ABWAAN JAANGO DHAANTO SHIDAN CUSUB OO KACSAN INAAN KU AMAANO ANAA JECEL 2024

  Рет қаралды 912,110

Faiza Amir

Faiza Amir

Күн бұрын

Пікірлер: 149
@Milyaneerad
@Milyaneerad 7 ай бұрын
Inaan ku ammaano anaa jecel Araga muuqaaga anaa jecel Ayaan ku ammaano anaa jecel Indhahaaga nuurkaa anaa jecel Iftiin quruxdaada anaa jecel Asluubta xishoodka anaa jecel Asturnaanta xijaabka anaa jecel Asturnaanta xijaabka anaa jecel Aabo'iyo hooyaa abaal mudanoo Ehlu sharaf baa ku soo abaabshoo Indhihii ku arkaa il doogsada'oo Ayaan ku arkaa il doogsadaa Awlaad ubad khayr leh allahayoow Anfac iyo aayatiin leh allahayoow Ducada aqbalkeeda allow raaji🤲 Inaad ila joogto anaa jecel'oo Adduun wada joogno anaa jecel Inaad ila joogto anaa jecel'oo Jannada wada aadno anaa jecel ❤❤❤ Inaan ku ammaano anaa jecel Ayaan ku ammaano anaa jecel Abiyo isirkaaga anaa jecel Ammaantana adaa istaahila Iftiin quruxdaada anaa jecel Asluubta xishoodka anaa jecel Asturnaanta xijaabka anaa jecel Asturnaanta xijaabka anaa jecel Aabo'iyo hooyo abaal mudanoo Ehlu sharaf baa ku soo abaabshoo Indhihii ku arkaa il doogsada'oo Ayaan ku arkaa il doogsada Awlaad ubad khayr leh allahayoow Anfac iyo Aayatiin leh allahayoow Ducada aqbalkeeda allow raaji🤲 Inaad ila joogto anaa jecel'oo Adduun wada joogno anaa jecel Inaad ila joogto anaa jecel'oo Jannada wada aadno anaa jecel.
@mowlidyusuf
@mowlidyusuf 7 ай бұрын
Abwan Jaango Waa aabaha dhabta ah ee dhaantada 💯
@salimabdullahi8924
@salimabdullahi8924 6 ай бұрын
*ducada aqbalkeeda allow noo ajiib.
@taariikh1718
@taariikh1718 6 ай бұрын
Amiina_Mohammed mahadsanid dadaalkaaga walaal.
@ZaynabAadan
@ZaynabAadan 6 ай бұрын
😊
@ZaynabAadan
@ZaynabAadan 6 ай бұрын
😂😊
@faysalaadam7701
@faysalaadam7701 3 ай бұрын
❤maasha allaah ustaad jaangow codkaaga aadka u macaan ee ilaahay kugu manaystay waxaan jeclaan lahaa inaad xabiibkeeni salawatulaahi wasalaamuhu calayhi aad ku aamnto waa iga codai mahadsanid ❤fariintaas iga gaarsiiya abwan jaangooo
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 7 ай бұрын
The king of dhanto abwaan jangoow jiro joog
@Balqismohammed-bz6io
@Balqismohammed-bz6io 7 ай бұрын
BALQIS
@AliCusman-y3q
@AliCusman-y3q 5 ай бұрын
Gud
@samsamadam9641
@samsamadam9641 5 ай бұрын
He is the best as always jaancgow 🥰🥰🥰🤗
@cabdisamedck4549
@cabdisamedck4549 6 ай бұрын
Inaad ila joogto Anaa jecelo ❤aduun wada joogno anaa jecel❤ Janaada wada aadno Anaa Jecel❤ 2:56
@SareyFarah
@SareyFarah 5 ай бұрын
The king of Dhaanto Abwaan jaango❤🎉
@fnw8688
@fnw8688 7 ай бұрын
Afka hooyo macanaaaa ❤ 💯 wa dhaanto heer sare ah codka iyo ciyarta 💯
@hamzemurtiileh5497
@hamzemurtiileh5497 2 ай бұрын
Asturnaanta Xijaabka anaa jecel❤️‍🩹✅16/10/2024
@CaashoApdikaqdir
@CaashoApdikaqdir 2 ай бұрын
Afkii HooYO oo SaXdaH ahaa ayuu codkiisaH cajiibkaH kUso banDhigaYaH alla yacizaK❤🎉
@JabirOsmanAbdille
@JabirOsmanAbdille Ай бұрын
Mashallah Abwaan Jaango❤❤❤❤ Dhantaadi ugu wanaagsanayd ebid ban is oran karaa❤❤❤ Guulayso abwaan🎉🎉🎉🎉
@AyaanAhmed-bd8fs
@AyaanAhmed-bd8fs 7 ай бұрын
Inaan ku ama o ana jecel Ayaan ku amaano ana jecel Team Ayaan ❤❤❤
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 6 ай бұрын
Ayan inan ku cayo ana jecl Idhahaga ka ohisiyo jecl Folxumada ana jecl Oo kun jer ana ku jecl ilove you abayo ayan
@farhiaabdi2505
@farhiaabdi2505 8 ай бұрын
Dhaantada waa taas dhabta ah Asal waxaa la fooraarsanaayo meeshaa ka keenteen ma aqaan
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 8 ай бұрын
Hadda ayaa la dhagaysan karaa good. Midii hore buuq ayaa ku furnaa
@NajmaAbdi-g7j
@NajmaAbdi-g7j 7 ай бұрын
Ninkan hees igu dira somaliyey 😭🥹❤️
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 4 ай бұрын
Xasan Gantaal Hees amaan dhanto Hassan sheikh & Hanza Abdi kaga Fadhinta oo top 3 wiil & 3 dumar marabno fananita yurub, iyo show Muqdisbo Waliba dhamaka Sanadka November 🙏🙏🙏🙏🙏👑👈 Keep going
@AsluubAadan-r5d
@AsluubAadan-r5d 4 ай бұрын
Fanaaniin baa isku timid faynuus sheikh dahir nimco dareen cabdi baadil iyo King of dhaanto jaango soo dhaweyntii cabdi baadil london
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 7 ай бұрын
Hablaha Ogaden Faynuus Shiikh Dahir iyo Nimco Dareen
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. 7 ай бұрын
❤🥰kuwa boodayo dhan waa hablahaygi Raxma Hassan iyo kuwa badan aya arka m,a
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 7 ай бұрын
@@IskufilanSido2810hooyad. Mashallah waa in aan kula xididaa mom gabar OG ah saan u rabo sanadkaan
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. 7 ай бұрын
@@mohammedpalle5934 hhhh mid khayrleh ani xiliga ad thy da sugto waad gaboobiye!
@Maxamed-cabdirisaaq
@Maxamed-cabdirisaaq 7 ай бұрын
Ninkan codkiisu waa cajiib.
@HaymanSheekhahmed
@HaymanSheekhahmed 7 ай бұрын
Hablahii ogaden ila arag hooyo feynuus iyo nimca dareen😊🥰😍❤asalkii baa is arkay😊
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 3 ай бұрын
Faynuus OG mahan
@JabirOsmanAbdille
@JabirOsmanAbdille Ай бұрын
​@@fadumohassan2425muhiim ma ahan qabiilkay tahay❤❤en waa dadki calashaa🎉🎉🎉🎉
@SabariinAbdullahi-j6r
@SabariinAbdullahi-j6r Ай бұрын
Wow jah hestan wan kaheli wlhi Marka Aroskega aya shidana
@abdiwarfaa6273
@abdiwarfaa6273 8 ай бұрын
Masha Allah Beautiful Dhaanto❤❤❤❤❤
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 ай бұрын
Al-dariyat ( وَبِالأَسْحَارِِ هُمْ يَسْتَغْفِرُونَ ) Ala -Cimraan (وَالْمُسْتَغْفِرِينَ بِالْأَسْحَارِ ) Wakhtiga Suxuurta Habeenkii Saqda danbe Salaadda Fajriga ka hor QIYAAMO LAYL TUKO 2 RAK CADOOD IYO I RAKCO WITRI AH ILAAHAY (SWC) DANBI DHAAF WAYDIISO ( ISTAAQ FURLAYSI ) + ILAMAYSO CABSI ILAAHAY (SWC) ADOONKIISA AL-BAABKIISA GARAACA DUCADIISA OO LA AQBALO IYO DHEERAAD WAX LA`AAN MA SOO NOQDO. ADEER XUSEEN
@ruqiyo3947
@ruqiyo3947 3 ай бұрын
27 _august 2024 daawanaya inta ila midka ah wa idin salaamay ❤
@cabdi_xasan
@cabdi_xasan Ай бұрын
Indhihii ku arkaa ildoogsada Ruwayda ku arkaa ildoogsada. ❤
@saadadarardirir103
@saadadarardirir103 Ай бұрын
This song is beaty full🎉🎉🎉❤
@Osman-wb4gm
@Osman-wb4gm Ай бұрын
Best dhaanta❤️. Denver, Co 11/17/24
@AaminaAbukarAmiish
@AaminaAbukarAmiish Ай бұрын
Astirmaanta xishoodka anaa jrcel❤😊
@nasraali3053
@nasraali3053 5 ай бұрын
Woooow ❤️❤️❤️Omar British👑👑❤️❤️❤️👑
@AliDurre
@AliDurre 3 ай бұрын
Is not easy Nastexo 🎉❤
@abdikariim6342
@abdikariim6342 5 ай бұрын
Maamooyinkii hore tusbaxay qaadan jireen waqtigaan oo kale markay gaaran walee dad waa dadkii hore kuwaan single motherska wasa ah 1 xishoodba malahan walee akhiro cadaab wey sugaysaa.🎉
@masertoy2328
@masertoy2328 8 ай бұрын
Faiza inad ila jogto ana jacal janada wada adno ana jacal ❤
@ahmedali-se2im
@ahmedali-se2im 18 күн бұрын
Hal mid oo xijaab wadato kuma jirto hadana sey u jecelyihiin in la amaano. Alla maxaa habar saaqid ah mesha ka muuqato
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 7 ай бұрын
Masha allah what great people and dhaaanto
@shamsoosman5556
@shamsoosman5556 6 ай бұрын
Maanshaallah dhaanto qiimo leh
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 8 ай бұрын
Faynuus sheekh Dahir imuqata❤❤
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 6 ай бұрын
Nimca dareen Abdi baadil Feynuus sheekh daahir Abwaan jaango.. Xaafada miyaa isku balantay meesha 😂😂😂
@KhadraSalaad-d7c
@KhadraSalaad-d7c 18 күн бұрын
Asturnaanta xijaabka aanaa jecel❤
@FaraxMoha-t8g
@FaraxMoha-t8g 4 ай бұрын
Ameen ilahw aniyo maxamed❤❤
@XasanCali-q6i
@XasanCali-q6i 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyoabdiwali3302
@sacdiyoabdiwali3302 4 ай бұрын
Asturnaanta xijaabka anaajecel ❤ Aabiyo hooyaa abaal mudan ehlusharaf baa kusoo ababshoo Indhihii ku,arkaa ildogsadaa 😊❤intaas baa kahely
@HanaMoustapha-mx8nx
@HanaMoustapha-mx8nx 3 ай бұрын
Woow Mahallah ❤❤❤
@ibrahimismail7747
@ibrahimismail7747 8 ай бұрын
Like iisaar markay hal millie gaarto
@maxamedaxmed7415
@maxamedaxmed7415 7 ай бұрын
Gabarta baatiga shabeeliga qabta waa awlaadul dhaanto😍😁😁
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 7 ай бұрын
Waa nimco dareen😂
@nusaybaxasan8260
@nusaybaxasan8260 10 күн бұрын
Heestannnn😢
@sakariyegacda1647
@sakariyegacda1647 8 ай бұрын
Nimco dareen best
@zamarapretty853
@zamarapretty853 5 ай бұрын
Ninkan hiisihisa caadi maaha 😍😍😍
@souadelmi5470
@souadelmi5470 4 ай бұрын
machallah mama faynus ❤❤❤
@Our_mame
@Our_mame 5 ай бұрын
King of dhaanto jaango❤
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 7 ай бұрын
waaa dhaanto suugeysan basbeeskeeda iyo liin dhanaanteeda wadata weye
@Rizzu124
@Rizzu124 4 ай бұрын
Fav Song😮
@SOMTRUCK480
@SOMTRUCK480 6 ай бұрын
Waxaan maalin walba arkaa dad is guursanaya 👫 Waa maxay sababta aan weli doob u ahay? 😭😭😥😂😂
@Husaynflex12
@Husaynflex12 4 ай бұрын
I love this song
@CumarjaamacLEO
@CumarjaamacLEO 4 ай бұрын
Woow❤❤❤❤
@Tiicey
@Tiicey 8 ай бұрын
❤❤❤❤Abwaan Jangoo Laguma Gaaro👍👍👈👈👈
@MohamedahmedGarane
@MohamedahmedGarane 6 ай бұрын
Hoyo macan nolasha kumahumeyso❤🥰
@mejarking9079
@mejarking9079 4 ай бұрын
Hesstan legand qaday waa Top 10
@FaysalWarsame
@FaysalWarsame 2 ай бұрын
M.a ❤❤❤
@SaabiriinCrisaaq
@SaabiriinCrisaaq 5 ай бұрын
Ish calaa dhanto ❤
@ALHAMDULILLAH7992
@ALHAMDULILLAH7992 Ай бұрын
my love send me thanks baby❤😊
@elyanoYusuf
@elyanoYusuf 7 ай бұрын
mr jengo❤
@ra-lk8yv
@ra-lk8yv 7 ай бұрын
jaango weeye
@Maxamed76
@Maxamed76 7 ай бұрын
Inaad ila joogto anaa jecelo aduun wada joogno ana jecel inaad ila joogto anaa jecelo janada wada aadno anaa jecelo Hawen karon
@MaxamuudWarsame-mp2ir
@MaxamuudWarsame-mp2ir 7 ай бұрын
WAYEEL AYEYOO IYO AWOWO HABAAR GABAA !" AMIINN !" " EEBOO NARUUN HAMIIYAA KU HALAAQ IYO WALIID KOOTH IYO DIINTO THA GOMOLUUD KOOTHA ODAAN !" AMIINN ! AMIINN !"
@Aamohmoud3
@Aamohmoud3 7 ай бұрын
maxaad sheeegty hadda😂😂😂
@Faysa55
@Faysa55 4 ай бұрын
Dumarka qaqawan xijabka Ana jecel bu ninku lehybe maxa ag dhigay iyaguba u jeda ismna oga😢
@MouseButh
@MouseButh 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabaswadani9737
@cabaswadani9737 4 ай бұрын
Inan ku amano Ana jecel araga muqaga Ana jecel wa erayo darenka tabanaya
@farhiamali4693
@farhiamali4693 3 ай бұрын
❤👑✅️✋️
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 8 ай бұрын
Jah Amira Qurux❤
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 2 ай бұрын
Tan hees way dhaaftay dee. 😭😭😭🥹🫰Ⓜ️💍
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 7 ай бұрын
Ader jango😮
@BasraShaafi
@BasraShaafi 7 ай бұрын
MAANSHA ALLAAAH HIDODHOWR ABWAAN JAANGO MAANSHA ALLAAAH DAADAX SAX WEEYE SAASDHE OO HNO SOOMAR SAASDHSAASDHE 2:42
@dekmakadin8834
@dekmakadin8834 8 ай бұрын
Wax xijaaban ba meesha Ma joogo abwaan
@LovelyBlackKitten-lr4ne
@LovelyBlackKitten-lr4ne 8 ай бұрын
Raga iyo dumarka inay sineen ayuu cadeynaya rag qaaban soo saar😂 aniga jecel micnaheda raga jecel😂
@Najma0000
@Najma0000 8 ай бұрын
Sax. Waaye ❤❤❤❤❤❤♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲Amy. Amiin ♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@DeeqoMxasan
@DeeqoMxasan 5 ай бұрын
M.a❤❤❤
@KingBaashe
@KingBaashe 6 ай бұрын
Ayaan maxay tahay Amiiro ayan sugayay wlhi abwaan waa noo gambisay yaakhey si xun baa na yeeshay 😂
@ayanhassandirie1181
@ayanhassandirie1181 5 ай бұрын
Heestu Ayan bay ku qurxoontahay kuna socota walashey
@KingBaashe
@KingBaashe 5 ай бұрын
@@ayanhassandirie1181 raali ahow abayo walalkey dheh mideda kale hhhh Gabadhayda curad baa amiiro la dhahaa saas darted ayaan heesta iyada ula rabay
@abdirahmani
@abdirahmani 5 ай бұрын
Ducada aqlbalkeeda alow noo ajiib waaye faaizaay
@XasanIsxaqxuseen
@XasanIsxaqxuseen 3 ай бұрын
Yesyes
@MascudNuurcabdi
@MascudNuurcabdi 4 ай бұрын
Mashlh
@hodanhassan2484
@hodanhassan2484 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MascudNuurcabdi
@MascudNuurcabdi 4 ай бұрын
Mashallh dhntu qai pda
@CabdiZiciid-p3v
@CabdiZiciid-p3v 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@Simaneyyyyy2080
@Simaneyyyyy2080 4 ай бұрын
@IbrahimMohamed-nz1to
@IbrahimMohamed-nz1to 7 ай бұрын
Mashaa allah ader jango
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 4 ай бұрын
Jangoo❤
@ashaahmedsiad
@ashaahmedsiad 5 ай бұрын
Aaaamiiiiin
@hodanhassan2484
@hodanhassan2484 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷😍
@muuseyusuf
@muuseyusuf 6 ай бұрын
Wow❤
@Balqismohammed-bz6io
@Balqismohammed-bz6io 8 ай бұрын
😊😊😊😊😊❤❤❤❤
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 3 ай бұрын
Abo jango cesha ya fanan
@MuktarAbdisamedAbdullah
@MuktarAbdisamedAbdullah 8 ай бұрын
Owlaad glad khayrle allaha maxaa kuxgp
@yasminsaid1207
@yasminsaid1207 4 ай бұрын
Heestan inuu cabdi dhaanto qaado umaan maleyneyn kaaley huunooy hello wadda tunee
@sharmaakeahmadfarah
@sharmaakeahmadfarah 6 ай бұрын
Hoyo feynuus M.a
@sharmaakeahmadfarah
@sharmaakeahmadfarah 7 ай бұрын
Jaango libax
@FadumoCalimaxamed-m4i
@FadumoCalimaxamed-m4i 29 күн бұрын
👸👸👸👸👸👸⚘️⚘️⚘️⚘️👸
@MulkiMaxamuud-d7n
@MulkiMaxamuud-d7n 4 ай бұрын
Ma. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiCaseyr-un8oo
@CabdiCaseyr-un8oo 7 ай бұрын
M.a
@BisharaAli-r4s
@BisharaAli-r4s 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 4 ай бұрын
Inaba caadi maha waxbaa iskudhacaya
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 4 ай бұрын
Mama faynuus siday bahasha ujabineyso ayaaba cajiib ah way isugi timid kabax
@Caaqibtube
@Caaqibtube 7 ай бұрын
Nimco dareen maba duqowdo halay raadiyo
@MascudNuurcabdi
@MascudNuurcabdi 4 ай бұрын
A hye
@AyanDaud-ft7ww
@AyanDaud-ft7ww 7 ай бұрын
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Inaan Ku Amaana Anaa Jecel  ( Jaangoo )Dhaanto Cusub
7:20
Shaakir Studio
Рет қаралды 116 М.
Dhaanto Cusub Abwaan Jaango Muuqaal Qurux Badan
6:54
Jigjiga TV
Рет қаралды 10 МЛН
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 9 МЛН
Deg deg Dagaalkii Doolow oo lagu kala adkaaday Waftigii Jubaland oo .....
16:02
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 14 МЛН
DHANTO CUSUB||ABWAN JANGO|| HANI MOON DALKII HOYO WAAD TAGII_SHAYGOSH 2023
5:48
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 22 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН