Live xiiso badan Mohammed Omar & Abubakar Mohammed -Wehel 19

  Рет қаралды 52,274

Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

Күн бұрын

Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
www.youtube.co...
Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo _______________________________________________________
Follow me on social Media.
Facebook: brotherAbubakar
Instagram: abubakar_mohamed
twitter: BrotherAbubakar
Snapchat: Abubakar-z
MAHADSANID

Пікірлер: 238
@zmzmcardp
@zmzmcardp 4 жыл бұрын
Well Done!.. Thank ya... Suheyb sajid media. Ayuub yuusuf sakiin. Mubaarak haadi. Saddexdaa inoo balami Abuubakar Thanks.
@zamzamsharafindhadeero7319
@zamzamsharafindhadeero7319 4 жыл бұрын
#Ustaad mohamed omar waan kutaageeraa in badan. Sidookale isbedelka noloshayda adigaa qeyb baaxadweyn kaciyaaray ❤❤❤ Allaah swt waxan kaaga baryayaa in aad kamidnoqoto kuwa jannada loogu bishaareyey
@umucafiifah9258
@umucafiifah9258 4 жыл бұрын
"Qof kastoo guuleystay wxuu leeyahy qiso xanuuun badan"
@dr.shafiesalebanismail476
@dr.shafiesalebanismail476 4 жыл бұрын
Guusha laguu sheegayaa tabtaas ah
@asturansal2676
@asturansal2676 4 жыл бұрын
Xaqiq abayo
@UmalkhayraxmedIbrahim-fc4so
@UmalkhayraxmedIbrahim-fc4so 5 ай бұрын
Waa deremo inaga dhigayo kwa gulesto😢
@sacdiaabdalla9415
@sacdiaabdalla9415 4 жыл бұрын
wcs wllkeen abubakar caawe aad ayaaan ugu farxay macalinkeeena qaliga ah mohamed omar wlhi aad ayaaan ujeclahy tababaraheeena waayo waaa qofka noloshyda rasmigaaa ibaray wlhi ani iima aha ma aha tababare macalin aan dunida ujeclahy ayuuu iinoqday mohamed qofku caqli badan maskax rabi siiyay waaye masha allaah anoo ardayad iskool dhigta markaa dhamenayay bartaya faaido iyo mak koris kahely maanta waxa aan jamacada kabarto qayb waan ayuu kaqadaty waayo rabitankaga iyo waxaaan jeclahy idareeensiyay anoo ladhahaayo wadanka jamacda kabaro oo waxan jclahy na ay wadanka laga baran ayaaa ijihayay casharadiisa ayaan kudareeemy inaaa waxaa jclhy barto meelkasta iyo wadan kasta igu qadato markaaa ayaaa goankaygii baday oo aabo iyo hooyo usoo bandhigay inaa wadanka kasocdo ooo saaan waxaan jeclaa uhello dhip iyo qaylo haigu qadato walidka bosaso jogay markaa lkn alx mesharabay waan tagay jamacdii last simistar hda iidhamaty waxan kurajo waynahy in noloshyda waxbadn uqabandooono iyo wllhyga somaliyeed mohamed casharadiisa ani xiiso gaar ah iiileeeyihiin iyo dhadhan kadun sida dadku uarkaaan compurkauga casharadiisa iiga buuuxa markaaa caajis dareeemo waaan dhagaystaaa markaaas naash ayaaba kahelllaah alllaah haku xifdiyo macalin aaad aayaan kuu jeclahy wlhi waxa rajaynayaaa inaaa markalle noosoo noqoto oo suaaalaha kuwaydiiino abubakar wllky arabi hanookadaayo wlll qaali ah markasta wanaaaga naladoonaya iyo guuusha جزاك الله الخیر sharaf iyo cisi noogu nolada ُ‎
@inaaxmad3369
@inaaxmad3369 4 жыл бұрын
Mansha allah hambalyo abaayo
@abdirizakrays2618
@abdirizakrays2618 4 жыл бұрын
Masha allh ❤👏
@ilovealnasiixamedia1466
@ilovealnasiixamedia1466 4 жыл бұрын
Mashaallah sharaf aduunya mid aaqiro Allah kusiiyo wll qali ❤️❤️❤️❤️❤️ adna
@roosbashiir8626
@roosbashiir8626 4 жыл бұрын
Ax wlhi qof walpoo guul garay wuxuu soo maray caqabo adag Mohamed Omar Alle haku sharfo wllo wxa noo tahay tusaale wnagsan
@Its_areesh0
@Its_areesh0 4 жыл бұрын
1 subscribe Hadaa isiiso HOYADA JANADA ALE HA GEEYO AAMIIN YAARABI 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@halimoomar4897
@halimoomar4897 4 жыл бұрын
mohamed and apupakar ilove. ........😊👍👍👍👍👍💖💖💖💖💖💖💖
@ashaaden7210
@ashaaden7210 4 жыл бұрын
MashAllah JazakhAllahu kheiyran to the both of you. This was so inspiring. Be your biggest fan and clap for yourself when no one else is doing it . This is one of the best episode so far
@fardosahirsi
@fardosahirsi 4 жыл бұрын
If people say "You can't Do it". Proof them wrong be doing it the best 💯.
@waliidbarre417
@waliidbarre417 4 жыл бұрын
Sheikh abubokor run ahaanti wad dedaalaysa kolba sheikh iyo aqoonyahan ayad noso casumeysa ,Aad iyo aad bad umahadsantey runtii ilahey haka abal mariyo, lkin wxan ka codsanay inad no so casuunto sheikh mustfe xaji ismael haruun .
@hafsanasser2046
@hafsanasser2046 4 жыл бұрын
Mohamed Omar alle ha sharfo wax bdan buu noloshyda ka badalay, noolow inty nolol jirta, Abubakar thankz.
@samirasahra1747
@samirasahra1747 3 ай бұрын
MaashaALaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 4 жыл бұрын
Go hard or go home nice 👍 that is all !Allaha idinbarakeyo 2dinaba Abubakar& Mohamed
@munatansani985
@munatansani985 4 жыл бұрын
Mohamed iyo abubakar wan salamayaa.mohamed cumar hablaha iyo wilasha islii nayroobi way ku bahanyihiin .qaxoonti badan oo noloshii isku dhiibay ayaa jooga.mohamed waxan ka codsanayaa inuu mar uun imado nayroobi.cawimo ayeey kaga baahanyihiin islii.haduu alle iraahdo oo carone baxo waa cod si soo jeedin.inuu ii soo jawaban wan jeclahay
@HoodoAhmed-w5p
@HoodoAhmed-w5p 7 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شيخ أبو بكر حفظه الله شيخنا
@muscabfaras8027
@muscabfaras8027 4 жыл бұрын
Manshallah barakallah, Wlhi live kani wuu isaameeyey Waxaan dejistay qorshe cad oo aduun iyo aakhirba ii koobay Waxaan rajeynayaa inuu ilahy ajar idinka siiyo Labadayda Ustaad Mohamed omer iyo abubakar Mohammed Inaan ka dhabeeyo oon Ku aflaxana ilahy ban weydiisanayaa Alhuma aameen. 🤲
@farhanmohazilabdi8941
@farhanmohazilabdi8941 4 жыл бұрын
M.a bro hore usoco
@muscabfaras8027
@muscabfaras8027 4 жыл бұрын
@@farhanmohazilabdi8941 Aynu si wada jira ugu socono walaal.
@farhanmohazilabdi8941
@farhanmohazilabdi8941 4 жыл бұрын
Hye sxp rajadad allah ku rumeyo 🤲
@muscabfaras8027
@muscabfaras8027 4 жыл бұрын
@@farhanmohazilabdi8941 ameen wll adigana wanaag oo dhan hortaada haka yeelo.🙏❤🤲
@ifraaxcabdirasaq2288
@ifraaxcabdirasaq2288 4 жыл бұрын
Liveka maanta saa udhageysanaye lee i couldn't even comment🤦‍♀️i was busy taking points ❤❤ Mhdsanid sheikh #Abubakar waxwalba oo aan manta faaiday adaa sabab u ahaa iyo dhiiragaliyaheena #Mohamed ❤illahay haidiiin ziyaadiyo aqoontiina hana nii barakeeyo waa idin jeclahay wlhi waana idin taageera ❤Noolaaaaada
@fardowsaahmed6790
@fardowsaahmed6790 4 жыл бұрын
Mashallah
@ikraancayuni2571
@ikraancayuni2571 4 жыл бұрын
Mohamed omar masha allh waan nin aan jeclahay dhiri galintisa
@sumayoasad7547
@sumayoasad7547 4 жыл бұрын
Masha allah ustad mohammed iyo abubakar alaha idin xifdiyo
@cqanixaaji9029
@cqanixaaji9029 4 жыл бұрын
Thank you so much my dear brothers our allah will give you janah . I want be life coach better then you I love you so much @Mohamed Omar and @ abubakar mohamed
@mohamedshuuke9855
@mohamedshuuke9855 4 жыл бұрын
MA sha Allah Mohamed iyo abubakr aad baad u mahadsnthiin
@axlaamburhaan5866
@axlaamburhaan5866 4 жыл бұрын
Jazkumullaah sheikh abubakar alle haka abaal mariyo saad Nola wadagaysid khyrka
@cabdicasiis7824
@cabdicasiis7824 3 жыл бұрын
Good l will not Give up
@adankhalifabdullahi5549
@adankhalifabdullahi5549 4 жыл бұрын
M.a sheakh Abu bakar iyo ustdy Mohammed Omar tnx
@hanihassen6686
@hanihassen6686 4 жыл бұрын
Mashallah waa qiiso cajiib ah qof kaste unoo meel gaaro rabo inoo gaari karo horey aan usocono inshallah mahadsanid walaal abubakar iyo walaal mohamed omar👌🤗
@boqoradaadunka8622
@boqoradaadunka8622 4 жыл бұрын
Anoo guriga hagaajinayo ayaan dhageysanayaa dhiri galin👍❤
@xabiiboshariifcali7620
@xabiiboshariifcali7620 4 жыл бұрын
MASH allh allh kuhafido sheikh Abubakar maxamed 💯💞💕❤
@ibrakadarba6641
@ibrakadarba6641 2 жыл бұрын
Allah. Akbar😢😮 never give up 🔝
@hoyoomuna8706
@hoyoomuna8706 3 жыл бұрын
Asc. Masha allah wiila sha dhalinyara da ah allah ha idin xifdiyo waan idin salaamayaa idin habalyeyna yaa caqliga saliimka ah allah ha idin barakeeyo. Waxaan rabaa inaan luuqiina idin ku lasoo xidhiidho ama aad ilsoo xidhiidhan gaar ahaan Abubakar. Arin muhiim ah ayaan rabaa inaa iga caawisaan. Fadlan ilasoo xidhiidha.
@salamhani2469
@salamhani2469 4 жыл бұрын
Masha allah mohamed omar keep going wll and sh abubakar thans wll
@aisxaqcali3781
@aisxaqcali3781 3 жыл бұрын
Asc sh abubakar maashaa Allah allaha kubarakeeyo
@thatgirlsally1366
@thatgirlsally1366 4 жыл бұрын
Watching you smile like that you just made my day your smile jive me chills I can't take it anymore I would see you smile instead of doing anything else
@cadnaanyare8362
@cadnaanyare8362 4 жыл бұрын
Well done ustaad kept your talent and keep it up
@nasirteacher8062
@nasirteacher8062 4 жыл бұрын
jazakumullahu khayran saaxiibayaal💖🌷 ↪ MUBARIK HADI inoo soo casuum abubakarow wll
@hamdiyussuf1334
@hamdiyussuf1334 4 жыл бұрын
Cid Mubarak
@sacdiaabdalla9415
@sacdiaabdalla9415 4 жыл бұрын
allaah haidin daayo dhiiranaan ayaaan idinkahellaaaa iyo inaan guuulysto 😍😍😍
@hibodayib9507
@hibodayib9507 4 жыл бұрын
Masha allah we love both of you brothers long life ilahayna ha idiin xiftiyo Aakhiro iyo Aduunkaba
@fawsiyoomar7661
@fawsiyoomar7661 4 жыл бұрын
Masha Allah mohamed omar
@dr.shafiesalebanismail476
@dr.shafiesalebanismail476 4 жыл бұрын
This is your brother or not?
@halimaibrahim7458
@halimaibrahim7458 4 жыл бұрын
Masha Allah sheqow
@AYusuf-ll8kf
@AYusuf-ll8kf 4 жыл бұрын
ASC masha taabarik ilahaye ha idiin cafii wallahaye
@muhiimmahamed8907
@muhiimmahamed8907 4 жыл бұрын
Mansha allah allaha ini xiftiyo
@maryanabdirahman8018
@maryanabdirahman8018 4 жыл бұрын
Mansha Allah abuubakar allow Ku xafid aad baan motivation kaaan uga helay dhab ahaantii waxaan ka soo qaaday in kaligay LA Ila hadlayo in badan mahadsanid
@nasteehohenna9082
@nasteehohenna9082 4 жыл бұрын
Mash Allah wll mcn Allah ha ku xafido ramadaan Mubarak
@DaahirCabdirisaaq-bd4vd
@DaahirCabdirisaaq-bd4vd 4 ай бұрын
M.a wlahi waxyaabo badan ayaan ini kafaaiday kaa nolosha kusaabsan illaha ha ini xifdo❤
@hafsashire8029
@hafsashire8029 4 жыл бұрын
M. A and ban ula dhcay inaad nlshaada horey uwado guul kuu rajena insha allah
@momloveu9389
@momloveu9389 4 жыл бұрын
Mash allah
@deeqomahamed3429
@deeqomahamed3429 3 жыл бұрын
Allahakuxifdiyo,abubakar
@ilovealnasiixamedia1466
@ilovealnasiixamedia1466 4 жыл бұрын
Walaxey aniga igabarteeney manta dham iisheegaayaan kuwaan 😁😀😀😀 wax cusub dham ma maqlooyi wlahi
@nimcoali305
@nimcoali305 4 жыл бұрын
Abubakar shukran insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏💯🙏
@drsmaandeeqabdullahi4773
@drsmaandeeqabdullahi4773 4 жыл бұрын
masha Allah waxaa tihiin dad mudan in nolosha laga cabirto not hope only measure waxan jeclahay in badan inaan dhageysto dadka nolosha wax ka badalay lakiin rajadeydu maaha ayago kale inaan naqdo waana boogaadinayaa ineynan rajadeena ka dhigan rajo qof kale insha Allah waxan rajeynayaa inaan wax badan iskakey badali doono markaan nafteyda dhiiragaliyo I will do what he or she do yes i can for every thing that do others
@anzalqurux3781
@anzalqurux3781 4 жыл бұрын
Mansha Allah xaqiqadu ka hadle wlhi 💯nolosha sidedaba dag dag laguma garo
@inlove7223
@inlove7223 4 жыл бұрын
Our role models 🙏💕❤️
@zuzaanqali4699
@zuzaanqali4699 4 жыл бұрын
MachaAlla Allah hanoo wada fududeeyo ahdaafteena Aminn
@fawsiyoomar7661
@fawsiyoomar7661 4 жыл бұрын
Masha Allah
@khadiijaumuabraar1737
@khadiijaumuabraar1737 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah hadinbarakeyo wllo
@NIMCADaahir-e9r
@NIMCADaahir-e9r 9 ай бұрын
M.a ilahay haixifdiyo wllha ❤❤❤❤❤❤
@aliishaahmaas1716
@aliishaahmaas1716 4 жыл бұрын
Mohamed omer ustad aan wx badan ka faaida
@mohamedmohamud9349
@mohamedmohamud9349 4 жыл бұрын
Asc sheekh Abuubakar Mahamed
@deqolullofficial1421
@deqolullofficial1421 4 жыл бұрын
Mashaallah Allaha 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@NIMCADaahir-e9r
@NIMCADaahir-e9r 9 ай бұрын
M.a jasaakalaah qayran❤❤❤❤❤❤
@nahuuzdiirie2658
@nahuuzdiirie2658 4 жыл бұрын
HdaH ayN is paDalyaaH walipaH islaH waQtiH xaadirkn🥰❤🙏waa xikmaD aaan aaD uga HelaY jamiil m.a💝 alleH alleH haidin parakeeyoH lpadiinaH 🙏❤😊
@jamiiloabdule8236
@jamiiloabdule8236 6 ай бұрын
Cid Mubarak❤
@babasicandar2738
@babasicandar2738 3 жыл бұрын
Waxaan aad ugu farax sanahay maxamed cumar cismaan sida fiican ee uu ii dhiirigaliyay
@hassanabdullahi6257
@hassanabdullahi6257 4 жыл бұрын
Wlal Qli Mohamed Omar mahadsanid ❤️❤️🙏
@Umatiza
@Umatiza 4 жыл бұрын
Mncha Allah mohomet io abubakar aad ayaad u mahdsan tihiin
@suaadmohamed4338
@suaadmohamed4338 3 жыл бұрын
Wcs
@deqolullofficial1421
@deqolullofficial1421 4 жыл бұрын
Thanks
@saladomar1672
@saladomar1672 4 жыл бұрын
Allaha kubarakeyyo Masha Allah
@munacabdullahi3710
@munacabdullahi3710 4 жыл бұрын
Masha allah Abti mcn ramadaan kariim ayaan ku leeyahay Abti mcn nolasha kuma xumeyso Abti mcn ❤❤❤🙌🙌🙌🙌
@muhuboidle2333
@muhuboidle2333 3 жыл бұрын
ManshaAllah 👏🏿👏🏿👏🏿
@qumangurey3471
@qumangurey3471 4 жыл бұрын
❤️❤️ Masha allah mahad sanidiiin
@nimao_ayaan
@nimao_ayaan 4 жыл бұрын
Xppy mohamed wlhi you are extra legend 👏❤🙋
@hafsanasser2046
@hafsanasser2046 4 жыл бұрын
Walhi wuu iga oohiyey mohamed, illahy ha ku sharfo, nolosha dad badan badalkeeda waa guushaada.
@deqolullofficial1421
@deqolullofficial1421 4 жыл бұрын
Ok
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 4 жыл бұрын
Maashaa Allah shiikh abuubakar iyo mahamed
@fartunali5759
@fartunali5759 3 жыл бұрын
انا احب السلام
@UmalkhayraxmedIbrahim-fc4so
@UmalkhayraxmedIbrahim-fc4so 5 ай бұрын
Laga yabaa bari hore ina dawaty ane Hada dawana I.a qeerka an zidi azxbda aan weneno 😢
@ayaandaahir6881
@ayaandaahir6881 4 жыл бұрын
we love you so much my brothers❤❤❤❤
@mxm5325
@mxm5325 4 жыл бұрын
Masha Allah wll ale ha ku xafido maxamed Cumar
@lailafarah2960
@lailafarah2960 4 жыл бұрын
Masha Allah👏👏🎖🏆🎊❤
@fawziabashey3538
@fawziabashey3538 4 жыл бұрын
MashaAllah my brother good job
@weedhsanbeautyladies8226
@weedhsanbeautyladies8226 4 жыл бұрын
Mnsha allah alybrik wllkey
@sahrayuusufsheikh5339
@sahrayuusufsheikh5339 4 жыл бұрын
Maasha allah ilaahy ha idiin xafido
@lailafarah2960
@lailafarah2960 4 жыл бұрын
Masha Allah❤
@yacquubabdiwahid9958
@yacquubabdiwahid9958 4 жыл бұрын
Mxmad cumar ala yacisk ustaadii
@juweriyasaleebaan6508
@juweriyasaleebaan6508 2 жыл бұрын
Maschalallah
@suaadmohamed4338
@suaadmohamed4338 3 жыл бұрын
Maashaa alaah
@adoontialle6755
@adoontialle6755 4 жыл бұрын
Masha allaah alle hai din xafido
@Deeeqomaxamed-v3q
@Deeeqomaxamed-v3q 7 ай бұрын
Masha alaah wsc
@fartunali5759
@fartunali5759 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
@---7573
@---7573 4 жыл бұрын
Wlhi Mohamed Omer alle maskax siiyay sideedi bu uga faaidaystay Maskaxdisa alle haw barakeeyo
@fadimonimco9634
@fadimonimco9634 4 жыл бұрын
Amiin jasaa kalaah
@DrrFatma-t2e
@DrrFatma-t2e 4 жыл бұрын
💯👌👌👌👏👏👏
@engnaajiinamokone
@engnaajiinamokone 4 жыл бұрын
Asc ..dhamaantiin waan idin salmayaa...waa sidii kulankii Boorama oo kale.
@deqolullofficial1421
@deqolullofficial1421 4 жыл бұрын
Mashaallah ❤️❤️
@muxiyadinhxasan709
@muxiyadinhxasan709 4 жыл бұрын
Mansha Allah wllo
@sahrocabdirisaaqcartan3083
@sahrocabdirisaaqcartan3083 4 жыл бұрын
Masha alaah wllhy jasakalaah khar r
@sucaadomaxamed780
@sucaadomaxamed780 Жыл бұрын
Maashaa alaah ❤❤❤❤❤
@hooyoqaali9073
@hooyoqaali9073 4 жыл бұрын
masha allah allaha kuxifdiyo adiga iyo familkaga oodhan amiin yarabi
@falismussewehliye1598
@falismussewehliye1598 4 жыл бұрын
wlhi qorsho aya lahay lkn dhiragalinbaan kasihelay iyo alarji badan allaha ka abalmariyo abukar sidaad inogu xusho waxyabaha mahim ka ah ajar allaha kusiiyo
@nimcomaxamed9560
@nimcomaxamed9560 4 жыл бұрын
Asc
@omaribraahim6472
@omaribraahim6472 4 жыл бұрын
M.a
Ha Murugoon (1)-  Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
37:08
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 80 М.
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 1,9 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 128 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 14 МЛН
sh.saciid raage iyo abubakar maxamed
8:50
Abubakar.M.
Рет қаралды 454
ABUBAKAR-MOHAMED IYO MOHAMED-OMAR WADA SHEEKEYSI DHAXMARAY
1:00:00
Somali Vlogs Channel
Рет қаралды 14 М.
Q11 Dhacdooyinkii & Maalmihi Abu Bakar Iyo Cumar II Sh Xassaan
1:25:50
Daarul Xadiith
Рет қаралды 10 М.
Barnaamijka Bandhiga Mohamed Omar iyo Ururka SOYATO
1:55:06
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 62 М.
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 1,9 МЛН