WALEE WUU DARDAARMAY XUSUUSTII WARIYE CAWIL DAAHIR HEESTII UU SAMEEYAY HD

  Рет қаралды 89,958

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Пікірлер: 141
@haliishqaali2594
@haliishqaali2594 5 жыл бұрын
Alla Jooqle markaan arkay waan farxay Illahay caafimadka ha ukordhiyo waxaan kaloo arkaa Kaltuun Bacaado dad qiimo leh waa la taba oo waa loo xiisa Alle cimriga Iyo caafimaadka ha idiin siyaadiyo kuligiin.
@asiaukash9175
@asiaukash9175 5 жыл бұрын
Hestan kol hore wayo abayo alle hacafiyo joqle
@bederfilms8996
@bederfilms8996 5 жыл бұрын
4 ka hor baaa la qaaday heeestaaan waaaa ku celis wll
@entertainment67176
@entertainment67176 5 жыл бұрын
mahdsanid
@liibana22
@liibana22 5 жыл бұрын
Wallahi amba wan farxay
@FankaiyoSuugaanta
@FankaiyoSuugaanta 2 ай бұрын
2:48 00
@farduuscali7263
@farduuscali7263 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Adeer iyo inti dhimatay joqlana Alle cafimad taam ah ha siiyo tnx Abukar Mahdi
@bederfilms8996
@bederfilms8996 5 жыл бұрын
aamiin bayo walaaalkey buu ahaaa MR Awil dahir Salad Qaarey
@asiaukash9175
@asiaukash9175 5 жыл бұрын
Ma cawil dahir aya sameya allow kunaxariiiso 😭😭 maxa halyay naga dhintay
@ruweydonuur4001
@ruweydonuur4001 5 жыл бұрын
Allah u naxristo Wariy cawli. dahir 😢😢😢😢😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤
@adoosocade9700
@adoosocade9700 5 жыл бұрын
Aamiin
@deqaali5866
@deqaali5866 5 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 жыл бұрын
amiin nin walboo la arko inuu wadani yahay waala dilaa walaahi waan murugay sanahay yaa alaah soomali inday ku socodaa
@CumarCabduCilmi
@CumarCabduCilmi 4 ай бұрын
Dib markan raacno alla jooqle allow caafimad sii wariye cawilna unaxariiso😢
@sweetyquruxsancali8394
@sweetyquruxsancali8394 5 жыл бұрын
Allaha unaxaristo wariye Cawil wllayaal allaha idin xafido idinkane jooqle waa kana asagoo cafimad qaba mashallah🖒✋✋
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
Amiin ya Allah
@janpechan7557
@janpechan7557 5 жыл бұрын
Ilahey haunaxaristo wariye cawil daahir iyo intii muslin ah oo gacan kaxaqdaran kudhimatay
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
Rabiyoow u naxariiso oo qabriga waasac uga dhig Amiin ya Allah
@Isack987
@Isack987 5 жыл бұрын
Alla dadku xasadsanaa maxey qof dhintay dambiga ugu badinayan ma hees ba Somalia wax ka badali Allah ya raxma wariye cawil
@bederfilms8996
@bederfilms8996 5 жыл бұрын
Alaha U Naxariisto Abwaan Wariye Qoraaaa Mutadawac Somaliyed Walaaalkeeen Wariye Ustaaad Awil Dahir Salad Qareey
@aishaaminamahmud1969
@aishaaminamahmud1969 5 жыл бұрын
Dalkena ilahey nabad noga dhig👍Amiin
@adoosocade9700
@adoosocade9700 5 жыл бұрын
Aamiin
@hodaabuhaji6384
@hodaabuhaji6384 5 жыл бұрын
Amiin yarab
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 5 жыл бұрын
aamiin
@lhurre975
@lhurre975 5 жыл бұрын
Xuseen shire ❤❤LEGEND 🤙🤙🤙 like like like
@simansuldaaansahal3278
@simansuldaaansahal3278 5 жыл бұрын
Dalkena nabad an dhamanin allaha inoga dhigo
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 5 жыл бұрын
boqorada sicid abakar aamiin wll
@user-re6ch4jr6f
@user-re6ch4jr6f 5 жыл бұрын
boqorada sicid abakar b
@adoosocade9700
@adoosocade9700 5 жыл бұрын
Xaaax ajar ALLAHA idinka siiyo Soomaali waad lahadasheen
@deeqoali1451
@deeqoali1451 5 жыл бұрын
Alla jooqle mabogsaday allahayoow caafimaad iyo cimri dheer sii yaa allaa jooqle waan kawar waray 😍😍😍😍😍
@abuabdalla21
@abuabdalla21 10 ай бұрын
rabbiyow na daba qabo ALLAHA u naxariisto Caawil daahir salaad jooqlena caafimaad taam ah insha Allah dalkana Alle ha inoo dajiya
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 5 жыл бұрын
Ilahai ha cafiyo jooqle Cawilna ilahai ha unaxaristo aduunyada waa ayaamo
@nadrahassan6809
@nadrahassan6809 5 жыл бұрын
Alla wuu dardaarmay 😭😭😭 qaraxii uu sheegay ee na wada dumiyay ayuu isna naftiisi qaaliga ahayd ku waayay Yaa rabbi u naxariiso oo janadaadi ugu deeq 😭😭
@xabeebchannel1419
@xabeebchannel1419 5 жыл бұрын
jooqle come back allow Ku caafi cawilna Allah uraxmado waan ka naxay wlh blh
@thequeenschannel9348
@thequeenschannel9348 5 жыл бұрын
Asc asaxabta like igu cawiya alle dartii
@yasminali74
@yasminali74 5 жыл бұрын
ilaahow u naxariiso Cawil dahir salaad
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 жыл бұрын
Iam happy that inuu jooqle caafimaad qabo 🤗🤗🤗🤗
@fatumaabdi8887
@fatumaabdi8887 5 жыл бұрын
Walee Waa dardaarmay ilahayow ku unaxariisto Cawil Dahir salad maxaaa Somalia halyay iska cuneen muadasanid Abukar mahdi oo jooqle ma caafimaad iiga jawaab please thanks
@ahmedyuusuf9140
@ahmedyuusuf9140 Жыл бұрын
Wow mshallh allh unxrsto weriye cawil dahir sald & faninta mahdsndiin
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 5 жыл бұрын
Waan ka xumahay dalkayda dhibka haysta 😭😭😭
@nasradahir4354
@nasradahir4354 5 жыл бұрын
Jooqle cafimaad taam ah Allaha siiyo
@hanimahi6389
@hanimahi6389 3 жыл бұрын
Aaameen aameen abyo allow caafi
@kingupdykanivlogsfilims2896
@kingupdykanivlogsfilims2896 5 жыл бұрын
inti quraan lo aqrin laha marxuumka aa hees looqada oo munkar ah danbigisa ku sii badineysan wllayal ilahay ka cabsada ka baxsha meesha pls uduceeya 😢😢😢😢😭😭👈
@sacdiaabdirahman8872
@sacdiaabdirahman8872 5 жыл бұрын
Ilahay haunaxaristo janada alaha geeyo cadaabka alaha kaxoreeyo inshalah jooqle na alahacaafiyo cimridheer iyo cibaado suuban alahasiiyo
@abdullaahi4571
@abdullaahi4571 5 жыл бұрын
fanaaaniinta Somaliyeed waxaaa usheegaya ineee afka kadagaalaam sidaan cadowga argagaxisad uga cad goosano guuuul
@shaakirbarcelonaboy5653
@shaakirbarcelonaboy5653 5 жыл бұрын
Mashala
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Www m.a illhy ha unaxaristo weriyehena Cawil 😢
@bederfilms8996
@bederfilms8996 5 жыл бұрын
alaha u naxarissto
@fardowsaahmed6883
@fardowsaahmed6883 5 жыл бұрын
Alxmdulilah jooqle araaga waa ino farxad alle ha ku siyadiyo cafimaadka
@sahrayar2525
@sahrayar2525 5 жыл бұрын
Kuligeen dambawnee rabiyow nadaba qabo😭😭😭😭😭ilahay ha u naxariisto Cawil dahir joqlena ha caafiyo🙏
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Waaw adeer joqle Ayaan ujeeda bro Abukar mahdi adeer maficnaadey. Waxan kalo ujeeda kaltun hassan bacado iyo fowsiya fanka fananiin ankala dhicin
@safhs
@safhs 5 жыл бұрын
Maansha alah jooqle cafimad qayr qaba alaha ku siiyo alhamdullilah hadad caafimaaday
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 5 жыл бұрын
Jooqle allaha cafiyo wali waa xanunsanyahy uduceeya allaha cafiyo wllkeen joogle Heestan intanu xanunsan weye
@hibaaqnuure4976
@hibaaqnuure4976 5 жыл бұрын
Heesta waa mar hore allha unaxarsto waxa sameyay wariyo cawli dahir alha unaxaristo
@hodancabdi6852
@hodancabdi6852 5 жыл бұрын
Mashaalaah walahi wanilmeeyay ilmeyay alow soomaalida mideeaamiiyaarabi
@wacanali3595
@wacanali3595 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 Жыл бұрын
Amin ya rabi allh unxrsto awil msh allh
@farihaqaali6365
@farihaqaali6365 5 жыл бұрын
Allh hownaxarsto wariye cawil
@suularts3529
@suularts3529 5 жыл бұрын
Halyaygii joooqle ma caafimaaday ilahay baa mahad iska leh ninkaa waan jecelahay dar ilaahay fanaan haduu jiro waa fanaan buure ah
@abdirsaq7299
@abdirsaq7299 5 жыл бұрын
hees wadinya macaan weeye mahadsanid abubakar mahdi
@axsaasaxsaas2559
@axsaasaxsaas2559 5 жыл бұрын
allow janadii fardowso kawaraabi awil
@channelkonfurbari1071
@channelkonfurbari1071 5 жыл бұрын
walee waa wax run ah
@hibaaqabdifitah8396
@hibaaqabdifitah8396 5 жыл бұрын
Illahow unaxariiso qabrigiisa allaha uwasiciyo
@queenanuu
@queenanuu 5 жыл бұрын
alx joqle aragaagu waa.abshir allow cafimaadka kuu siyaadi
@sahraa7750
@sahraa7750 5 жыл бұрын
Walaalkii lahaa heestaan illaahay haw naxariisto kuwa xanuunsana Allaah hacaafiyo
@dekohassanali1289
@dekohassanali1289 5 жыл бұрын
Alla joogqle arka mu cafimad qabaa alxh wa kugu farxay alla adeerow iska daa haduu alle cafimad kusiyay fan faido lagama helo aan qasaro aheeen
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 5 жыл бұрын
Wlhi runtaa Allaha u naxariisto walaalken cawil
@kalthunmaxamed4125
@kalthunmaxamed4125 5 жыл бұрын
Janadii fardowso alle hku geeyo inshaa allah
@qadrohilawle132
@qadrohilawle132 5 жыл бұрын
Allaha u naxaristo wariye awil dahir iyo inti muslin aahed o la dhimatey
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 5 жыл бұрын
Illh ha unaxariisto😭😭
@maxamedmuuse5026
@maxamedmuuse5026 5 жыл бұрын
allow somalida u gargaar gobolksta mdxwyne loo dorty yaab badanaaa somali wle shaqo culus aaka socoto😭😭😭😭
@HassanMohamed-bv8nd
@HassanMohamed-bv8nd 5 жыл бұрын
Allahu akar wan farxay runtii marka arkay jooqle oo so labta allha u siyadiyo cafimadka
@ayaanbile8435
@ayaanbile8435 Жыл бұрын
Dowlidnimatu tahay qabiil darajo lagu helo allaw soomaaliya
@abdifatahgobanle2706
@abdifatahgobanle2706 5 жыл бұрын
Heesta hees hore miyaa mise wa mid cusub
@daarulmaqam3371
@daarulmaqam3371 5 жыл бұрын
Mar hore waye
@cxasanmaxamuudc1317
@cxasanmaxamuudc1317 5 жыл бұрын
hees hore waye wllo
@ssomali2941
@ssomali2941 5 жыл бұрын
Marhore ayey ahyd alle haku cafiyo joqle
@mucaashiqav6918
@mucaashiqav6918 5 жыл бұрын
Jooqle xage laga haya ilen waxan faanka ugu arki wayey wu xanuunsana allah caafimaad buxa ha siyo asaga iyo inti xanuunsan
@ayanhusein9451
@ayanhusein9451 5 жыл бұрын
alaha u naxariisto
@umunajaadbeauty
@umunajaadbeauty 5 жыл бұрын
Raxmaanow dalka noo hagaaji qurbaa nadhibaye walhi
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Iyo adeer xuseen shire wale hees iyo iyo badh weyaan Wariye cawilna walalkeen qaaliyu ahaa alaha unaxariisto dalkenana nabad waarto alaha siiyo
@HassanMohammed-eb7dv
@HassanMohammed-eb7dv 5 жыл бұрын
jooqle legend macaafimaday mise waa mar hore
@fartundiri367
@fartundiri367 5 жыл бұрын
Jogle habaryar allah ba mahad leh ku caafiyay
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 5 жыл бұрын
Fartun Diri heeesta hada maahin ilaah ha caafiyo
@ciyaalyooyoowalalkood423
@ciyaalyooyoowalalkood423 5 жыл бұрын
Alow alshabaab la ciribtiraa maxa halyeey ay naga dileen iyo wax garad dalki dabaalo aaya isku soo haray😭😭😭😭
@nuriiniizbackpea660
@nuriiniizbackpea660 5 жыл бұрын
Al zhapaab wxaba iga dara dacizh ayaaba noo timi wlhi nlool wnka quuzte mnta ayaan heztan arke anigoo cabzi igu aburanthy oo fkrya 😭😭😭😭
@user-re6ch4jr6f
@user-re6ch4jr6f 5 жыл бұрын
Asc l🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@adoosocade9700
@adoosocade9700 5 жыл бұрын
ILLAAHOW nabadyeel soomali
@aminamaye4004
@aminamaye4004 5 жыл бұрын
Amiiin yaa rabi
@tooxowseylax5282
@tooxowseylax5282 2 жыл бұрын
Jooqle salute
@amarakorhaan6970
@amarakorhaan6970 5 жыл бұрын
Allow soomaali mideeey
@muxsinmahmoud4390
@muxsinmahmoud4390 5 жыл бұрын
Allahayow na daba qabo
@abdullaahi4571
@abdullaahi4571 5 жыл бұрын
waaan oooyay ayeeyada gaajada qawooowga lajareneeyso !!!!!!
@funnyguymooha3746
@funnyguymooha3746 5 жыл бұрын
Dardaaran iga dhex haa noo sheega asxaabta
@adoosocade9700
@adoosocade9700 5 жыл бұрын
Dad aan dhimana nooleen xamar uraadi AILLAAHOW ugargaar
@asiaukash9175
@asiaukash9175 5 жыл бұрын
Anaga dhan aya marti aduunka kuah wll
@adoosocade9700
@adoosocade9700 5 жыл бұрын
Aad iyo aad
@ladancdy1218
@ladancdy1218 5 жыл бұрын
Hadaaa heesanaa hestan dardarankeeda ee yaa qabil iyo quran qalubtena ka saarayo
@asiaukash9175
@asiaukash9175 5 жыл бұрын
Alle hacafiyo jooqle
@idilabdi3796
@idilabdi3796 5 жыл бұрын
Jooqle ilaah hainoow kaadaysto iyo wall xusen
@CabdiMalik-v8u
@CabdiMalik-v8u 2 ай бұрын
CAWIL ALLOW KUU NAXARIISO, BADDI MAANTA ETHIOPIA NAGU HEYSATO
@cxasanmaxamuudc1317
@cxasanmaxamuudc1317 5 жыл бұрын
war cawilna ma abwaanbu ahaa Alla maxa somali nin door ka baxay Allaha ku naxariisto hambalyo kooxda qayla dhaan beryahan wan idin tebnay heesa kalo cusuban idinka sugna hanaga daalina idinkama daalne
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 5 жыл бұрын
15ilma ciqdadeysan baa dislike saaray marna uma qalanto dislike hestaan😢adeer caafimad dag dagaa kugu duceynaa wariyahana allaha unaxariata cawil
@ilaqosolchanel9785
@ilaqosolchanel9785 5 жыл бұрын
Illahy nabad ayan idinka baryaya wlalahayaga reer Somalia.from somaliland/burco
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 жыл бұрын
wuu cafimaday waa ilhay mahadii cabdi shire
@maryamaabdiraxaman7861
@maryamaabdiraxaman7861 5 жыл бұрын
Walhi wan farxay markan.arkay joqle alow.ku cafi
@munoali1360
@munoali1360 5 жыл бұрын
Allah unaxriisto
@leilahashi8841
@leilahashi8841 5 жыл бұрын
Jooqle maa fiicnaaday mise waa marhore saxbeey
@nastexanafta7982
@nastexanafta7982 5 жыл бұрын
leila hashi mar hore
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 жыл бұрын
jooqle caafimaad ilhay hakuu siyaadiyo ruug cadaagii soo rogaal celi nabee
@muxsinmahmoud4390
@muxsinmahmoud4390 5 жыл бұрын
ax ax rabi yow na daba qabo
@aminamaye4004
@aminamaye4004 5 жыл бұрын
Reer ciyaaryahan jecel Farhiya no I siiya
@idilabdi3796
@idilabdi3796 5 жыл бұрын
Guulusta qiila dhaan waxaatahiin dad leysku haleykaro
@qaalilakiofficial5107
@qaalilakiofficial5107 5 жыл бұрын
aamiiiin yaarbi😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mahaddawiiltube8032
@mahaddawiiltube8032 5 жыл бұрын
Waar sawkaa Maaha Jooqle Oo sawtii alahaa Casaan buu qaathy LG wye Ninkaasi Walee
@sahrayar2525
@sahrayar2525 5 жыл бұрын
Tolow qofka dislike saaraya damiir somaliyed ma lahan miya ?Shame on u
@sucadosimanofficial6014
@sucadosimanofficial6014 5 жыл бұрын
😭😭😭😭Damiirki wuu dhintay
@DreamBoY-rp6kn
@DreamBoY-rp6kn 5 жыл бұрын
Ilmihii Ethiopiaanka dhaleen waaye Somali ma ahan kuwas
@sweetyquruxsancali8394
@sweetyquruxsancali8394 5 жыл бұрын
Soomali mahn eee eletirian
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Dalkujog bixsada jabuti faransa yaibiyay duldagan kufaneysid weyiso dhistay goormee cakis magac hiil walal yalohiliyay uhoreyay oonagoostay gobl hadiba noqoto kiilasoridaa jabuti
@muxsinmahmoud4390
@muxsinmahmoud4390 5 жыл бұрын
diihaalkaaga gaajada lama wada dareemee
@umunajaadbeauty
@umunajaadbeauty 5 жыл бұрын
Waxaanba kunacay eey kudhahyn you are refugee
@ikraam6747
@ikraam6747 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@ikraanabdi2281
@ikraanabdi2281 5 жыл бұрын
Joqle wa ku farxaay wlh
@sahra-fashionworld
@sahra-fashionworld 5 жыл бұрын
Subscribe ta igusoo caawiya walaalaheyga idinkoo mahadsan like tana iigu qabta walaalayaal
@najmayusuf9999
@najmayusuf9999 5 жыл бұрын
👍
@channelkonfurbari1071
@channelkonfurbari1071 5 жыл бұрын
dardaaranka cawali dahir salad
@suxufiwiilqaran3726
@suxufiwiilqaran3726 5 жыл бұрын
Jooqle aa so labty ilaah baa mhda leh ilahey ha u nariisro wariye qaali uu ahay wlhi
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,5 МЛН
Khudbadii uu Farmaajo ku karbaashey mucaaradka oo dhameystiran
39:20
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 386 М.
QEYLO DHAAN HEESTA MOOSHINKA SHACABKA 2016 HD
7:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 830 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН