Abwaan Maxamed Xuseen Abwaan Malow & Gabaygii Xanxanto Daawsho Haboon

  Рет қаралды 1,888

AyroTV

AyroTV

Күн бұрын

Maanta waxaan idiinla wadaagi Gabayga Xanxanto oo uu tiriyay Abwaanka Da'da yar ee Maxamed Xuseen Abwaan Malow- Gabaygaan waxaa uu daba socdaa siduu Abwaaku sheegay Gabaygii Liinta Xoorka Leh!!!
Wuxuu yiri----
Xilku maaha xoog iyo Ableey laysku xoon jaraye
Xilku maaha Xamasta iyo Bulshada xarakada u diide.
Xilku maaha xabad iyo daag xoog ku maamule'
Xilku maaha xaaraan cunoo xumo ku baashaale'
Xilku maaha kii xaraf yiraah Liinta xoorka leh'e.
Xilku maaha xaalado ka dhigo Xamar nacaybkeede'.
Xilku maaha, Xilku Maaha Xilku maaha,
Gabayga Xanxanto Abwaan Maxamed Xuseen Abwaan Malow
Dhawaan naga fisha taxanaha Silsilada Gabayada Abwaanadda Reer Arliya....Iinsha Allah ...
Presented Ayrotv and ayrotv@gmail.com

Пікірлер: 7
@djamamoumin23
@djamamoumin23 5 ай бұрын
Keep going on Inaadeer
@yusufibroyi60871
@yusufibroyi60871 2 жыл бұрын
mansha allah abwaan dhaba weeyi ilahay ha ku siiyaadiyo murtidaa kasoo burqaneeysa
@aymanyare3895
@aymanyare3895 2 жыл бұрын
Arliyeey
@yusufibroyi60871
@yusufibroyi60871 2 жыл бұрын
What does mean arliyeey
@AbwanAhmedNour
@AbwanAhmedNour 7 ай бұрын
Ma sha allah abwan malow
@FreemanV99
@FreemanV99 2 жыл бұрын
Words of wisdom relevant to the current atmosphere of negligence, nepotism and corruption by the few in power.
@aymanyare3895
@aymanyare3895 2 жыл бұрын
Ok
Daawo;- Abwan Malow Iyo Wacdaraha Maansooyinkii Uka Tiriyey Wariye Shukriya
31:24
Gabay  Oday Biiqay iyo Majaajilo kale
12:33
kariimsheekh
Рет қаралды 24 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 134 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Taariikh Nololeedkii Iyo Gabayadii Abwaan Cumar Aw Jaamac
45:40
cabdulcasiis cabdulaahi
Рет қаралды 67 М.
Wankayga Cadoow Ha naaxin AHU Abwaan Af-gudhiye
19:28
Hoodo Show
Рет қаралды 33 М.
Silsiladii Guba
30:35
gabdoon
Рет қаралды 2,6 МЛН
Tixmaal - Maxamed Muumin "Ababe"
9:57
Jabuuti TV
Рет қаралды 43 М.
Abwaan Maxamed Muumin "Ababe"
9:57
DHIGAAL
Рет қаралды 1 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН