Allahu akbar, this takes me back to my childhood my Macalin was from xudur and this is how are used to recite the Subac may Allah SWT Reward him kheir this dunya and akhira too🤲🤲❤️
@ahmedabdinasir90912 жыл бұрын
Ameen all of our macalimiin❤🤲
@mohamedharbi14342 жыл бұрын
Maashallah. Allaha xafido.
@barigalmemam74482 жыл бұрын
Ameen 🤲🤲
@mohiadina.mohamed70452 жыл бұрын
Wlh kula mid baan ahay Macalinkeygii reer xudur buu ahaa Gobol kale ayuu noogu tagay, suabcanaan xusuus ayuu igu leeyahay
@jiifwadani6305 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ masha allah
@greenhopesomalia26564 жыл бұрын
This qiraa Abi Amr reminds me in 60s when I was learning quraan I still the Rahweyns reciting, maalinkeen Alloow dhoor maalinsheey Allow dhoor.
@AbuYussuf4 жыл бұрын
Runtaaw xasuus fayle dad ka reebase.
@AbuYussuf4 жыл бұрын
Nowadays, people think this way of reading quran to be incorrect.
@greenhopesomalia26564 жыл бұрын
Mubarak meel li dhahaaw aa ki dhalidi maalimiintaan Rahweyns Somalida 90 boqolkii macalimiinta waa ayaga, 2017 abaarihii aaseedi masjidka jaamaca macalin jimaa aa li saaraayi, waxaa soo xasuusidi sanadihii 1966 iyo dugsigii, maalimiintii, Somali oo dhan macalimiintiyoo waa Rahweyns, Abgaal, Biimaal.
@abdullahiibrahim81034 жыл бұрын
@@greenhopesomalia2656 reer awdheegle aa kisalaamooye 😂😂
Wallaalayaal qofkii kor ka yaqaano ducada eey ku furfurayaan subaca oo dhameystiran asagoo qoraal ah fal yata fadhal noo soo gudbiya JazakaAllahu BarakaAllah
@abdiwahabahmedali75112 жыл бұрын
Ducaa'u khatmul quraan aa la dhahaa sxb
@jeffabdul37995 жыл бұрын
2007-2008 ayaan soo xasuustay runtii marka hore macalinka aniga ayuu usha iii dirsan jiray ka dipna aniga iyo qofkii meel khalda ayuu nagu garaaci jiray macalin aad ayaan kugu xiisay waanadaadii aapahay ayaa ahyd macalin abdikaafi 😰💔❤️
@abdullahiadenothman4 жыл бұрын
Ĺlĺĺ
@ibnu-nadiradenhussien7103 жыл бұрын
xagee waaye sxp
@HassanFatow4 жыл бұрын
Waxaan soo xasuustey 2006 mar aan joogey jeerow tuuladeyda aan ku dhashey Qur,aanka ku bartey qoryooley ayey hoos tagtaa 20km ayey jirtaa degmadda qoryoolley macalin aleelle allah haku xafido
@qafiifowofficial7 жыл бұрын
💖💕💟💞 I love qur.aan💚💓💜💝
@abdullaahiboss24363 жыл бұрын
I love qu aan💯
@nasramohamed1247 жыл бұрын
Very emotional recitation....remind me of my past duksi life Mashable Allah
@diaretadiallo49664 жыл бұрын
Ne!
@Aligabstkb3 жыл бұрын
MashaAllah
@somalilyrics73633 жыл бұрын
Mashaallah good recitation ❤ May Allah make for us easy Quran
Jizakallahu kheyr ajar aan dhamaan allaha ka siiyo dhamaan.Allahuma Amiin.
@mohamudabdikadir9267 жыл бұрын
masha allah wlh aad baan ugu raaxeystay alla maxaan galnay subac ruxii garanaya ayaa yaqaano macaankisa allaha ajar iyo xasanaad allaha idin ka siiyo noolada inta ay nolol jirto
@hayaanali43473 жыл бұрын
Masha Allah qalbi daganaasho ayaa laga helaa subac aad ban ujclhy
@husseindika12753 жыл бұрын
MashaAllah. Heart-soothing♥️
@sinyeer9 жыл бұрын
Abu Yusuf iyo macalimiinta waxaan ilahay uga baryay dhamaan muraadkood mid aduunyo iyo akhiro in uu sahlo. May Allah bless you for uploading these beautiful subac oo dhameystiran. Ilahay ha kaa farxiyo.
@AbuYussuf9 жыл бұрын
Brother, Abdi Ali adigana sidoo kale Ilaahey muraadkaaga hakuu sahlo aduun iyo aakharaba, and thanks for the nice comment, I really appreciated your encouragement.
@AhmedMohamed-qc2qc7 жыл бұрын
.
@aabdirahmanibrahim18547 жыл бұрын
Abdi Ali
@m.ibrahim15457 жыл бұрын
Shukran
@abdihassan20388 жыл бұрын
Mashaalah jazakallah illahi hakaabal mariyo.its wonderful subac I i like it.
@amirsiligle57655 жыл бұрын
Mansh Allah illahayo naguxafid Qurankaga
@arodardoardo9 жыл бұрын
Ardo abdul mashá allah ajiar inika siyo when listen i seeping and happy i love❤💜
@cabdiraxmaanmaxamedcabdi38193 жыл бұрын
3:55 waa abtigay Macalin Cali Maahir
@cabdikariim2087 жыл бұрын
masha allaaah alle haxafido sideey u xafideen qur aanka kariimka
@Ahmedsahane7 жыл бұрын
ManCHa allaH i missed subac jazakallh Abu Yusuf iyo dhamaan inta kuxiran khayrka
@abdulkadirabdullahi26584 жыл бұрын
Mashallah macalimiinteena Alloow xifdi, qofka daalkan suubitay oo KZbin soo galiyay Alle xasanaad iyo kheyr badan haku siiyo. Aduun iyo aakhiroba guuleyso.
@AbuYussuf4 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay. Jazakalaah.
@ahmedmohamud1619 Жыл бұрын
You can't believe I'm one of this group 😢. Alx
@garmashproduction38346 жыл бұрын
Masha llh wll dadaalka dheerka aad ugasho soo helida subacn asigo dhamystiran alla hkaa awaal mariyo
Mansha Allah I love very much when I lisetn iam sleeping
@rahmahassan86143 жыл бұрын
😊💌💌💌💌مش الله
@mahmoudliban45457 жыл бұрын
Masha Allah. Allow carabkooda cadaab ka dhowr. fadlan magacyadooda ma heli karaa wadaadadaan
@mahmoudliban45454 жыл бұрын
@@AhmedSomali958 Mahadsanid wll
@Aziizo105 ай бұрын
Allahu Akbar alla mxaa xasuuso qurux badan jiraan oo aan dib looga laaban karin , aad bey u macaanayeen maalimahaas bilaa dembiga aan hayn , dhegahyga kalaamka alle mooye waxkle laguma dhagysan jirin
@akramhajji36677 жыл бұрын
MaashaaAllah Allah haidin xifdiyo carabkinana Allah habarakeyoo
@libaanali.xassanwaafannaan22697 жыл бұрын
Mashaa Allah bless you and me and my day
@raxmuuniahmed123712 жыл бұрын
masha allah aaad aya niga mahadcelinayaa waxaana jeclahay ina wada dhamaysto hada wixii ka danbeyana aan la socdo cashirada aad so galina allaha niga abaal mariyo walalayaal
@kadrahanshi12317 жыл бұрын
Culimaadaan xagay joogaan yaa ii geeya maansha Allah.
@aadanahmed71152 жыл бұрын
Xamar
@bashanetv10624 жыл бұрын
MashaAllah Alle daraja kore hakaa siiyo janada inshaAllah 🥰
@mrabdirahmanibrahim13752 жыл бұрын
😥Allow maclimiinteena iyo maclimiintoodaba Aduun iyo Aqiroba u naxriiso kana abaalmari kalaamkaga (Qur'an) ee ay nasoo gaarsiiyeen. 🕌🌙Ramadan Mubarak 2022❤😊
@zahramuqtaar32992 жыл бұрын
Amiin yarabi 🤲
@fannyvideo54788 жыл бұрын
mansha allh walal waxan so xasustay Maclin Ibrahim Maclin geyga hore wayi Qoranka siidan buu u Aqrin jiray
@khalifmohamed62129 жыл бұрын
mansh allah. ajir iyo. xasanaad. allahakasiyo
@AbuYussuf9 жыл бұрын
+Khalif Mohamed Dhamaanteen sxb
@mudanenuur53438 жыл бұрын
Mashaa allaah kheer allaa ha ku siyo qofka soo galiyey