ABO LABADIISI GABDHOOD DILAY KADIB MARKII.....

  Рет қаралды 70,480

AJ & Fadna

AJ & Fadna

Күн бұрын

Пікірлер: 423
@AJFADNA
@AJFADNA 5 жыл бұрын
ASC ASXAABTA HALKAN KADAAWADA QISADOO DHAMEESTIRAN. kzbin.info/www/bejne/Z3a4l6uoqat6sKM
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 5 жыл бұрын
Shukran byo
@hanimahamud8469
@hanimahamud8469 5 жыл бұрын
Oh baryahan wad naga dahdeen
@naimamohamed7344
@naimamohamed7344 5 жыл бұрын
Masha allah xbbti fadna mahadsanid inbadan
@suadali4060
@suadali4060 5 жыл бұрын
Mahsanid wall fadna ❤😊
@alhussinhamza5581
@alhussinhamza5581 5 жыл бұрын
Maashaa allah Alaha idin xifdiyo dar Ilaahi baan idiin jeclahay Aj iyo abyo fadmo .waxaa rabay abyo collagen ka intee ka helikaraa
@nasiibabdi1678
@nasiibabdi1678 5 жыл бұрын
Fadna waxan ku daawanaya anigo oo daalan o shaqo ka soo baxay waan ku taagera❤️buuran ayaan ku haya, I soo duce waalashay fadna muraad ayaan leeyahay inu alle I keeno xaaskayga iyo inta yare aan dhalay waan kla foganahay, waxan raba in aan sheeko kula waadago
@hoodocali421
@hoodocali421 5 жыл бұрын
Alle hakusoo dhaweeyo
@marwamiskiofficialchannel770
@marwamiskiofficialchannel770 5 жыл бұрын
Allah haydin mideeyo wll
@nasiibabdi1678
@nasiibabdi1678 5 жыл бұрын
@@hoodocali421 aaamin wllshy qli ❤️
@nasiibabdi1678
@nasiibabdi1678 5 жыл бұрын
@@marwamiskiofficialchannel770 aaamin huno waan idinku faana hadi aad tihin hablaha somaaliyed❤️❤️
@nimcomuximad7678
@nimcomuximad7678 5 жыл бұрын
Alle haku sakhiro wll arimaha
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 5 жыл бұрын
19 jiraa 19 sano walhi bilahi abahay inaanu wali ul ii qadin ina dilin kalmad xun xataa ima dhaho axlamdulilah
@saraxlaboodosman5362
@saraxlaboodosman5362 4 жыл бұрын
walaal u sheeg gabdhaha soomaaliyeed weynu suureynaa si wacan na weynu u korinaa laakiin markey qurbaha yimaadeen oo ey meediyaha ka hadlayaan badankood wey caayaan ragga soomaaliyeed nimanka soomaaliyeed badan kood gabdhuhu wey u fasaxan yihiin meesheey doonto bey aadaa si xunna ula dhaqmaan laakiin waxan garan waayey gabdha meediya ka caayaya nimanka soomaalida oo dhahaya xabasha sanka weyn ama jareerta ka fiican ee guursada maxaa ka qaldan
@batulamursal4069
@batulamursal4069 5 жыл бұрын
SubxaanAllah, horta awlaaddaada in aad tarbiyeysid baa lagaa rabaa oo aad fahamsiiso yey guursan karaan, gabadha muslimadda ah waxaa u bannaan nin Muslim ah, wiilka waxaa uu guursan karaa gabar nasaara ah ama yuhuudiyad ah, macnaha ehlu kitaabi ah waana haddii ay kitaabkeeda ugu dhaqanto sida uu yahay, Allena wuxuu quraankiisa noogu sheegay in ay ku sii fiicnaan lahayd gabar iyo wiilba in uu guursado qof Muslim ah, laakin ninkani waxaas wax ka daran buuba sameeyey , naf dhan buu gooyay, isagana aakhiro kama badbaadayo su'aal mana helayo wax uu ALLE uu la hortago, isagaana maanta ka welwel badan gabdhaha geeriyooday. Alle ha naga badbaadiyo in aan annaga dhexdeenna isku fidnowno, amiin
@haniofficial1352
@haniofficial1352 5 жыл бұрын
Hada aragtid qoralkeyga plzzz like hee SUBSCRIBE dhac ikusii ifka lagu yahay walalo 😭😭😭😡🙏
@mariaabdimaria3577
@mariaabdimaria3577 5 жыл бұрын
ii sara xbbti wan ku sara
@haniofficial1352
@haniofficial1352 5 жыл бұрын
Ok
@fatimamohamud7568
@fatimamohamud7568 5 жыл бұрын
hye qli
@fatimamohamud7568
@fatimamohamud7568 5 жыл бұрын
hye
@haniofficial1352
@haniofficial1352 5 жыл бұрын
Oh Thanks
@jhussain1507
@jhussain1507 5 жыл бұрын
Araab iyo cadaab manaxaan xasiisana 😭😭😭😭ilahaaygi Somali iga dhiigay mahadleh
@firdowsadahir4297
@firdowsadahir4297 5 жыл бұрын
ereyada aad dhahee ka fiirso hana iloobin in uu nabigeena yahay carab ruuux ka xanariis kadan na malaheyn
@jhussain1507
@jhussain1507 5 жыл бұрын
@@firdowsadahir4297 Neewiga scw haduu carab ahaay maha inan caraabta ku caabudo caraabto waa baqti nabiga scw xitaa asxaan uma sameen hoyadeeyna waa carab ayada itaa isheegto inaay xun yihiin koleelka kuhaayo wamaxay
@firdowsadahir4297
@firdowsadahir4297 5 жыл бұрын
@@jhussain1507 mugoo ma fayoobide allaha ku soo hanuuuniyo hadal keyga ayaan iska qasaariyy
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
😱😱😭😭 Diin wey ka dheertahay waxaas wlh waa khalaf sanaan carabta ay qabaan qof fiyow waxaas ma sameynayo inuu xanuun sanyahay ayaan mooday😡
@shukriaabdimohamed4938
@shukriaabdimohamed4938 5 жыл бұрын
wlhi waa nin yaableh, isaguba wuxuu guursday naag ajinabi ah gabdhihiisana wu udiidadaya
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 5 жыл бұрын
Family an dar alle ujeclahy fadna love u sister wlhi ❤❤
@kawsarabdikassin2872
@kawsarabdikassin2872 5 жыл бұрын
Subhnaallah ! Gabadhaheena somaliyeed saas malagu sameeyo! Waa dhaqan xun
@khadrayes9128
@khadrayes9128 5 жыл бұрын
Diintu qasab maah mansha allah wllo qisooyin fiican ayaad la.wadaagtay khayr ilahay ha ku siiyo
@sumayanur7139
@sumayanur7139 5 жыл бұрын
I love fadna waba iska jacalahay gabdhaan she look so cute and beautiful abyo adiga iyo family gagag mcnto ❤️
@fatoumafoureh7281
@fatoumafoureh7281 5 жыл бұрын
MashAllah walashey inte dagantahay
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 5 жыл бұрын
Abaayo waad mahadsan tahay waxan dawada linking aad hoos ku soo qortay Subxanallaah Ilaaheyoow naga badbadiyo qof saas ah shekadii aya sheeko kale isii dhiibtay gabadha Kurdish ah oo family dii jarjaren Ilaaheyoow naga badbadiyo dadkas Allaahuma Aamiin Yaa Allaah
@SomCooking
@SomCooking 5 жыл бұрын
Subhaana Allah sidee udilaa cunug aan dhalay
@muniirali9508
@muniirali9508 5 жыл бұрын
Abyo mcn fadna qufka wuu qaldamikaraa Diinteena na suurad quf ma ahan inta ugu danbeyso vidéo ga yacni si waxaa uhadleysi quf diinta shaki kaqabo Diineenana dumarka xaqooda weysiisay oo lama qarinin So anigu adiga kula mid ayan ahay diinta ma aqaano hadane qalad quf uu sameeyay iyo diinteena isma barbar dhigo Marka abyo mcn ka digtoonaaw waligey Si wlshey okale ayaa ku jeclahay wlhi qaladna ha iifahmin 💙💙💙💙
@umuashwaaqqaali6440
@umuashwaaqqaali6440 5 жыл бұрын
Subhanallaah way ka baqi jirtay sidaan isleeyahay way jiraan niman sidaan ah
@queenimaan5156
@queenimaan5156 5 жыл бұрын
Fadna I missed you ayamahan kuma arkin hada kadib nola so dhaqso documentarian ka ilove it walahi fadnay thank you much darling 🙏🏽😍
@somali_dhalad1207
@somali_dhalad1207 5 жыл бұрын
Sheekadaada waan jecelahay fadna❤️👌
@aishahennaharts9394
@aishahennaharts9394 5 жыл бұрын
Wa Caleykuma Salaam wll ina Lillahi wa ina ileyhi Raajicuun Aad iyo baad ugu mahadsantahay Qisooyinkaad nala wadaagayso Nooli Kulantee walaal Fadnaay😘
@ahmetabdirahmanyazin156
@ahmetabdirahmanyazin156 5 жыл бұрын
alle haku brkeeyo wlshy ..Vedio yadaada noocan ah aad ban u xiiseya ee noo soo badi insha alla
@asmadagan9353
@asmadagan9353 5 жыл бұрын
Ahmet abdirahman Yazin subscribe isar abowe
@deeqaahmed6716
@deeqaahmed6716 5 жыл бұрын
Waa qiso xanun badan wlh allah hainaga hayo faadumo adigane allah haku xafido
@norsksomalier2646
@norsksomalier2646 5 жыл бұрын
Waa waalan yahay diin ma ahan inuu dilo gabdhihiisa khalad ma ahan in ajnabi la guursado aniga walalkay British buu qabaa oo 2 gabdhood u leh waa carab waalan oo qalbi adag mida kale ilmaha må ahan in gumaysto waa gabdho waa wayn la talin buu ku laa yahay ee ma ahan inuu xabad ugu jawaabo aniga iyo adiga isku wax baan jecel nahay maashaa allaah waan daawaday waa qalbi. Xanunn way qaylinee waa dhimanaa aabay baa xabadeeyey iyo qaylo subxaan allaah
@Abdullah2001-0
@Abdullah2001-0 5 жыл бұрын
Wax aan DhalY 🤦🏻‍♂️ Mian Dili kara Inan U dhinto moye ♥️
@adoontiaallefadumoaadenisl4256
@adoontiaallefadumoaadenisl4256 5 жыл бұрын
Subxaanaallaah caraabta sii xuun beey gabadhah uulaa dhaaqmaan
@amalabdisamed8523
@amalabdisamed8523 5 жыл бұрын
Fadna sis when you doing smoothie add some dates it is good for you and the babies.dates will help you in delivery as well inshaa Allah.
@iptisaam0591
@iptisaam0591 5 жыл бұрын
Aj and fadna more love for u may u always be happy I.a really fadna I m big fan of your story videos its really soo amazing wlhi make more for us I really like to watch 😚😚😚
@abdikhafur1055
@abdikhafur1055 5 жыл бұрын
Asc fadna abaayo waxaas koley diin ma ahan dabcan qof xanunsan ayu ahaa qof cafimad qabo ma ila ahan inuu awladisa dili karo wana danbi waxay ahayd ilmaha iyo hoyadaba inu caqida ahan udhiso maskaxdoda ee ilama yaro maraykan kudhasho ku koray qasab ayago wayn waxan raba sameya madhihkaro tanlabad walal hooyada waxa laga yaba inaysan doqon ahayn balse sidaan gabdha badan ku arkay gabadha marku ninku kawaynyahay misna bahdilo bahdilaaday laqabsanaysa niyaday kadhimanaysa waxayba lanoqonaysa nolal caadi ah dadkana waxa laga yaba inay moodaan gabadha inaytahay qof wax kaqaldanyihin lakin walal bahdilada maskaxday dhaawac oga gaysata gabdhaha yaranta lagu gursado way iska fiican tahay waqtigaan hada lajoogo o fitnada badatay qof wanaagsanba si lagu helo adagtaha inay gabdhaha u fiicantaha in ayago wax fahmaya gursadan
@tayogamer4064
@tayogamer4064 5 жыл бұрын
Wiligaa ma arkeysid aabo SOMALI EH OO sidaas sameynayo
@ummumusab7526
@ummumusab7526 5 жыл бұрын
Subxanallah illaheyow na xifdi
@istanbuulali9723
@istanbuulali9723 5 жыл бұрын
Wcs abyo waaaankaa qaadny fatma Aj keep going
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 5 жыл бұрын
Odayga maskahda ayu ka xanusana + waswasnimo shikugu wa xanune khatara subhannalah
@maayaabdalaa3401
@maayaabdalaa3401 5 жыл бұрын
Asc wrwb walalayaal bari iinshaa alaah muraad wayn ayaan leeyahay in alaah khayr igula kulansiiyo aamiinta hayla dhaafina waawalashin oo duco idinka baryaysa
@naimanalka5847
@naimanalka5847 5 жыл бұрын
Aamin wll alle khayr hakaala kulansiiyo
@xafsaqueen2215
@xafsaqueen2215 5 жыл бұрын
Aasmin
@hanabeautychannel7427
@hanabeautychannel7427 5 жыл бұрын
jasmiin abdul isoboogo iyo subscribe Saar
@faraxabdurahman1859
@faraxabdurahman1859 5 жыл бұрын
Aamiin
@ashanur2895
@ashanur2895 5 жыл бұрын
Illaahay muraadkaaga alla ha kuu fududeeyo (allaahu ma aaaaaamiiin)
@sadiasheikh4604
@sadiasheikh4604 5 жыл бұрын
mash allh fadna waad mahadsantahay wllhi waa cajiib carabta horta waa dadka diintena islamka laga soo gaaray lkn kuwa qaarbaa si qalafsan udhaqmaya koley gabar in 15yrs old lagu guursdana iyaga caadi bay utahay oo 9 xittaa way ku guursdaan mana u arko inay tahay wax xun sababtoo ah nabiga ayaaba ku guursaday caaisha 9 mideda kle waxan aad kugu dhiuragelinayaa inan shaqadada bulshada uhayso aad sii 2 jibaarto abyo shekoyinka aniga aad ayan uga helaaa
@mohamedbuux955
@mohamedbuux955 5 жыл бұрын
Mash allh tabarakalah abayo allh iDiin xafiido adi iyo famlikaga insh allh
@saleebaansaalax5409
@saleebaansaalax5409 5 жыл бұрын
Fadna masha allah waa wax aad u fiycan runti wanu kula garab tagnhy Lkn comn yar tushush ayà ku furan codka Shukran
@safiyamahamud9893
@safiyamahamud9893 5 жыл бұрын
Family Aan jeclhy allha idin dhowro 😍🥰
@straff8467
@straff8467 5 жыл бұрын
Subaaxna laah waa naxdiin sheekadan wa ka xumahaay abahaa saan udhaqmaayo. Gabdhiihisa asaa marka koree hooyo diinlehen kadhalaay muxuu ku eeda
@warsanshow6193
@warsanshow6193 5 жыл бұрын
Maanta anaa ugu horeeyo thanks for sharing my sister
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 5 жыл бұрын
Walal subscribe isaar ana waa ku saara walal
@hafsiomaalim339
@hafsiomaalim339 5 жыл бұрын
Asc abayo I watch kuwa badan okadaran ku wana waxa kadaran how can I send u 😐 sis tell samewhere and I send sheku kabadan
@cabdiraxmaanabiib2705
@cabdiraxmaanabiib2705 5 жыл бұрын
Wlhi qosoyinka sidad uga shekaysa wasi wacan aadban ku tager sanay fadna alle haku sharfo hno
@eishasallah5443
@eishasallah5443 4 жыл бұрын
wan ka helay qisadan wllhi aad ayan u jecelahy qisooyinka criminalk ah inaan dawado youtube hadan sogalo wx kle ma dawado aan qisooyinkga ka ahn shugrn fadna
@xamdaaadan2365
@xamdaaadan2365 5 жыл бұрын
Mansha allah
@cuudhassan4612
@cuudhassan4612 5 жыл бұрын
Aabasha soomaaliyed naagaha ay guursadaan way xumeeyan lkn gabdhahooda sidii boqoradii bay ula dhaqmaan 😍 alx ilhy soomaali iga dhigay
@abdullahmoussa6929
@abdullahmoussa6929 5 жыл бұрын
@zamzam qurux Horta faham waxa laga hadlayo videogan lagama hadlayo wuxu hal qof sameyay ee waxa laga hadlayo wa Honor killing wa dhaqan ee ajanibtu leyihin sida carabta,pakistanida,Afghanistanka,kurdida iyo kuwo kale ay leyihin lkn somalidu ay lahayn ee wax faham iska comment iska bixin.
@ismacilsaleban7845
@ismacilsaleban7845 5 жыл бұрын
walaal waan ku salaamay walaahay waa wax laga naxo qof ilmihiisa dilaya markaa jaahil buu ahaa dilaa ah ina lilahi wa ina ilahi rajicuun hoyaduna qof wax kasi ahaayeen bay u egtahay talaabuduna way qortahay waa barmaamij fiican wixii xumaan ah waxaa loo nisbeeya shaydanka iyo nafta waan idin salaamay dhamaantiin salaam
@zihaamone6550
@zihaamone6550 5 жыл бұрын
Fadna wlahay xalay ayaan lahaa faadumo sheekekadedii u xiisay😍
@nastexoabdi4298
@nastexoabdi4298 5 жыл бұрын
Masha allha bayo allha nokadayo adban uga helay
@aamina5119
@aamina5119 5 жыл бұрын
Horta baryahan gabadhan Fadna waxan ay ka sheekaysa wa maxay
@sabriinaali3966
@sabriinaali3966 5 жыл бұрын
Abyoy shekooyinkaga wan jeclahy wlhi lkin wa wada murugo so xoga nagayara jooji kuwa farxad kudhamanaya noga sheeke wlhi calool xanuuna igu disha sheko walba😭 thanks for your time🥰
@hoodocali421
@hoodocali421 5 жыл бұрын
Kugu raacsnahay qali
@yusrahassan8520
@yusrahassan8520 4 жыл бұрын
Walaa helay ninkan intaso sano laradinayay hada helay
@Umofficial3191
@Umofficial3191 5 жыл бұрын
SubhanAllah wlhi wa Arin murugo leh waxaas diinteena islamka ma qabto 😂😂 Somali wa dad nasab ah waxaa Kama suurtowdo
@Miriamegeah
@Miriamegeah 5 жыл бұрын
Sheekadan mar hore ayay dhacday uuna xidhan dil baa lagu xukumay!
@cawoayan6541
@cawoayan6541 5 жыл бұрын
fatna abayo waxan jeclan laha shekoyinkan ina iska jojisid in muda ah wayo qof xamilo ah tahy kuma wanagsana shekoyinka murugada ah
@ashomohamed1370
@ashomohamed1370 5 жыл бұрын
Mashaalh fadumo aaad ba ugu fiicantahay sheekooyinka
@cudoonbarwaaqo7314
@cudoonbarwaaqo7314 4 жыл бұрын
Asc fadna setahy waa lasoo qabtay odaygaan agust 2020 hada ayan arkay mida kalle maalmahan wad noo gambisay laguma arkee miyaad xanuusatay I hope you are fine💝
@fatimaaadam8200
@fatimaaadam8200 5 жыл бұрын
Mch allh wlhy ka helaaa shekooyinkan fadna xppti keep going
@shushuhaji126
@shushuhaji126 5 жыл бұрын
Fadna iyo Aj lamaanaha qarniga ee aan jeclahay keep going 🥀❤️
@faisafaisal2458
@faisafaisal2458 4 жыл бұрын
Asc fadna, wll hore ayaan ku daawaday qisadan lkn waxaan soo maqlay in lasoo qabtay ninkan oo uu xidhanyahay, wll marka ma noosoo gudbin kartaa sidii lagu soo qabtay ee lagu xiray Inshallah waxan ragay nayaa in aad noosoo dayn doontid inshallah sida ugu dhakhsiyaha badan yacnii wakhti dhaw inshallah adoo raliya 😊😊😊
@asmaabdi5674
@asmaabdi5674 5 жыл бұрын
Masha Allah je t'aime bien huno continue comme ça je t'adore 😘
@hafsayurub9392
@hafsayurub9392 5 жыл бұрын
waa xaaran iyo naxariisdaro.
@asmaaxmed4825
@asmaaxmed4825 5 жыл бұрын
Subxanalaah hoiyadaa doqon ahayd hada waxba mahaso
@maido1436
@maido1436 5 жыл бұрын
Anoo hurdi rabo ayaan arkay sheeko jcl hurdadiiba iga tagtay Fadna ❤️❤️❤️🍒
@hamdidahir7812
@hamdidahir7812 5 жыл бұрын
Maido 143 🤣🤣🤣🤣 sidan dhan sheekada maad ujecl sha hay 🤣🤣✅
@maido1436
@maido1436 5 жыл бұрын
hamdi dahir haa Cdey 😅😅😅
@nimcomuximad7678
@nimcomuximad7678 5 жыл бұрын
P
@sahradesign774
@sahradesign774 5 жыл бұрын
Abaayo waa sheeko naxdiin badan ilaahaye dadka diinta iyo daqanka isku qaldaya ha naga qabto
@amiromarali3770
@amiromarali3770 5 жыл бұрын
Diinta ayaa mudnaanta leh 1
@lakishidane2944
@lakishidane2944 5 жыл бұрын
Abaayo noosoobadi please waan jeclahay markaa noosheekeyneyso aniga iyo hooyadey ayaa kuugu xiran siiba hooyadey Hooyo waa guri joon goortaan schoolka kaimaado ey idhahdaa fadma aan dhageystay mantay anigana markaan seexanaya dhageystaa sheekooyinkaaga so waanku farax sanahay midaas horay usoco love you sister💋😍
@salmanita5808
@salmanita5808 5 жыл бұрын
Wan la socda mar kasta shekoyinkada thank u wll sida waqtigada qaliga inola wadagto🥰😍
@supersalah4355
@supersalah4355 5 жыл бұрын
Keep going Aj&fadna
@anwaracabdilahi8665
@anwaracabdilahi8665 5 жыл бұрын
Waa run wallhi waasheko aad xauun badan aad ay u qux bacan gabdhiisa uu dhalay
@farhiaali5107
@farhiaali5107 5 жыл бұрын
Sheekada waa sugaa sidii bil dhalatey mahadsanid
@unicorngamer6710
@unicorngamer6710 5 жыл бұрын
Aj& fadna farxad kunolada idinka iyo ilmihina
@alifaarax4881
@alifaarax4881 5 жыл бұрын
Waxaan rajaynayaaa inaad qoraalkayga akhrindoontid inshallah Horta diin ahaan waa wax wayn in naf la gooyo Lkn hada waxaan kaa dareemayaa inaad dhaqan xumadaa aad yara taageersantahay alle ka baqa adiga iyo wixii kalee jooga qurbaha dhaqankiina iyo diintiina ilaashada
@luulmohamed2342
@luulmohamed2342 5 жыл бұрын
Masha Allehy abaayo
@luulabdullahi793
@luulabdullahi793 5 жыл бұрын
Subxannallah Ilahy Nama tuso dhibatdas o kale wa Arin ad u naxdin bdn
@dheemandhalad442
@dheemandhalad442 5 жыл бұрын
Ku jeceliyaa faadumo quruxey 💛💙👑
@hibaqomer1232
@hibaqomer1232 4 жыл бұрын
Wcs wll nolow alle haku xafido
@abdifamiliesismyfavorites4834
@abdifamiliesismyfavorites4834 5 жыл бұрын
I watch this is story for the long time
@hoodochannel180
@hoodochannel180 5 жыл бұрын
Alla waaaban sugayeey lkn hadana wakhti danbaan arkay fadna keep going
@aragsanjoorje8203
@aragsanjoorje8203 5 жыл бұрын
Shekada xagaan kadawanaa ayadoo English ah? Thank wallo
@AJFADNA
@AJFADNA 5 жыл бұрын
wakan walal. kzbin.info/www/bejne/Z3a4l6uoqat6sKM
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk hooyadu waa yara doqon
@zamzambintuahmedabuqaalid1168
@zamzambintuahmedabuqaalid1168 5 жыл бұрын
Sheekada waa jeclhy sobadi
@ubaxmohamed8286
@ubaxmohamed8286 5 жыл бұрын
Wcs qaali manshllha weligay mantaan ano kujiro soogashay
@abdullahadam9741
@abdullahadam9741 5 жыл бұрын
Hore u soco walashy
@hoodocali421
@hoodocali421 5 жыл бұрын
Mansh alla qali mahadsanid
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 5 жыл бұрын
Fadna dar allan ku jeclahay huuno alle nabad qab hakugu kala keeno nunuda ubixi sumeya waa magaca curadeyd aan jeclahay👉❤❤😘😘😘
@fatmaabdi7698
@fatmaabdi7698 5 жыл бұрын
Fadna Mashaallah 😘😘
@hindaismail5255
@hindaismail5255 5 жыл бұрын
Waan dawaday qiisadan maraykanka ka dhacday ninkii waa masrii
@simanamiir8038
@simanamiir8038 5 жыл бұрын
Abaayo wlhi qalpi furan taha wlhi niyada ka jclha❤
@nasteehadiamond5988
@nasteehadiamond5988 5 жыл бұрын
Waa qalada wllhi 😭😭😭😭
@khadrahassan7737
@khadrahassan7737 5 жыл бұрын
Magacbaan kuu bixiyay faadumo qiso
@umumaahir4316
@umumaahir4316 5 жыл бұрын
Shukran xabibti wan ka helaa sheekooyinkan 💕💕
@Cadeey
@Cadeey 5 жыл бұрын
Fadumo waa naqana qisooyiinkaan aad ayaan taan mad uga fa ideeysiid waxkale umada somaliyeed walaaley
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 5 жыл бұрын
Wllo anagaan aqoone noo daa..mahadsanid
@sumayosheikhnor5764
@sumayosheikhnor5764 4 жыл бұрын
Ax shakiga waa shey xun wlhi waalidka iyo cunugiisaba waa iney sxbo noqdaan hooyada waa qof noocee ah ilmaheyga qof xumeenaayo maan ag joogi karaa bisinkee illaahow hana tusin insha xumadaas😪😥
@nuuramoha2185
@nuuramoha2185 5 жыл бұрын
Thankz fadna
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
Jecliya shekoyinka fadna😘🥰😊
@mariajama3019
@mariajama3019 5 жыл бұрын
Waan so dhaq saday caawa yey ❤️❤️❤️😅
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 5 жыл бұрын
Maria jama walal subscribe isaar ana waa ku saara walashey qaaliya
@hanabeautychannel7427
@hanabeautychannel7427 5 жыл бұрын
Maria Jama isoboogo iyo subscribe Saar
@rahmaosman3050
@rahmaosman3050 5 жыл бұрын
Qadar ale baa jiray abyo teedkle uur baa leedahy qisooyinka emotionl dhibka leh kuma ficna adiga badlkda jamal ha soo diyaariyo plz iska daa pagegkas qli aqrintooda mhdsnid si kasta fadna 🙏🙏🙏
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 5 жыл бұрын
My funs Waxan idinka codsanaya inaad chanelkayga cusub kuso biirtan hada wixii ka danbeya halkan igala soconaysan
@ilwadqurux635
@ilwadqurux635 5 жыл бұрын
Fadna qisooyinka noso bandhigtit wan kahela nosoo badi and thanks 🙏
@nazrazead
@nazrazead 5 жыл бұрын
Noo soobadi wllo thanks fadna
@Kiki-xx9hp
@Kiki-xx9hp 5 жыл бұрын
Fadna wanku jeclahay adi iyo familkagaba mwaah😘😘😘😘
@hooyomacaan2755
@hooyomacaan2755 4 жыл бұрын
Hoyada wax ayaa kaqaldanaa waa qof bahdilaadi ayaa dhib ugeysataa lagayabaa lkn iney soceliso mey eheen hadane markey socelisey Oo cashaan sosiin uu yiri is ney kudarto mey eheen marwalba a wuu dililahaa lkn maantey hooyadaas caloolxumo ayey kunoshahy wayo ilmaheedi oo dhan wey weysay. Islaamku waxaas ma ogola
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
The Untold Story of Fatima (RA) and Ali (RA) A Marriage Like No Other!
56:43
Autism
14:31
Sahra Channel
Рет қаралды 6 М.
SIDA AAN U’OGAADAY WIILKAYKA INUU AUTISM LEEYAHAY.
20:42
AJ & Fadna
Рет қаралды 108 М.
2,000 People Fight For $5,000,000
24:45
MrBeast
Рет қаралды 84 МЛН
NAXDIN | 23 SANO KABACDI WAXAY OGAATAY NINKEEDI SABABTA LOO WAAYEY
27:16
4 SHAY OO NOLOSHAYDA WAXKA BADALAY | @ajfadnafamilyvlogs8664
16:07