Ayaan lacagta la tusin dawlada haka qarsado si ay u caawiyaan
@amxaar14 сағат бұрын
Sheekadan ma dhamato noqotay
@EdnaMoalin13 сағат бұрын
Sheekadaan say u dhamaanee, lacag aruursi iyo dembi baa laa dhuuqaa. Somali hadaay sharaf leeyihiin wadankooda aay hagaagsan lahaayeen. Beenu raad ma leh!
@saynab750310 сағат бұрын
Sax wakaa warku waa in qolada uuladagaayo yihiin dad masjidka ku xiran oo uu wax fiicn ka baran karo ooufA iidayn karo warun waa inuu shaqaystaa hailoobo caawin inta haku ekaato iyo soo dhowaynta kooban markuu dhaafo nin adag inuu boqdaa waa waano
@ahmdadn916512 сағат бұрын
naagahan Arabka wayn ee aan amusi karin ,,wiilkan wadankiisii ayuu aaday .meeqo dhalinyaro somaliyeed rag iyo dumar rafaadsan ayaa wadankii jooga oo kan aad ka dhamaan la,dihiin ka daran ,hadii uu aabe somaliyeed dhali lahaa wiilkan sida ay ugu daqanayaa mayba uga danqadeen ,