abiy jabuuti cadow aqoonsiga somaliland mou ku tahay & jabhado kusoo hubeynayo sl mamulo lo qeybiyo

  Рет қаралды 6,264

IIDAADI WARKA

IIDAADI WARKA

Күн бұрын

#IIDAADI_WARKA,
FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
#Shere #Like #Subscrub

Пікірлер: 46
@ismaaciilmuuse6263
@ismaaciilmuuse6263 3 ай бұрын
Ninkani waan ku raacsanahay fikirkiisa waayo runtii weeyaan hadalkiisu.
@MOHAMEDIBRAHIM-lx9ng
@MOHAMEDIBRAHIM-lx9ng 3 ай бұрын
War waa iidoor majeerten iska dhigaayo
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 ай бұрын
(samaroon iyo saaq waa mid)❤
@Maxamedaymanyousuf
@Maxamedaymanyousuf 3 ай бұрын
Somaaliland hagardaamo Uma baahna
@Hussein-cz6zy
@Hussein-cz6zy 3 ай бұрын
❤❤❤ good discusßion
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 3 ай бұрын
Mj waa baqayaan kkkk
@ClraxmanAxmad
@ClraxmanAxmad 3 ай бұрын
Puntlland&somaliland iyaga halkaa soo gaadhsiiyey madax by lahaayeen.boqoroayey lahaayeen imikana side ugu dhakhsaha badan waa ingacmaha lays qabsadaa warned mahadsan tahy
@Rahmamahdi-i7l
@Rahmamahdi-i7l 3 ай бұрын
Waa runtaaaa
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 3 ай бұрын
Geesigii Hargeeysa sida uu ula hadlay Daaroodka waa jawaab ku haboon
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 3 ай бұрын
Kkkkkkkk Alaah Kariim
@Shabeelmedia303
@Shabeelmedia303 2 ай бұрын
Taa waa mihiim
@Yasmin-u2h
@Yasmin-u2h 3 ай бұрын
Soo kuwan ku leh gumays baan joognaa waar ha aaminin Majeerteen
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 3 ай бұрын
kondhaba waa wadani iyo cadowaga gudaha ee loo isaticamaala duminta dalkooda yusar daarooda markii lagu danayasata loo bixiye kondhoma
@ClraxmanAxmad
@ClraxmanAxmad 3 ай бұрын
Anagu puntland xariiq inay gaadh ma qaadanayno
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 ай бұрын
Huwanta munaafaqadii garoowe
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 3 ай бұрын
Kkk majeerteeniya, waxay ku leedahay Geeljirahan tuuladan laascaano fadhida ee marba nin durmaanka u tumaysa yagu macne ma laha.
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 ай бұрын
isaaqoow mid noqda waa muhiim
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 3 ай бұрын
Horta waa runoo munaafaqiina. Baa tihiina oo nimanka morgen geesi ku sheegaye laakiina muuse somali oo dhana ugu geesisana
@ClraxmanAxmad
@ClraxmanAxmad 3 ай бұрын
Jabuuti waxay ahayd naban weligeed màjeerteeniya War kooducadaan weeye.
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 3 ай бұрын
War Dhulka khatumo waa puntland. Isaaq yey Ku fakarin dhul harti taas gorgorton ka Gali mayno Iskaashigu waa furanyahay 😊😅
@ClraxmanAxmad
@ClraxmanAxmad 3 ай бұрын
Xulafo ayaa loo bashan yahay.alians waanu la midoobaynaa puntland
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 3 ай бұрын
Hhhhhh beerka caara idin gooysay war kuwaan maxay ahaayeen.
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 3 ай бұрын
Ciidi burburi mayso idinka burburiya somaliland hadi laa huuno majerten joogi maayo walahi ogada majertenia waa tee laa edii laa
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@abdifarah4017
@abdifarah4017 3 ай бұрын
Somaliland jiritankegu waxai kujirta gacmaha dadka Somaliland Hadi hogan ka Somaliland dadkisa layimado sidu idugu hainlaha u la tashado Codina ku dulimaiso
@abdifarah4017
@abdifarah4017 3 ай бұрын
Inginerku wa dabadjilifyadi farole
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 3 ай бұрын
Dhulbahante waa lagu, guuraa ,marba nin aan u furayn ayaa u rara guura marka uu ku dan dhammaystana wadada ayuu ku dhaafaa.
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 3 ай бұрын
Ciidamada qaranka baa loo soo daad gureeynayaa laascaano,waa dowlad goboleed
@MouminIsman
@MouminIsman 2 ай бұрын
Ninku waa isaaq .Sheekafa ha bafalu. Arinti siday u socota ayay u socon.Nac nacda Isaaqa nagala joogso.Pountland waxba ha shhegan .Benaale tahay.
@Yasmin-u2h
@Yasmin-u2h 3 ай бұрын
Waar majeerteen ha aaminina
@MahdiHassan-d6x
@MahdiHassan-d6x 2 ай бұрын
SSC waxay joogtaa goobteedii ,wax dagaal ahna Uma sokoto.xadkeedii bay joogtaa cinnamon weerer Kuma aha
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 3 ай бұрын
Laantii butland ayaa kudulqubaysatay
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 3 ай бұрын
Waar Mathis daarood waxa tahay caadaqaato ninkani waar meesha ha ka cadhoon horow marka jabuuti aduguna ma aad soo celinin Dani ee khayin nimo iyuu ku soo baxay.dhulkaaga ka sii Itopiya oo Xabashi.dhulkayaga waan xoraynayna iya ku dhalay adiga waar Ragbaaleh dhulkaas. adugu waad hinaastay waayo lascanood way kudiiday innaad ku darsatid.somalilld waxa ay kuu haysata Siyaad.B.
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 ай бұрын
Ninkan reer putland xaqiida uu idiin sheegay waa Reer sland cadaw baa Idinku dhexnool ee iska qabta waa runtii.hadalkaa qaata
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 3 ай бұрын
Isaaq ma maamul goboleed beey isu bedeleen kkkk hadeey isaaq mj la midoobaan qalaas waa dhamaatay
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 ай бұрын
Kkkkkkk Deni isagaaa sooo noqday oo xoog ku soo noqday. Garoowe waxay ka cadhootay Firdhiye oo Djibuuti tagay kkkkk Garoowe iyo Hargisa waa naago uu Amxaar qabo..
@drfuadgedeye861
@drfuadgedeye861 3 ай бұрын
War waa beentii wuxuu sheegayaa
@farhanobsiye
@farhanobsiye 3 ай бұрын
Mj beenta iyo munaafakha jooji
@MouminIsman
@MouminIsman 2 ай бұрын
Mujrimka iska qabta beenaalaha ah e raba inu dagaal la geliyo Somaliland o ay burbur ku dhaco. Xariofkan ha loo fiirsado meesha u ka socdo.
@Yasmin-u2h
@Yasmin-u2h 3 ай бұрын
Waar ninkan majeerteen iska hubiya waxuu idin leeyahay Ciidankayagu gumays ayay ilaalinayaan oo ay wali joogaan . Waar ha aaminina Reerkan majeerteenka la yidhaahdo
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 3 ай бұрын
Waad khasaartee Majeerteen uba lacago waad khasariseen hadaad karti leedihiin wa uba.lacag.hadaad itopiya qadatee waxa aad tahay kol walba aragtida itopiya Siyaad Barre.iyo faqashti uumbatahay waar waxa laraba innay somali iska celiso itopiya.waxaadse u dhawdihiin inay iniqabsato Itopiya
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 ай бұрын
Beenaale
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 ай бұрын
Waryaa wiilkan reer Putland caadi maaha. Nooloow Sxb wanaaaga Somaliland ayuu ka talinayaa
@Yasmin-u2h
@Yasmin-u2h 3 ай бұрын
Waar majeerteen ha aaminina
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 ай бұрын
😂😂😂😢😢😢😢😮😅😅😊
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe
53:35
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 17 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 17 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 80 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 94 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 17 МЛН