Abwaan dhoodaan, wa gabay aad u xikmad badan

  Рет қаралды 571,832

Amiir Haji Sanka

Amiir Haji Sanka

Күн бұрын

Nagusoo biir, halkaan waxad ugu imaanaysaa xog, cilmi iyo falanqayn,
Subscribe channelkeena si aad ula socotid. Mahadsanid
/ @amiirhajisanka

Пікірлер: 114
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
Waxan maqli jiray uun labo nin ma dhergaan . ●Nin gabaati qaatay ● Iyo Nin gabay dhagaystay ❤ Halkan wax badan oo anan jamacad iyo school mid toona anan ku soo dhigan aya taala.
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 Жыл бұрын
Maaha dhoodaan e iska jir lkn midhaha Ayuu dhoodaan lahaa e kan codka xun wuu bahdilay gabaygii dhugasho e dhoodaan yaa ka qabta wuu kharibay xataa midhaha wuu dilay mana saxayo
@odhaahwanaagsanchannel5235
@odhaahwanaagsanchannel5235 Жыл бұрын
@@mubarikahmed812 Adigu hadaad cod hayso ka qabo
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 4 жыл бұрын
Dhoodaan wuxuu la heer ahaa Albert Einstein lkn dadkiisa ayaan qiimahaas ama derejaas aan gaarsiin. Alloow kuu raxmo.
@xaradheereboy652
@xaradheereboy652 4 жыл бұрын
lkn Markii danbe Ethiopianimo ayuu Ku Faanay
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 4 жыл бұрын
@@xaradheereboy652 Ader somalinimadi waa lagu hungooby,qofkii ka daneestaa ooo isga taga,muu ceebobin. Tuugo,burcad,aragagilxiso,qabyaalad,is xaqirad.
@mohamedomar1552
@mohamedomar1552 3 жыл бұрын
Hoyalayeey hoyaal
@Kathar1464
@Kathar1464 Жыл бұрын
@@xaradheereboy652 Cali dhuux maad mooda oo ingriiska Daba fadhiistey asagoo sayidka ka cararaaya 😂 Allah ya Raxmak
@MussyPlayz
@MussyPlayz 2 жыл бұрын
Maashaa Allah Allaha Unaxariista Abwaan Dhoodan waxuu ahaa wadani weyn oo xikmadbadan badan uga tagay Umada soomaaliyeed. ILLAAHAY HA NAGU ANFACA insha Allah.
@maxamedmahad6861
@maxamedmahad6861 3 жыл бұрын
Waaw run ahaantii wax badan ayàan kaafayday abwaan dhoodanoow naxariistii eebe hakaa waraabiyee amiiin🥰🙏❤
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Allh ha unaxariisto awowe dhodaan😢💔🤲
@araiemohamed3228
@araiemohamed3228 3 жыл бұрын
Haaa wa kan somaliga Dhabta ah, Mudo ayaan raadinaayey Good job
@cabdiraxmaanbile2895
@cabdiraxmaanbile2895 4 жыл бұрын
اللهم اغفرله ورحمه و ادخله الجنتك الفردوز اعلي
@ibrahimmahamud1751
@ibrahimmahamud1751 3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto, jana firdowsana ha ka waraabiyo (aamiin)
@sadamabdinoor8939
@sadamabdinoor8939 2 жыл бұрын
Amin yaa Allah
@godeymedia1276
@godeymedia1276 4 жыл бұрын
Mansha allah adeer alaha janadii kaa waraabiyo amin amin
@wadani9875
@wadani9875 4 жыл бұрын
Illahow uu naxariso amiin Amin amiin 🤲
@jama125
@jama125 4 жыл бұрын
Abwaan dhoodaan wuxu u dhigmaa, mutanabi ama Miiru shucaraa AHmed shawqi
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 жыл бұрын
Allah janadi fardawsa ha kaa waraabiyo
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 4 жыл бұрын
Walaalka gabaygan qiimaha leh soo geliyeyow mahadsanid !
@apdiqaadircoday255
@apdiqaadircoday255 2 жыл бұрын
Aabwaan
@ahmednadiif3727
@ahmednadiif3727 Жыл бұрын
Abwaan dhoodan illahay ha unaxriisto Waa gabay aad uqiimo badan runti
@faadumofaarax5585
@faadumofaarax5585 3 жыл бұрын
Abawaan dhodan ALLah inaxa riisto boosku nogujiry wanta Byna🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@ibrahimali827
@ibrahimali827 4 жыл бұрын
Dhurde maleh dhuux iyo lafyo dhiibsanow muruqe. Dhirtana miiduu ka dhuray waatan lala dhamaayaaye. Intaan ubaxu dhadhin ee ku yaal laanta dhaladeedada. Ee uu mankuna dhaadan yahaybuu tacab dhitaystaaye. Hadhow buu wixii uu sii dhigtiyo malabka dhuuqaaye
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 жыл бұрын
Inta dhinac marsani waa kuwaan garasho dheerayn.AUH Dhoodan
@zamiirawiofficiall1645
@zamiirawiofficiall1645 4 жыл бұрын
masha allh allah yarxamuka
@axmedcawale3587
@axmedcawale3587 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto abwaaan dhoodaan
@wardoonacademy
@wardoonacademy 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Abwaankeenii weynaa.
@mahadsaaidadani3873
@mahadsaaidadani3873 4 жыл бұрын
Allw kuu naxariiso 🤲
@faadumoxaafid8991
@faadumoxaafid8991 Жыл бұрын
Ilhay ha unaxariisato awoowe dhoodan waa bil ramadaane yaa rabi walib xilan afaryo
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow unaxriiso abwaan cabqari cabdulaahi macalin dhoodaan
@abdiyoonis4407
@abdiyoonis4407 3 жыл бұрын
Allah haw naxariisto marxuum qaaaliya jano alle ha geeyo
@yassincagayare9598
@yassincagayare9598 4 жыл бұрын
Allah unaxaristo qabrigana Allah unuuro gabaygiisa kama dhargo runtii
@maryansaciid8413
@maryansaciid8413 Жыл бұрын
🆎️🆎️
@cabdicasiis1895
@cabdicasiis1895 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto abwaan dhoodaan
@hussenfarah5830
@hussenfarah5830 5 жыл бұрын
Mansha allAh adeer
@zadickeidahmed
@zadickeidahmed Жыл бұрын
Mansha allh ragi rag aha dhoodaan wlhi gor iyo hoosba wula Hadley somalidaa hawraxariiste
@raageshire289
@raageshire289 4 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto abwaan qiimo badan ayuu ahaa runtii
@abdifitaahhurdaaye3618
@abdifitaahhurdaaye3618 2 жыл бұрын
Abwan Abdullahi macalin dhoodaan allaha ku naxariisto
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Abwaan Dhoodaan Aun. Gabay qiimo leh oo gaaban dhan walbana taabtay. "Ma nin dhoohan baan ahay maxaan, taa u dhugan waayay".
@halanesigale2224
@halanesigale2224 4 жыл бұрын
Mahsah allah
@halanesigale2224
@halanesigale2224 4 жыл бұрын
Ilahay hakunaxaristo Abti
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 жыл бұрын
Allah yarxama raaximin 🇸🇴👳🏻‍♂️
@ሽኔከተማ
@ሽኔከተማ 4 жыл бұрын
Allah yarxama !
@xooshdocol9746
@xooshdocol9746 4 жыл бұрын
Mucjisooyinka gabayga ayaan gabaygaan ku sheegi lahaa.
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Xoosh Docol Gabayga lagu magacaabo Galaal-xoor dhagayso inshaaAllh mucjisooyinka gabayga kaas baa noqone
@ahmed143mumiin8
@ahmed143mumiin8 3 жыл бұрын
@@abdinurhassan4356 isla dhoodaan ayaa qaday
@carabcade959
@carabcade959 3 жыл бұрын
Alaha janadii fardoowsa alaha ka warabiya abwan dhoodan dad wax uma shigine dad dhiga iyo garshada looga siibey siligada oo qabiil iyo dad jecleysi maskaxada u fadhisatey
@maxamudfaarax4152
@maxamudfaarax4152 3 жыл бұрын
ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo
@zainabhassan6943
@zainabhassan6943 2 жыл бұрын
Rabi haku naxariisto
@cawilyare9346
@cawilyare9346 3 жыл бұрын
Gabaygan qofkii farxiyo fiska kasoo maqlay like dhac
@maxamedsaleebaanaxmedbarad8635
@maxamedsaleebaanaxmedbarad8635 Жыл бұрын
Somaalidaan dhiidhiye
@Qaasaali123
@Qaasaali123 24 күн бұрын
ilaahay haw naxariisto
@najmayusuf4305
@najmayusuf4305 2 жыл бұрын
Ilahy haw naxariisto abwaan dhoobaan
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Waagii dhaqash (dhaqash waa dammeerta dhadig ee marka habeenkii nafluhu wada seexdo shaydaamadu u wada yimaadaan oo la qaaq-qaaq-qaaq leeyaan habeenoo dhan ilaa fajrka laga gaaro oo nafluhu ka seexan waayo habeenoo dhan) ibnu firaash falaashkasomali eeyle ina gumeed iidoor somalidiid oo ah ingiriiska gurigiisa gudihiisa iyo gurigiisa dibadiisa kuwuu uga shaqayn jiray oo hadana sidaas oo kale doonaya inay ugu shaqeeyaan ingiriiska oo ah adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomali somali u liite somalidiid ooyaaye ooyaaye ooyaaye uu ilmada wada daadshay somali iyo aduunka oo dhan oo u wada jeeda oo somali oo dhan dhibku la wada haysto laakiin se iidoor somalidiid afka taako kala geeyey damiir iyo damac iyo adkaysi xumihiisa oo si xun waliba maanta u ooyaayoo cabanaayoo uu u calwasaadsan yahay sidii islaan midkay wax la soo tabcatay markii jirkerdii iyo xooggeedii iyo dhasheedii iyo maalkeedii iyo wax kasta oo ay lahay hoogihii ay u dad dhashay mooraduug ku jiiday oo uusan waxarna u reebin waxay la soo tabcatay oo uu barqo ka dareersadayoo uu dariiq cidla' ah dacdaro iyadoon waxba haysan oo dhasheedii halna kala joogin oo hadana saddexdii dalaaqood uu qablan mid mid ugu yeershay oo hadana haraati xoog badan uu lafgumaarka saxaaxa dushiisa si xun oo xanuun badan leh uga laaday oo laf gumaarkii jabshayoo xanuun iyo dacdaro iyo baqdin la alaladaysa oo hadana aad iyo aad uga walwalsan in dugaag cashadi caawa ay noqoto oo ka balaanbalaysa khatartaas foolka soo saartay oo hoogihii dad ay u dhashay oo ay wax moodi jirtay kaas ka hor goor maghrib soo dumayo jabad uga guuray oo dhaqashka iidoortu oo kale iska ba'ayeystaa oo balo iyo buufis qabayaal qoomuluut iyo dhilayste iyo boonayste iyo gaalo iyo munaafiqiin iyo shirkileyaal uu muuse biixi cabdi madax u yahay waliyo u qaatay oo ku ooya waar dee faranjigii iidoor u galmoon jiray maanta maba hayno ee dee danteen maxay noqon oo iska najaasoobay oo doonaya inay najaaseeyaan sida khaniis faysal cali waraabe oo qurunka futadiisa ka socda oo qoomuluutku ay ka daadshaan ku afuufa dadka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliyeed oo xaaskiisa suuban ay og tahay inay ragganimo iyaduba dhaanto dabadaloolkaan sida eeydu u wahwahleeyaan oo kale isaga wahwah leeya. war iidooreey wax isku fala marakan fadaro waad u badateene. Taasi kugu filan: Rabbanaa calayka tawakkalnaa wa ilayka anabnaa wa ilayka masiir oo haddii aanu nahay ummadda somaliyeed ee iidoorta dhaqashta ah xumaheeda ay qarsato iyo intay muujisana waxaan ka magan galay Allaah SWT oo aanu wada leenahay oo ay ku jiraan dhasha suuban ee awoowe shiikh sharaf shiikh isaxaaq raximullaah " laqad jaaa'akum rasuulum min anfusikum caziizun caleeyhi maa canittum xariisun caleeykum bil mu-miniina raquufur raxiimun. Fa In tawallow, faqul xasbiyal laahu, laaa ilaaha il lal laahu Huwa caleeyhi tawakkaltu, Wahuwa Rabbul Carshil Cadiim. Qulil laahu aclamu bimaa labithuu. Lahu ghaybus samaawaati wal ardi absir bihi, min waliyyin walaa yushriku fii xukmihi; axadan. Wacanatil wujuuhu lil Xayyil Qayyuum. Waqad khaaba man xamala dulman. Qaala laa takhaafaaa innanii macakumaaa asmacuu wa araaa oo habaarkaagu adiga dib ha kuu asiib oo anigu waxaan la dagaalanayaa snm iyo garacyada iidoorya iyo inta xulatada kula ah gooni goosiga dadka iyo dalka iyo dininta ummadda somaliyeed waa ka sharfan yihiin culimaa-idiin iyo waayeelka ka suuban xumaha iyo inta qaybta aan ka ahayn gooni goosiga dadka iyo dalka iyo diinta shacabka somaliyeed ee iidoorta qoys ahaan la sheegata dulinleyaasha"
@sacdiyaahmed795
@sacdiyaahmed795 Жыл бұрын
Allah unaxaristo❤
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 4 жыл бұрын
Allah Akbar....may Allah grant jannah
@RudwaanFarxaan
@RudwaanFarxaan 8 ай бұрын
Manshallaah
@axmedsaleeban9404
@axmedsaleeban9404 Жыл бұрын
Mnsha allh
@muhsinali9164
@muhsinali9164 4 жыл бұрын
Abwaan Omar Budul masha alah
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh ma nagu ciyareysaaa? Gabaygaan yaa qaaada walal?
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@odaykasheekee6929 Abwaan dhoodaan
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 2 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 hhhhh waan ogahay walaal balse waxaan uqaadan waayay qof soomaliyeed oo gabayba dhegaysta sida uusan ugaran karin dhoodaan
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@odaykasheekee6929 Haa waa runtaa bro dadkiiba dad kale wax siiya kkkkk
@lixle24
@lixle24 3 жыл бұрын
0:24
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
Sxb gabaygu waa gabaygii dhoodaan laakiin ninkani maaha dhoodaan,, siday ila tahay ninkani heello????
@maxamedcabdiwahab5429
@maxamedcabdiwahab5429 3 жыл бұрын
Masha allaah
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 3 жыл бұрын
Aloow Kuunaxariiso Abwaankeena
@abdifatahabdulldayib3748
@abdifatahabdulldayib3748 4 жыл бұрын
Alle ya Raxma
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 4 жыл бұрын
Allah unaxaristo ader
@galadmaxamad9008
@galadmaxamad9008 3 жыл бұрын
M.a alĺah u naxariisto
@basheadan2302
@basheadan2302 4 жыл бұрын
Hooyo hooye
@cabdikheer1607
@cabdikheer1607 4 жыл бұрын
Ragaas oo kale baa jira sida dhoodaan
@XamseBaylood-ny9sq
@XamseBaylood-ny9sq 11 ай бұрын
Xamse baylood
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 3 жыл бұрын
Tolay dadkan dislikga saray xuma mayna arag murtidan
@alimohammud4796
@alimohammud4796 3 жыл бұрын
Allsnaxariiistyoo
@nuuracabdi9179
@nuuracabdi9179 4 жыл бұрын
Gabay iyo badh
@kcialamurobadoy9276
@kcialamurobadoy9276 4 жыл бұрын
Gabay buuxa
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Marki marti timado waxa naladhihi jiray marti waa bahi badantahay ugeya wax markasta balse dadka horumaray waxay siyan lacag weyna kaqarisa masulka guriga hon isweydin jiray farqiga udhaxeyo albabada mala aqon wafurnayen hadana dhaqanka nokaladuwana matalan qoska dhor famil midba mid ladhashay hadana iskufamil aheen iskudhac qarson ineyjirijirtay bahida martida mabadato hadu qof yaban yahay oo inta martiyay baa arkay markasto wayabana hadana waxa layabanahay magaraneyn qofka siduu umuqdo inu kadhabeyo waaumihim inaa lajeclato waxa jeceshahay nabada mel nabad jogto hadana nabade kamaran
@aadancabdulaahi9197
@aadancabdulaahi9197 3 жыл бұрын
Gabay aad uwanaagsan oo inlaqaata mudan waaye
@abdullqaysofficial2476
@abdullqaysofficial2476 4 жыл бұрын
Allah ya Rahma
@ibraahinmaxamuudmaxamed4872
@ibraahinmaxamuudmaxamed4872 4 жыл бұрын
hees
@daljirdalba915
@daljirdalba915 2 жыл бұрын
AdidA
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 Жыл бұрын
Nacas gabaygii dhoodaan ku ciyaaraya weeye e maaha dhoodaan e
@aadancabdulaahi9197
@aadancabdulaahi9197 3 жыл бұрын
Saas waaye
@luqmaanxaashi9347
@luqmaanxaashi9347 2 жыл бұрын
Dhaqdhaqaaqa meel uuna weli casrigu ku dheereyn
@jimcaaleaxmed6985
@jimcaaleaxmed6985 2 жыл бұрын
Ma nin dhoohan baan ahay maxaan taa udhugan waayay
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 3 жыл бұрын
Maxa tala"ah
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 3 жыл бұрын
Caar yaa fahmaya
@ramloxuseen2298
@ramloxuseen2298 3 жыл бұрын
allaa.ya.raxma
@shaamtechnology
@shaamtechnology 3 жыл бұрын
M.A
@xuseenxasan604
@xuseenxasan604 3 жыл бұрын
9
@abdiwaliosman9739
@abdiwaliosman9739 3 жыл бұрын
gabaygan doodaan maahan waa abwaaan indhacade codkiiisa
@abwaansharmaarkecalichanne2814
@abwaansharmaarkecalichanne2814 3 жыл бұрын
Hhhhh waa Dhoodaan walaal anaguu Hortayada ka Akhriyey
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 3 жыл бұрын
Maantana ma codkii dhoodaan baad garan weyday kolba hadaadan codka dhoodaan garan ma aqaan sidaad abwaan kale iyo gabayo kalena lu taqaan
@bashirhuorso5736
@bashirhuorso5736 3 жыл бұрын
Mashallha
@abwaanguure5268
@abwaanguure5268 3 жыл бұрын
Adin koo mahadsan ii sheega Gabaygan ninka ku luuqaynaya magaciisa
@mayo3607
@mayo3607 3 жыл бұрын
Dhoodaan AUN
@abwaanguure5268
@abwaanguure5268 3 жыл бұрын
Dhoodaan baa gabayga iskale midhihiisa lknse ninka ku luuqaynaya iminka wll sheegayaa
@abdifatahabdi7807
@abdifatahabdi7807 3 жыл бұрын
Dhoodaan weeye
@DooyaDeer
@DooyaDeer 3 жыл бұрын
waa cabdullaahi macalin dhoodaan
@DooyaDeer
@DooyaDeer 3 жыл бұрын
@@abwaanguure5268 qofka ku luuqenayaa waa uun isaga dhoodaana dhoodaan
@mukhtaraxmed1108
@mukhtaraxmed1108 3 жыл бұрын
Ar maxuu maskaxda shiilay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Facebook 'S
@imanali2693
@imanali2693 3 жыл бұрын
LLP
@uniqueaggers7465
@uniqueaggers7465 3 жыл бұрын
Ed fan
@nimoosman3773
@nimoosman3773 2 жыл бұрын
@11,ź
@hamzeabdiqaadir6601
@hamzeabdiqaadir6601 3 жыл бұрын
Dd
@matanxasan773
@matanxasan773 3 жыл бұрын
Maaha dhoodn iska hubi
@abdulahijamac8628
@abdulahijamac8628 3 жыл бұрын
B It
Gabay || Dardaaran || Abwaan Cabdillaahi Qaryaan dhoodaan.
38:37
DHIGAAL CULTURE
Рет қаралды 2,7 М.
Taariikh Nololeedkii Abwaan Dhoodaan
21:54
Geylame
Рет қаралды 209 М.
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,4 МЛН
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 957 М.
faylasuuf dhoodaan
57:40
ikhyaar hassan
Рет қаралды 59 М.
Maanso: Abwaan Cabdulaahi Macallin  Axmed (Dhoodaan)
52:10
IFIYE TV
Рет қаралды 303 М.
ABWAAN DHOODAAN GABAYGII DARDAARAN
38:37
XAAJI DIGAALE MEDIA
Рет қаралды 14 М.
Gabaygii Xulub Socod
11:59
Mohamed Kooshin
Рет қаралды 6 М.
abwaan dhoodaan(Gabay aad u qiimo  badan)dad waa dadkii hore
38:37
MohamedAbdulahi
Рет қаралды 13 М.
Abwaan Dhoodaan Qosolkii aduunka jacbur kii u dambeeyay
9:23
Ibrahim Jimale
Рет қаралды 175 М.
Cabdullaahi Dhoodaan
19:57
Jabuuti TV
Рет қаралды 543 М.