ABWAAN HADRAAWI GABAYGA HOOYO 08 06 2012.mpg

  Рет қаралды 411,560

Somali Channel TV

Somali Channel TV

Күн бұрын

Пікірлер: 216
@somalichannel
@somalichannel 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/mIi6pXiAnK-Jq68 Chanelkaan like saar si aad ulasocoto siirada rasuulka
@nasraahmed2080
@nasraahmed2080 5 жыл бұрын
hooyo mcn allow unaxaristo aaamiiiiin
@Ahmedyasin-Canada
@Ahmedyasin-Canada 2 ай бұрын
Hooyo waa qali ❤❤❤❤ 2024 allow hooyo macaan noo xafid. Qimaha ay leedahay lama soo kobi kare ❤❤❤❤❤❤❤ I love hooyo❤
@habiibamohamed6191
@habiibamohamed6191 5 жыл бұрын
😢😢😢😢 qiisa darenkeeda wadata illahay hoyo walba ubadkeeda baari hauga dhigo Amiin Yaa rabbi
@mohamedomar1488
@mohamedomar1488 9 жыл бұрын
mansha Allah hooyo macan iilahow janatul fiirdowsaa kugeeee amiiin amiin thumaa amiin
@ashaibrahim8215
@ashaibrahim8215 2 жыл бұрын
Hooya macan allaha u naxariisto jana fardowsa allaha ka warabiyo ketabkeeda gacanta midig allaha ka siiyo qabriga allaha u wasaciyo amin ya Rabbi
@muuseaadan9964
@muuseaadan9964 12 жыл бұрын
hadraawi ilaah ha daayo aamiin yaa rabi alow noo daa abwaan wanagsan weeye gabaygaan ninkastoo ayuu quseeyaaa nacalatulaah caasiwaalidayn ilaahow kuwaa hanaga dhingin subxaa khalakh subxaanalaaah
@mahdamuhumed8718
@mahdamuhumed8718 2 жыл бұрын
Sas waye my blood 😭😭😭😭
@ahmedomar3234
@ahmedomar3234 8 жыл бұрын
allah u naxaristo hoyo walba adun iyo akhiraba amin insha alaha ya raabi
@mihiyojelle4727
@mihiyojelle4727 Жыл бұрын
Aamiin
@naasirsalaad1865
@naasirsalaad1865 2 жыл бұрын
Hooyadu waa geesiga nollasha waana horummarka guusha ilaahayow iida hooyaday hodan Ali waa halyeeygay ga noolasha 🥰🥰
@abdirahmandhago8297
@abdirahmandhago8297 7 жыл бұрын
Hadraawi kkkk subxaanaka yaa cadim isagaa ayaad hooyo moodaaba Alla haku daayo abwaaan cisi sharaf kunolow abwaan akhrina janatul fardowsa hooyo camal ayan kugu duceeyay abwaaaan
@ayaanmalin2877
@ayaanmalin2877 6 жыл бұрын
Xayakallah Abwaan Hadraawi ilaahay cimriga iyo caqligaba haku barakeeyo Rabbiyow xaqa waalidka ha nagu cadaabin oo ha nagu ciqaabin
@mariamcaliguul
@mariamcaliguul 11 жыл бұрын
Asalm aleikum hadraawi waan jecelnahay somali dhan ayaa jecel cidii necebna ineey daaroood oo dhan afhayeen u tahay mahan .
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 7 ай бұрын
AHUN Ustaad M I W Hadraawi امين
@nasraqaasim4499
@nasraqaasim4499 8 жыл бұрын
maansha.allah ilaahow hooyo kaliaali naar aamin waad mahdasan tahy abwaan maxamed warsame hadraawi
@ayanlemohamed7208
@ayanlemohamed7208 8 жыл бұрын
Allow Hooyo adunkana ku ilaali akhirana janadada sare hoy u yeel amiin ya Rabbi
@kowsarabdillahi3884
@kowsarabdillahi3884 7 жыл бұрын
hooyo kuma ilawee alle haku naxaristo if iyo akhirobaa
@deeqsanadam8207
@deeqsanadam8207 2 жыл бұрын
allah ha u naxariisto abwaanka qabriga allah ha u nuuro janada allah hanagu kulmiyo
@nawaalhaybegalaal395
@nawaalhaybegalaal395 5 жыл бұрын
Abwaan mohamed Ibraahim warsame hadraawi Allah cimri dherer caafimaad cibaado barakysn ha ku siiyo insha allah ❤️dar ilaahy bn u jeclahy
@fosiaali7888
@fosiaali7888 9 жыл бұрын
illaheyga awooda badanow yaa Rahman hooyooyinka oo dhan Qlbigooda ilaali...Allaahuma Ameen
@thehassan1346
@thehassan1346 8 жыл бұрын
Amen Amiiiin yarabi
@dhoolbariise3552
@dhoolbariise3552 7 жыл бұрын
Hoyo allow kudabi dhaf
@nasteexocedeey5562
@nasteexocedeey5562 5 жыл бұрын
Hooyo waa qaali illhoow hooyo cimiri dheer sii
@nigelwilliams9904
@nigelwilliams9904 9 жыл бұрын
Legend the best of whole somalis long live Hadrawi
@abdisamadsulaiman3828
@abdisamadsulaiman3828 5 жыл бұрын
Really legend of Somali wisdom
@mahamudhassan376
@mahamudhassan376 6 жыл бұрын
Masha Allah Alle ha nuuriyo marks kowbaaal hooyo macan janada Alle ha ugu bishaareeyo aaamiin marka labaad abwaaan hadraawi adun iyo aakhiro Waa Nin dadnimado waxkayaqaaan Aaaaaamiin Aaamiin
@SaabkaaraxSaabkaarax
@SaabkaaraxSaabkaarax 2 ай бұрын
Hooyo mcnto cimRi dheer iyo cibaaDo zuuBan laha kuzii adun iyo aanqirabo hooyo xanunka kuhaayo dambi dhaaf Allaha kaga dhigo ❤❤❤😢
@hamdihusen1611
@hamdihusen1611 2 жыл бұрын
Ma sha allh hoyaday alow idaaa cimri dheera isiii amin intii dhimatayna hyoyinka musliminta unaxa riiso amin hooyo wn ku keclahay 💞💞💕💕💕💓💓💗💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞😋
@sumadqaran
@sumadqaran 12 жыл бұрын
hadrawi waa abwaan somaliyeed yaan loo gafin mansha alalh dhaha, illhay intaad ka yaabtaan,
@kifaaxmataan8264
@kifaaxmataan8264 8 жыл бұрын
masha allah hooyo mcn illahay haku naxariisto waa mahadsaid abwaan
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
Ilahaay haunaxaristo janadisaa hageeyo Aamiin
@husseincabdale2472
@husseincabdale2472 5 жыл бұрын
Alle hooyo oo dhan haw nqxriisto oo cadaabka oo dhan haka xoreeyo hadraawina alle abaalkiisa haka dhigo abaal uu ku farxo maalinka aakhiro
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 2 жыл бұрын
Allow kunaxariso abwaan keyna qaali ah o janatul Fardowso kawarabii 🤲🏼🤲🏼😥😥😥
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 6 жыл бұрын
Hooyoy ♥♥♥ifka hibo ku nolow akhirana halki roon Boqoradi noloshayda alle hayka dhawro mum love ♠♠♠
@qadroomar8478
@qadroomar8478 11 жыл бұрын
ilahoow hooyaday iyo hooyo oo dhan dhaaf oo qeyr sii
@rodokhurshe3941
@rodokhurshe3941 2 жыл бұрын
Alla waa runta Abwaan Hadraawi saxiix hooyo waa nolosha aduunka walhi😭😭
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 2 жыл бұрын
Cimri dheer iyo cafimaad dheer aakhirana Halkii roon dhaanteen, hadrawi Waa Shaqsi muhiim ah
@hamarivlogs6995
@hamarivlogs6995 5 жыл бұрын
Hooyo waa qali wlhi ilahaw hoya dhan janada ka warabi aamin
@mohamedaliaflaw1446
@mohamedaliaflaw1446 7 жыл бұрын
xaqiiq hooyadu xaq wayn bay nagu leedahy ilaahy haydaayo idinkana haydiin daayi intii ay ka dhimatayna alle booska aakhiro janada hawga dhigo inta halawsana ha u soo hanuuniyo
@thehassan1346
@thehassan1346 8 жыл бұрын
masha allh yarabi udanbi dhaaf hoyaday Ad ayan ujeclahay abwan wad mhadsan thy
@khadarhory1639
@khadarhory1639 5 жыл бұрын
Waa abwaan ka aan ugu jecelahay hadraawi Allah daayo fadliga naxariistiisa balaalan illaahay aamiin
@cabaasmacalin750
@cabaasmacalin750 6 жыл бұрын
Abwanku waa mahadsanyahay Aniga hadalka waxaa iiga soo baxay aragti ah hooyadani ma ay dhalin gabar miyaaneey idiin muuqan haday gabar ku jiri lahayd waxa ay dhashay inaaneey muuqan lahayn baahida halkaa gaadhay oo gabadhu qarin lahayd
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Cabaas waa runtaa, hooyada haddii aanay gabar lahayn waa iska goblan, hooyaday sanado badan maan arag, walaashay baa haysa oo cir iyo dhul u diiday oo ay ka dhiman weydan, anagu maba qaban kareen waxay u qabatay, 5 wiil bay dhashay, gabadhii baa k hadhay,
@su-nshinewaayo-arag1922
@su-nshinewaayo-arag1922 11 жыл бұрын
LA 7AWLA WALA QUWATA ILA BILAH Ilahay cuquq el waalideen aga ilaali , ilahayow bahalo na cuna yaanan dhalin subxan Allah. Ilahay ha inoo daayo Abwaankeena umadiiisa u heegan waci gelintooda.
@caasimadaxaguuga4956
@caasimadaxaguuga4956 5 жыл бұрын
d
@maxamedrashiid6389
@maxamedrashiid6389 2 жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto abwaan hadraawi
@hamsehaibeh8020
@hamsehaibeh8020 9 жыл бұрын
Masha alah hadraawi noolaw cimriga iyo caafimadkaba ilaahay hakuu dheereeyo
@SakariyeMaxamuud-cs5kr
@SakariyeMaxamuud-cs5kr 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@abdiqadir229
@abdiqadir229 3 жыл бұрын
Ilaahaw Hooyaday u naxariiso Nadiifo faarax bare waxaan ku ag noolaa 30 in ka badan 25 sano oo Ka mid ah waxaan bukaan Uu sixray nin Dadka dhaqanka xun ka mid ah Oo waliba raga Caashaqa Waxaa Ila dadaalay hooyaday Nadiifo faarax bare. ..by...cabdi qaadir Qaylo wayne live in garowe
@sultanabdirizak9333
@sultanabdirizak9333 5 жыл бұрын
waa maanso aad u qiiro bdn oo igu kaliftay inaan warqad iyo qalin u qaato oo aan waqti galiyo
@naimamuztphe8787
@naimamuztphe8787 6 жыл бұрын
ilaahay cimrigiisa ha dheereyo aakhirana janada ha geeyo aamiin
@barkhadzaki1286
@barkhadzaki1286 4 жыл бұрын
illaahaw hooyaday mcan ii xafid hooyo illaahay cisi iyo sharaf ha kuugu deeqo oo kaana illaahay igama dhigo dhamaan hooyooyinka muslimka ah illaahaw abaalkooda janada ka dhig
@hassanabdiadhiile4115
@hassanabdiadhiile4115 6 жыл бұрын
Illahaw anagana naga yeel kuwii usamo fala Aamiin Aamiin Aamiin
@micraajmaheart2654
@micraajmaheart2654 2 жыл бұрын
Hunguri calafbaa xukuma Hantina dhaqanbaa shushuba Dadkana hiddihiisa guud Wixii la hayaa dhexyaal Xaq iyo u-hal-buuxintiisa Habboonkiyo waalid tiisa Hilbiyo ku-arooridooda Siduu uga hawl yaraysto Halmaan laga yeeli maayo Hawiyo tumashoy dhashayda Ka daa gacan-haadiskaaga Barbaar hanaqaad ku leexday Duciyo habaar qaadan waayey Cir iyo heeguu noqdaa Hadhaysa dhul aan aqoone Hoygii madhan wiilashiisa Haween dumar baa ka sheegta Hablaha kacaybaa u yeedha Haldhaa jecel baa u qaybsan Inaan hadlo maan sugaynin Baxnaanana maan horjoogsan Hubsiinana maan illaawin Hoggeediyo xaajadayda Dareenka haloosigiisa Hugiisa inaan ka qaado Hayaanka fogaaday baa leh Markaan cidla hiil ka waayey Naftayda halaanhalkeeda Waxaan huri waayey sheego Haantii lulatay dhegayso Hoobaanta agtaada taalla Hadiinadu baadi weeye Hashii korisaa u ciillan Qofaad halab-saariddiisa Daryeelka horseedadiisa Dedaallada heensihiisa Habeenna ka seexan weydey Ku meel maray heegantaada Markuu hagar kuu banneeyo Dharaar ku haleeli waayo Hortaada waxaa yimaadda Sidaad ugu heellanayde Harraad iyo waa kalkiise Hillaac baxayow dhegayso Siday talo kaaga hoostay Calooshu intay ku hoysey Hiyigu ku baxnaaninaayey Horraadka intaad jaqsiisay Dhabtaydu intay ku haysey Intaad huwanayd taftayda Hobeeya hobey hobeyda Intaan dusha kuugu heesay Intaan hanad kuugu yeedhay Hawraaraha kugu ammaanay Intaan hubin kuu xambaaray Dartaa u hoggaansanaaday Hadhuubada aan ku siiyey Habniin adigoo ku diidey Intaan hambo kuu daboolay Hammuun iyo gaajo qaatay Adoo haqab-beel ku seexday Intaan hurdo kuu illaaway Ilaashay hareerahaaga Hungaa i xasuusinaysa Hayaydana meel shishaa leh Hiloga naftaa aloosan Kashaa hinqanaysa goorba'an Hankaa i waraysanaaya Tolow hebel mee ku foogan Aniyo hirashaa is weyney Higsiga noloshaa adkaaday Adduun iyo haybsigiisa Hangool li'idaan ku daayey Waxaan ku hagaagi waayey Dhankaad ku hagaagsanayde Adoo ka hanweyn xaggayga Qof kuugu hanweyn dantiisa Cid aad ku hallaysay mooyi! Halyeynnimadaada sheelan Habawgiyo dhiirintiisa Ayaan halis kuu tusayne Intaan kugu hawlo-daaley Intaan kugu hoodo-sheegtay Intaan hebla' kuugu faanay Hilaado fog bay lahayde Inaan hafarkaaga qaato Sidaad ku heshaa da' weyne Adiyo habigaaga mooyi! Habaaska inaad cantuugto Adoo hanadaan ka dooratay Xaggayga hibaan ku saaray Anigu ku habaari maayo Huqbaase ku raadinaysa Hibaaq xalan maad ahayne Hufnaanta dhibtii abuurtay Inaanay hadhayn yiqiinso! Hawaala adduun rabbaa og Dadkuna kala hoodo weeye Haddeer iyo tii haddeer Hadhow iyo tii hadhow Hoosiyo sare tii ku raacda Anuunbaa hooyadaaya.
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE Күн бұрын
halaahay ha unaxariisto isaga labaday waalid iyo walaalahay iyo dhammaan wixii muslimiina i
@abdixogsade5172
@abdixogsade5172 6 жыл бұрын
msha Allah hadraawi cimri dharar iyo caafimaad Ayaan alla kuu baryey
@cabdinaasirosmaanjaras4143
@cabdinaasirosmaanjaras4143 8 жыл бұрын
hooyooy ifka hibo ku noolow aaqirane halkiiroon aamin aamib
@baremahamud736
@baremahamud736 7 жыл бұрын
khadar.bare
@Seki-Saed21
@Seki-Saed21 5 жыл бұрын
Shakespeark-ka soomaalida allah maskaxdaas oo kale ha isiiyo aamiin.
@thisisnotmyid5769
@thisisnotmyid5769 11 жыл бұрын
hadraawi afku malable afkaaa hooyo uga hadashay ilaaah kaama goyo hooyo abaaalkaada lama gudi karo hoyadeey ayaan xasuustay mansha allah !!!!!++++++++++++++
@raxoruxiidriss2540
@raxoruxiidriss2540 9 жыл бұрын
Mashallah, Hoyo waa qali
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Hooyooy La’aantaa Aduunyadu Hubaashii Habeen kama baxdeenoo Iftiin Lama heleenoo Dadku uma Hayaameen Dayax heego Joogoo Sida haad Haad ma Fuuleen Xidig hawd Ka lulatoo Hawo Laguma Gaadheen Hubka Laguma tuureen Cirka hirar Ka muuqdoo Ruuxaad hagaysiyo Usha nimaad u haysaa Hilintoosan mariyoo Ka habaabi maayee Hooyooy adoomuhu Halkay maanta Joogaan Adigaa u horseedee Intaad hanad xambaartee Haaneedka siisee Horaadada jaqsiisee Habtay baan xisaabiyo Tiro Lagu helaynine Markaad aan nin hiiloo Laga baqo heshiisiyo Halyey diran dhashaabaa Hooyo Lagu xasuustaa Marka aad nin hoo loo Marti hagar ka gelinoo Gurigiisa habaq Luhu Isku soo haleeyoo Hayntiisa quudhoo Hor ILAAHAY geystiyo Lama hure dhashaabaa Hooyo Lagu xasuustaa Marka aad nin himilada Hilin toosan mariyoo Hir markii La gaadhaba Ku Labaad hilaadshoo Haga maatidiisoo La HIIGSADE dhashaabaa HOOYO Lagu xasuustaa Marka aad nin Hoogiyo Ka hortaga dagaalkoo Dabka hura baqtiiyoo Xaqa hoos u Eegoo Garta hubin yaqaanoo Halista iyo COLAADAHA Ku HAGOOGTA dhiigoo Dadka kala hagaajoo Kala hage dhashaabaa HOOYO Lagu xasuustaa Markaad hoobal CAANIYO sacabka iyo HEELADA Labadaba Hagaajoo HINDISAA farshaxanoo HABDHACA iyo LUIQDABA RABBI hibo u siiyoo HAWRAARTA maansada Heensayn Yaqaaniyo Hal ABUUR dhashaabaa HOOYO Lagu xasuustaa Dummar iyo haweenbaa Nolol lagu hawaystaa Kuwa Lagu hamiyayee Sida HAWD caleen weyn RAG u wada HAMUUMEE ISHU halacsanaysaa HABLAHAAGA Weeyee marka GUUR La haybshee Gabadh heego dheeroo Hoobaan La moodoo Karti iyo Hub qaad loo QURUXDANA Ka hodanoo HUFAN Laga Aroostaa HOOYO Lagu xasuustaa HOOYOOY La'aantaa Higaad Lama Barteenoo HOOYOOY La'aantaa Hadal Lama kareenoo Ruuxaanad Habinoo Koba aanad HEES iyo Hoobeey ku sabinoo Hawshaada waayaa Hana qaadi maayee HOOYOOY taftaadaa DUGSI Laga helaayoo HOOYOOY dhabtaadaa Hurdo Lagu gam'aayoo HOOYOOY dushaadaa Nabad Lagu helaayoo Waxa Lagu hal maalaa HOOYO Ababintaadee HAYIN Lagu badhaadhaay HOGOL Lagu Qaboobaay GOGOL Lama huraaneey DUGSI Lagu hirtaayeey HIDDO Lagu Arooraay Intaad HOOYO nooshay Hambalyiyo Salaan baan HANTI kaaga dhigayaa Hamrashiyo xaq dhawr baan Dusha kaa huwinayaa HOOYO dhimashadaaduna HOOGAYGA weeyoo WELIGAY hogaagaan Ka dul HEESAYAAYOO HIYIGA iyo Laabtaan KUGU haynayaayoo HENGEL baan u xidhayaa INTA haadka DUUSHIYO GIDDI habar Dugaagee IFKA hibbo ku NOOLOW AAKHIRO Halkii ROON HOOYO AAKHIRO HALKII ROON HOOYO AAKHIRO HOYGII JANADA IYO HALKII ROON ________________________ HEESTA HOOYO WAA HEEATA UGU QAALISAN GUUD ahaan heesaha Oo dhan Waa Erayadii mufakarkii ikhtiraacii nolosha Professor-kii cilmiga suugaanta. ALLE SW NAXARIISTII JANO HAWGU DEEQO🤲 Waa maskaxdii muhindiska badnayd ABWAANKA ugu qaalisan guud ahaan ABWAANADA SOOMAALIYEED Mahamed Ibraahim Warsame Hadraawi Ma garanayo ABWAAN La milgo iyo maamuus Bini'aadanimo iyo Afgaabni xishood dhagagsi iyo dul badna. Ma filayo QIIMIHII iyo MILGIHII IYO martabadii HADRAAWI Waayey in qof SOOMAALI AHI Helayo QIIMAHA HADRAAWI WAAYEY QOF SOOMAALI AH OO HELAYAA MA JIRO MANA JIRI DOONO. Waxaan u jecelahay sidii aynu ifka ugu jeclayn maalmihii iyo wakhyiyadii uu inala joogay ma filayo qof soomaali ah oo abwaan hadraawi neceb ama aan jeclayn Inuu aduunkan korsaaran yahay Qofku markuu wanaagsan yahay Waxaad ku garataa UMADIISA ayaa La jeclaysiiyaa Alle sw marti la jecel yahay Aakhiro hawga dhigo dambigisana Alle sw isagaa awood lehe haka dhaafo.🤲
@abdisamadsulaiman3828
@abdisamadsulaiman3828 5 жыл бұрын
Ilahay Hoyoyin keen janatul fardawsa madkhal haka siyo inti noolna cimriga ha u barakeeyo
@abwaanabdirazakhamoud9032
@abwaanabdirazakhamoud9032 5 жыл бұрын
Masha Allah cilmigaga allow ku siyaadi abwaan
@khadraxayir5365
@khadraxayir5365 6 жыл бұрын
Maaaansha allaha walaaahi gabaygan aad Ayaan u jecelahay ilahayow danbigeega dhaf hooyo macaan
@mustafeabdiwahaab2784
@mustafeabdiwahaab2784 8 жыл бұрын
waa qiso xanuun badan ee ilahaw hooyo unaxariiso
@suhaybrobben3311
@suhaybrobben3311 8 жыл бұрын
Hooyo mcn Alle qalbigayga kaama saaro hooyo mcn Alle janooyinkaga janad ug sarsa ku gee
@axmedbaago8251
@axmedbaago8251 11 жыл бұрын
mashalh hooyad hadl macn oo idl waa inaaa loo quraaa xumntaaan lag karo yeelay hadraawi mashalh my abwaan
@abdisamadawhuube8853
@abdisamadawhuube8853 6 жыл бұрын
ka yar ee caytamaya ee abwaanka cayaya rerkiinu isaga oo kale ha yeeshaan ilaaha ayaa u hibeeyay codkiisa 100 sano isaga oo kale idinka dhalanmayaan hadaad jirtaan
@kawtherhirsi5105
@kawtherhirsi5105 4 жыл бұрын
Mansh allaah manso qiimo badan allaah xifdiyo hoyoyinken ❤❤❤❤❤
@kamalgurey1498
@kamalgurey1498 9 жыл бұрын
Mashaallah abwaan hadraawi waa qiso murugleh
@deqaluulashamurey3496
@deqaluulashamurey3496 5 жыл бұрын
Hooyoy macan hooyo Allah ha Ku xafido
@muminafarah1222
@muminafarah1222 5 жыл бұрын
Masha Allah raggii noocan ahaa cidi kama hadhin
@ItzHstxr
@ItzHstxr 10 жыл бұрын
Absolute legend I love his wisdom somali Shakespeare indeed
@barwaaqoqaali4603
@barwaaqoqaali4603 7 жыл бұрын
ilove you mama
@alimohamud9776
@alimohamud9776 8 жыл бұрын
cajiim alla usoohanuuniyo caruuteeda hoyadaas
@cawoboondheere3025
@cawoboondheere3025 11 жыл бұрын
illahow hooyo mcn ku dhoor intey u nooshahay anigane hooyaday janada geey amiiiiiin \amiiiiiiiiiiiiiiiiin
@arabrayo6489
@arabrayo6489 6 жыл бұрын
hadraawi alaha daayo waa aabo sumalida zaamayn wayn kukeh hooyada ilmaheeda zuuu ugu zoo celiyay alaha uxiftiyo
@cumaribnuisaaq1752
@cumaribnuisaaq1752 3 жыл бұрын
SUBXAANNA LAAH
@najaxaxmed2591
@najaxaxmed2591 5 жыл бұрын
ما شاء الله
@nuraahmed779
@nuraahmed779 2 жыл бұрын
Ilahay ha ku naxaristo
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
July 17 kismayo jubaland somali 🇸🇴
@ilyasmohammedwelli3526
@ilyasmohammedwelli3526 8 жыл бұрын
allow hooyo mcn u danbi dhaaf janadii fardawsana ugu bishaaree
@FatoumaSaban
@FatoumaSaban Жыл бұрын
Hooyo macan ❤❤My queen ❤
@malikmediagroup
@malikmediagroup 11 жыл бұрын
THE Shakespeare of Somalia
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 9 жыл бұрын
hooyo waa gabay waana geeraar gugu weyn yahay.
@aminasaleban131
@aminasaleban131 7 жыл бұрын
Hooyo mcn illaahay wax xun ma tuso
@suadabdi1363
@suadabdi1363 7 жыл бұрын
mansha Allah abwankeena xafidulah
@farxiyaomar4393
@farxiyaomar4393 5 жыл бұрын
Mashallah Wa Gabey fican
@aadanmuhamed2729
@aadanmuhamed2729 7 жыл бұрын
ilaahayow hooyo u naxariiso una gargaar markasta ilaahay abwaan hadraawina haka jazaai siiyo sida quruxda badan ee uu wax ugu sheegay kuwaas waalid caasiga ah ax sorry wlhi
@youngash6411
@youngash6411 5 жыл бұрын
Maash allah maxamèd lbrah
@abdulqarandoon7885
@abdulqarandoon7885 7 жыл бұрын
allow naga dhig kii waalid ka u sama Fala
@CumarMuhamed-ik5mg
@CumarMuhamed-ik5mg 10 ай бұрын
Allahayow hooyo icaafi😢😢
@mudanmmladan7922
@mudanmmladan7922 4 жыл бұрын
😭😭😭hooyady allah godka haw nuuro
@anfadaimond9963
@anfadaimond9963 4 жыл бұрын
AAMIIN ABYO UDUCEE ADNA ILHY HAW NAXRISO
@mukhtaarabdilahi6363
@mukhtaarabdilahi6363 8 жыл бұрын
Allow hooyo ilaali. mahad sanid abwaan hadraawi
@mohamedismail811
@mohamedismail811 7 жыл бұрын
He was reading the plan Yiddish set for somalia since 1940s from Reserve Area to blockade,khatumo,Hague Court Nairobi hotels...... Xagal wareega somalia of today.
@warso-spt1
@warso-spt1 7 жыл бұрын
Mohamed Ismail What the fuck are you talking about???? 😂😂😂😂😂😂😂
@momo49535
@momo49535 12 жыл бұрын
Dee idoor ina walan-wal, soo sayid maxamed kuma gabyin: ina walan-wal: - ina walan wal, wiilku dhalo, -Wiilkiisu ,Gaaladay - weheshan doonaan, -Idoor wagaashe, - iyo galaadaas, -wacad alla'u, ----etc
@deeqzi
@deeqzi 12 жыл бұрын
horta dadkani cuqdad badana waar ninkani waa abwaan qiimo badan oo suugaan badana somali u reebay ma mudna inanyar oo aan aduunka wax ka ogayni inu cay la soo bood alaha dhowro abwaan hadraawi qabiil baa somali walay anigoo reer awdal oo aan la hayb ahayn hadraawi ayaa had iyo goorale dhagaysta sugaantiisa waayo waa abwaan murti badan
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Wall adigu ehel xalaalad ka dhalate kuwan wax cayaya waa ciyaalkii kacaanka
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 5 жыл бұрын
Alle kauxafido aaBe mcn hadrawi
@raxmo11cumar18
@raxmo11cumar18 7 жыл бұрын
mashaa allah
@axmednuurjeellemaxamuud9855
@axmednuurjeellemaxamuud9855 5 жыл бұрын
Ilaahow Hooyo macaan danbigeeda dhaaf Hooyo Macaan xabiiba muxumad nuu abaal kaaga magudi karayo
@sabaadchannel9432
@sabaadchannel9432 8 жыл бұрын
Mansha Allah Allah hakudhowro
@mohamedismail811
@mohamedismail811 7 жыл бұрын
Hadraawe no wear clothes other than one sent by jews and Goldsmith family through third person called his friends. He is another Kanaan-when I grow up He was microphone of destruction. The Yiddish were leading ,tricking giving imagery, modernism , IN Lafoole college ,his real handlers were in BritIsh Embassy in Mogadishu through Hussein Mohamed Ige
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
you are a man full of hatred, only sewing the seed of hate, but i am sure one thing , you will fail as your grand master failed and run while his tale behind his legs. Faqash waa dhacday,
@mohamedismail811
@mohamedismail811 7 жыл бұрын
Today,still Hadraawe claims clean hands because didn't follow SNM to Hargeisa Like his handlers
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
To fellow your country men and women and go home ist a sin, you believe every body who is in Hargeisa is criminal , cajjiib
@moa341
@moa341 2 жыл бұрын
Alle yaraxma aabe hadraawi🤲🖤🤍💕
@fadaljaamac4551
@fadaljaamac4551 5 жыл бұрын
Masha alaah
@ubaxfatima
@ubaxfatima 12 жыл бұрын
wiil waa kan gaabaar ku keeno oo guriiga kula joogo oo caruurtiisa haayso gaadhadaan waa deeqo wax ku qabaato ilaahow xafiid intii hooyo an iyo caruurtodaan aanfacdo
@markazalmustafaa8407
@markazalmustafaa8407 5 жыл бұрын
Allow hooyo unaxariiso Runtii waa qiso cajiib ah
@MySumayo
@MySumayo 12 жыл бұрын
MAMA ALAHAYOO JISADAAD KA DHIG JANTUL FARDOOWSA ILAAHYOOW WIILAL & GABDHABA ISKUGU KEENA DAR OO KUWA WANAGSAN NOOGA DHIGA ANAGAN KUWA WAALIDKOOD XASUUSTO NAG DHIGA AMIIN AMIIN
@sayidwaddani1311
@sayidwaddani1311 6 жыл бұрын
ilaahay hadraawi ha ka Abaal mariyo afkiisa
@sarahahmed3032
@sarahahmed3032 6 жыл бұрын
Ducada walidka logu duceyo wa tan wa qulrabi irxamhuma kama rabay Ani saqiiraa
@baremahamud736
@baremahamud736 7 жыл бұрын
Hadrawi.hooyo.
@nimcohonesty4817
@nimcohonesty4817 9 жыл бұрын
Masha allaah l love you so much hooyo
@xamseraamoom586
@xamseraamoom586 6 жыл бұрын
F,c,Germany
Abwaan Hadraawi Maansada Dibedyaal
20:01
Nayruush Media
Рет қаралды 75 М.
SILSALADII SIINLAY OO DHAMAYSTIRAN | HD
49:09
Tuse Technology
Рет қаралды 100 М.
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
Hooyo | Abwaan Qumane Muuse Cabdile
6:00
MEDIA FOR AFRICA
Рет қаралды 260 М.
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 665 М.
Abwaan Hadraawi | Maansada | Anuun Baa Hooyada Ah 2021
11:08
Somaliland HD
Рет қаралды 284 М.
Daawo Xikmada ku Jirta Maansadan Cajiibka ah iyo Abwaan Hadraawi
24:49
Dhamays Media Production
Рет қаралды 553 М.
Abwaan Hadraawi | Maansada Goljanno
28:31
Nayruush Media
Рет қаралды 75 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Qiso hadraawi iyo libaax || Hadraawi iyo hooyo
15:25
Kalsoor Media
Рет қаралды 512 М.
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН