahay inaa dowlad did tahay
@abdihakimwarsame8728
@abdihakimwarsame8728 6 жыл бұрын
Ninka san wax uqariinaya manta shaqadii way ka ceyriiyeen nacas kaan
@cabdulaahimuxumed8687
@cabdulaahimuxumed8687 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk soola fadlan nin maanta wareeyso oo ah 2018 7 12
@HassanMohamed-ue6io
@HassanMohamed-ue6io 6 жыл бұрын
Asagaa tuug ah nin mxaa ka waydinesaa
@BareMacalin
@BareMacalin 6 жыл бұрын
Waryaa hee ninkaan su.aashaas yar ka jawabi waayay miyaaa xildhibaan uQalmo kkkkkkk wax bakhtiyey ayaad tahaye naga tak
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 6 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/Z4fCpIefhZqKaqM Beenlow heshiishkii wakan kamana hadlaayo OLF iyo waxkale ee waxa uu ka hadlayaa wa colaad 2 Qabiil udhexayso ayaa laga heshiiyo,
@fartunsabrie2667
@fartunsabrie2667 6 жыл бұрын
Aqas sidii naagta ayuu hadlayo
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 6 жыл бұрын
Waraysigan waa mar hore maxaa soo celiyay
@shukrisheikahmed8846
@shukrisheikahmed8846 6 жыл бұрын
solo ninlaan wax tiri hadii wax la dhihi jiray npoloow
@fartunsabrie2667
@fartunsabrie2667 6 жыл бұрын
Nacas soo shaqatagey daba dhilif
@samiirkahaaji864
@samiirkahaaji864 6 жыл бұрын
Sola sual ciyaal looma baahna sxb
@dontstresscalljess3927
@dontstresscalljess3927 6 жыл бұрын
This was so unprofessional!!
@MrHangool
@MrHangool 6 жыл бұрын
Kan u warysanayaa wa beenaalaha aduunka.
@MADARSHOW
@MADARSHOW 6 жыл бұрын
Qaab kan wax looma Wareysto, Hadda labo nin oo doodaya ayaad tihiin, markaa waxaa fiicnaan laheyd qof sadexaad keensataan oo hadalka idin kala qaybiyo Dowladu way qaldantay taaas waa la wada ogyahay, madaxda dowladu inay cafis dalbadaana waa geesi nimo
@kadarabdi9829
@kadarabdi9829 6 жыл бұрын
This man is a sell out lol
FULL Soodhawayntii Qalbidhagax ee Garoonka Joma Kenyatta - Nairobi
56:54
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 103 МЛН
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 29 МЛН
СОБАКА ВЕРНУЛА ТАБАЛАПКИ😱#shorts
00:25
INNA SERG
Рет қаралды 2,3 МЛН
Car Bubble vs Lamborghini
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 34 МЛН
NAIROBI- KULANKI PM ROOBLE IYO QALBI DHAGAX
19:25
HANOOLAATO
Рет қаралды 20 М.
YAA KA MASUUL AH XARIGGII QALBI  DHAGAX?
47:39
Somali cable
Рет қаралды 2,7 М.
Wareysiga Todobaadka  -Faarax Macalin
50:22
Universal TV
Рет қаралды 12 М.
Somalida maxaa ka qaldan?
40:22
Sola Portal
Рет қаралды 12 М.
MAXAA LAGU HAYSTAA DIYAARADAHA XIL. ZAKARIYE
19:24
HANOOLAATO
Рет қаралды 32 М.
Siyaasaddu Qaan Gaarnimay Rabtaa.
30:37
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 57 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 103 МЛН