ABGAAL WAY LA DAGAALLAMAYAAN XASAN SHEEKH (4197)

  Рет қаралды 20,698

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Ай бұрын
Gurguurte soomaali ma ahan ayay tiri Hinda cosoble waana runteed
@cqaadir1139
@cqaadir1139 Ай бұрын
Ninka haddii uu dhergan yahay waxaas u maleeynaa qof kasta sidiisa in uu yahay.
@cqaadir1139
@cqaadir1139 Ай бұрын
Sheeko ayaa jirtaa Nin geeleey ah ayaa waxaa dhiniciisa soo degtey niman ari dhaqdo habeen habeenada ka mid ah ayaa niminka ariga dhaqda goor ay saqda dhexe tahay ayaa cunug yar ayaa ooh in la seexan waayey waxaa dhacdey ninka geela lahaa oo ay deriska ahaayeen ayaa xaaskiisa oo akjiifto ayuu yiri cunugaan ooyaya afka caano dhaay ah looga qabto. Xaaskiisii ayaa tiri ari ayey dhaqdaan xaaskii ayaa u qaadey caanihii dhayga ahaa wiilkii ooyaayey ayaa afka loogu qabtey waa aamusey wiilkii. Ninka geela lahaa wuxuu u haastey sidiisa oo kale maba ka war qabo deriskiisa.
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Ай бұрын
Yusuf wanin fiicna laakiin habarto isdhageysiga❤
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Ай бұрын
CARUUR SOMALIYEED DHAXALKI AWOOWADOD WAXU KA DHIGEY CIIL IYO CARIIRI IN LOGU ADOONSADO LAGUNA BAABI'IYO
@quenmaida1376
@quenmaida1376 Ай бұрын
Wuxu u jawaabay kuwii shalay Ku tageraayay qabiil lkn anigoo ku qabiil ah waligey ma tageerin adeerkey mana tageraayo waayo Waa kaligiis noole
@MaxamedMaame-g7t
@MaxamedMaame-g7t Ай бұрын
Ale Haa dafiyo umada somaliyed ee masakiin taah
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 Ай бұрын
Macalin Afka hagaagso oo ha u gaming Gabdhaha Somaliyeed ee Hadalkaaga qurxi
@calishaakir1
@calishaakir1 Ай бұрын
BUUGGA XASAN WAXAA LAGA KEENAY JABUUTI WAXAANA FULINAYA CIIDAMADA MASAR.!!!!
@nasroali2077
@nasroali2077 Ай бұрын
Aad baad ugu dhowdahay xaqa sheegidiisa thanks
@Imaan92546
@Imaan92546 Ай бұрын
Wa sidaas waan kula qabanaa dhalin waan tilmameyna
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Ай бұрын
Ninkaan wa incontenent maceshankaro😂😂😂😂
@YusufLugey
@YusufLugey Ай бұрын
Mudishi waxaa jooga labo shabaab oo raba in ay lacagata shacabka kale bada sadaan in daas ayaa dhibtu uga jirtaa
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Ай бұрын
Soomaaliyeey guud ahaan subax wanaagsan waxaanse idinleehay xasan ayax wuxuu dilay islaamnimadii ' soomaalinimadii 'magacii hawii iyo qaranimadii soomaaliyeed oo laxaraashay sidoo kale dadnimadii ayuu gatay qabuurihii ayuu gatay jiritaanka dalka iyo dadka soomaaliyeed ayuu lidi Ku yahay xasan ayax asaga iyo qoyskiisa Mahé cidkale inay jirto mayaqaan amaa wax soomaali layidhaa majirto xagiisa
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Ай бұрын
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Baadil. Dhamaantiis. Oo. Masaxmay. Oo. Tirtirmay. Yaa. Rabi. Yaa. Rabi. Yaa. Rabi. Inta. Dhiman. Oo. Baadil. Ah. Masax. Dib. Danbanah. Hanoogu. So. Celin. Abidiyan
@AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax
@AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax Ай бұрын
نعي❤عقسل❤عيب😊كبلعي😢نعي😊ماعلن😊
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Dagaal nuclear ah ayey dunidu ku waabariisan berri ee is adkeeya.
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 Ай бұрын
Xasan Shiikh motorkii aa ka halaabay😅
@AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax
@AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax Ай бұрын
ماشاء الله😮علحقطف❤وعي❤سعردعن❤عظ❤وعكع😊كعرم😊الله😊حعكطعف❤
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 Ай бұрын
Kaadidii iyo Dhuusadii ma celinkaro😅😂
@daudhussein4811
@daudhussein4811 Ай бұрын
Teacher
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 Ай бұрын
Absolutely right 😂
@Abdifatah-j7d
@Abdifatah-j7d Ай бұрын
😊
@abdiukur207
@abdiukur207 Ай бұрын
Abgaal iyo xasan xasan baa adag
@user-zo6zo4tl2s
@user-zo6zo4tl2s Ай бұрын
😂😂😂 subxannalah
@II-vd4ih
@II-vd4ih Ай бұрын
DAL XUREEYE HASSAN SHEIKH MOHAMUD WAAN WADANAA VIVA HAWIYE WEEYNE
@user-uo2vp2ll2j
@user-uo2vp2ll2j Ай бұрын
Kkkkkkkkkkk😂😂😂
@xasanaadancamay3472
@xasanaadancamay3472 Ай бұрын
Saddex dowladaa ku dunta Been khiyaano Dulki
@yassinegal1050
@yassinegal1050 Ай бұрын
😅😅😅😅😂
@deeqabdul4246
@deeqabdul4246 Ай бұрын
Hahaha Odayga ma waa faruurmay dubarka
@deeqabdul4246
@deeqabdul4246 Ай бұрын
Haaa fowsiyo waa gob gob dhashay wayna danasanaysaa ilaa qarankeedii baa hagraday waa inay Raila Odinga codkeeda siso way kusaxsantahay
@rafiq5722
@rafiq5722 Ай бұрын
Beenlow ma adigaa Daarood wax ka sheega Farmaajihi Qaraxyada dadka ku layn jiray maxaad u sheegi weyday
@xaawo1
@xaawo1 Ай бұрын
Naa afkaaga uraayo xabiibul malaayiin ka,ilaali adaa wax qarxiyo adaane is qarxiso waxaadne tahay arsinal fatmaajo tagyayee meed la sii wado xaa u dambeeyay wiigii hore liido ma farmaajaa joogay qabriyadii la faagayay yaa faagay khadiijo diiriye yaa sumeeyay jawaari yaa sumeeyay hassan waa tuug daalim ah intuu jogay 40kun dhalinyaro isagaa dilay
@rafiq5722
@rafiq5722 Ай бұрын
@@xaawo1 Naa Jaahilad yahay Xabiibul Malaayin waaa Rasuulkeenna SCW ee Afkaaga uraayo Naarta la gal Diin laawayaasha
@Ali-kv7cr
@Ali-kv7cr Ай бұрын
Rasuul haku tilmaamin Cafis ALLAAH WEEDIISO JAAHILAD YAHAY​@@rafiq5722
@abdidegan8452
@abdidegan8452 Ай бұрын
Waa run lkn ummmada somaliyeed aya jacel farmajo sida darted aya layiri xabib malaayiin farmajo guuleyso sonoqo ado nabada inshallah
@sahalade4245
@sahalade4245 Ай бұрын
😂😂
CASHARKA GOOSAN GOOSANKA (4579)
2:01:04
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 5 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 51 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 13 МЛН
IMAANSHAHA LAFTAGAREEN EE MUQDISHO (4578)
2:47:22
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 11 М.
UMMADDII OO AFKA WADA FURATAY (4569)
39:02
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1 М.
CIIDAMADA MASIIRADA CIDDA LOO WATO HALKAN KA BARO (4571)
51:40
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 522
MARKHAATIGA NOOL INQILAABKII DHICISOOBAY & DILKII CIRRO
47:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 61 М.
MAXAA WEERAR LOOGU YAHAY DM? (4582)
25:24
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 768
DUULLAANKA QAAWAN (4573)
53:39
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 503
Mark Golding Road Town Tour in North Clarendon Just Now
9:34
Lasanik Reid
Рет қаралды 6 М.
ARRIMAHA QARSOON (4563)
25:09
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,9 М.
HAWIYE LAFTAGAREEN HA LA SOO QABTO (4574)
25:24
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,3 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 51 МЛН