Mash’Allah welcome to the team. Si dagan oo qurxoon sheekada u waday, Mash’Allah!
@Saada-b8y6 ай бұрын
Nin naagtii ma dhimato ayey Soomaalidu ku mahmahdaa. qaarkood xabasha marka laga soo darerero ayey guursadaan gaar ahaan reerer miyiga..
@yurubjiiqale19366 ай бұрын
gabdhaha inta badan markay dhibato ku jiran waxay is dhahan iska gurso aad dhibatada aad ka baxdide markasay dhib kadaran kay kujirta galan allow saha amurah
@al-ad-aniya40486 ай бұрын
Saxiibaday haddi aanu iska qaba Karyn oo aan ka ilaaliyo, kuwa suuqa maraya yaa ka ilaalinaya? Noocaas la aantood baa laqaatey!
@HindaOmar-dr2xg28 күн бұрын
7 sano wade suconey
@al-ad-aniya40486 ай бұрын
Ninku self control ma laha miyaa? Tii u ruxda na ka daba dhreerinataa?