Soomaalinimada halaga shaqeeyno axmad madoobe iyo gurguurte labadaba soomaali ayaa kaweeyn ee aan ilaashano qabiil iyo qooys wax tari maayo
@beryalex1798Күн бұрын
Calyadiisa halkaan iiga soo urtay
@qarabeytiMohamed2 күн бұрын
Abwaan qabil batahay
@khadrahire12252 күн бұрын
Abwaan waxaan rabnaa gabayadaadi in ad ku garado gurgurte
@MohamedAli-nm8oeКүн бұрын
Hiraabka degan kenya soo tarxiila😂😂
@khalifmohamed24862 күн бұрын
Xasan kala firdhiye xaalkiisu xaalkiisu waa iska " is-moogeey ma udbihii bey weli asleysa! "
@abdikafarismail375Күн бұрын
Ciidan qaran maba jiro ciidanka xasan culusow ama hawiye
@ogaaloge3281Күн бұрын
Kasheekeey hee hada reysulwasaare xamze ayaa hada ka qudbeeynayee hada car xabad qush kasii hada waa hal baalooto hadeey habar kudhashay
@yusufdaahirfaraax3779Күн бұрын
Hogamiyaha xamar gurgurte dhiiqo isbaro unu kaa leh markan bad buu galay hada cano ka dhan kahabee
@AdenAli-b8j2 күн бұрын
Hadal kii xasan gurgurte wuxu lamid ahaa qarixii hotel shaamoow
@beryalex1798Күн бұрын
meel aad aado malahan badiina SNA ayaa joogta berinka Alsh.... adoo cimigaan ah qabyaalad ku dhimo waa jahanama toos ah...
@Warankaa9602 күн бұрын
Kkkkkkk
@DarwiishNLКүн бұрын
Isma aanan lahayn Cimrigaagu wuxuu kugu Simii 70jir ku faanaya itopia kenya Ayaan ku Hoos jirraaa. Waar hooy 80jir umada reer juba baabiyey oo 20sano oo dhow dhoow dib u dhigay just waa ila qabiil waar aakhiru aakhiir ayaad ku jirtaa'eee Masajidada Ku Negoow
@saeedjama361Күн бұрын
Diyaaradaha dagaalka xagee ka maraysaan!!! Howshiinu waa qar iska tuur!!!