Xassan Kooxo sir doon dowlado shisheeye sida Imaaraat inuu u adeegayo oo aynan Soomaaliyaba wax qiimo ahayn ugula fadhiyin
@saidahmed726812 күн бұрын
Sababtoo ah xassan sidii madaxweyne udhaqmi mayo mana ogaba ama maba yaqaan Soomaaliya waxay tahay1
@FadumoMaxamed-o9x11 күн бұрын
Axmed madooowe guuul iyogobanimo
@gigachad987912 күн бұрын
Kenya 🇰🇪 iyo itobiya waxeey xaqiiqsadeen xasan inuu ciyaalsuuq yahay kan soomaali waa ceebeeyey Ilaaheey ku qabey
@saidahmed726812 күн бұрын
Anigu yaabay waxaanan umalaynayaa TESLA madaxweyne machine AI ah ok xassan shiikh lagu matakay oo tijaanadii ugu horeysay ah inay Soomaaliya ay dibadda UGA maamulayaan ninkaana uunan xassan shiikhba ahayne uu machine ay Turki,,UAE,,,Israa'iil iyo Itoopiya noo adeegsanayaan oo nagu qabsanayaan oo nagu kala qaybsanayaan uuba yahay
@user-mn5fl5fh1y12 күн бұрын
Dal shisheeye dantiisu wuxuu kadhex arkaa adigoo midnight a.aana .walee siyaasadu aqoon bey rabtaa
@MakeAmericagreatagainforlife12 күн бұрын
Wariyaha channel kisa sheeg ama copyright isku diyari re comment boqda Geylan media
@duniyalang128512 күн бұрын
So true! Xasan waa khaa’in tuug ah!
@KaKa_64112 күн бұрын
Ma’ku’dhacaan ineey xiraan. 🙄😏
@hassanhussein100412 күн бұрын
Wiil yar oo uska hadlaaya
@aminoosman865212 күн бұрын
ASC.WAR WAXAS LANLEDIIN.SHEEGIN DOWLADA WAX BAY KA OGTAHAY TEGETANKA NEROBO EE AXMED MADOBE.
@MORAAL-MEDIA12 күн бұрын
Wcs Wll ...Waan Ka war Sugeynaa Wey Kala Cadaan Doontaa Mar dhow Insha Allah
Somaliya iyadaa is ceebeysey ninkan oo kale aya ku jira mar walba cadowga la jirsata dowlada sembi malaha ee qabiilkaa dembiga leh oo nin tuug ah u dhoofiyey wadan shishiye
@saidahmed726812 күн бұрын
Xassan shiikh waa khaa'inul watan tuug aan waliba xishoon ah dal iyo masiirna iyo ummadna uunanba aqoon
@saidahmed726812 күн бұрын
War Soomaalaay dal wasyo oo la dayaco oo Dalal kale qabsadaan dadka Kurdiyiinta ah ama Kurdistaan ka waraysta ama ka arka
@hassandaher356312 күн бұрын
Xasan dhiiqo .waa fashiil waye
@saidahmed726812 күн бұрын
Xassan dalkuu kala qaybinayaa
@mustafeahmedaden313712 күн бұрын
Fashilluu
@saidahmed726812 күн бұрын
War dadkaan anigu SAAN u arko axmed madoobe iyo xassan shiikhba waxay sii wiiqayaan sharafteena...aranimadeena...hankeena...midnimadeena....umadnimadeena ...oo kuligood waxay ku hawlanyijiin siday Dalal shisheeye noogu loogi lahaayeen oo si sahlan laynoogu qabsado