Abgaal oo Kismaayo sheegtay, Xamse oo wajigabax kala kulmay Rutto iyo ciidanki Raaskambooni oo la go

  Рет қаралды 11,305

Abwaan Kabayare

Abwaan Kabayare

Күн бұрын

Пікірлер: 165
@XuseenwaliSuudi
@XuseenwaliSuudi 2 сағат бұрын
Asc.kow.suxufiga.ugu.mustaqbal.fican.yad.noqotay.waxa.kusoraca.balwan.suxufi.guuleeyso.insha.alaah
@hawaahmed70
@hawaahmed70 2 сағат бұрын
geesigii aan dhalnoow ilaahey haku xafido ilxun Kuma aragto
@Youmumshouse
@Youmumshouse 2 сағат бұрын
Amen Ya Rabb wallahi anigo mareexan ah waan jeclahay kabayare waa wariye daacad ah oo xaqiiqda lahadla qabilna aan kala jeclayn
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr 2 сағат бұрын
Aamiin habo
@Abdallah-d2f
@Abdallah-d2f 3 сағат бұрын
Waa runtood Abgaal Kismaanyo way leeyihiin, sidoo kale Xamar waxaa leh Harti Daarood, waase markii miyirku inoosoo noqdo oo aan ka dhabayno inaan wax wada leenahay.
@MrXaamid4
@MrXaamid4 3 сағат бұрын
Nuur aw yare ayaa taar ku heestay jamame
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Сағат бұрын
ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Abwaan Kabayare, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleyso Abti
@Somfox1
@Somfox1 3 сағат бұрын
Kkkkkkk Abgaal Murursade baa uga dhow kismayo!
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 сағат бұрын
Kkkkkk waa sidaas waayo murusade waa digil iyo mirifle ilaa baraawena waa degaan
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 3 сағат бұрын
Riyo badanidaa
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 3 сағат бұрын
​@@hawohosh9198niyada isku dhisa
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 3 сағат бұрын
​@@hawohosh9198Mursade kama sokeeyo Ceelbuur oo ma jirto meel kale oo asal u degtaan..
@najmanajma6752
@najmanajma6752 3 сағат бұрын
​@@IRIR-SAMAALE_114 wuu ka sokeeyaa ilaa baraawe ayuu dagaa
@hiboali5025
@hiboali5025 3 сағат бұрын
Ahmed madobe iyo Hassan waxay iskugu dheceen waa xildhibaan abgaal ah kismayo igu dar!!!!😂😂😂
@Soofehirre11Maxamed
@Soofehirre11Maxamed 2 сағат бұрын
Ugaas kabayare guulayso abti ❤❤❤❤❤❤❤❤
@teatime6853
@teatime6853 4 сағат бұрын
Mj af yaana Xassan sheikh iyo xamze cilaaj 🙏🇸🇴
@khadraosman1724
@khadraosman1724 3 сағат бұрын
Please Ahmed madoobe protect our Somali brothers both side we are one Somalia
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 3 сағат бұрын
Waa sidaas abti walisheenii. Ha laynin. Madax Wayne Ahmed madoobe dhali ta sooomaliyed ee LA soo qalday soo badbadi
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 3 сағат бұрын
Manshalaah xaqiiqa ayd nala wadagateye ❤❤❤🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdisharif8315
@abdisharif8315 4 сағат бұрын
Wax badan ayaa socda oo weliba qarsoon abwaan kabayare
@IsninoAbdi-u6e
@IsninoAbdi-u6e Сағат бұрын
Rubadanaa Aloiwku daawiilkaan hobaryata uahayoo cimriga alle haku barkeeyo
@Youmumshouse
@Youmumshouse 2 сағат бұрын
Bro you're one of the few wariye aan qabylad aqoon oo runta kahadla guleeyso abwaane weliga haka daalin inad xaqiiqda kahadasho anaga ka dhalinayro ahaan waan kadalnay odoyasha mutaqbalkena kudhelaaya
@leban9958
@leban9958 3 сағат бұрын
Abgaal nool afgooye xataa malagu arkin abidkood
@habdihassan4960
@habdihassan4960 3 сағат бұрын
Mashallah Good advice thanks again brother
@najmanajma6752
@najmanajma6752 3 сағат бұрын
Mahadsanid abti
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 сағат бұрын
asc habo abgaal waraabe jiniyey noqdeen axmaqiin aanisqaban talaxumayaal weeye kuwaas dalka taladiisa mardanbe yaan loodhiibin halaga fageeyo qaab daradooda xataa iskama qabtan xumaanta illaahay kursiga idinka tuur aamiin
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 3 сағат бұрын
Xassan iyo kooxdiisa dhaliil laakiin qabiil ma wada xumee ka xishood.
@cabdulaahiosman7886
@cabdulaahiosman7886 3 сағат бұрын
Thank you abti
@shukrilibax
@shukrilibax 22 минут бұрын
Saas weeye guuleyso habo✅️💯👏
@Soofehirre11Maxamed
@Soofehirre11Maxamed 2 сағат бұрын
Sayid axmad madoobe guul guul guul❤❤❤❤❤❤
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 3 сағат бұрын
Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
@Youmumshouse
@Youmumshouse 2 сағат бұрын
Amen Ya Rabb
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 3 сағат бұрын
Xasan sheekh isagoon BALCAD waxba kasoo qaban karin ayuu rabaa inuu Kismaayo qof jooga Soo xidho....wax siyaasad ah ma yaqaan😂
@sabiriinabdullahi7098
@sabiriinabdullahi7098 2 сағат бұрын
Kabayare habaryar allaha ku xafido Dhiiga biyo ma ahan
@HanadMohammed-f1h
@HanadMohammed-f1h 18 минут бұрын
Guuuuuuul iyo gobanimo Guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@Emi92546
@Emi92546 3 сағат бұрын
Abgaal wa washeen xamar bey sas isku siyee ma kismaayey xamar modeen
@AHMEDADAN-h5v
@AHMEDADAN-h5v Сағат бұрын
Sharing & Sharing including flowing Abwaan Kabayare
@CcasiisAadan-wq4mp
@CcasiisAadan-wq4mp 2 сағат бұрын
Abti guuleyso lasndheere sebti ah
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h Сағат бұрын
abwaan kabayare🙏💪👍🤝🙏
@SaedCade
@SaedCade 3 сағат бұрын
Muddankii hawiyaa tahay waa khasab in xaaji axmed aqballayo cidsigaaga❤❤❤❤
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 3 сағат бұрын
Masha Allah good news❤❤❤❤❤❤❤❤
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 4 сағат бұрын
Fahad yaasiin ayaa usoo qorey waxaas 😂😂😂😂😂
@Remember1977
@Remember1977 3 сағат бұрын
Waa runta, waa wuxuu Fahad Yaasiin u caayo Sayidka wuxuu doonayaa inuu deegaameeyo reer aw xasan.
@Qoraga
@Qoraga 11 минут бұрын
1954 gobanotorihii ugu horeyay waa murusde xiireey qaadin mikilihii warshada beyl iyo dhool la soco
@idirissuleiman3779
@idirissuleiman3779 3 сағат бұрын
thanks u weriye and ah mathobe gull gull
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 16 минут бұрын
waa qorshaha hassan gurguurte Isbahaysigii dooxada juba
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Сағат бұрын
Abgaalow ! Kaadicasadaadiina na tustay, biyana laguu karkarinmaayo Waa riyooteene, toosa.
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 2 сағат бұрын
Uqdad abgal baad u dhimane abgal ilahay ba barkeyay waxna kama bedili kartid iska ooy
@nurtoaden8753
@nurtoaden8753 4 сағат бұрын
Sheeqaal lagarey laakiin abgaal iyo kismaayo waa wax lagu qoslo
@AxmedOscar-e8y
@AxmedOscar-e8y 3 сағат бұрын
Waa dad aan aqoon ulahay kismaayo oo arkay ookaliya 91kii wixiikadabeeyay agaal 54kii 1qoys hataa madaganayn magacaasixataa lagama aqoon
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Сағат бұрын
Inamadaas soomaaliyeed ma rabno geeridooda, Waa inay ciidanka jubbaland isu soo dhiibaan. Wax la yeelayaa ma jirto.
@HDheere-ju8em
@HDheere-ju8em 3 сағат бұрын
Hadaad ka hadashay taariikhdii 1954. Waxaa la rabay inaad customer in 1954 Dh/mareeb, guriceel iyo cadaado Mareexaan lahaa oo rasmi u daganaa
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 2 сағат бұрын
Hhhh ku celi bal ma noocas tahay ader mesha ma ahan gedo
@khadraosman1724
@khadraosman1724 3 сағат бұрын
Mashallah walal somaaliyeed
@leban9958
@leban9958 3 сағат бұрын
Ugaas xamse waxaa kadhex hadlaya ruuxaantii xasan sheekh Quraan aa lasaaraa
@Ali-fw4yi
@Ali-fw4yi 3 сағат бұрын
Mahadsanid ugas thanks
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Сағат бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 19 минут бұрын
Xamso tarxiil baa u soo baxay kkkk Deportation for Mogadishu
@bima9383
@bima9383 2 сағат бұрын
Kkkkkkkk sax waye waa inan barana siyasada
@bashirjama1835
@bashirjama1835 2 сағат бұрын
Abgaal sheegtay Kismaayo waxay la mid tahay Isaaq sheegtay Warshiikh iyo Caliyaalo.
@lazerlightgaming5334
@lazerlightgaming5334 3 сағат бұрын
Thanks ❤❤❤
@XuseenwaliSuudi
@XuseenwaliSuudi 2 сағат бұрын
Abwan.xalaal.bad.kudhalatay.madaxweynaha.mustaqbalka.war.haleygu.raaco
@beryalex1798
@beryalex1798 3 сағат бұрын
Dadka ha qadin Qaranka waa dhaqaaqay
@JamacFaadumo-kr1gc
@JamacFaadumo-kr1gc 41 минут бұрын
Fahad yasiin baa waraaqda qoirey
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 2 сағат бұрын
Kabayare dadkaan waxba ma oga librariga kiinya taariikhda jubbaland oo qoran ayaa taalaa suldaanadii kuumade saxiiyadoodii ingriiskaniyo talyaniga ayaa yaala,u sheeg magaca jubbaland waxay ka tirsanayd kiinya,tan maaha taariikhdii somaliya oo la bililiqaystay oo nin walba wax iska sheegay ,jubbalnd taariikhdeeda waa arkifiyato wabilahi towfiq
@SacdiyoNuur-u1l
@SacdiyoNuur-u1l 3 сағат бұрын
JIDWAAQ BERTIRE ABSAME OGADEN ABSAME NOT THE SAME JIDWAAQ LIVED IN JUBALAND FOR CENTURIES ONWRRS OF JUBBA DEXE XAGAR N BUAALE
@kinghaji473
@kinghaji473 Сағат бұрын
Waa caqliga xun EE xassan garguurte
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 3 сағат бұрын
Soo hubso ina Muruursadoow in Mudulood degan yahay degmada Turdho ee J/hoose...
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Сағат бұрын
NFD WAXEEY AHAYD 6 DEGMO LIKE MANDERA DISTRICT WAJIR DISTRICT MOYALE DISTRICT GARISA DISTRICT AND ISIOLO AND MARSABIIT OGADEN WAXEY KADEGENYIHIIN GARISA DISTRICT KELIYA O HADA WAXA DISTRICT YAASHI LOO YANQAAN COUNTIES. SOMALIDA KALE AYAA UGAGABADAN OGADEN NFD.ASKARTA UN BEY KUBADAN YIHIIN.NINKII BOOLISKA KENYA DAN XUKUMI JIREY O LADIHI JIREY MAJOR GENERAL HUSSEIN ALI WUXUU AHAA SHEEKHAAL LOBOGE..
@farhiahaile2203
@farhiahaile2203 4 сағат бұрын
Waali iga dheh,caluula ha sheegtaan bari kkkkkk
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 4 сағат бұрын
Arabka carab maxamuud saalax ma,aha ee wuxu ula jeedaa ARAB ISAAQ oo macnahaasu oow noqonaayo Irirsamaale
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 3 сағат бұрын
Ma kismaanyo isaaq arab jooga marka😂
@ayaninadee176
@ayaninadee176 3 сағат бұрын
Anagaa degenaa weligey qof Abgaal kuma arag 😅😅😅
@hudaahmed4163
@hudaahmed4163 4 сағат бұрын
Guulayso runshegna waa ceeb sheeg
@JamacFaadumo-kr1gc
@JamacFaadumo-kr1gc 37 минут бұрын
Kheyre marku pm ahaa maxuu ninkan kabayare xil muhiim u sin waayey ninkaan reer abti u nahay habo farid mursade baa tahay allahakuxafioamin kuligeyn
@Qiimahaqofkabiniaadamka6466
@Qiimahaqofkabiniaadamka6466 3 сағат бұрын
Abti Abwaan talo wanaagsan baad siiyay Ilaah wiilasha Soomaliyeed ha nooo badbaadiyo Waa mashruuc 3 bilood in gobal colaad laga huriyo oo ay ku dhintaan 300 boqol soomali ah Tusaale Hiiraan 2022 ilaa hada 600 wiil ku dhinmatay macaawis leey, dawlada, , qabiilada meesha degan 2 Reer Cabuduwaaq iyo cadaado 200 oo wiil ku dhimatay Reer cabuduwaaq iyo Xeraale 100 iyo 100 200 ku dhimatay 3 reer Goldogub iyo Galinsoor 100 dhinacba 4 Dhulbahante iyo isaaq 3000 oo qof ku dhimatay 2 dhinac 2024-2025 Jubbaland iyo dawlada??? Mashruucaan xagee buu ku socadaa 2025 Boosaaso iyo Garoowe? 2025 Hiiraan iyo Jawhar ? 2025 putland iyo Galmudug ? Waryaada soomaliyey isdabaqabta Oo jooga ha iscuninee aduunka ha isdhaafinina gacantiina haku xasuuqinaa wiilashiina
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 3 сағат бұрын
Cagdheer intey niikinaysey ba kismanyo lagu qabsadey😂
@HirsiFarah-h4k
@HirsiFarah-h4k 3 сағат бұрын
Ilaa shaneemo ekwatoore raxan weyn baa leh
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Сағат бұрын
Hadii la soo afduubeu ha isku dhiibaan ciidamada JUBALAND wax dagaal ahna yeysan qaadin inta waqtiga loo qabtey aysan dhamaan ha ka tashteen
@fuaadcaraale6326
@fuaadcaraale6326 43 минут бұрын
Waba lakala socmay daarood xamar marki laga saaray kismayey dageen warun wilka abtiga loyahay darowdow dhulka buuxiya wailing tashaday
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 3 сағат бұрын
Abgaal.hanin.ayaakajoogay.kimaayo.kiina.ax.madoode.ayaa.isagoojeebeeysan.kasoomusaafuriyay
@harun7450
@harun7450 5 минут бұрын
Abgaal ka jubooyinka degen wuu ka badanyahay murusadaha xamar degen hadaan sida kale u dhigo murusade inoow deeniile degenaado abgaal ayaa kama suul ah 😂
@ismailnoor7213
@ismailnoor7213 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamudMuse-x4k
@MohamudMuse-x4k 2 сағат бұрын
Murursade iyo habar-gidir Haday dhihi lahaayeen waa loo qaadan lahaa waayo Murursade magaalada waa ku tiro badan yahay siiba xaafada farjano. Habar-gidirtana waxay degaan Jamaame iyo jilib. Abgaalse gabar la qabo maahane nin socda kuma arag toban sano oo aan ku noolaa weliba waagii dawladii dhexe ee dadku is dhexmari jireen.
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 3 сағат бұрын
Hadaad ogtahay iyo hadii kale kismaayo waa dhul abgaal wacaloow
@ashahassan8878
@ashahassan8878 4 сағат бұрын
Kabayarow qabiilopyin hawiye oo wax kadega ooo kale yaa jira aaway cawramaleh iyo gaaljecel Gare iyo biyomaaĺ
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 3 сағат бұрын
Cid idin dhashay iyo meel ay ka yimaadeen garanmaayaan haawey yaab waa yaraanta sheegashadu kismaanyo dadkaa yaryari degdeg cida ay sheeganayaan ha aadeen halkani waa gole daaroode
@safiyasalad1693
@safiyasalad1693 2 сағат бұрын
Subhan allah what's going on this world kkk
@farhiahaile2203
@farhiahaile2203 4 сағат бұрын
Gaaljecel iyo cawramaleh uu qaatey abgaal kkkkk
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 сағат бұрын
Waawiil xaqa iyo runta sheegaya
@saciidruushka6205
@saciidruushka6205 4 сағат бұрын
Ilaa hada murursade wa jogan
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 сағат бұрын
Xasan talo xume ciidanka wuu ku ciyaaray horena wuu u madhiyey
@MaryanOsmansaceed
@MaryanOsmansaceed Сағат бұрын
😊
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 3 сағат бұрын
Fahad yaasiin ayaa soqorey waraaqda fahad waa cadow daarood laakiin daaroidku fahad bey dhabarka ku wataan xiligii farmaajo wax qaska ku wadey maamulada daarood fahad buu ahaa
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 сағат бұрын
Ogaadeenoow ku mitida Kismayo tolkiin mareexaan iyo harti horaad uga eryateen hadda iska celiya xasan dhiiqo dhalinyaradaana uu soo dirayna ha dilina iska badbaadiya oo beeraha ku fala
@Nuurah951
@Nuurah951 Сағат бұрын
Dameero kismaayo majoogaan😂😂
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ 54 минут бұрын
Weligeedba waa la ogaa rufiyaan soomaaliya haduu ka jiro waxa scorka ku qaaday cida maqaarka intaa nolo ayey ka raadiyaan sida kanoo kale afka qurunkaa leh sow adigan abgal kuma siin dhulka hada aad joogto amxaaraa u shaqeyn jirtaye😮
@Nusayba-s1j
@Nusayba-s1j 3 сағат бұрын
Markey daaroodka yeeshaan muqdisho iyo jowhar iyo balcad anagana waan ka tanaasuleynaa kismaayo noo bilaawa reer bililiqo magalada marko waxaa laga soo dooran jiray xildhibaan saleebaan guuleed oo ah mj balaweyne muuse boqor oo ah mj xudur waxaa laga soo dooran jiray maxamuud aadan diiriye oo mj ah waxaas oo dhan waa dhul mj ama daarood yeed waxaa ka soo geli jiray bare ugaas geedi dhulalkaas oo idil markii nalagu so wareejiyo ayaan ka fiirsan doonaa 5xubnood eed sheegteen in nili siiyo iyo in nilii diido
@AHMEDADAN-h5v
@AHMEDADAN-h5v Сағат бұрын
Sharing & subscribing + flowing
@abdisharif8315
@abdisharif8315 4 сағат бұрын
Asc wrwb
@jamayasin2155
@jamayasin2155 3 сағат бұрын
Talo wanaagsan ayaad siisay Axmed Madoobe waayo waa wiilal Soomaaliyeed una baahan in la bad baadiyo
@Remember1977
@Remember1977 3 сағат бұрын
Sayid Axmed Maxamed Islam waxaa u gabay Beesha Daarood waayo in tolkii mareexaan iyo harti soo dhowaysto ayey ahayd. Qaladaadka ugu wayn oo u baahan in la saxo waa kuwaas. Jubaland Daarood mooyee cid kale inay hawaysataa waa ayaandaro. Sayid Axmed Maxamed waa inuu tolkii dhexda ka galo.
@farhiahaile2203
@farhiahaile2203 4 сағат бұрын
Talo qurux badan waaye
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 17 минут бұрын
Kabayare. Runba. Kahadashay. Dadkas. Wadad. Somaliyed. Wain lonaxo wilashas. Walonoxin
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 2 сағат бұрын
Xataa sacad iyo xawaadle kua darin
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 3 сағат бұрын
Digirtii iyo moxogodii 😂😂😂😂😂
@amalahmed6812
@amalahmed6812 3 сағат бұрын
Mey isdhiiban wey sahlan tahey hadey diidan oo xasan wax dhageystan iyagey u taal
@faataxohagi1911
@faataxohagi1911 2 сағат бұрын
QODOB XAKATAQAAN FATAAL YAHAW
@zeynabsalad4918
@zeynabsalad4918 3 сағат бұрын
kaba yare nooloow habo
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 15 минут бұрын
LIKEDS
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 3 сағат бұрын
Tolow abgaal ma hooyadood baa lagu wasay wallet maydkooday soo fogaynayeen
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 3 сағат бұрын
War dadkan xasan shiikh tirinayo waxba kama jiraan siilka hooyadii ha geliyee waxbaba kama joogaane wixii jooga cagaf mariya
@AbdirahmanHarbi-q6h
@AbdirahmanHarbi-q6h 3 сағат бұрын
Shekhaash 54 ogaden ayaya ahaa yeen
@leban9958
@leban9958 3 сағат бұрын
Muqdisho sidii loo qaybsaday hasoo woraan
Prof Samatar "Maxay isku hayaan Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe?
13:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 4,9 М.
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 38 МЛН
Новости дня | 30 ноября - дневной выпуск
4:35
Euronews по-русски
Рет қаралды 46 М.
NTV Live | November 2024
NTV Kenya
Рет қаралды 3,3 М.
DEGDEG SHEEKH SHARIIF OO WEERARAY MW XASAN SHEEKH
19:06
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,5 М.