MUSALSAL BADBAADO PART 5 HD

  Рет қаралды 366,047

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 846
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 7 жыл бұрын
Taageeraha Nasteexo indho like igu qabo hee first ☝ Camaar yare
@Saafi974
@Saafi974 7 жыл бұрын
fadumiina iyo nasteexo indho aya ugu shidan. inta ila aragtay isoo sheega aan Like idiin saare
@mostaphedugta4734
@mostaphedugta4734 7 жыл бұрын
inta nasteexo indho taageerta like ha iisaarto ❤❤
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
first views and comat 😍 inta fadumiina iyo nasteexo indho💕💗 love #ku ahh 💕like ii saraa💕💕💗 duuqa dalaan suu rabo halo yelo😂😀
@iintizaaraliali8090
@iintizaaraliali8090 7 жыл бұрын
❤❤
@maaweeloboyschannel8223
@maaweeloboyschannel8223 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare ileen shaaxa wad ila kar satay hhhhhh😂
@siidcali5457
@siidcali5457 7 жыл бұрын
Faadumiina ayaan love ku ahay😘👍
@mehekbintuhaji5572
@mehekbintuhaji5572 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare melkasto jogow ada love kugu ahay waku saray like
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Mecca Haji kal iyo laap malpzn💗💕💕
@inantajecehooyaded5765
@inantajecehooyaded5765 7 жыл бұрын
Wwww masha allh abukar Mahdi Thnks fadumiina inta tagerto like isaara asxabta
@mohamedomar873
@mohamedomar873 7 жыл бұрын
hhhhhhh Alla maxaan la yaabaa qofkaan like isiin War Somali Maxamed bal caawa like igu taxa
@ikraamkurtun1286
@ikraamkurtun1286 7 жыл бұрын
caawa Anigaa Ugu so hormaree like ta ha iga baqiilin heee apoooh/apaaah 😍😍😍😍😍
@ikraamkurtun1286
@ikraamkurtun1286 7 жыл бұрын
DILEDHAYE TV Diyaar waaye
@saidoilyas5891
@saidoilyas5891 7 жыл бұрын
Ikraam Kurtun aniga kaa wata
@ikraamkurtun1286
@ikraamkurtun1286 7 жыл бұрын
Saido Ilyas Wa ku ogalahay Xbbty
@saidoilyas5891
@saidoilyas5891 7 жыл бұрын
Ikraam Kurtun ❤❤❤💋💋💋
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 7 жыл бұрын
Frist 1 comment cawa anaa ugu sohoreyay anana ugu like yar seludhacday haben danbe safka sogali mayo kkkk saan cadalad mahe san uso ordayay lee cawa furashkeyga soqatay halayga daremo lkkkkkk nastexo walagu qabtey islanta may iska farisato maxay lamereysan
@ahmadabdikarim6795
@ahmadabdikarim6795 7 жыл бұрын
nistexo wan kuhesta wa qadka kaliya an tagero D hanka riwayada
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 7 жыл бұрын
Ahmad Abdikarim ad iyo aaad wa funny
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 7 жыл бұрын
Yasmin love the old traditional somalia kkk daqiiqadaha nakala sarayo xbbty
@shaxariyadaxafada9752
@shaxariyadaxafada9752 7 жыл бұрын
#nasteexo_indho qofkii ku qoslay like ha i saro wan idin tugaya 😅😅😅😅😅😅
@dheymaluula4452
@dheymaluula4452 7 жыл бұрын
Śhãxâřiýądâ Xáfądă kuu saray sis 😂
@jayjay-jm4px
@jayjay-jm4px 7 жыл бұрын
waa kuusaaras,
@LeilaQurux
@LeilaQurux 5 жыл бұрын
gusaree hadu waxgutarayo lol
@saidoilyas5891
@saidoilyas5891 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 asxaabay see cml inta aan afuraayay ma intan iga soo horeesay soomalinimo ii sii like igu caawi aan ka arko dhiiga👍
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Saido Ilyas ku saarraay cadey💗💗💗💕💕
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
Saido Ilyas 🙋🙋🙋🙋🙋🙋↙️
@SaadSaad-tl4nw
@SaadSaad-tl4nw 7 жыл бұрын
Saido Ilyas zxb somalinima ku siyay si klle iga ma heshen
@sooyaalkm805
@sooyaalkm805 7 жыл бұрын
Saido Ilyas 😎😎😎 yaab
@abdifatahdaganesomalijunge5346
@abdifatahdaganesomalijunge5346 7 жыл бұрын
Saido Ilyas hadaan like ta kusiiinwaayo md bukoon yaaah like ma hayee love ma Rabtaa yaaah
@updynafi6931
@updynafi6931 7 жыл бұрын
yaab nayee inta iga horeeso like haiisarto 😁😁😁
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
Salaan Qiimo Badan Iga Gudooma Asxaabteyda Qaaliga Ah. Sidaan Horay idinkugu Balan Qaaday Habeen Kasta Habeenka Ka Dambeeya Sheekada Filinka Waad Kasii Heli Doontiin Wax Badan Baan idiin Soo Socda OO Qosol & Qisoba Leh Waan idiin Shaqeeyneynaa Waan idin Qancin Doonaa Noolaada Asxaabeey
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi 👏👏👏👍👍👍👍👍👍
@quruxdumarwaaxishod7949
@quruxdumarwaaxishod7949 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi wcs abukar mahdi insha allh thanks
@hasaaweyare6427
@hasaaweyare6427 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi abuukarow sxb ramadaanta Marka laga baxo waxaad samaysaa musasal aan ahayn Kan oo dadkan isdabayaacaya aad hal atoore usamayso iyo atariisho style marka saas baan kaa sugaynaa mgrty sxb abukar mahdi hadaad like isaarto waxaan ogaan inaad aad noso wadàn
@wwaajilwaajil4525
@wwaajilwaajil4525 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@dmunaas158
@dmunaas158 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi nolow nastexo wankuhaysta 😂😂nolow walalky
@mohamudAhmed216
@mohamudAhmed216 7 жыл бұрын
Waligay hal like ma helin gadal ka gar ayan ahay bal cawa ha la ii qarabo kiilo inta iga danbesa asxapey Ramadan kariiim!
@gulledsimba6466
@gulledsimba6466 7 жыл бұрын
we love tagerayasheyda >>>♡ nasteexo indho
@neimoabdirahman2042
@neimoabdirahman2042 7 жыл бұрын
gulled simba ❤
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 6 жыл бұрын
Gulled simba tnks fanaankayga qaaliga ah madaxaa ha jiro magacbaan rabaa aan waligay heesaha somaliyeed ku arag in la iigu heeso
@maryanabdikadir3088
@maryanabdikadir3088 6 жыл бұрын
Gulled simba M hmm okm out OHt poo in k hip
@mohamedmowliid945
@mohamedmowliid945 6 жыл бұрын
Gulled simba fvjjuy
@shukriabdullahi348
@shukriabdullahi348 6 жыл бұрын
Gulled simba .waaaw kusalamay gullet simba
@gahayrabdu8493
@gahayrabdu8493 7 жыл бұрын
wanba yaabe sidee wax uwadaan caawa dhan sugayay waa iga Soo hormarteen afurkii bn ka soo cararee like hay quudhi waayin😂😂😂
@Asli256
@Asli256 7 жыл бұрын
filimka inta nastexo indho ku haysata like ha ii sarto😂😂😂😂
@saynabahmed2760
@saynabahmed2760 7 жыл бұрын
labada jacaylka jilayaa malayacni weeyi.axmadooow axneeeeed kulahaa
@Asli256
@Asli256 7 жыл бұрын
Saynab Ahmed sow mad arkin waa laba maramiin ah waa la ii diiday
@saynabahmed2760
@saynabahmed2760 7 жыл бұрын
sidra othman.kkkkkkkkkkkkkk waa la ii diiday si dhabaad iiga qoslisay walaalo
@Asli256
@Asli256 7 жыл бұрын
Saynab Ahmed 🤣😂😂😂ciil ba iga haya sxp marmar bn is idha filimkaba dartood u daa
@saynabahmed2760
@saynabahmed2760 7 жыл бұрын
sidra othman aniguba sidoo kale dacawaan ka nahay abuukar mahdi baan leenhay kuwaa naga daa ma igu raacday kkkkkkkkkkkkk waan ka mudaharaadaynaa ha nalaga badalo kkkkkkkkkkkkkk
@sagalhaldha4829
@sagalhaldha4829 7 жыл бұрын
ramadan kariim asxabtay waa ini soo salamay / like ii saar ado mahadsan 💋💋❤
@munamaxamed6247
@munamaxamed6247 7 жыл бұрын
yt
@cjabdiwahabjamaabdi589
@cjabdiwahabjamaabdi589 7 жыл бұрын
xaga anshaxana waa masha allah madaama Bil barakaysan lagu jiro dumarka way asturanyihiin jazaka llah!
@arawelowarla2242
@arawelowarla2242 7 жыл бұрын
first one wuuu caawa ana ugu horeyaya woww
@loveallah838
@loveallah838 7 жыл бұрын
wlh saa u la yaabi jiray like ii saaradiina badan waa igu daaraten ana waa ikanaa caawa😂 bal hala I qaraabo kiilo waxa laga helaayana anaa idiin so qishi doone 😂😂😂
@maryancumar4002
@maryancumar4002 7 жыл бұрын
k kkk cadi macahan meqo sac beysogashaa asxaabey ishega
@ruunmahamed6148
@ruunmahamed6148 7 жыл бұрын
Randa Nour hhh kuu saaray iso sheeg waxa laga halay
@cflplatta1824
@cflplatta1824 7 жыл бұрын
DILEDHAYE TV hhhh
@loveallah838
@loveallah838 7 жыл бұрын
Ruun Mahamed igu haleey baayo😘
@maaweeloboyschannel8223
@maaweeloboyschannel8223 7 жыл бұрын
fast one waa aniiga like haila dhaafiin plz ramadanka fadliigiis igu saar😂😂😂 like ta hhhh😂😂 ✌❤we love somaliweyn❤👁👀
@jihaanhonest8136
@jihaanhonest8136 7 жыл бұрын
Hhhhhhhhh ku ZaaRy Epooow
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Yaasir keey aniga oog xataa inaad shaahh kugu dheex karstty😀😀😀😜😜
@maaweeloboyschannel8223
@maaweeloboyschannel8223 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare hhhhh haa waleee😂😂😂 koopkaaga horaay usoo qaado😂😂😂 aan ku shuube😂😂😂
@ibrahimxabad8800
@ibrahimxabad8800 7 жыл бұрын
my dulufow wanku saaray hhhhhhh hhhhhhh
@maaweeloboyschannel8223
@maaweeloboyschannel8223 7 жыл бұрын
Ibrahim Xabad 😂😂😂😂😂
@miskidowlad4795
@miskidowlad4795 7 жыл бұрын
fast ahay ilahey dartis like igu saar
@anabiaadaawe7382
@anabiaadaawe7382 7 жыл бұрын
miski dowlad wuuuuuuw😂
@haniibrahim8
@haniibrahim8 7 жыл бұрын
fadumina love yaaqey kkkkk waxaas iska daafe maqayan maso aragtay kkkkk
@bujaadreamgirl4262
@bujaadreamgirl4262 7 жыл бұрын
nasteexo wlhi wa funny riwayadaha ay dhigto waaba lagu qoslaa #team nasteexo indho💯💕🙌
@anizhbae8680
@anizhbae8680 5 жыл бұрын
Hda ila hda 2019 firsanesid like isara💛♥
@xapuupixabeep1888
@xapuupixabeep1888 3 жыл бұрын
Hda ila 2021😂🤣
@asaldhalad7932
@asaldhalad7932 7 жыл бұрын
I love nasteexo indho wlhi ,qosol eeba igu dishay
@marwahamud7022
@marwahamud7022 3 жыл бұрын
3 years ago watching waqti bu ahaa musalsalkaan ❤2021 yaa dawanooyo
@dmunaas158
@dmunaas158 7 жыл бұрын
ar waaso gufay liketa isiiya 😂😂64 anuu ujiida Lee
@dmunaas158
@dmunaas158 7 жыл бұрын
DILEDHAYE TV igu Halsey walakay
@legendmah8205
@legendmah8205 7 жыл бұрын
keep done wad ka baxsatiin nolaaada walalahey🙌
@A0019g
@A0019g 7 жыл бұрын
😘😘😘😘rSta
@ayanhussein7532
@ayanhussein7532 7 жыл бұрын
Nastexo Indho is the best wlhi love her
@ugaashabiib1810
@ugaashabiib1810 7 жыл бұрын
awoowoyaal waa duqii oo daalan haloogu dadaalo like khayr allaha idin siiyo dhalinyaro
@waxogaw4194
@waxogaw4194 7 жыл бұрын
caawa anaaa kowa like ha bakhaylina
@falizali9621
@falizali9621 7 жыл бұрын
if you are reading this have a beautiful night and blessing Ramadan ❤❤❤ like na ha la i saro cawo igu horeyse
@alicabdi4977
@alicabdi4977 6 жыл бұрын
Faliz ali
@NaciimaSihaam
@NaciimaSihaam 7 жыл бұрын
today first anaa ugu horeya cawa😀😀😀😀
@shuebunited6545
@shuebunited6545 7 жыл бұрын
Asxabey se camal intan Cishe tukanayay mad so tosten ani wan yabe mase xatan mesha ana manta kadib wan dhex fadhisana wabil ramadan isiya like waxan alle ini wey dineya inu janada idin geyo dhamantin
@shuebunited6545
@shuebunited6545 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@ayaashfabz8562
@ayaashfabz8562 7 жыл бұрын
Shueb Mahdi hhhh caloshaa ihurisey wallhi😂😂😂
@shuebunited6545
@shuebunited6545 7 жыл бұрын
Ayaash Fabz 😂😂abayo qar ba mesha ku afura Ban umaley naya
@abdiwalirihdid5986
@abdiwalirihdid5986 7 жыл бұрын
First comment awoowayaal isoo xusa
@qurboxariir5969
@qurboxariir5969 7 жыл бұрын
Kugu qabtey lipaax
@aliyaahabasheikh4643
@aliyaahabasheikh4643 7 жыл бұрын
ani cunto cunow an ku mashquulsanaa plzz like halaisiyo ramadhnka dartees
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
Aliyaah abasheikh waa laGu siinaa 🙋🙋
@saidoilyas5891
@saidoilyas5891 7 жыл бұрын
Aliyaah abasheikh hhhhhhhhh
@rihamali5596
@rihamali5596 7 жыл бұрын
Saido Ilyas hhh
@aliyaahabasheikh4643
@aliyaahabasheikh4643 7 жыл бұрын
Saido Ilyas
@aliyaahabasheikh4643
@aliyaahabasheikh4643 7 жыл бұрын
Saido Ilyas inteee la afuraaaayay ayaa la is gaaaday yaaaaab hata mala isasugaaayo
@moabshir4118
@moabshir4118 7 жыл бұрын
Aqyaary wixiina ciyaar ciyaar waaye anaa manto dhan sugaye ilaahy dartis like iigu sadaqeso
@crisaaqaadan9637
@crisaaqaadan9637 7 жыл бұрын
wwwwww dadkaan meesha ma dhexseexdan horta waan yaabe inta iga dan beesa iyo inta shanta somali jecel igu qabta like asxaapey
@ismailomaromar8060
@ismailomaromar8060 7 жыл бұрын
waxan ka helaa faarax murtiile iyo fadumina allow noo daa fananinta qaranka somaliyeed
@fatumamohammed957
@fatumamohammed957 6 жыл бұрын
sana
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 7 жыл бұрын
dadka iga dambeyo like isara yaaah😂😂 fudumiiina io indho love ku ahay
@gabarmudug1134
@gabarmudug1134 7 жыл бұрын
Yaaab badnaa meshaan mala seexdaaa taloooow asxaabta ila yaaban like iisaara
@GareenMedia
@GareenMedia 6 жыл бұрын
Abuukarow musalsalkiinu waa fiican yahay, balse hablihii baa idinka yar gaboobay. Booska gabar lagu matelayo u hela hablo yar yar oo talent ah.
@aaminahassan8274
@aaminahassan8274 7 жыл бұрын
odayga iyo islaanta romantic waaye lol like isaara waxa igadambeya sey u arkaan
@fahadpastore7321
@fahadpastore7321 7 жыл бұрын
masoome dhan like kama rawo lkn muminiinta like igu deeqa
@bellaosman2259
@bellaosman2259 7 жыл бұрын
wow cawo ana ugu horeeyo 😘😘😘😘😘😘😘
@muhalieban1547
@muhalieban1547 7 жыл бұрын
anaa uguuuu horeya cawa asxabta iga dambaysa like iguu qabta
@MunaMW
@MunaMW 7 жыл бұрын
Sulekha siman waa imade like usara ciyal KZbin faraax and fadumiina madxoda like isiya 😿😿😿
@saidoilyas5891
@saidoilyas5891 7 жыл бұрын
asc abuukar mahdi wll waad mahadsan thy wlhi musalsalkan waan la socdaa mid carabi ayaan dartii u joojiyay afkayga hooyo waan ku fanaa👍👍👍
@hamdamohamed3341
@hamdamohamed3341 7 жыл бұрын
caaaawa deeeee way ila gaaadeene like ta inta samaha jecl
@deeqaahmed184
@deeqaahmed184 7 жыл бұрын
Ilaahey amarkiis u hor mar aya is dhaha dad meshaan weyba iiga horeyaan teeda kale Inta tageersan faarax murtile iyo fadumiin igu qabta nh like cml😜
@dheymaluula4452
@dheymaluula4452 7 жыл бұрын
waa markii igu horeysay oo aan ka qeeb qaato markan waan idinla soocda like yaa leygu baqilin
@oskayoska4515
@oskayoska4515 7 жыл бұрын
Mashallah first view today is me 😂😂
@abdihakinjokerabdilahi1959
@abdihakinjokerabdilahi1959 7 жыл бұрын
inta farax murtiile tagarsana likeda iga giijiya
@zakariahasan6079
@zakariahasan6079 7 жыл бұрын
aar bal yaa ii turjuma luuqadan qasan like igu qabta 😂
@shrnbtn3455
@shrnbtn3455 7 жыл бұрын
Ani cml hadaa comments aqrisatit like saar
@fatumaosman3849
@fatumaosman3849 5 жыл бұрын
Cty
@kasarawed4322
@kasarawed4322 7 жыл бұрын
qof walbaba anaa ugu horeyo ayu so qorayaaa waxba ka dhacay Like wada jecelaa anu ma tuugsado Liketa 😆😆😆
@fardawsaabshirahmed8614
@fardawsaabshirahmed8614 7 жыл бұрын
tageraha kowaad nasteexo indho intii tageerta like isaara walhi waa funny 😂😂😂😂😂😂😂
@luckyperson2807
@luckyperson2807 7 жыл бұрын
15minut wxa iga horeeyay badanaa hadad iga danbeyso like plz caawa wa dhalashadeyda
@hawiyeboy7997
@hawiyeboy7997 7 жыл бұрын
soomali Maxamed hadii LA baryo wax kuguma siinaayan xoog aa looga dhacsada xaqaaga anaa u dabeeya like ii saara walipa ayado baryo eheyn
@asaldhalad7932
@asaldhalad7932 7 жыл бұрын
asxbey codsi lik ta ,lacag maa lagu helaa ,tollhi tuugsiga dhankeygaa ka galaa ,hala ii sheego lee ,plzz🙏🙏🙏
@sagalcadey7431
@sagalcadey7431 7 жыл бұрын
Asal dhalad ka wardoon lacag aan caadi aheenbaa laga helaa😃
@quencadey27
@quencadey27 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkk awoow awoow 😉 inta la furayooooo saanaaaa cadi mahan abukar mahdi thnkz my bro
@princesshamda4576
@princesshamda4576 7 жыл бұрын
ramadan mubarak tnks bro abukar ruwayad aad u qiima badan weyan
@princesshamda4576
@princesshamda4576 7 жыл бұрын
DILEDHAYE TV 👍👍
@ismailsulaiman5048
@ismailsulaiman5048 7 жыл бұрын
Hamuda Carab gg
@saraloveddsi2072
@saraloveddsi2072 7 жыл бұрын
thnx hnoh ABUKAR MAHDI
@deggannaruurojecliyaxajiga6522
@deggannaruurojecliyaxajiga6522 7 жыл бұрын
acuudu bilah ramadanta ma la dhex fadhiya gacan maahe lugba ini tagay somalay ramadan karim
@ayuubabdirahman7326
@ayuubabdirahman7326 7 жыл бұрын
رمضان مبارك inta ku farax San soonka like ii saara ❤
@munadualle7569
@munadualle7569 7 жыл бұрын
kanaaba qooto qooto kafiicn waan ka heley runtii nasteexo viv
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
wallyaallo ana cwaa like taaa aaan ka qaybkaatee madama aaam emnka soodhacay bal leegta iga daba keena ree yutuboow
@khadancadey8614
@khadancadey8614 7 жыл бұрын
saacad iyo 480 comment waraaa inta kayaabtay sidayda like ta iisara likebay na bareene😂😂😃😃
@faizaqaali6848
@faizaqaali6848 7 жыл бұрын
fadlan music kadhaafa sideeda ayee kuquruxbadantahay sheekadu waa mahadsantihiin
@aragsanmaxamed4599
@aragsanmaxamed4599 7 жыл бұрын
mshllaah wlaahi abuka mahdicaadi maahan sheekadan wadkumahdsantahy saaad noosoogaarsiisay
@Khudiya-diet
@Khudiya-diet 7 жыл бұрын
somali youtube baratay ugu daran..ana horeeyay iyo anakaso horeeyay wan sugayne
@ilhanhasan2991
@ilhanhasan2991 7 жыл бұрын
allaaa berka intan oo qof miyaba iga sohor maray kkkkkk car hbn dambe iga so hormara ciil bax like igu sodhaweya
@idilmuhumed5115
@idilmuhumed5115 7 жыл бұрын
indho kkkkkkkk cuntada bas dheh inta jecel indho like igu qabta
@amiindayib9005
@amiindayib9005 7 жыл бұрын
naxteexo indho i like inta iguracsan welcome
@quruxdumarwaaxishod7949
@quruxdumarwaaxishod7949 7 жыл бұрын
like iisaaran fadlan
@shahrazaadtv8821
@shahrazaadtv8821 7 жыл бұрын
ahmed iyo iftin sidee isku macsalamenayen waxanba soo xasuste safarkii wadnaha 😝😝😝😙😙
@abdulkadirmumin3453
@abdulkadirmumin3453 7 жыл бұрын
ramadan kareem
@nadarcabdiraxmaan3505
@nadarcabdiraxmaan3505 7 жыл бұрын
frist ahay like isaara hhhhh
@mprincehanad
@mprincehanad 7 жыл бұрын
commenti yaa iga horeya 🤣🤣🤣 like ku qabo hee waakasoo hormaree
@libaanhasan7374
@libaanhasan7374 7 жыл бұрын
we love kooxda iyo abukar mahdi ❤🇸🇴🇸🇴❤❤
@alishamoha5958
@alishamoha5958 7 жыл бұрын
first like hhhhhh
@maamealexmj8848
@maamealexmj8848 7 жыл бұрын
xey thy like isaaara kulahaaa musalsalka idinka ma jilaysaaan waa iga yaabiseen reer yutub
@quruxdumarwaaxishod7949
@quruxdumarwaaxishod7949 7 жыл бұрын
wwwwwww manta hal qof kaliya ayaa iga horeeyay
@farhianurabdi9968
@farhianurabdi9968 7 жыл бұрын
madhicikarto wlh hadalee iso dhacday caawa asaga uso jeday . like yaa muxsiniin 😂😂
@drrazan5239
@drrazan5239 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Anaba Naxay Maz ba i qaninay kulahaa 😂😂😂😂🤔 iyadanah Atariisho cml e u oraday 😂😻😻😻
@maryanroon4262
@maryanroon4262 7 жыл бұрын
wllll waa shactaro aan caadi eheen musalsal badbaado ax yaa musalsal
@shakaaldepana3033
@shakaaldepana3033 7 жыл бұрын
#watching from north Korea🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 7 жыл бұрын
shakaal de pana bisinka oo Ma somali baa ku nool
@somaliqn3107
@somaliqn3107 7 жыл бұрын
Gabadha M.R. Somali meel ay jogin maleh
@shakaaldepana3033
@shakaaldepana3033 7 жыл бұрын
Hhhh haaa Somali Lee mel kasto jogta 😂
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
shakaal de pana Hhhh Sxp makaftamaysaa wllow Mise waa kaa dhab sxpow hhhhh
@fatxihassan3469
@fatxihassan3469 7 жыл бұрын
shakaal de pana kkkkkkkkkkkkkkkk usheeeeg dadkaaan ma meeeel duur bey modaaan north korea
@anshaansha2081
@anshaansha2081 7 жыл бұрын
asc asxbta oo dhn waan idin salaamay wll abukar sidoo kale
@drrazan5239
@drrazan5239 7 жыл бұрын
inta Afmaamaygaz fahmineh like i zaara 😂
@hu-ssiennour9147
@hu-ssiennour9147 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi Iyo Tv Universal Tageero Buuxda Ayan Ku Haynaa Hadaan Nahay Reer Boorama Saylac ayn Kala Socdaa Ruwayadaha ilaa Qooto Qooto Iyo Tan Danbe EE Badbaado
@bellaosman2259
@bellaosman2259 7 жыл бұрын
aan arko qofka igu xigo meelwalbo like iyo comments
@haniibrahim8
@haniibrahim8 7 жыл бұрын
kkkkkk nastexo indho gaajo ayan ladaacaaya kulahaa
@marwoninkeedajcl1307
@marwoninkeedajcl1307 7 жыл бұрын
tan Axmedow leh waaba tu jilicsan ish ka saara
@MohaOG
@MohaOG 7 жыл бұрын
First Comment Yaa Igu Haysto Maaanta
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 7 жыл бұрын
heesta axmed iyo iftin loo daaray ishega asxaabta 😍😍❤❤💜
@fatuuxawehliye8352
@fatuuxawehliye8352 7 жыл бұрын
inta ku faraxsan riwaayada plz like iisaara abukar mahdi dartiis 🙏🙏🙏🙌😂😂😂😂ramadaan waaye
@sahraadam7510
@sahraadam7510 7 жыл бұрын
ramadan mubaarak
@hindaomar3223
@hindaomar3223 7 жыл бұрын
First one view and comant
@aadanhiglaati315
@aadanhiglaati315 7 жыл бұрын
asxaabta fadlan waxaa iisheegtaan like maxa laga faaidaa lacag maa laygu siinayaa anigu waan ku wareray hadii lacag tahy inta reerkayga ah baa iisaraysa iga badan jhhhhhhhhh
@kawsarfarah5547
@kawsarfarah5547 7 жыл бұрын
Acuudu bilaaah walahi cawa comment iigu danabynaysa 2 min 97 person
@sabrinagagga3552
@sabrinagagga3552 7 жыл бұрын
I was first
@arawelowarla2242
@arawelowarla2242 7 жыл бұрын
habeen kaste waxan jeclahay inan noqdo qofka ugu horeya balse waan wan noqday wuuu
MUSALSAL BADBAADO PART 6 HD
31:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 289 М.
MUSALSAL BADBAADO PART 1
31:42
Universal Somali TV
Рет қаралды 129 М.
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
MUSALSAL BADBAADO PART 2
35:30
Abukar Mahdi
Рет қаралды 515 М.
MUSALSAL BADBAADO PART 8 HD
30:36
Abukar Mahdi
Рет қаралды 377 М.
Lillaahi iyo laqdabo meel Ma wada dagaan
35:30
Somali Diaspora
Рет қаралды 163 М.
HEESTA DOORASHIYO  KOOXDA BANAADIR BAND HD 2022
6:01
Banaadir TV
Рет қаралды 23 М.
Jaceylkii Raaso
2:01:09
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 339 М.
MUSALSAL BADBAADO PART 9 HD
30:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 195 М.
New Film Somaali Fadeexadii Facebook  Dubia HD 20
42:12
Shabcaan Show
Рет қаралды 965 М.
Martin iyo Faadumiina, Reer Xamar vs Reer Waqooyi Part 2
59:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 164 М.
MUSALSAL BADBAADO PART 11 HD
28:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 140 М.