axmad budul waa nin aan fahamsanayn in uu kujiro gacan gumayste oo lagumaysto ina ilayna waa vawaan kudhashay suuliyada axmaarada waa qof maskaxdu gubatay oo cadaw somaliyeed ah dalku wuxu raba wiil si fudud uga hoosbixiya gumaystaha dhimashada badhkeed marbay nolosha dhaantaaye
@abduwelidimbilei83182 жыл бұрын
Abwaan hamed bulul Ilaahay haku barakeyo ee wanadan Ilaahay ha garansiyo 👍👍👍
@ahmedmumin30612 жыл бұрын
Masha qllah budul dhodan ban so xasutay wa gabay cajabib ah wad la heshay axmdow halka kawad
@omerjibril73182 жыл бұрын
Please brother's and Sisters we are one peoples Let we use minded Because Ethiopia government they getting another chance to distroy our peoples and stop Against each other Please Brother's and Sisters Somali Ogden Region and Insha Allah Salam
@qoobeeykaliilcawad80272 жыл бұрын
Qoloyinkiina SG oo waxaan arkay gabaygaan meel khaldan la’aadey, iyagoo leh mustaf cagjar ayeey ku socotaa IWM, waxaan u arkaa waa gabay Qabyaalad iyo Qurunkeeda ku fadhiya iyo dhibaatadda ka heysata Soomaali dhamaan IWM
@shukricali22272 жыл бұрын
Allah hakudaayo waa tilmaan.tusaaleyn iyo talobixin qaali ah
Dad kii buu isku direy shacabki hal dhumay iyo dhaan raacay buu ka dhigay dhul koodina Taano taano buu i u bixinayaa ama dawlad horaa saa yeeshay buu la soo taagan yahay Taa horree iska daayoo adigu maxad samaynaysa Adaa hadda joogee Cidu madhahayso
@abdirahmanfaarah39122 жыл бұрын
Hadhaagii tblf tblf nacnac iyo caybaa idinka soo hadhay mudane madaxwayne mustafe muxamed cag jar horu mar iyo nabad ayuu uhorseeday dalka hadee cadceed soo baxday miyaydin sacabada ku qarin
Aga waar madaxwayneha iyo abwaanka nooga aga qaada ayga sawir kiisa xaar wayaane cabdi ilay nacdal haku dhacdo gabaygan isagaa lugu karbaashay
@mikemiki10202 жыл бұрын
Oo ma cagjar baa dhaama
@abdirahmanfaarah39122 жыл бұрын
@@mikemiki1020 waad og tahay adba hadaan lays xasdayn
@khadarnuur48832 жыл бұрын
maanshaa allah
@guntane1432 жыл бұрын
Amazing
@mahadallahaahmed86762 жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉 murti mas uul ah iyo qof waliba wangsan jacela
@maxameddheere6932 жыл бұрын
Views ka yuusan meel xun kaamarin sxb maqusayso deegaankA ee
@subeeriskalaji60362 жыл бұрын
Waka
@akrambarre48642 жыл бұрын
Deegaankeey khuseeyaysaa? Ma kaashamiir mise bangaladhesh
@mikemiki10202 жыл бұрын
Hadaa xagay khusaysaa waaba dawlada cagjar waxa ay khusayso
@geeljire16582 жыл бұрын
Cabdi cumar, mustafe iyo dhammaan kuwii ka horeeyay ee gumeysi kalkaalka ahaa waa dameer iyo labadiisii dhagood
@bosteyaxuseenali41482 жыл бұрын
Cabdi elay nabad buu qaaatey ma in la dilaa 👍🏿😭⚔️📏🌈📝
@hamzeapdirahman39052 жыл бұрын
Xaqiiq weeyan Ilahay haynagaransiiyo jidka toosan
@mohamedadan59752 жыл бұрын
Haaa abwaan axmed budul allaa yaacizak
@Hariir-w6i Жыл бұрын
Itobiyan labo wajile ah ba thy daba dhilifka ethiopia
@Sahnur2 Жыл бұрын
🎉🎉🎉❤
@neimakawsar96232 жыл бұрын
Mash allah Ahmed budulu
@zairayar2 жыл бұрын
Abdimaxamudcumar♥️🖤💪💪💋💋
@muxiyadiincqadir76202 жыл бұрын
Abwan axmed budul ismail
@moudabdala79842 жыл бұрын
Abwaanku inuu liinta cabayaan maqlee maxaa ka jira ?
@axmadmaxamad45262 жыл бұрын
Ku.sco.Abwan.axmad.budul
@axmedcanfi9604 Жыл бұрын
Lajan
@aliaden72302 жыл бұрын
Gabay wanaagsan Ali aden ok
@Kafirso2 жыл бұрын
Abwaane tan
@roodanuur21962 жыл бұрын
Twist titan clueless.
@abdisheikh67912 жыл бұрын
Ma karbaashine wuu u naseexeeyay
@xaredaxmed14552 жыл бұрын
axmed buduol abwaun
@Hanad29762 жыл бұрын
Dhoodanka yar weeyan Abwaankani soo barbaar.
@ahmett83432 жыл бұрын
Hhh
@zairayar2 жыл бұрын
Mustafecagjac😭😭😭😭👎👎👎👎
@padriugaas33132 жыл бұрын
Musuq dhib been tuugo iyo reeryo qaad nimadii Horeyba loo diidanaa Ayuu ladhibi dhaclaynayaa.ina cagjar
@sidrasirad94752 жыл бұрын
wats somali afka nool ninkan hada ninka muxu ku haystaa dee waxa uu la socon waya kii walaba idinka ku dhegsan bal hada ninkan maxa lagu magaya uu sameyaay ma dhulbahnte runta u sheegay baa loogu gabayaya waali cas ha la idinku dhaarto ninkan hooyada ku daaranaysa wa isaaq niicdiina looma baahna itoobiya wa wadan somali wada degan meel la isugu xoog sheegto maha hadii cidi xooga sheeganaysona wa la og yahay cida xoog shegnaysa
@mikemiki10202 жыл бұрын
Doqon xoolo ah
@abdirahmanfaarah39122 жыл бұрын
@@mikemiki1020 dadka maxaad u caayi ma runta ayaa ku gubayss
@abdirahmanfaarah39122 жыл бұрын
Gabaygan walaal gabay hore cabdi. Ilay ayaa lugu karbaashay hadhaaga tblf ayaa ka dhigaya mid madaxwayne mustafe loo tiriyay
@sidrasirad94752 жыл бұрын
Abdirahman ok hadaba muxu hada u soo qatay sow kana kuma karbashayo hadaa