Kuwa aan taariikhda laheyn ee hoos ku ooyaya bal eega.
@Boqorbaraxoow14 күн бұрын
Adeer soomalida waa faraciinta waxaan ka soo jeednaa Punt bin xaam bin nuux….. faraciinta aduunka inta uu jirey iyagaa ka talinayey carab iyo yuhuud anagaa gumeysaney……soomalida tariikhdooda iyo afkooda waxaa ka helee darbiyada Masar dhulkaan ka talin jirney….. fircooon wiil hoog waa soomali
@sucdihussein75335 ай бұрын
Washaka xariiro 😁
@CabdalaShekh19 күн бұрын
Kani raganimaa madax martay wax unsan kahawaabaynin male
@mohamednoor356610 ай бұрын
Beenale weyaan odaygani o reer sheekh isaxaaq ayu necebyahay wa hoyadi wase
@xirsiamaan11 ай бұрын
meesha af soomaali iyo dhaqan soomaali baanu u nimiye,.. ninku suaal xumaa...maxaa keenay Nuux iyo sheekooyinkiii Bible ka iyo madow ayuu habaaray.... waa nin suaal khariban.. garaad xumaa buuga 200 ee sanadood ayay ahayd inu ka waraysto...bible ayaabu waydiiyay
@Wonderer2246 ай бұрын
Waa runtaa 💯. Sheekadaa waa sheeko Yuhuudi alliftey, carabtuna ka qaateen, si ay u xalaalaystaan addoonsiga dadka madow. Nasiib darro xataa wadaadada soomaalida baa waxaa rumaysan oo diin u malaynaya.
@Hawa839 Жыл бұрын
Kadab waaya dad aan shaqo isku Lahey baa isku xirxireysaa dhagar baa maleygeysaan
@abdirahmanmowlid2545 Жыл бұрын
Waar ninkani ma Nabi aadan walaalkiibaa tolow muxuu cilmi hayaa