abuukar jaajumow heesti kibireey2

  Рет қаралды 462,258

abuukar cali maxmed

abuukar cali maxmed

Күн бұрын

Пікірлер: 79
@salmaancadewaaye3323
@salmaancadewaaye3323 Жыл бұрын
2017 anoo Nairobi joogaa ayaa jeclaaa heestaan walaahi xasuus markaas tahriib ayaa ku jiray habeen walbo waa dhageysan jiray maantana 2023 waa ssnad kale xasuuus legend jaaajumoow waaa ku wataaa ❤💙🙏
@ikarmahamed
@ikarmahamed 7 жыл бұрын
abukar jaajuumow waa fanaan qaali ah waana sxb ku Weyn somali n
@mahdinuur81
@mahdinuur81 7 жыл бұрын
Kurtunmaa kaad loo galaa kaftan maloo kaashan karaaye!!!!!!!!!!!!!!! Intas iga sax sxb jaajaa thanks waa xusuustii A Sh Kiler
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 2 жыл бұрын
Woow waa hees aad u macaan codka Jaajumowna weyba kusoo baxday heesta. "Kurbo maa kaag loo galaa kaftan maloo kasheyn karaa" Kadib 10sano halkan ayan jooga. maanta
@faadumashariif1706
@faadumashariif1706 Жыл бұрын
Kulankeeda kaamil mahee kalaam keeda waa kulul yahay woow inaba caadi maha music another level
@YislamOmar
@YislamOmar 12 жыл бұрын
waa ka baxsatay sxb heestaan ayadoo dhameestiran sida ma u raadinin . aad an kuhu mahad celinaayaa
@omargoley8490
@omargoley8490 8 жыл бұрын
Kulankeda kamiil maahi ne Kalam keeda wa kulal yahaye Abuukar Siyad Ali Jaajuumo Waxad i soo Xasusisay Axmed Shariif Killer nice Song wlhi
@idrisabade9544
@idrisabade9544 5 жыл бұрын
Yislam Omar saanee ku dhimestirantahay aawoow
@mohamedcade143
@mohamedcade143 5 жыл бұрын
Yislam meelaahan maad ka qaraabtaa kk
@rowdamahamud8912
@rowdamahamud8912 9 жыл бұрын
Waaaw nice song runti heestaan xasus ayee igu ledahay
@abdothebestofyoutube.9801
@abdothebestofyoutube.9801 10 жыл бұрын
wwwwwwwwww walle jajuumoow wad ka baxsatey heestan inba cadi maha killer allah yarxamu badalkiiisa adiga aya ino jooga walalkey allah haku daayo wa mahadsan tahay and yislam shukran aquuya hesaha killer aa no so xulisay big big salam jajuumoow
@RaadRaac1484
@RaadRaac1484 Жыл бұрын
Waqti walbi kii kasii horeeyay ayaa ka sameeyn badnaa waxaan xasuustaa dalka o nabad ah aan ku dhageysanayo bar fiat Al ustaad AHMED SHARIF KILLER allaha u naxaristo iyo qurbaha aan 30sano joogo wey kala wanagsantahay
@MohaMoha-mu2tt
@MohaMoha-mu2tt 3 жыл бұрын
محمد صراف اوغلو فيلم اسمع الاغنيه دي اتذكر الماضي عجبتني الاغنيه😘🇸🇦💯🇸🇴
@sareeyegaas4710
@sareeyegaas4710 9 жыл бұрын
abuukar jaajuumow waan ku salamay waa cali geele xuseen daale abiikar sxb waan iska qoslaa markan isha ku saaro waxan soo xasuustaa xaafada balguri iyo waagii la,yaraa koley inkastoo aad adiga iga weyn tahay blse waxan soo xasuustaa dagaygii ama mukuyaha hoostooda aan fariisan jirnay geedihii 10 years ago kkkk well dane sxb
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 5 жыл бұрын
Cali geele kawaran yurub iyo garaawo inkastoo oo kiyaalo aawadato ee boow
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 5 жыл бұрын
Sareeye Haas waan khuslay
@Ilyescadeyaer
@Ilyescadeyaer Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤wallaahi taas been mahan aney iqabsatey naak nin key rawin wey ku cayaartaa anoo saas leyku cayaarey ayey hadana isoo mutey satey sas ey tahayna kama aarsan ee welcome ayaan ku dhahay gacma furan kusoo dhawaaw alxamdulilaah hadeer waa ciisa iyo maryama hooyadoot mararka qaar hadii aan soo xasuusiyo wey ilmeysaa wallaahi 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NasteexoAweys
@NasteexoAweys 10 ай бұрын
Hestan inaba cadii mahan wlhi kibirey nin koliya kasa jajumo bqorka codka 😘
@hiiraanboy4465
@hiiraanboy4465 9 жыл бұрын
Wooooooff miraha iyo laxan cod waa la dhacay runtii jajumow inaba caadi ma tihid tnx bro
@RufaciAbuu
@RufaciAbuu Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@liyomohamed6906
@liyomohamed6906 6 жыл бұрын
Waaaaw jajumow wad,kabax saty runti waa hes kala kacsan
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 6 жыл бұрын
Fanaan Qaaliya, Jaajamow Weeyee...... Codka i diley... Abaabaa
@omarisak882
@omarisak882 5 жыл бұрын
M.a ilaah hanoo kaadaayo qof aan jeclahaa tahay runtii uuuuumch♥️🤗♥️
@ibrahimmohamed5603
@ibrahimmohamed5603 Жыл бұрын
Woof Caleyk Jaajuumow Jinni Abkiis
@muusehaji1139
@muusehaji1139 8 жыл бұрын
waxaan jeclahay mar in aan isla helo abukar jaajumow shimaali siidi cali wiinkey daa,uud cali masxaf subxaanyo iyo Xandal Cali ganey iyo sexophist mahamed cabdulaahi shariif bastow in ay show ii qabtaan ayaan jeclaan lahaa aniga iyo xaaskeyga bas insha allaah
@Beerxaano
@Beerxaano Жыл бұрын
Xasuustii Aun Axmed Shariif Kiler.
@cabdiqaadiramore6890
@cabdiqaadiramore6890 6 жыл бұрын
Waaw ala ileh barteda ayu dhigay heesta
@abdothebestofyoutube.9801
@abdothebestofyoutube.9801 10 жыл бұрын
kibireey nin koodiyaa kasaa kuleel wixi u saane kulan keeda kaamiil maahi ne kalaam keeda waa kuleel yahaye kurba maa kaad lo galaa kaftan ma lo kaa she karaa Rag waxaa u kuleel nin kaa la joojiyo is ka sey ninee karti diisa koow ma dhaaf tee kalam kiisa koob ma gooyee kurba maa kaad lo gala kaftan maa loo kaa shee karaa kurba maa kaad lo gala kaftan maa loo kaa shee karaa kurba maa kaad lo gala kaftan maa loo kaa shee karaa kurba maa kaad lo gala kaftan maa loo kaa shee karaa
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 6 жыл бұрын
Jaajuumoow axsan hees 😍😍😍😍👐👐🙌🙌🙌
@HassanMohamed-xg3cc
@HassanMohamed-xg3cc 7 жыл бұрын
hestaan wax kale waAye walaaahi Kaalay iska arag weeye
@umuziyanofficials8651
@umuziyanofficials8651 7 жыл бұрын
Masha Allah my wllkey abukar noolow cadaw Ku ma arko
@codtroll4859
@codtroll4859 8 жыл бұрын
wwwwww erayo jajumow sxbkey
@saidaahmed3496
@saidaahmed3496 Ай бұрын
❤❤❤❤❤ 😊
@saidaahmed3496
@saidaahmed3496 Ай бұрын
Hees waxaa dhageysan jire mudo labatan❤😢 Sano Laga joogo xasuus ❤❤❤❤🎉 Alfaan waku wataa xasuus muhim Waye❤😢
@abdiazizabdullahi2057
@abdiazizabdullahi2057 9 жыл бұрын
Abukar jajumow wan ku salamiy ninyahow war od ba kugu dhamaadi ban ku oranena hestani wahaan layabna bey nogatay imanka
@cumarlaki884
@cumarlaki884 5 жыл бұрын
Hhhhh Luuqada waad keentay zxp
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 5 жыл бұрын
Wwwwwww xususati jajumow
@nomashquulAhmed
@nomashquulAhmed 7 жыл бұрын
xasuus gashey 😥😥😥 yasalaam fanaan cod qurux 😥😥😥😍 😍 💋 💗 💗 💋 💗 💗 💖 💖 💖 💞 💞
@maxamedyacquub890
@maxamedyacquub890 5 жыл бұрын
no mashquul. Ahmed to
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 Жыл бұрын
Wa laal jecel channal
@HassanAli-bf9um
@HassanAli-bf9um Жыл бұрын
Adigana ma fanaan baad tahay . Fankii somali baaba
@muridiabukarabukar9817
@muridiabukarabukar9817 7 жыл бұрын
waaw jaajumow nice songs
@nuucoowtv1046
@nuucoowtv1046 3 жыл бұрын
Heestii gidirey 👉❤🔥🇸🇴
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 4 жыл бұрын
Jajumow an ku heysata
@najiib123
@najiib123 Жыл бұрын
Heestan caadimahan aad baan ujecelahay runtii
@abdulkadirbashir4960
@abdulkadirbashir4960 11 жыл бұрын
Caleeeeeeeeeeeeeeeek Waa Hees Ad Umacaaan
@huuhhh3585
@huuhhh3585 6 жыл бұрын
Abdulkadir Bashir 0000
@mmomjoy2876
@mmomjoy2876 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭xasuuus Legend of the Legend
@ismaciilmaxamedtaxta2642
@ismaciilmaxamedtaxta2642 9 жыл бұрын
sxb waa kabaxsatay abuukar sayid ali abukaar jaajumow ajaa heestii kibir ley waan kusalamay sxb
@ismaciilmaxamedtaxta2642
@ismaciilmaxamedtaxta2642 6 жыл бұрын
Cai ma ahaan heestan
@abdisaamax8868
@abdisaamax8868 6 жыл бұрын
Sanaba ku dawobay aniga
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 3 жыл бұрын
Caadi maaha
@muusehaji1139
@muusehaji1139 8 жыл бұрын
muuiscii hore iyo marka wada jir loo tumo macaanaaa muuisca hada la tumo bariis cusbo la, aan ah camal waaye
@xafsamohamed2503
@xafsamohamed2503 8 ай бұрын
yaa imacneenaaya
@hawa9555
@hawa9555 7 жыл бұрын
Hees iga dheh
@alimuhthar9483
@alimuhthar9483 7 жыл бұрын
Waaaaaw jajumow
@GorGor2023
@GorGor2023 3 жыл бұрын
Wow Another Level Song Kibireey Xasuustii The Legend Axmed Shariif Killer Jaajumow wuxu kuqaaday cod aan caadi ahayn thnks papa 🙏🙏🙏🙏
@biiwayebaarubax7325
@biiwayebaarubax7325 6 жыл бұрын
Song music & cadka Abukar
@mahadgoraa2
@mahadgoraa2 8 жыл бұрын
Axsan hees
@salmaanfaaris9203
@salmaanfaaris9203 2 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 5 жыл бұрын
"Kurtun.....Maa..kaadloogalaa"..... jaajumow....
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 9 ай бұрын
Maya😊
@diiniali2684
@diiniali2684 3 жыл бұрын
Caadi mahan
@ju4965
@ju4965 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@nastehajuuni6467
@nastehajuuni6467 5 жыл бұрын
Jaajuumow boqorka codka ❤
@farxaancali4191
@farxaancali4191 3 жыл бұрын
Inawa caadi nahan
@saidaahmed3496
@saidaahmed3496 5 жыл бұрын
😤😤😤 xsuus 😍😍 gale
@ebrahimhirsi176
@ebrahimhirsi176 6 жыл бұрын
In 1978
@omarbashiir9469
@omarbashiir9469 4 жыл бұрын
Asc abukara jaajumow
@abukarjaciir1522
@abukarjaciir1522 2 жыл бұрын
💖💗💓💞💕💯💯💯💯
@yusufmaxaad1853
@yusufmaxaad1853 6 жыл бұрын
Jaajuumow
@sususara1182
@sususara1182 6 жыл бұрын
wowowwo
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 Жыл бұрын
Okay
@baazisuufi3288
@baazisuufi3288 2 жыл бұрын
Y
@salmaanfaaris9203
@salmaanfaaris9203 2 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩
@maryanbaazi7821
@maryanbaazi7821 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤
Hees ANI MAA QALDAN MISE ADI -- Osmaneto
7:09
Osman Hajji mungani
Рет қаралды 317 М.
abuukar jaajumow heesti damaq
8:13
abuukar cali maxmed
Рет қаралды 68 М.
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН
SLIDE #shortssprintbrasil
0:31
Natan por Aí
Рет қаралды 49 МЛН
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
JABHADA REER BORAMA IYO SHARABKU WAXAY KA QABAN
8:04
LAKI SHOW
Рет қаралды 1,7 М.
Axmed Shariif Killer Hees Calaacal Af Dhurway
7:30
Abba Teega
Рет қаралды 365 М.
CIRO CODSADAY LACAGTII MUUSE XAYIRAY SOMALIA HAYSAY SALAMAAD
8:45
Ubaxey
8:01
Axmed Biif - Topic
Рет қаралды 74 М.
Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis
8:09
Simba Studio
Рет қаралды 2,3 МЛН
HARUN LEEWAAYE HEESTII DAHAB IYO LUUL 2020
5:54
LEEWAAYE STUDIO
Рет қаралды 592 М.
abuukar jaajumow iyo heesti kibireey
4:26
abuukar cali maxmed
Рет қаралды 18 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,5 МЛН
HARUN LEEWAAYE HEESTII WADANKIS 2020
8:01
LEEWAAYE STUDIO
Рет қаралды 932 М.
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН