Wllkay ilaahay ha u naxariisto gabdhaha ila dhashay wuxu u diiday social media inay can ka noqdan wuxu dhihi jiray hadan arko nin walashay caynaya inaan dilo moye sii kale kuma kala bixi karno wll dhiig islaam ma rabe gurigiinu ha idin deeqo hadan ogaday sababtu walaalkay u diiday social media ilaahayaw abalkaga jano ka dhig waxad diiday hadana la samayn mayo 😢😢😢😢😢
Sababta waxay thy wa ragii hore weji haday ka qurxanthy ay kub io bck laheyn micno agtoda kama laheyn ,sundus aaaa back miya 😂 Naag qalalan raggi hore foobiyey ka qabeen ,dhalinyarta maantana naag dhex leh ku heystaan aduunyo😂😂😂 lkn waxan wa aqlaaq xumo wll😂
@mohamedahmed451121 сағат бұрын
😂 wax nool aa ku nooleeya wlaashey.
@Yazmin0_620 сағат бұрын
@mohamedahmed4511 us hada ragg tihin .meel la idin raaco lagaranmaaye wll😂
@mohamedahmed451120 сағат бұрын
@ waa runtaa wlaashey raga waa iska damac badan yahay laakiin guri degan raali ahaansho Rabigeen iyo is fahan lamaanaha ayaa wanaagsan , Ilaahey qoys wanaagsan ayaan weydiisaney.
@Yazmin0_619 сағат бұрын
@@mohamedahmed4511 beenta maha walal wa saas wa iska kaftamaya Meel rali ahaan rabi io degaanan kala denbeyn io ixtiram ka jirto wa hoy wangsan aad io aad inshallaah ilahay guryaha hano wanajiyo💜
@Dowlaaymaxmedcumar21 сағат бұрын
Duqa sundus jecel yahy
@Asma-e3fКүн бұрын
What do you like❤❤
@MaxamedXasan-l9e23 сағат бұрын
Odeygan malashia yaa jogo mindi ku bobsiya
@khadraaxmed4578Күн бұрын
abtiga sadexduu waxla duubuu doortay maka cabsanaa
@SihaammohamutКүн бұрын
War dhaqan xumada nagala tag gabdhaha sawiradooda udhig🙄
@MohamedArab1212 сағат бұрын
Isku jirtooy sidii juuni galeey xataad
@ShukriMuseYusufКүн бұрын
Kan dhaqan xumadiisa dislike u wada taabta wasQa anshaxa xun🤯