Abwaan Cali Tadhase AUN Gabayadiisii Qayb kamid ah

  Рет қаралды 22,588

Amin Ahmed

Amin Ahmed

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@amiiryare4899
@amiiryare4899 2 жыл бұрын
ALLE WAYNE YAA KU MANEYSTAY GARAAD DABIICIYA Dhulka uu gabeyga ku sheegay waa geeska Africa iyo cida dagta aadbay u adkayd wakhtigaa inaad aqoon uyeelato dhulka iyo dadkaas dega hada waxa kaso wareegay ku dhawaad nus qarni ALLAH HA UNAXRIISTO philosoph gabayaa aqoon yahayn indheer garad intaba wuu ahaa AMIIN🤲🤲
@mohamednairobi8000
@mohamednairobi8000 9 ай бұрын
Masha allah axsan gabay alle ha u naxaristo abwanka
@mawliidaadanmuumin9382
@mawliidaadanmuumin9382 2 жыл бұрын
Awoowgay hooyo Alloow kuu naxariiso
@cabdalamaxamuud2406
@cabdalamaxamuud2406 Жыл бұрын
Allaha ha unaxaristo adero janatul firdowsa allah hogiisa ha yeelo aamiin
@dr.jimcaleahmed8397
@dr.jimcaleahmed8397 4 жыл бұрын
Allah abwaan naxariistii jano hakawarabiyo abwaanu wuxuu ahaa nin aad uqaaliya oo gabayadiisu ay dadka anfacayaan ee halaraadiyo inta dhimana oo hala soo galiyo KZbin ka si ayna ulumin xigmadii uu katagay
@abdishakourhassanfarah1065
@abdishakourhassanfarah1065 6 ай бұрын
Rabi naxariistii jano haka waraabiyo abwaan qaaliya pp indeer garada ayuu ahaa
@allahayoriyadaydaiirumeead6692
@allahayoriyadaydaiirumeead6692 4 жыл бұрын
Mashallah waaa jufadiii
@jimcaaleadan6672
@jimcaaleadan6672 3 жыл бұрын
Alaw ku naxariso awawgay cali awcilmi xirsi hoyaday abehed ale janatulfardawsa hakugu arsaaqo amin
@abdiqaadirxassan7075
@abdiqaadirxassan7075 4 ай бұрын
Alle waxan uga baryayaa inuu unaxariisto janooyinkiisana kawaraabiyo insha Allah
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 5 ай бұрын
Ilaahaw idiin naxariisto cali afyare iyo abwaan xasan sheekh muumin
@mukhtargeeljire4680
@mukhtargeeljire4680 Күн бұрын
Waa cal tadese maaha afyare
@muxyadiincabdi8570
@muxyadiincabdi8570 2 ай бұрын
2diinaba Alahaunaxariisto
@yonisadar5984
@yonisadar5984 4 жыл бұрын
Gabaygan la tiriyay 1980 wuxu ka hadlaya waxa manta joga wa mucjizo 🙂
@aminahmed6530
@aminahmed6530 4 жыл бұрын
Aad iyo aad walaal waxyi baabad moodaa Alaha unaxariisto dhamaantood Abwaanada
@AdamIbrahim-hh4tt
@AdamIbrahim-hh4tt 7 ай бұрын
Allaha ku naxristo
@abdiqaadirxassan7075
@abdiqaadirxassan7075 4 ай бұрын
😮
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
1980
@alileyzikabayare9222
@alileyzikabayare9222 5 ай бұрын
Good
@abdiqaadirxassan7075
@abdiqaadirxassan7075 4 ай бұрын
Alow ku naxariiso
Taariikh Nololeedkii Iyo Gabayadii Abwaan Cumar Aw Jaamac
45:40
cabdulcasiis cabdulaahi
Рет қаралды 66 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 36 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 33 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 47 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1 МЛН
Wankayga Cadoow Ha naaxin AHU Abwaan Af-gudhiye
19:28
Hoodo Show
Рет қаралды 31 М.
Danqan mayso Soomaalidaan Diiri leeyahaye"Cali Cilmi Afyare"
14:27
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 123 М.
qayb ka mid ah gabayadii abwaan nuur dhegay
17:15
Nagaansho media
Рет қаралды 24 М.
Gabayadii abwaan cumar awjaamac samatar
45:41
soomalitube1
Рет қаралды 2,9 М.
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sheekadii Hure Walaanwal iyo Cambaro oo dhameystiran
1:36:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 996 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 36 МЛН