Marnaba yaanla aaminin ninkaa wareersan. Itoobiya waa in Soomaaliya laga sifeeyo.
@abdulqadirmohamed44295 сағат бұрын
Waxaa layiri laba ninnaa fuuda iskuqaaday hirdan midka kamida dakii meesha joogay ayaa kuyiri war ninka qonof midkii kale ayaa kujawaabay waa noo wada sheegtay caruurteena anaguna difaac aan udiyaarino
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650Сағат бұрын
Agoontii iyo maatidii daaquudkii afwayne iyo ka hadhay kabaleefyadiisii ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha oo waayadan jiifkii iyo qaban wayday joogiiba oo munaafaqad iyo khuraafaad mala'awaal xanbaarsan isku maaweelinaya, waase u guul darro iyo ciil abid,, waana la eedayaa wixii dhacay dheeshiina waa wali iyo waxaad naga dheeftaan dheh,, for ever Somaliland republic,,
@SaedDahir-v6d2 сағат бұрын
Waaa geesi Aby ahmed cadaw aan soomali ahyn majiro bal ufiirsada ninkii horumar iyo nolol jiilasha soo socda raba wA ninki kanabad gala sharka somalida
@TotiMangasha3 сағат бұрын
Waaa beenale abiye ahmed balan maleh yaan laaminin
A. Madoobe maxay tahay godobta aad u heysaan. Madaxdaa Soomaaaliya ee kursiga jecel ee wada kali taliska ah unbuu ka mid yahaye. Ee maxaad Target ooga dhugateen. inkastoo aydaan aheyn warbaahin Saameynleh.
@mhassan01636 сағат бұрын
adigu maxaad u difaaci, maxaad ku qabtaa, makula tahay inuu 13 sano oo kale iska fadhiyo, ma leeyahay aqoonta iyo leadershipka dadka Jubbaland wada anfaci karaa, muu iska nasto oo oday la sharfo noqdo. Maha hadal lagu hadlo Somali baa wada dictator ah, waa dood jaban
@Xudeyfa5 сағат бұрын
@mhassan0163 waxyiga lagu jiraa eega ayaa saas ah. Laakiinse isagu Kismaayo nabad buu ka dhigey qol yihii warlords ahaa waa ka eryey, Wax dhaama hada maheynee ha iska walaaqdo dee.
@omaribrahim556417 минут бұрын
Miid ogow abowe somaliland iyo somaliland way kala socden runta isgu sheeg abowe riyo ayad weli ku jirtan wallahi ethiopia iyo somaliland heshisku wu hiir galaya abowe dameer
@omaribrahim556416 минут бұрын
Wanu ku neceb nahay sheikh qoof ku necebna kula so fadhisan mayo
@omaribrahim556426 минут бұрын
Somalia way burburtay 1991 imanka waxay ku jirta chapter 7 waa meel united nation gacanta ku haayo yaa miskin ilow somaliland hooyada ma jogte somaliland iyo somalia way kala socden
@saaqsakaaro39822 сағат бұрын
Maanraac Ethiopianka Maa u shaqeysan qolyaha pp social media ugu jira Miya tahiin Sidaa u xayeysineysan waba ka yaabey waxaan warbaxin waa dhaftey leef Leef herkisu sareyo baa lagu tilmaami karaa
@MahamoudIsse2 сағат бұрын
Benaale
@AbdikarimNuur-d8s5 сағат бұрын
Muuse bixi fashiluu ceeb waynaa muuse bye bye
@IbiEntertainment3 сағат бұрын
Sxbyaal ama Ethiopia 🇪🇹 haka baxdo MOU ama haku hakusii dhaga adkaato waa inay naga baxaan walahi hadii kale sidii Afwayne ayaa deerka loogu daadan Hassan Amxaar wuuna la’ogaa marhore oo way suurta’gali wayday damacooda khiyaamada ahaa iyaga Muuse iyo Geele way isla ogaayeen nacaladdu waa kalkaaliye’yaal kulligooda Dani iyo Ahmed Madoobena iyo Lafta garayn way la’ogyihiin oo garab ayaa Ethiopia lagu siinayay laakiin shicibka kacdoonka sameeyay ayaa laga cabsaday walahi waa sababta aan Ethiopia 🇪🇹 looga eryin safaaradaooda iyo Diyaaradahooda shicibow indhaha fura wayna soo dhowdahay walahi xabaddu inshaAllah diyaar haloo noqdo hana laga bilaabo Xalane si Alshabaab loo wiiqo Villadana iyo Barlamaanka kulligooda ladaldalaa Somalina way heshiin walahi kuwa cadowga u deega markaan iska horqaadno sirdoonka Oromadana iyagaa baxsan inta laqabtana hala gowraco inshaAllah ilaahow soo dadaji yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@khalifadan5154 сағат бұрын
Pen waye etopia wa burburtey abi penalow waye etopia majirto