FILO PART 128

  Рет қаралды 60,199

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi

Пікірлер: 536
@CabdicasiisXidig
@CabdicasiisXidig 3 сағат бұрын
Waxan ka dawnaya badhan musalsalkan alhamdulilah tan iyo shalay barwaaqo iyo roob ayaan haynaa ❤
@SamiiraAbdiqani
@SamiiraAbdiqani Сағат бұрын
angupa waan kula hayan mazhlaHa😊
@abdirahmandaaadchannel7502
@abdirahmandaaadchannel7502 3 сағат бұрын
Xamaas iyo Xisbullah guul baan u rajeynaayaa 🎉
@HiboCumar-e5f
@HiboCumar-e5f 3 сағат бұрын
Insha alaah ❤❤
@nastahmed8018
@nastahmed8018 3 сағат бұрын
Inshallah gull
@NICIMOMOHANED
@NICIMOMOHANED 3 сағат бұрын
Inshallah
@UbahBashir-c8j
@UbahBashir-c8j 2 сағат бұрын
Insha alaah ❤
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 3 сағат бұрын
First one 😂😂😂😂😂😂 Hadaad ka mida tahay dadkii sida tooska ah ugu xidhnaa filimkan filo xalaqdii one ilaa 128 ilaa kii ka horeeyay Ee ifrtayee maxaad faiday please liketa dhac ku siii😮👍😂
@fardowsoabdi2512
@fardowsoabdi2512 3 сағат бұрын
Wlhi wax yaabo badan Ayaan kafaaiday 2 badaba
@AnzalAhmed34
@AnzalAhmed34 2 сағат бұрын
Wax yapo badan oo inta lagu soo kopikarin😊
@LaylaAxmed-rw7pi
@LaylaAxmed-rw7pi 2 сағат бұрын
FILO Waxaan ka faaiiday in aduunka waxwalba laga fisho dhamaan jilayaasha oo dhana waan jeclaaday❤❤❤❤
@Tahliil1
@Tahliil1 2 сағат бұрын
Waxan ka faaiiday qofka sxbka ah inlagu so adeegsankaro oona kukalsonanin sxbka ama sxbtaa dhilin yaro isjira
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 сағат бұрын
​@@LaylaAxmed-rw7pihaa jilayaashu waa hoga tusaalayn wayku mahdsn yihiin Alx🎉🎉🎉 abubakar mahdi iyo team kiisuba🎉🎉
@Hodanhaji-d7l
@Hodanhaji-d7l 3 сағат бұрын
From jigjiga Somalia 🇸🇴 🎉1 ilaa 128 wn dawaday alxamdullah thanks wll akor4
@hamdadagaal284
@hamdadagaal284 2 сағат бұрын
kula mid ahy
@Najmaapshir
@Najmaapshir 2 сағат бұрын
JIGJIGA ISKU MEL 😮
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Сағат бұрын
@Anab-s7g
@Anab-s7g 2 сағат бұрын
Waxan xasuustay heestii Nabsi baa adeegee Waxaad nabad u hurudoba Nasiibkaa ma kulanteen Ana mayska noolahay Yaa ALLAAH qof walboo qof daacada dhibay qalbigiisa oo ka oysiiyey rabi ha ka soo saaro nabsigiisa
@CaishoKiin
@CaishoKiin 3 сағат бұрын
Kusaliya xabibkena muxamad scw❤
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 2 сағат бұрын
Scw scw scw ❤
@sulekhacabdisulekhacabdi9466
@sulekhacabdisulekhacabdi9466 2 сағат бұрын
صلي الله عليه وسلم
@ShukriKhalif-gh6ql
@ShukriKhalif-gh6ql 2 сағат бұрын
Ku saliya xabibkeena muxamed scw scw scw❤❤❤❤
@JamaalApdirisak
@JamaalApdirisak 2 сағат бұрын
Wixi bilow illa dhamad lasocday one like team filo❤
@drnaemaabdullahi1462
@drnaemaabdullahi1462 2 сағат бұрын
Wixii ha dhihine ruuxiii dheh ileen dad baa nahaye
@sucaad104
@sucaad104 2 сағат бұрын
Filimka kaliyah aan daawado oo hal xalqad idhaafin alxamdulilaah 😘
@SeynabXuseen-fl3ok
@SeynabXuseen-fl3ok 2 сағат бұрын
Sido kale wllhi ❤
@Caliya7
@Caliya7 2 сағат бұрын
Yaa Allaah musliminta dhamaantood u gargaar oo kayeel kuwii cadowgoda umidooba oo kaguuleysta Yaa Rabbirraxmaan. dadkeena somaliyedna walalnimada iyo wadajirku iney macantahay fahamsii oo cudurka qabyalada kacaafi ❤️ ☪️ 🕌 🕋 ☪️ 🇵🇸 ♥️
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 42 минут бұрын
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕌
@SamiraOsman-k8s
@SamiraOsman-k8s 2 сағат бұрын
Sharif halag iyo sahra dhiman in laso qabto thanks Abukar Mahdi iyo team kiisa Axada masogala filinka insha Allah
@souadelmi5470
@souadelmi5470 3 сағат бұрын
wlh sabirin runted waaye durufta aya ka dhigaysa qof adag 😢 hadhal mell ii tabtay thanks abubakar mahdi and All teams gurmad
@AmiiraAbdiraxman
@AmiiraAbdiraxman 2 сағат бұрын
mafarxa ma oya wlhy ma aqan dhinacna waan farxay dulmilayashi inay ciqab toda marayan dhinacna waa naxay madama film ka gabo gabo yhy ala filo maxaa uxiisi dona noloshayday kamid noqden teamkan alow dambigiina dhaaf adeer abukar sida noga farxiso marwalba ilahay hakaga farxiyo wanii xiisa wlhy😭😭😭😫❤️
@caarafmadar6038
@caarafmadar6038 3 сағат бұрын
Qokii kowaad oo comment qorA aniga maanta❤❤❤❤❤❤❤
@caarafmadar6038
@caarafmadar6038 2 сағат бұрын
Maama faynuus rabi ha caafiyo Aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢
@xafsoaxmed7106
@xafsoaxmed7106 2 сағат бұрын
Abuukar mahdiyoow janada allah Haku galiyo wiigiiba 3 xalqo nooga dig raabi yaa raxmaan❤abuukar intaas bas lee noo sameey abuukar mahdiyoow please please please please please please please please please please please please please please please please please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi Сағат бұрын
Walal Weega Soo Socdo Ayuu Dhamaanayaa Maxaan Sedex Ka Dhigaa
@daudofficial29
@daudofficial29 2 сағат бұрын
aan Ku Wada Salino rasuulkeena Muxamed SCW ❤
@mariahappy9532
@mariahappy9532 2 сағат бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 сағат бұрын
WAA RUNTAA. SBOKER MAMADA FEYNUUS XADLKEEDA. KAWAN. SIDEE. TAHEY MSR. IYADOO XANUUNSAN. OGAA. DHAQTER. KUJIRYO. HADA. XASLADEEDA. BOOSHEEG ILASHEY HADIIYO. CAAFIMAAD. BUUXA. CINRI DHEER. CIBAADO. SUUBAN AAMIIN. YAARABI. MAM LOVE YOU❤❤❤❤❤❤
@hamsenour2714
@hamsenour2714 2 сағат бұрын
Mama feynuus cafimaad ALLAHA siiyo. Thanks abukar bro
@MaxamedJuxa-kf6vi
@MaxamedJuxa-kf6vi 3 сағат бұрын
GabaR Filo FiRSaTo aan SaxiBNo MaHeLaa ❤
@IkraaniitaAbdinuur
@IkraaniitaAbdinuur 3 сағат бұрын
lcg maasiinee boowe 😂😂😊
@HaboonOsman-zf8ui
@HaboonOsman-zf8ui 3 сағат бұрын
Weykan
@PrincessMinhaaj
@PrincessMinhaaj 3 сағат бұрын
Walhi kow ila hada dawanoyaaa😢😅
@MohaGulet
@MohaGulet 3 сағат бұрын
Haa wll
@sicidoali1527
@sicidoali1527 3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤yes
@Dayr12
@Dayr12 Сағат бұрын
intii la socotay filmkan cajiibka ee FILO biloow ilaa hada like ta ku booba hal xalqad igama tegin 🎉🎉🎉
@aasiyaabdi8021
@aasiyaabdi8021 3 сағат бұрын
Dadka filimkan wakhtiga laso daayo dawada oo la socda wan idin salamay❤😊
@umuhafsa830
@umuhafsa830 3 сағат бұрын
Waa kaqadni
@gudonfarahcabdi1900
@gudonfarahcabdi1900 3 сағат бұрын
Wanka qadnay xppti
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 2 сағат бұрын
sabirin see wax yeshay guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@Fadxiadan-kg7ug
@Fadxiadan-kg7ug 2 сағат бұрын
Ku sali xabiibkeena muxamed scw scw scw
@AyaanMohamed-c3y
@AyaanMohamed-c3y 2 сағат бұрын
Mnsha allaah maamo faynus Cimridheer iyo Caafimad
@fadumayusuf134
@fadumayusuf134 3 сағат бұрын
Shukran wad naga farxiseen
@Khadijo60
@Khadijo60 2 сағат бұрын
allaha u siyaadiyo caafimaadka walaasheen feynus sheekh daahir amin ya rabi
@Dagan.0
@Dagan.0 3 сағат бұрын
Filo markee soo dhacdo madaxa fax fax buu inoqdaa🎉😭😂
@zamzammohamed7495
@zamzammohamed7495 2 сағат бұрын
Sem😂
@khadraali5225
@khadraali5225 Сағат бұрын
anigabo😂😂😂
@fadumojibriil6502
@fadumojibriil6502 3 сағат бұрын
Woow anaa u horeyey maanta❤
@hassanwais2921
@hassanwais2921 2 сағат бұрын
Falastiine xuusbulah iyo Iran ILAHAY ha guuleyo
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 3 сағат бұрын
Sumeya good job
@xamiida20
@xamiida20 2 сағат бұрын
Salaam Gurmad team , this is really another level episode amazing well performed keep up the Good work Team Gurmad special thanks to the director Abukar Mahdi who made it happen ❤❤❤❤❤❤
@SalmaAden-p2e
@SalmaAden-p2e Сағат бұрын
🎉🎉hahaha
@sagalgacal2479
@sagalgacal2479 2 сағат бұрын
Waan farxsanhy maanta awel waa idanka niyad jabey ❤
@xiiray880
@xiiray880 2 сағат бұрын
Anuu fikirka inantu aabahed ku odhanayso aabe dab sar wan ka soo hor jeda dhaqankena ka mid maha🥱
@MaryamoRuun-nq5lu
@MaryamoRuun-nq5lu 2 сағат бұрын
ma asagaa sameyay hee gabadha ciil ba hayay
@ayaanhussein2046
@ayaanhussein2046 2 сағат бұрын
Allaha inoo caafiyo mama feynus sheikh daahir ❤❤❤
@filsanmed3326
@filsanmed3326 2 сағат бұрын
Mashaallah mama ferouze Allah cafiyo🎉
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal Сағат бұрын
Kooxda gurumad dhamaantii salaan sharaf dhamaantiin waan idiin xiisi doonaa ilaa wakhtigaad noo soo laabtaan ❤❤❤❤❤❤❤allow idin xafid
@lol-fq4xf
@lol-fq4xf Сағат бұрын
Mama faynus allah siiyo cafimad waro iyo cimri dheer
@munasarmohamed8079
@munasarmohamed8079 3 сағат бұрын
Weligey like KZbin laima saarin 😂😢
@ubaxaxmed1656
@ubaxaxmed1656 2 сағат бұрын
Alx hoyo feynus Allah cafimadka usiyaadiyo❤
@aaminoabuukar7765
@aaminoabuukar7765 2 сағат бұрын
Mama feynus waa hooyada fanaka Somalia Alle no dhafo
@nimcobihi982
@nimcobihi982 13 минут бұрын
MEEL FIICAN. AYUU. MARAYAA. FILIMKII. MAANSHAA ALLAH. MAHADSANIDIIN. DHAMAANTIIN ❤🇸🇴
@rinaadxaaji1610
@rinaadxaaji1610 3 сағат бұрын
QOFKA LAWDA AHY ya igu si xigaa ❤😂
@hamdadagaal284
@hamdadagaal284 2 сағат бұрын
waw tuug dhaman wa la so wada qabtay so wada filimka wa sii macanayaa😂❤❤❤😊
@dahranbintixuzein7746
@dahranbintixuzein7746 2 сағат бұрын
alxm hade cafimade mamo faynuus alle hausiyadsho cumrigana hauba4akeyo alluma amin
@xaliimoaxmedcali
@xaliimoaxmedcali 2 сағат бұрын
Kusaliya xabibkena maxamed salalahu calayhi wasalam❤❤❤
@FaysaFarax-lk3py
@FaysaFarax-lk3py 3 сағат бұрын
Film ku wa dhammaaadbee ka waran hdi dadweynaha laga qato ruwayd cusub ka turjumaysa dhnwlb aragtiddod
@IqraAbokor-b7m
@IqraAbokor-b7m 3 сағат бұрын
Thanks abuukarkeena hadaad sabtididiina nosoo deysey❤🎉
@SamsamCabdi-i4c
@SamsamCabdi-i4c 2 сағат бұрын
Cimri dheer iyo caafimad taaama dhamantinba idam alle🫡
@AnisoismailHussien
@AnisoismailHussien 20 минут бұрын
Aduun wax walbo ka filo walahi filimkan waa ciri qaadasho qofki caqli leh wax badan ayuu kahadlaayaa thanks dhamantiina ❤❤❤🎉🎉alle ha niixafido 🎉🎉🎉
@Anzal-z7w
@Anzal-z7w 3 сағат бұрын
Thanks abukar mahdi🎉
@xafsoaxmed7106
@xafsoaxmed7106 2 сағат бұрын
Abuukar Mahdi yoo noo soo dhig please please please please please please please ❤❤ talaado noo soo dhig❤❤please please please please please please please please please please please
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger 39 минут бұрын
Yessss Pls ❤
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger 38 минут бұрын
Yessss Pls ❤ Mr. Mahdi
@khayr_jecel
@khayr_jecel Сағат бұрын
Caafimaad ka maamo Feynuus. Aad baan ugu farxay Rabi ha u siyaadiyo cimrigana ha u barakeeyo ❤❤❤❤❤.
@YaasmiinCusmaan-m4b
@YaasmiinCusmaan-m4b 2 сағат бұрын
Thanks 😊 teamkeeni cimri dheer iyo cafimad Allah ha idinku deeeqo❤❤❤
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 2 сағат бұрын
Ruwayadaan hadey dhamato mid lamid nosoo celi abuukar mahdi iyo timkisa mahadsanidiin
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger 6 минут бұрын
SubxanaAllah weligaa hays kibrin, no matter who U are. Qof waliba wuxuu dhigtuu helay. Am happy for Sabine! Faynuus cimri dheer oo caafimaad qabaan kuu rajaynaynaa. Thank you All ❤
@SahromaxamedCumar-d2s
@SahromaxamedCumar-d2s 3 сағат бұрын
Maasha allah
@kina7616
@kina7616 2 сағат бұрын
Mama Faynu sheekh daahir Allah caafiyo ,Amin AMIIIN, AMIIIN yaa Rabii ❤❤❤❤❤❤❤
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 3 сағат бұрын
Yaa ila sugayay
@kina7616
@kina7616 2 сағат бұрын
Asc, aad iyo aad ayuu dadka ugu noqnayaa waano iyo war u sheegid hadaytahay Tuugnimo qoyaamo ,iskibrin iyo ku faandi maan iyo wixii lami ahba ,markasta waan daawadan jiray bilawgii ilaa iyo hadaa 🎉🎉🎉🎉 mashaa Allah
@Shuab-x2q
@Shuab-x2q 2 сағат бұрын
Mnasha alah manta wad laso daqsaten ina dahineysin umaleynaye tem filo ha waro
@HalimaAbdi-s3v
@HalimaAbdi-s3v 3 сағат бұрын
Aniga ugu horeyay
@Qalbixabxab12
@Qalbixabxab12 Сағат бұрын
Mashallah mahadsanidin team filo mar walbo garabkiina nhy ❤🎉🎉🎉
@mohamedaden5209
@mohamedaden5209 Сағат бұрын
❤❤thanks Ustaad Abukar mahdi for your update mamo Faynuus ebe ha usiyaadiyo cafimaadka
@JAAIZAJAAIZA
@JAAIZAJAAIZA Сағат бұрын
YUSRA AWAY IYO SAXIBKIDA❤❤❤ MA'AM FAYNUUS MAANDEEQ ❤ SHARMAKEY TIDOORKA WAAN UXESAY DHAMANDODA ❤ WAA NISALAMA BAHDA GURMAD
@sucdifunny7807
@sucdifunny7807 3 сағат бұрын
Mama faynuus allha ku caafiyo waa u xiisay wllhi
@Myruun123Umunadia
@Myruun123Umunadia 3 сағат бұрын
Ya iga so horeeyo manta 86 qof comments an u jeeda masha allah 7min ayu yaala video ga 4kun views masha allah 1300 like
@Sundusalli-n3r
@Sundusalli-n3r 3 сағат бұрын
Saabirin qosolky iga dhamesy
@faadumocabdibarrebarre2223
@faadumocabdibarrebarre2223 3 сағат бұрын
😅😅😅 ma aragtay
@ourchannelyourchannel3018
@ourchannelyourchannel3018 2 сағат бұрын
Maamo faynuus salaan ha la iga gaarsiiyo please ..........ilaahay cafimatka ha u siyadsho ..ameen
@SafiyaMohamed-z6q
@SafiyaMohamed-z6q 3 сағат бұрын
Ayy team waa idin salaamay❤😊
@Hanaan_Mohamed
@Hanaan_Mohamed 2 сағат бұрын
Mxaa filo managa dhamaan rbaa laadirintii waa la qabtee🥺
@Faadumo238
@Faadumo238 3 сағат бұрын
Aaw❤wa so orday
@HoodoMowliid-km6vy
@HoodoMowliid-km6vy 3 сағат бұрын
Anaa u horeeya
@maysaracadey9739
@maysaracadey9739 3 сағат бұрын
Team filo by by ❤❤
@caashomaxamuud4548
@caashomaxamuud4548 2 сағат бұрын
Thanks abukar mahdi ❤🎉
@xayaatsiciid697
@xayaatsiciid697 2 сағат бұрын
❤waa xalqad aad u macaan waad ku mahdsan tihiin teem gurmad🎉
@JAAIZAJAAIZA
@JAAIZAJAAIZA 41 минут бұрын
❤ ALXAMDULILAH ALXAMDULILAH ALLEY HA USEYADIYO INSHA ALLAH
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 2 сағат бұрын
Mid mid aya laso hoobanaya halaag iyo koronto aya ino hadhay Maamo faynuus sheekh daahir caafimadka alle haw taam yeelo wanu qaddarina maamo 🙏🫶♥️ Laa.anta abaar 😢
@NeamaAliMohamed
@NeamaAliMohamed 3 сағат бұрын
Isuga alabta lagu qadeeye aan soo dhaqaa😂😂❤
@Mushtak-ue8kf
@Mushtak-ue8kf Сағат бұрын
Cimiri dher iyo cafimad tama allh siiyo mama faynuus love u❤
@Sundusalli-n3r
@Sundusalli-n3r 3 сағат бұрын
Anaa igu horeeyey
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 2 сағат бұрын
Thank you abowe mcn Abukar ❤❤❤❤
@makoahmed7381
@makoahmed7381 Сағат бұрын
Allahuma sali wasalim cala sayidina mohamadin wa Cala aalihi wasaxbihi wasalam ❤
@KayfIssa
@KayfIssa 2 сағат бұрын
Maansha allaah teamkeeygi ilaah hanoo kiin daayo
@suldanabdi5100
@suldanabdi5100 3 сағат бұрын
Wan sugayeye salan sare ❤❤❤
@UpahMaxamed
@UpahMaxamed Сағат бұрын
Wax wlipa waxaa iiga daran sidey sumaya rayaana ugushay 😂😂😂 Ugu danbeyn filo waa Gabo gabo 😢😢 Sidoo kle saabirn guusha ay gaarty ❤❤❤ Iyo naif qoyskiisa xaaalada ay kuxun thy 😢 Adun waxksta kafilo 😢😢 Maama feynus caafmd taam ah Alle ha siiyo 🤲 Abukar Mehdi thanks 🙏❤❤
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 3 сағат бұрын
Fast one ☝🏽
@faluuzaabdullkadir8959
@faluuzaabdullkadir8959 3 сағат бұрын
Yes adaa u horeeyo inta kale been😂😂😅😅😊
@hanaadam-xh7pr
@hanaadam-xh7pr 2 сағат бұрын
I. Can't wait 😢Sharafi halag iyo koke 😂😅❤hore usoco sida nagu wada pls joojiya dib u dhigid alle ha idin sharaf team abukura mahdi🎉❤❤
@masaalabdirahmaan9277
@masaalabdirahmaan9277 25 минут бұрын
Alleh Ha cafiYo feynus
@AyanJano-om9ky
@AyanJano-om9ky 2 сағат бұрын
Thank you Abukar mahdi
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 51 минут бұрын
Allah is one ❤☝🏻
@Mustafe_Mohamed_Cabdi
@Mustafe_Mohamed_Cabdi 3 сағат бұрын
Waan Ku Salamayaaa Hadii Aad Tahay Part 1 Ilaaa Part 128🎉 Hambalyo Baan Kuleeyahay Maadaamoo Aad Caafimaad Iyo Nabad Qab Nagula Dhamaystay Filimkan Waxan Si Gaar Ah Usalamayaa Abubakar Mahdi🎉❤
@Mr.harqaanleMr.harqaanle
@Mr.harqaanleMr.harqaanle Сағат бұрын
Waa ka xumahay waxa ku dhacay naa if waxba ma sameyn ilmo nimaa u geysay dr ka inuu daawo u diido ma eheen .mid kale aaway my favourite boss Mr halaag laandheeraha filo
@idilacoof5544
@idilacoof5544 2 сағат бұрын
Team filo guul wacan
@Maryan-np8mm
@Maryan-np8mm 2 сағат бұрын
Shaqo fiican u heysin umada somaliyed guuleysta sxboyaal❤❤
@HaniIbrahim-dd9oj
@HaniIbrahim-dd9oj 2 сағат бұрын
Ax waxan islaha manta idinka dhamady alx noo sii wada filimka ❤❤❤
@caashocuudcaashocuud-l6q
@caashocuudcaashocuud-l6q 2 сағат бұрын
Waxa ka dawanoya somali,gado, garbaharey, adna ine ka dawanesa😊😊
@mariahappy9532
@mariahappy9532 2 сағат бұрын
Baardheere gedo somalia ❤😂
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy Сағат бұрын
Directorka filmka illahey aqliga haubarakeeyo❤❤❤❤❤
@Akarabdi-t2l
@Akarabdi-t2l 2 сағат бұрын
Walahi markan filo wa gaba gaboowday macsalama
FILO PART 127
28:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 261 М.
Garmaqalka Askar ku aadeysan u Basaasid Argagixiso..
25:04
Somali National Television
Рет қаралды 3 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 3,9 МЛН
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA 😢 DULMIGA LAGULA KACAY GABADHAAN | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:12:03
SHARMA BOY OO KABAHA LADULMARAY ILKACASE MARKALE REACTION BUUQIISA WATA
16:34
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 4,1 М.
Qisadii Wa Is Ka Xaal Aduun full Story
29:24
HIGSI NO.1
Рет қаралды 6 М.
مسلسل الناس لملاح : الحلقة 1
50:59
2MTV
Рет қаралды 814 М.