Abawqan hellow aad baan ku salaamaya .togdheer wa midowdey guushiina waa haynaa insha allah.
@Shukri20267Ай бұрын
Gabaygu ma cada laakiin dadkii Jindagaagay waxay neef moodayeen ayaa waaweyn ku noqday.waxaan uga Dan leeyahau qaar ayaa dhegta u saaray waxaan jirin,markii at godkii ka soo wada baxeen,ee ciil qabihii is wada muujiyey ayaa codkii hargeysa wax fashiliyey. Tolow xagee Jin dagaagay ay (Roodhi u doonan,xoolihii Ummada waaweynkii ayaa gaadh ka haye) kkkkkk