No video

Iska ilaalinta dembiyada by sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  Рет қаралды 256,833

Abu Yussuf

Abu Yussuf

Күн бұрын

Iska ilaalinta dembiyada by sheikh Mxamed cumar Dirir.

Пікірлер: 210
@zhatiainaqayaddiamond7381
@zhatiainaqayaddiamond7381 6 жыл бұрын
Jasakumullahu khayr adero sh,cumar dirir
@lastgirl2009
@lastgirl2009 7 жыл бұрын
masha allah ilahey ha ku barakeyo ajar iyo xasanad badan allah ka siiyo muxaradan sheikh moxamad sheikh cumar dirir
@elmiali7285
@elmiali7285 10 жыл бұрын
kheyr badan allaha ku siiyo sheekhunaa sheekh muxamed.
@habibaabdullahi1791
@habibaabdullahi1791 5 жыл бұрын
Masha allh
@xuseenmuxumed609
@xuseenmuxumed609 10 жыл бұрын
masha allaah sh muxamed sh cumar dirir ilaahay haku xifdiyo
@nasraadan3265
@nasraadan3265 7 жыл бұрын
Allah haka abaal marsho jazakallah khyr kheyr Allah ku siiyo Sheikh Maxamed cumar dirir
@kimkum3679
@kimkum3679 11 жыл бұрын
masha allah jazakalah kheyr sheekh dirir
@kadradahiir631
@kadradahiir631 6 жыл бұрын
MAASHALLAH MAASHALLAH AALLAAHUU AAKBAAR AALLAAHUU AAKBAAR SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW JIIZZAKALLHUM KHAYR AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@frankiedejong21anzhax74
@frankiedejong21anzhax74 4 жыл бұрын
Xuak
@mumtazaddey7656
@mumtazaddey7656 8 жыл бұрын
jazakaaka laah kheir ilahay ha inagu anfaco aamiin
@cabdishaafi3608
@cabdishaafi3608 5 жыл бұрын
Macha alh sheekh qiimo leh
@mahamedcarab404
@mahamedcarab404 7 жыл бұрын
Masha Allah khayir Allah haul siyo
@saedsadka3051
@saedsadka3051 9 жыл бұрын
Mansha allah ilaahow adaan ka magan galney danbiyada Ilaahow naga yeel kuwa xaqa ku toosnaada aamin aamin
@frankiedejong21anzhax74
@frankiedejong21anzhax74 4 жыл бұрын
Cdo
@salaadosmaan3353
@salaadosmaan3353 8 жыл бұрын
shiikha cadoow giisa ha jabo iyo itii diinta duulan ku ah aamin
@janomihile5424
@janomihile5424 6 жыл бұрын
Jisakallah khayran sheikh dirir
@mahamedmahamed4508
@mahamedmahamed4508 9 жыл бұрын
Ilaahay hanoodaayo wakhti dheer sheikh dirir iyo inta lamidkaa oo culimadaa imrigooda ilahay haraajiyo khayrkay sheegayaana ala hanagu afaco ilaahay idankiis
@nuurhassan7105
@nuurhassan7105 8 жыл бұрын
masha Allah waa muxaadara aad Muhiim u ah
@mukhtarsiciidjama2523
@mukhtarsiciidjama2523 5 жыл бұрын
جزاك اللهُ‎
@mariaajab8603
@mariaajab8603 5 жыл бұрын
masha alaa shikh
@abdulbasito5778
@abdulbasito5778 8 жыл бұрын
jazakallah sheekh.
@aminaxcabdi8200
@aminaxcabdi8200 6 жыл бұрын
Maansha allaah maansha allaah
@abdiismail2741
@abdiismail2741 8 жыл бұрын
Jzkhr sheekh, illahay ajar haka siiyo anaba kuwii ku camal falo haynaha yeelo. Cadaabul qabrigu waa jiraa nabigeenuna scw waa ka duceesam jiray waana inooga digay. markaa hadalad qaar ha layska ilaaliyo.
@BAAJIYE
@BAAJIYE 6 ай бұрын
masha allah ❤❤❤❤❤❤
@saynabjama6176
@saynabjama6176 7 жыл бұрын
mazha allah allah yaxfadka zheekh
@yumyam2513
@yumyam2513 8 жыл бұрын
Masha alh alh yaxfidakalah
@musabhimiloofficial9506
@musabhimiloofficial9506 7 жыл бұрын
masha allah sheekh
@user-mf3iq5gi9m
@user-mf3iq5gi9m 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@simancadeey343
@simancadeey343 5 жыл бұрын
mashaa allh
@burco45
@burco45 11 жыл бұрын
Masha allha
@xamdasmily3882
@xamdasmily3882 6 жыл бұрын
جزاك الله خير
@abdiali7535
@abdiali7535 3 жыл бұрын
ilaahow nagu anfac khayrka
@barkhathoussein7784
@barkhathoussein7784 9 жыл бұрын
جزاء ك الله خيرا
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
Barkhat Houssein waxaad akhrisataa buugaagta DR m sharoor iyo Hassan farhan al maliki adnan rufai
@qalinle1231
@qalinle1231 6 жыл бұрын
Jazakalah shiikh dirir
@khadarahmedjama9703
@khadarahmedjama9703 7 жыл бұрын
jazaakallahu khayr
@kaltoundheer9175
@kaltoundheer9175 7 жыл бұрын
Allah makes everything .
@kaltoundheer9175
@kaltoundheer9175 7 жыл бұрын
Mohamed Ali
@daaalonimo7478
@daaalonimo7478 8 жыл бұрын
allha haa uu barkeeyo amiin
@frankiedejong21anzhax74
@frankiedejong21anzhax74 4 жыл бұрын
Dhivx
@cabdallacali4602
@cabdallacali4602 8 жыл бұрын
shiqa allaha ka ajarsiyo waqtigisa u huray hanuninta umada
@iagreeraage3969
@iagreeraage3969 8 жыл бұрын
alle ha ku barakeeyo
@mominahussienmohamed7214
@mominahussienmohamed7214 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@nuuramakeupartistchannel3016
@nuuramakeupartistchannel3016 8 жыл бұрын
mashallha
@suldankhadarjagbalas2431
@suldankhadarjagbalas2431 6 жыл бұрын
jadsakala khayr
@wacyigaliye157
@wacyigaliye157 8 жыл бұрын
alllaah yaxfadaka wa adhaala cumrak
@mukhtarsiciidjama2523
@mukhtarsiciidjama2523 5 жыл бұрын
ماشاءاللہ
@mahatsalathussein9889
@mahatsalathussein9889 8 жыл бұрын
Allah misankisa akhiro ha ugukaabo
@youngyonis4447
@youngyonis4447 9 жыл бұрын
allah bless u adeerkay sh.dirir
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
young Yonis tartiib sheekhani wax cilmi ah mayaqaan ee axaadiis uu dad ka soo dageystay ayuun buu shegayaa quraankana waxba kama yaqaan
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
+young Yonis adeerkaa waa beenaale
@youngyonis4447
@youngyonis4447 8 жыл бұрын
lol waar ilahay ka cabso
@xil.kalidmohamedismailhoor6509
@xil.kalidmohamedismailhoor6509 6 жыл бұрын
mahadsanid sheekh
@hamdamohamed5758
@hamdamohamed5758 6 жыл бұрын
Sheekh wxan rabaa inaan su'aal kuweydiiyo 25 nabbi ee qur aanka lagu sheegay mahee ma inkale oo mabbiyaala jirta insha Aallah waxan rajaynayaa inaad isoo jawaabto sheekh
@salaadosmaan3353
@salaadosmaan3353 8 жыл бұрын
jaza aka laah sh dirir
@maxamedcaalin5779
@maxamedcaalin5779 2 жыл бұрын
Tafsiir
@nasiibinmustafe4658
@nasiibinmustafe4658 8 жыл бұрын
sheekh dirir manshallah
@cabdiraxiimcabdilaahi9752
@cabdiraxiimcabdilaahi9752 4 жыл бұрын
Sheikh.dirir
@calicabdulaahicabdi844
@calicabdulaahicabdi844 8 жыл бұрын
sheikh dirir allaah haku xifdiyo , miisaanka xasanaadka allaah ha kuugu daro, anagana allaah hanu anfaco
@iagreeraage3969
@iagreeraage3969 8 жыл бұрын
ammaan & wanaag ilaahay ayaa udhammeeyay culimmada
@cavaliersbeast9283
@cavaliersbeast9283 8 жыл бұрын
itobi ya
@hassankahin2092
@hassankahin2092 7 жыл бұрын
i agree R8aage
@barwaqonuh5785
@barwaqonuh5785 8 жыл бұрын
Qof jaahil Horta yuuna wadada waxa kasheegin tiis daryeele baa midkale ku dar lakiiin shiikhyada cadwgooda cagta hostooda waligiiiin ha ciil bixinin we love all shekhayda diintayda mcne ee naxrista badan noo hogaminay ilhay jandiii dhamaan hangu irsaqo
@sheekhcadddulqadircisman7212
@sheekhcadddulqadircisman7212 2 жыл бұрын
Sheekh caddulqadir cisman
@daarultawba516
@daarultawba516 6 жыл бұрын
Allah inoo dambi dhaafo
@munohassan2395
@munohassan2395 8 жыл бұрын
Mashallah
@your_ukhti_in_deen4759
@your_ukhti_in_deen4759 6 жыл бұрын
Muno Hassan l
@filsan4ddaaaowpaszzsoitrtr929
@filsan4ddaaaowpaszzsoitrtr929 6 жыл бұрын
Muno Hassan
@mahamedmahamed4508
@mahamedmahamed4508 9 жыл бұрын
Waad dabaabtay hadaad shiekh dirir waxkasheegtay
@abdiismail2741
@abdiismail2741 8 жыл бұрын
calaysi salaatu wa salaam
@dahirdiriye667
@dahirdiriye667 7 жыл бұрын
i love quran
@maxedhuruuse5833
@maxedhuruuse5833 6 жыл бұрын
asc ilmo maxamad huruuse maxamuud cali faarax waxay ka salaamayaan culimadii soomaaliyeed
@nadiircalixaashi
@nadiircalixaashi 11 жыл бұрын
mansha allah
@noorahmadali9822
@noorahmadali9822 7 жыл бұрын
Ina lilahi wa unaa ilehi raa jicuun ninka bashka labaxay e shaeegaya nayna jorin axaasta mustafaheen. CSC wa murtat diinta islaamkana labaxay o jaahil ah iskajira walala yaaal Susan idinka lexinin jidka toosan xadiista rasuulkeena wan rumaysanahay wa xaq kaafirkana uf dhahawaxan lenahay ilahay haso hanuniyo hadusan ladamcina hacadaabo wa khaa in ukas diinta ugu je jesayee
@abduqadirmohamed5276
@abduqadirmohamed5276 9 жыл бұрын
xasbunaalahu nimcal wakilah muse kahe imaanka maka daciifay mise somalidi shicada noqatay ama waxii sunada rusulkeena nnk qalafsanaa qof saxaabi ah see beenaale ugu tilmaamtay dabi weyn tan xigta sheekh intaas tafsiirka cashiro ka bixiyaa wax ma yaqaano tiri istaqfurulaah allaha xaqa ku tusiyo koley islaan nimo ku dhalatee
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
+Abdulqadir Mohamed hadiisyada shiicada iyo sunahaba waa been
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
+Abdulqadir Mohamed anigu shiica ma ihi lakin ma ogtahay in axaadiista badan koodu ay been tahay shiida iyo sunaduba sheekhani quranka mayaqaananigu waxaan ahay dadka quranka kaliya aamin san waxanna qisado been ah oo la qoray iyo wax buugaagta yuhuuda laga soo nuqulay oo loo yaqaan israa iiliyaat
@khadarraage5610
@khadarraage5610 8 жыл бұрын
Khadar
@frankiedejong21anzhax74
@frankiedejong21anzhax74 4 жыл бұрын
Kkķkkk
@zaynabmaxamed2944
@zaynabmaxamed2944 4 жыл бұрын
Jskalhu khrn
@FarahFarah-ls6rd
@FarahFarah-ls6rd 7 жыл бұрын
ace
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
suaalaha aan ku soo waydiiyay kamaad soo jawaabin midnaba aayad sheegaysa cadaab al qabri majirto amaba nuzuul ciisaa ama dajaal majirto waxa axaadiis tan laga keenay buuga yuhuuda ee talmuudka waxaana sheegay kacab ibnu axbaar oo isaguba yuhuudi ahaa waana israa iiliyaat
@abdirahmanhassan934
@abdirahmanhassan934 5 жыл бұрын
..
@abdirahmanhassan934
@abdirahmanhassan934 5 жыл бұрын
.
@abdiismail2741
@abdiismail2741 8 жыл бұрын
bashkaali cali, adaa beenaale ah ee sheekha iyo axaadista nabigeenii suubana laga soo wariyay been haka sheegin. beenaale waaxid
@saedsadka3051
@saedsadka3051 9 жыл бұрын
Muna kahin Wxn leeyhay isku xishood wall sheekha inaad wax ka aheegta ma ficna
@saamiyamohamed3293
@saamiyamohamed3293 6 жыл бұрын
Shakh suu aal mankuwaydiyaa
@AhmedIsmail-ue6bn
@AhmedIsmail-ue6bn 8 жыл бұрын
mashallah
@abuudufaylchannel6257
@abuudufaylchannel6257 6 жыл бұрын
walaal waa channel cusub ee ku dhufta subcsribe like and share
@abdullasarur9548
@abdullasarur9548 5 жыл бұрын
Asc wrxmtlhy wbrkto saan maloso gawinkaraa
@muusakahin881
@muusakahin881 9 жыл бұрын
aniga oo muusa kahina waxaan sheekha bal cod sanyaaa in micneeyo waxa ay ku kala duwan yihiin shaiid iyo shaahid adiga oo quraan daliishanya hadaad wax isla haysid iyo [shawa iyo ghariza]
@mahamedcarab404
@mahamedcarab404 7 жыл бұрын
Waxaad donto iska dheh allah hakusoo hadeyo
@shacabmedia8490
@shacabmedia8490 6 жыл бұрын
Masha allaau cimriga ilaahay hakuusiyaadiyo
@abdiali4151
@abdiali4151 11 жыл бұрын
war hoy wax maqla allaaa ma waxuun baa dadka loo sheegayaa war aduunka marti ayaan kunahay
@ahmedhussin486
@ahmedhussin486 6 жыл бұрын
man shaalah
@aarilix6159
@aarilix6159 2 жыл бұрын
waraki kudabeeyay itobiya
@mahamedcarab404
@mahamedcarab404 7 жыл бұрын
Inta camada ah waxba kama qadayiso cayidu ka wax cayayana allah ayad hortagi mark as ayad garan ciqabta allah
@maxedhuruuse5833
@maxedhuruuse5833 6 жыл бұрын
ugana mahad celinayaa dadaalkooda
@salaadosmaan3353
@salaadosmaan3353 8 жыл бұрын
caamada ayaa aduunka iska jooga xadiis yada nebiga scw iyo 4 khaliif waa xaq
@hawosalalahucalehewasallam1731
@hawosalalahucalehewasallam1731 7 жыл бұрын
ascw yaan lacaayin
@hawosalalahucalehewasallam1731
@hawosalalahucalehewasallam1731 7 жыл бұрын
culimada aniga waxan rabaa in aan kafaiideysto aad baan u dhib sanaaya cayda culimada hala joojiyo cayda culimada culimada waxay sidaan dhaxalkii nebiga salaahu caleyhu wasallama asc
@ismailahmed181
@ismailahmed181 9 жыл бұрын
Muuse kahin allaha kuguso hanuniyo wadada toosan ee xaqa ah
@muusakahin881
@muusakahin881 9 жыл бұрын
ismail yare ahmed qur aanka ayaa ka wayn hadiisyada badankooduna waa been
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
ismail yare ahmed waar nin kan waxba magaranayo
@saadoascwalaalmohamed4675
@saadoascwalaalmohamed4675 9 жыл бұрын
+Muusa Kahin waryaa adigaa beenaale ah oo wax aad diin kataqaano jirin ee jooji caayda hadii kale waad gashalayneesaa aaqiro kahor aduunka dadka caayo culumada waxaa u sugnaaday cadaab adag
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
quraanka sheekhaagu mayaqaan sheeko hadith ayuu wadaa
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
qofkq cadaabta gal kama baxayo ka janada qalan kama baxayo labadaba waa khaaliidan fiihaa abadaa
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
QURANKU isaga ayaa is fasira xadiis uuma baahna
@saharaabdi8919
@saharaabdi8919 5 жыл бұрын
L
@aarilix6159
@aarilix6159 2 жыл бұрын
bibisi
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
hadiiska sunnaha iyo ka shiicsduba waa beenalayaal ee quraanka dib uGu noqda bal wuxuu ku hadlayo eeg nabiga been buu ka shegayaa
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
hadalada ha garab mar marin ee ka soo jawaab
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
wxaad is way diisaa hadaad ilaahay ka cabsanysid walaal QUANKA ilaahay ayaa soo dajiyay lakiin buuga bukhaariga dad ayaa qoray waana been gabigiisu wxana la qoray 280 sano dhimashadii nabiga swt kadib
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
Sxb waxaan jeclahay in aan ku so'aalo hal so'aal adigoo raali ah, muslimiinta oo idil waxay rumaysanyihiin Quraanka iyo xadiithka, adiga keliga xageed ka keentay caqiidada noocaan ah? taasi oo ah in Qur'aanka kali ah la rumeeyo xadiithkana la beeniyo. Diinta islaamka waxay leedahay afar mad-hab waxyna kalayihiin Shaaficiyah, Xanafiyah, Xanbaliyah iyo Maalikiyah, dhamaan madaahibtaas waxay isku waafaqsanyihiin sunada in ay tahay masdarka labaad ee shareecada islaamka. Aniga ma garankaro caqiidada noocan ah firqada ama kooxda rumeeysan. Waxaan jeclahay in aan ku xasuusiyo aayadan Quranka ah:وَمَن يُشَاقِقِ الرَّسُولَ مِن بَعْدِ مَا تَبَيَّنَ لَهُ الْهُدَى وَيَتَّبِعْ غَيْرَ سَبِيلِ الْمُؤْمِنِينَ نُوَلِّهِ مَا تَوَلَّى وَنُصْلِهِ جَهَنَّمَ وَسَاءتْ مَصِيراً (115) Aayada micnaheeda hadii aan soo koobo waa sidan: Cidii nabiga khilaafta kadib markii uu u cadaaday hanuunka, raacana waddo aan ahayn mida muslimiinta, waxaan u dhaafayna wixii uu qaatay ama uu doortey, jahanamana waan gelidoona, meel loo laabto waxaa ugu xun jahanamo. Walaal waxaan kuu sheegaa in aad Qatar ku sugantahay oo aad muslimiinta oo idil ku khilaaftay arintaas. Waxaan si gaar ah kaaga codsanaa in aad caqiidadaas ka fiirsato, Qur'aan kali ah in la rumeeyo waa arin halis ah ee ka soo laabo waa wax adiga dan kuu ah. Mahadsanid.
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
waa run aayada quran ka karim ka ah qofka riisaalada nabi maxamaddiidaana waa gaal aakhirana cadaab ayuu ku abaadayaa la soco waxaanu anagu qabnaa in in xadiis yada la qoray 280 sano nabi maxamad dhimashadii sii kadib swt walaal buugaata axaadiista wxaa laqoray dhimashadii rasuulka
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
+bashaking ali Waxaad tiri anagu, idinka yaad tihiin? kooxdee madhabkee?
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
+bashaking ali Sxb in buuga bukhaari am muslim laqoray la iskuma haysto, qoritaanka axaadithta waxay bilaabatey intii uu noola nabigeena Muxamed (scw) weliba nabiga waa lawaydiiyay in laga qoro axaadiithta, wuxuuna ku jowaabay qora Alle ayaan ku dhaartay afkayga kama soo baxaan wax aan ahayn xaq. Intaas kadib axaadiithta si toos ah ayaa loo qorey
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
nabi maxamad swt iyo 4 afrta khulafu raashidiinta wakhtigay noolayeenba lama qorin buugan waxa la qoray dhimashadii nabiga swt 280 sano kadib waxana nuqul kii uGu horayay lagu soo daabacy Germany yuhuudii joogi jirtay ayaa soo daabacday buuga assalkiisana waxa gacanta ku haynjirtay boqortooyadii muslimka ahayd ee maguulka india xukumi jirtay waxana jira bug kale oo bukhaari leeyaahay oo ilaa hadda aanan la daabicin sababo layaab leh aw geed
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
cadaabul qabr majiro ilaahay aakhiro ayaa laxisaabinayaa kadib ayaa la cadaabyaa ama janada la galinayaa yaa kaddaab
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
+Muusa Kahin Cadaabul qabriga sunnada nabigeena ayaa sugtay laakin adiga sunnada ama axaadithta ma aaminsanid. Qofka hadii uu sunnada beeniyo ama uusan aaminsanayn islaamnamidiisa shaki ayaa ku jira. Waxaan kugu waaninaa in aad diinta islaamka barato gaar ahaan axaadiithta, waa wax adiga dan kuu ah. Waxaan Allah kaaga rajayna in uu diintiisa kugu sugo waa hadii uu kheer kula doonay.
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
quraanka kuma qorna
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
qu aanka wax kawayn majiro
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
ina qawmii akhaduu haadal quaana mahjuuraa
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
+Muusa Kahin Xadiithka ayaa sheegay ee adiga xadiithka maxaad ku diidey?
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
cilmul istilahna waa been
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
+Muusa Kahin adiga culuumta islaamka maxaad ka taqaan? Tafsiirka ama fiqiga wax ma kaaga bilaabanyihiin? maxaayeelay dooda waa in ay ku dhisantahay cilmi iyo aqoon.
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
anigu qu aan baan kaala doodayaa maaha hadith
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
+Abu Yussuf 4 amab afart madhabood quraanka kuma qorna iyo shiicatoona iyo ibadi Zaidi kalmadda madhab iyo caqiida quraanka kuma qorna walaal
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
qofka quraanka dib uugu noqo ku yidhaah miyuu jiran yahay
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
+Muusa Kahin Adiga luuqada carabiga wax maka taqaana?
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
+Muusa Kahin Hadii aad wax ka taqaano bal xadiithkan akhri عَن الِمقْدَام بن مَعْدِي كَرِبَ (ت: 87هـ) رَضِيَ اللَّـهُ عَنْهُ قالَ: قالَ رَسُولُ الله صَلَّى اللَّـهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: ((ألا إنِّي أوتيتُ القُرآنَ ومثلهُ معهُ، ألا يوشكُ رجلٌ شبعان علىٰ أريكتهِ يقولُ: عليكم بهذا القُرآن، فما وجدتم فيه حلال؛ فأحلِّوه، وما وجدتم فيه من حرام؛ فحرِّموه، وإنَّ ما حرَّم رسُولُ اللَّـهِ كما حرَّم الله؛ ألا لا يحل لكم الحمار الأهلي ولا كل ذي ناب من السِّباع ولا لقطة معاهد إلا أن يستغني عنها صاحبها ومن نزل بقوم فعليهم أن يقروه، فإن لم يقروه فله أن يعقبهم بمثل قراه)). [أخرجه أحمد في "مسنده": (4/130) (17213)، وأبو داود في "سُننه": (4604)، والطَّبراني في "مسند الشَّاميين": (2/137) (1061)، وصحَّحه الألباني في "صحيح الجامع" (2643)]
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
+Abu Yussuf aad iyo aad Ayaan uu aqaanaa Carabiga
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
Aayadihii iyo axaadiithtii aan kuu soo qorey akhri, iskuna day in aad fahanto.
@sabrina9487
@sabrina9487 8 жыл бұрын
Abu Yussuf B
@muusakahin881
@muusakahin881 9 жыл бұрын
sheikh diriraw hadiisyada badankooda waxay ka soo arooreen Abuuhurayra waana beenaale abuuhurayra laba sano ayuun buu muslim ahaa geeridii Nabigeena SWT quraankana sifiican uma taqaanid QURAN ka ilaahay ayaa hadiithyada beenta ah kawayn anig waxaan ahay dadka quraanka kaliya aaminsan
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
Brother Muuse, ugu horeyn axaadiista waa tiirka labaad ee diinta Islamka, waxayna fasirtaa kitaabka Alle. Ruuxii aan rumaysanin ama aaminsaynin ma'ahan Muslim dhab ah. Abu hurayrah wuxuu ahaa saxaabi wayn oo nabigeena scw rumeeyay in badana la socday inta uu noolaay, mana laga yaabo in uu ku been abuurto Rasuulka scw.Quran kaliya in la rumeeyo axaadiithtana labeeniyo waa arin halis ah mana aha mid banaan. Culimadda Islamka oo dhan waxay isku waafaqsanyihiin masdarka labaad ee shareecada in ay tahay axaadiithta.
@communityzz
@communityzz 9 жыл бұрын
Bismillaah waa laguu yaabaa runtiin is daba qabo inta ayna yaqiintu ku helin in taas ayaa iga dar daaran ah.
@ibrahimjumale8898
@ibrahimjumale8898 9 жыл бұрын
hadii aad quranka aaminsantahay af lagaadada jooji
@haliimacabdullaahi3470
@haliimacabdullaahi3470 9 жыл бұрын
Moxammed Owbustale ,
@jusufluqman9277
@jusufluqman9277 9 жыл бұрын
Muuse hadaanan aminsasaney axadiista quranka yaa ku macneyey quranka in bis lafisiro waxne matareyso. haaad cilmi isku heysid youtubka is soodig
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
cadaabul qabri majiro qurankana kuma qorno
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
+Muusa Kahin ok cadaabka qabri waad diidaye bal ka waran caabta naartana?
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
naartu wayjirtaa xisaabta kadib
@abdiaziz.2326
@abdiaziz.2326 8 жыл бұрын
+bashaking ali waxan la yaabay dad aan diinta garanayn ayaa i ska dhigayo dad diinta yaqaan sheekh uu is hubaa ee adigu dadka ishorkeen commenti waxab laguma gabado siyaasad maha waa xadiis caqligaa diicifkan wakaa ku siiyay inaad fikirla timaadi soomaaliya kama shaqeyso fikirka shiicad dhulka ayaadku dhiman
@ajakisiyojeeritv8366
@ajakisiyojeeritv8366 8 жыл бұрын
+bashaking ali Cadaabka qabriga inuu jiro iyo inuusan jirin waad Kala ogaan doontaa ha sugi wayn
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
hada sheikhani waxa dadka uu ku tilmaamayaa caama walaal quranka caama kuma qorna caqiida kuma qorna sharaf quranka kuma qorna tilmaamaha nin calooshu ka soo dhacday majirto nabigu qaybiyaadka kama hadlin dadka qabriyada ku jirana kamuu hadal sidaan horeba kuugu sheegay cadaabul qabri quranka kuma qorna DAJAALNA beenta nabi maxamad swt been haka sheegin walaal quranka dib uGu soo noqda
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
beenta k a daaya umada hadaad wax isla haysaan bal soo qora aayad sheegasa nuzuul ciisa ama DAJAAL ama cadaab al qabr waxa kale oo hadaad ilaahay ka cabsanaysaan aayad sheegaysa in qofkii zinaysta ama danbi zina ah ku dhaca in la arjumo hadaad quranka taqaanaan walaal waxay arjumaadu ku taala buugga yuhuuda ee loo yaqaan talmuud buugan waa xadiiska yahuudda waxana uu taagan yahay sida bukhari wacayna ku andacoodaan in adiga oo fahma talmuudka maahee aadan fahmi Karin tawratka waa xagga laga alifay xadiiska bukhari waxyaabaha ku qoran xadiiska bukhaarigana waxay ku qoran yihiin talmuudka waxana loo yaqaanaa israa iliyaat
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
sheekooyinka sheekhu waa wada been hadiithkuna badankiisu waa been
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
walaal haddaad uu haysatid inxadiiska la qoray xadiiska nabiga oo nool waana la waydiistayaad iyo aad ayaad uu khaldan tahay walaal nabi maxamad swt waxa la soo faray risaalad risaaladuna waa quranka xadiis markuu nabigu noolaa la qorayna ma jirto sheekhani khuraa faat badan ayuu ku sheekaynayaa waayo waxa uu soo bartay amaba loo soo sheegay ayaa khuraafaad ah gabigiisuna been buu wadaa nabugu wax qaybiyaadka ku saabsan kama uu san hadal kun jeer Ayaan kuu sheegay amaba aan ku wadiiyay CADAAB QABRI quranka kuma qorna waana been
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
beenaale sheikh dirir iyo qaarr kaloo badan calimka aad ka hadlaysidna waa adiga iyo sheikh umul iyo mustafe kadaab
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
+Muusa Kahin Saaxib waxaad tahay nin jiran ee Allah haku caafiyo.
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
+bashaking ali Sxb in culimada la aflagaadeyo waa xaaraam, hadaadan ku qanacsanayn waxay sheegayaan iska dhaaf oo ha dhagaysanin.
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
walaal waxaan ku waydiiyay waxaad imika tidhi in culimada la aflagaadeeyo waa xaraan hadaba xaaraanta marhorena waan ku soo waydioo quraiyay khaladna waad ku soo jawaabtay xaraanta ilaay xaaraan tinimaayay waa afar iyo toban qodob ilaahay xaaraantinimaayay afar iyo tobankaa culimadu kuma jirto in culimada danbiyadooda laga hadlana waa wax muslimiinta uu furan quraanka ayaa lagu sheegay inay jiraan qaar kamidi ay lacag yar aayadaha ilaahay ay siistaan
@AbuYussuf
@AbuYussuf 9 жыл бұрын
Walaal waa runtaa kuma jiraan culimada 14 waxyaabood oo uu Alle xaaraanta ka dhigey laakin ma banaana in qof muslim ah wax laga sheego gaar ahaan markii uusan kula joogin. Sidaad la socoto, culimada waa laf dhabarta bulshada, waa dadka markasta umada xaqa ku waaniya, waa dadka yaqaan axkaamta shareecada. Culimadu waa bani'aadam, gef iyo qalad waa uu ka dhicikara, sida uu cadaynaayo xadiithka ka mid ah axaadiithta nabigeena(SCW) hadii qof caalim ah uu arin ku dadaalo balse uu ku qaldamo, hal ajer ayuu leeyahay hadii uu xaqa asiibana labo ajer ayuu leeyahay. Marka dadka noocaas ah waxay mudan yihiin in la yiraahdo Allow dambigooda dhaaf.
@faaraxcabdullaahi6492
@faaraxcabdullaahi6492 8 жыл бұрын
culimada halaga xishood
@bashakingali4965
@bashakingali4965 9 жыл бұрын
beenta naga daa
@shaaciyeyare6779
@shaaciyeyare6779 6 жыл бұрын
masha allah
@danielasum9465
@danielasum9465 6 жыл бұрын
Mashallah
MUXAADARO GAALO ISKU EKEYSIINTA SH MOHAMED DIRIR
1:09:37
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 28 М.
Aadaabta wanaagsan ee Allaah lagu waynaynayo Sheekh Dirir
53:42
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 85 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Dambi dhaafka || Sh Mustafe Xaaji Ismacil
54:57
Salafmedia
Рет қаралды 217 М.
ilaalinta Carabka 2012 Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir
1:07:35
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 45 М.
GAADHI DAMEERLE NOQDAY BOQOR IYO QISOOYIN CAJIIBA | SHEEKH DIRIR
1:10:49
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 244 М.
QABRIGA CADAABKIISA IYO NICMOOYINKIISA  ᴴᴰ┇Sh.Maxamed Cumar Dirir
26:48
ilaalinta Salaada 2015 Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir
1:18:32
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 159 М.
Siyaasadii Nabigu CSW Ku Hogaamiyay Umadda Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:19:01
36 TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:06:22
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 9 М.
Xiriirka Ka dhexeeya Tasbiixda & Raali ahaansha Qadarta Alle - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil | 2017
49:17