SHUSHU, ABU DAJAAN U DHAAF WIILKAN, ANNAGA SAWAXIL SARKAL AH, MA AAMINI KARNO, WIILKAN ABU DAJAAN WA SOMALI BALLAN AYU QAADAY, EE HA LOO DHAAFO.
@HalimaRage-q6nКүн бұрын
Abudujana allaha ku gu asturo cunuga yar ee laadulmiyee inshaallah khayr ba ku dhaan
@HawaKinsiКүн бұрын
Habo Canadian boy ❤habo qabso xasbiyallaahu wanicma wakiil akhriso laaxowla wallaa quwata illaa billah
@mohamedahmed4511Күн бұрын
Abuu Dujaana qof masuul ah ayuu u egyahay wiilka dhibka haaya ilaahey amuuraha ha u fududeeyo.
@abdidiirye2332Күн бұрын
Absolutely Ninkan wiilka hayo oo hada hadlaya waa nin system-ka Doowladnimada sifiican u yaqaan,laakiin dadka kale ee hadlaya kaliya waa views doon nothing else.
Abu Dujaana maahan qofkasta inaad la wadaagto arimaha wiilka
@User2-y6uКүн бұрын
Wiilka yar Allah ha ka nabadgeliyo kuwa amaankiisa khal khal galinayo
@amran2152Күн бұрын
Abudujana cunugas Ayan lagala hoosbixin plz
@fatumamaow5018Күн бұрын
Waa runtaa ❤
@HalimaRage-q6nКүн бұрын
Illahow kabadbaadi cunuga yar moryaantas
@gfgufbhvyg3813Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@HalimaRage-q6nКүн бұрын
Illahow ugargar yaarabi wilkayar yar
@sahragure2518Күн бұрын
Nagtaan show bey wadaa
@DuniaIsmail-of1oeКүн бұрын
naagtan
@kahaomar1829Күн бұрын
War wilka cidna haw dhiibin ee hay ma dad ladaradii Awolba sidaa ugu xiran bad ku halayn wilka
@DuniaIsmail-of1oeКүн бұрын
Abu Dijana waa qof cod kara
@somalidaacadah9734Күн бұрын
WALAALKA WIILKA HAYA Xafiis cunuga inlagula wareego weeye maaha nin iska socda in cunaga loo dhiibo maaha .
@sahragure2518Күн бұрын
Naagtan hala hadlin cidii wilka u haysaa katag
@sidrasirad9475Күн бұрын
naagtan way khaldan tahay abudajna ka saxan maha inay iska soo dirto qof iska hadaho weye maaba kalagaranayso wiilkan inu qof wayn yahay iyo inu caruur yahay caruur hota wa ciiyaal ninkan wa 20 jir wa nin wayn walahay bilahay 17 bay guuursaden caruuur leyihin oo reerahooda u shaqeyan oo biliyan yes isaga hibato qabtay lama yaabini waxan la yabaay kuw wiilkan ciyaalka ka dhigaya maha ciyaal abuse ka daya wiilka aad ciyaal ku shegaysan ninkan inanka hayaa wuxu rabaa inu u dhiibo wiilka dad muhiima oo magac leh oo sharxiyaysan habar meel ka soo qaylinaysa oo ilamo yar ku sheegaysa wiilka maha in loo dhigo wiilow hay ilamahasi ila gaacan muhiima canadiana kala waregto si yar oo fudud haabar magac doonay yay ka qadan macahana oo ogayd wiilka dhibtu ku jiro faraha kaqaday ha u dhiibin u dhiib canadiaanka markay kuu yimadan ama safarada gayso
@deeqaluula1083Күн бұрын
Naagtaan way been badanthy yaa larumeysan
@asliimuur50244 сағат бұрын
Naa ninka ha caayin meel cidlo baa ka soo qaylinaysaa isku xishoo duliyahay
@mariammohamed6389Күн бұрын
Naagtaan ceytameysa maxeey tahay maxaa ka quseeya wiilka
@abdidiirye2332Күн бұрын
Qofka marka uu hadlayo waxaa laga fiiriyaa fahanka uu kahaaysto wax uu markaas kahadlayo.